Waa dad aan shaqadooda io gurigooda io musalsaladooda bas aduunyada ka yaqaaana
@ju496514 сағат бұрын
Masha Allah ❤
@CabdirashiidXasan-e7c23 сағат бұрын
M allah Nin wax bartay keep going bro
@anabhassan96942 күн бұрын
So badi muuqaalkan
@bakeeriyare53583 күн бұрын
Welcome back sxb
@ahmedfaarah9677Күн бұрын
Masha allah adiga ayaaba luuqado badan ku hadlaya
@sakariyeali-m3w2 күн бұрын
Indonesia imow akanuu wllka welcome
@AwaleBoy2 күн бұрын
The legend mare horee ayaa iGu dnbsysay chanelkagaa your are fany bro
@ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t2 күн бұрын
Keep going my borther
@NadaCabdi-i7w2 күн бұрын
Maansha Allah tabaraka mahadsanid ❤❤😅
@hanialihassan48477 сағат бұрын
Wllky aadaanka laguma dulsheekeeyo
@Hiigsasho2 күн бұрын
Keep Going bro
@blalkaraoglu81943 күн бұрын
amca cok komik yaa haha
@Brobrosissismama23 сағат бұрын
Maaha word waxa carabiga eed sheegaysaa waa Xaraf Xarafku luuqad lama xidhiidho Waa cod (Ses)
@yaxyecali70573 күн бұрын
Soobadi sxb muuqalada
@horaymaumaqashay30173 күн бұрын
Ar sxb waakeyga soo hormaray😂
@SumayoAbdirisaqCiise3 күн бұрын
Part 2 please 🙏🏼 ❤
@abu-ff8ws17 сағат бұрын
Maxaa kawadaa af carabi baa kabuuxo luqadeena sida ca iyo xa. War luqadeena waa luuqad gooniya sxb. Magaca hanaga halayn fadlan
@Falis-e8kКүн бұрын
sxbow na bar luqada Turkiga wllhi wanjclhy pls
@S.D.M.243 күн бұрын
Wan idiin salaamey asxabta akaanuu
@blalkaraoglu81943 күн бұрын
1. oldum efendim
@yaxyecali70573 күн бұрын
America luqadeeda inglish soomahayn misee waalaga nadalay 2025😂
@Maxamedadan65Күн бұрын
8:50 muu yidhaahday😅😅
@xasankabaayofficial49232 күн бұрын
Cabdulahi sxb waxan ka codsana inad so dubto video aad ledagay aniga wadankee kaso jeda qiyaas hadey gartan wa save mahadsanid
@xasancutti84222 күн бұрын
Hhhh😂😂😂😂Luqdeena Af Carabi Mee Ueltahy Mxaaa
@osmanomar48242 күн бұрын
Part 2
@CidasartaGabadhooda3 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@AbdinoorMoha-k1q3 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخوة الأعزاء
@ApdiAziizOmar-p7m2 күн бұрын
4years baan kudaawadaa lph
@143-k1d2 күн бұрын
Nin Yahoow Anigaba Korean Af Somali Bartay Aa Kuu Maleeye Ileen Somali Aa Aheyd
@aliaden8035Күн бұрын
Waryadaaa wa AF Somali yaa imaq laa
@MahamedYousof11222 күн бұрын
Xaqiiqda ayaa waxy tahy bro anba ma garteen aan ka ahayn carabi iyo englsh
@YaxyeAbdi-k7pКүн бұрын
Luuqad laangaab ah weeye yaa garanaya inder😂
@MalisClips3 күн бұрын
Laa xawla😂😂😂😂
@shucaybmohamedabdi3972 күн бұрын
Sxpow luqad aan nimanka cadanka ah kula hadlaysyso see ubaratay😂
@cabdulahiciiroКүн бұрын
Hdii aad ku oran lahed waraa waraa wxn filin iney qaarkod garan lahayeen iney luqadu somali tahey Bal mar kle ku celi baraamishka oo ku dheh sheeg luqada Afka waraa waraa 😂 Ka dibna qofka garan waaya Calanka Somalia 🇸🇴 Tus si u gartaan Ama sheeg ku dheh isla calanka wadankisa
@YasmiinCabduqadir3 күн бұрын
Akanuu mesha Boli wuudka isku day noh ee fidiyow kaso samey Giriga walalaha