Waxaan quraac ku casunay dumashidee iyo familkeda♥️🥰

  Рет қаралды 97,376

somturk family

somturk family

Күн бұрын

Пікірлер: 354
@saraismail1125
@saraismail1125 Жыл бұрын
Malmo fadli badan lugu jiraa dhaman waxn ka rajynya inu guur xalala oon ku dago ku nasto ale ii waydiiya ani iyo dhaman hablha muslinka ah🤲🏽❤️
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 Жыл бұрын
Alle haku siiyo xbt mid aad ku faraxdo
@sagalh6770
@sagalh6770 Жыл бұрын
Guur aad ku faraxdo, awlaad ducaysan ALLAH ha ku siiyo habo adiga iyo inta kula da'da ah. Aamiin
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Жыл бұрын
Allah ku saqiro guur xlaalo ku faraxdo
@bilaneey6325
@bilaneey6325 Жыл бұрын
Allahuma aamiin
@rabiyajed8013
@rabiyajed8013 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء جمله ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Waa ruunta ragi shaqo labad bayku galinayaan in jiko galan dumarku ma jecla 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Dhaadheerka qurxan because si basar leh ayaa loo qabsan karaa. Ninkaaga maqal waayo Turkidu Somalida way ka ilbaxsanyihiin.
@habonofficial8531
@habonofficial8531 Жыл бұрын
Dhadheerka dumashigeen aya saxan kiisa qurux masha alah
@nimcoahmed4383
@nimcoahmed4383 Жыл бұрын
Dhadheerka Am team Dumashi heey😂iska rali noqo haniyey❤
@mohamadamiin3323
@mohamadamiin3323 Жыл бұрын
Haaa dhadherka jclhy alla jcliya qurxda turkiga
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
Amiin ducada hani❤
@Somturkfamily233
@Somturkfamily233 Жыл бұрын
youtube.com/@Hooyosomaliyeed plz halo share gareeyo wlsheena 🙏♥️
@HamdaCadey-m6z
@HamdaCadey-m6z Жыл бұрын
Wa rumaystay mxaa kawada wll😂
@draisha4699
@draisha4699 Жыл бұрын
Yaab umada xasidsanaa 25k baa dawatay 3.5 bes baa like saartay aniga intan dawan like tan hormariya KZbin kasta aan dawanayo xata hadii usan video igu socan like ban sii Sara subxanallah lcg idin kama gadno usaara gabadha...
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Qurx waye kuliii
@munaabdiqadir4463
@munaabdiqadir4463 Жыл бұрын
Hawl karnimada gabadh somaliyeed baad uu tahay fadhistaa laynaga karo❤😂
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
thanks Abaayo❤
@sadianoormuse2545
@sadianoormuse2545 Жыл бұрын
Manshaallaah labada noc wey qurxan yihiin
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Жыл бұрын
Walaahi anigo hurda iheeyso buu muuqaal kaada iisoo dhacay kadib hurdada dhan weey iga haaday 😂
@NSalah2006
@NSalah2006 Жыл бұрын
Maasha ALLAH ❤ qajaarka dhaadheerka uu ugula qurux badanyqhay😊
@saidaali412
@saidaali412 Жыл бұрын
Masha Allaha caafimad kucuna walashey iyo cideeda
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Жыл бұрын
cuntada dumaaashida geentay soosameey cunto walbo turgi dhoosoogali
@zulekhamuhamed6407
@zulekhamuhamed6407 Жыл бұрын
Oo kaly waxy ureecda xilligan cunaysin qadadana gorme cuntiin😂
@jasmineofficial6133
@jasmineofficial6133 11 ай бұрын
Abaayo wllhi wankujecelahy inee kala sooxiriira
@Iman-321
@Iman-321 Жыл бұрын
Illahow guur xalaal iyo awlad bariya isii 😢😢
@UsroAbaas
@UsroAbaas 4 ай бұрын
Aamin dhamaanateena❤
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
Dhadheerka dumashiikenbaa sifcn u jaaray
@zabiriincusmaan7904
@zabiriincusmaan7904 Жыл бұрын
Naa hoofto ninka waaba duqee wax 😂😂😂😂😂
@amranyasin6840
@amranyasin6840 Жыл бұрын
dumashidadanyar tima gadud musalsal ey hooyo katahay yan dawade😂
@zulekhamuhamed6407
@zulekhamuhamed6407 Жыл бұрын
Magaci filmka
@mood733
@mood733 Жыл бұрын
Routine kaga inaan dawado waan iska jeclahy walhi 🎉❤
@mohamadamiin3323
@mohamadamiin3323 Жыл бұрын
Ani xata qatar wye routinekeda hani wan ku wata
@saudadahir9035
@saudadahir9035 Жыл бұрын
Odeygaaga maad soomaaliga bartid Abaay. Iyo Caruurtadaba.
@samuu7275
@samuu7275 Жыл бұрын
Dhaahdeerka qurxoon qajaatka😅😅😅
@farxiyocabdi1322
@farxiyocabdi1322 Жыл бұрын
afturki hada kusoo bandhigi leheed videowyasha wey kuu kala kici lahaayen
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
The long one baa qurxon sis tokadan dumashi baa kaa badiyeey sorry😘
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 Жыл бұрын
Haniyeey dhaadherka qurux badan dumashi wuu ka dooq fiican yahay 😅
@raqiyamaxamed7623
@raqiyamaxamed7623 Жыл бұрын
Mansha allaah
@mohamadamiin3323
@mohamadamiin3323 Жыл бұрын
Haniyy ha modin nin yah wa gabar marwalba ku firsato routinadada iyo waxyabaha ad so galiso youtubkada ada ugu hela firi mel lagala hadlo ma heli kara abayo hana imodin nin yah Emailka wllkeyga igu qoran magacisa
@faizam523
@faizam523 10 ай бұрын
Dhaadheerkaa fiican, waana fududahay in gacanta lagu cuno.
@modernsomalifood
@modernsomalifood Жыл бұрын
Dhaadheerka ayaa sharaxaada kusoo baxey 🥰🥰🥰🥰
@ikran3498
@ikran3498 Жыл бұрын
Qurac turki wn u xisay wlhi Saaaid ayan jubnada igu xisay turki cunto utak ciyar turkile fahmi kara
@Abdallahsomali148
@Abdallahsomali148 Жыл бұрын
MashAllah walal ilahi adiga iyo cida ha idin barakeeyo
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon Жыл бұрын
Dhaadherka abaaaay wa lagaa dooq qurxanyhy
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Жыл бұрын
Walsall sida gabdhaha yar ha u sheekeeyne Isla cibaadeyso qofwen baad tahee wallaahi waakuu qajilaa
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Жыл бұрын
Geedka naagta keyntay dooo sameynaya no sogali
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 Жыл бұрын
Baaquliga waxaa ku so shubtay maraq miyaa
@shaj5029
@shaj5029 Жыл бұрын
ManshaAllah beautiful family Allah Ku bakeyo ❤ farxad IYO cafimadna Ku wara
@nasroali3863
@nasroali3863 Жыл бұрын
Dhadharka qurux hani waa lagaa saxan yahay 😂😂😂😂😂
@mohamadamiin3323
@mohamadamiin3323 Жыл бұрын
Haaa sax wye alla turki inan iska ada jclhy illahow irumey yarabi😔
@nasroali3863
@nasroali3863 Жыл бұрын
@@mohamadamiin3323 Hada inte kunoshahay
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Жыл бұрын
Dhaadheerka ila qurux badan ❤
@zahmaanali6032
@zahmaanali6032 Жыл бұрын
Abaayo dumashida wax kuso sameesay no so gali sida lo sameeyo
@nimomohamed9872
@nimomohamed9872 Жыл бұрын
Hani abayo noob sogali cuntada babyasha
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 4 ай бұрын
Quraanka rabi baro film wax kuu tarimaayo walaal
@dhuubo.....
@dhuubo..... Жыл бұрын
Beer iyo canjeeelo xaa u samayn weyday
@faisahussein5995
@faisahussein5995 Жыл бұрын
Qurac somali in aad ku casunta ficned
@Ubaxii
@Ubaxii Жыл бұрын
Dhaadheerka ila qurxanthu
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon Жыл бұрын
Lkn turkida waba dad is jecel ma is tiri casuumaadiina aaa wiifooso cid fcn aaa kugu dhacday caniyay
@lulahmed7756
@lulahmed7756 Жыл бұрын
Waar yaaya gabadh hala cawiyo Ugu dadala kegta iyo sheerta 😂🎉🫶
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Жыл бұрын
Maasha allah ❤❤❤ baarakalaahu fiihi
@inaalihiraabe3062
@inaalihiraabe3062 Жыл бұрын
Abayo mar kle aad casumeyso qurac somali ku casuum ado rali ah
@ismacilshucayb1990
@ismacilshucayb1990 Жыл бұрын
Islanta so muslim maha maxa tinta mey qarsato
@maryammohammed6058
@maryammohammed6058 Жыл бұрын
Qajaarka dhaadheer loo jaray aad u qurux badan
@maryammohammed6058
@maryammohammed6058 Жыл бұрын
Qajaarka dhaadheer loo jaray aad u qurux badan
@shabcannuur219
@shabcannuur219 Жыл бұрын
gagabka aya ila qurux badan aniga sasan ujarjara
@asiamusse4958
@asiamusse4958 Жыл бұрын
Dhaadheerka ba qurux ah abaayo
@MohamedAbdullahi-yk5zj
@MohamedAbdullahi-yk5zj Жыл бұрын
Mashallah ilaahay ha idin barakeeyo dumaashidaana madaxa in ay asturato Alle hakarsiiyo oo hahanuuniyo aamiin 🤲
@zahraaadam1757
@zahraaadam1757 Жыл бұрын
abaayo geedka dumashidaa kuu keentay magaciisa noo sheeg iyo qaabka loo sameeyo hadad horay u samaysane ciwankiisa noo sheeg plz❤ waka helay
@fartuun
@fartuun Жыл бұрын
Dhadheerka Qurxoon
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
Dhadheer qajaar ku heysta
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Жыл бұрын
soosga dhala soo wadaag saan anaga ucuno
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Жыл бұрын
Me too abaaayo macan aniga xitaa foolkaas waan qabaa we love you more abaaayo macan 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻😁😁😘😘😘😘
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Foolkaaas mxa laga wada huno
@amaldahir1391
@amaldahir1391 Жыл бұрын
Dhaaeerka qurxan abyo
@shariifohassan1735
@shariifohassan1735 Жыл бұрын
Dhadherka qurux waye, nimanka ajanibta ,ilbax,ayay,gadhigan, gabadhay, gursadan
@faisahussein5995
@faisahussein5995 Жыл бұрын
Dhadherka qurxon
@snw9257
@snw9257 Жыл бұрын
Ka dherdhrka aya ku haysto
@FardowsaSalah-vg1np
@FardowsaSalah-vg1np Жыл бұрын
Dheedheerka Ku leh masha allaah dooqa xaajigaaga allaha idiin xafido
@shukriiman867
@shukriiman867 Жыл бұрын
dhaadheerkaa qurxoon
@YaHabibi-m9z
@YaHabibi-m9z 7 ай бұрын
Dhe dherka ba wacan bayo
@UmuAisha642
@UmuAisha642 Жыл бұрын
Masha alaah wlhi qurac fudu oo hadana caafimaad leh waaye abaayo somali hada qurac ku casuumi laheed wlhi waadna daali lahed qurac saan u cafimaad lehna ma cuno hadan somali nahay canjero maraq bala bala lkn hada kadib adaa kaa baranay
@umumamiin5233
@umumamiin5233 Жыл бұрын
M a ani dhedherka ayaa qurxan
@meryenseid3398
@meryenseid3398 8 ай бұрын
amiin quruxay amiin
@IdilMaxamuud-i7m
@IdilMaxamuud-i7m 6 ай бұрын
Dhadherka wa qurux
@hodanabdulahi6680
@hodanabdulahi6680 Жыл бұрын
Dhadherka ayaa fican
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 Жыл бұрын
Miss guduudo igu salaan
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Жыл бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah. Rotin aan caadi ahayn baa noosoosamaysay quruxeey, ducadaadana rabi hanoo aqbalo Aamiin yaa rabi, scw scw scw scw scw scw scw❤❤ ❤. Ani rotinadaada aad baan u jeclahay quruxeey. Amiiro from Norway.
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
Dumashi tima gadud wanku salanay
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Жыл бұрын
Masha allh naag nool❤❤❤
@FardowsaAbdul-i7n
@FardowsaAbdul-i7n 7 ай бұрын
Qajaarka dhaadheerka
@Iman-321
@Iman-321 Жыл бұрын
Dhaareerka fiicn
@Iman-321
@Iman-321 Жыл бұрын
Dhaareerka fiicn
@Salahabdillahi-wd1ef
@Salahabdillahi-wd1ef Жыл бұрын
Circle one is more beautiful
@najmaali17
@najmaali17 Жыл бұрын
Dhadherka shidan
@wardaabiib1446
@wardaabiib1446 Жыл бұрын
Wllo Routine kaga waan ka hela keep going from hargaisa ♥️
@khadrasalehdirie3286
@khadrasalehdirie3286 Жыл бұрын
War wareega qurxan lknse dhadherka si aa la qabsan karaa apyo waxaa cad cadka ah ee nanac luubaniga u eg maxaa waye
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah hani ilahay ha idin xifdiyo qajarka aniga waxaa ila qurxon sida dhadherka u jarjaran
@siamabdiris99
@siamabdiris99 Жыл бұрын
Kega ado samenaya sogali plz
@sahramah2667
@sahramah2667 Жыл бұрын
Dhaadhheerka
@ruwaydoruun2665
@ruwaydoruun2665 Жыл бұрын
Dhaadheerka
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Жыл бұрын
Dhaadheerka
@umubushra5664
@umubushra5664 Жыл бұрын
Dhaadheerka
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 4 ай бұрын
Dheer dheerka
@xamdiabdullahi6427
@xamdiabdullahi6427 Жыл бұрын
Dhafheerka
@ifkaifka1933
@ifkaifka1933 Жыл бұрын
Dhadheerka
@maryammohammad3585
@maryammohammad3585 Жыл бұрын
Dhadheerka
@SaynabMire-t9u
@SaynabMire-t9u 11 ай бұрын
Labadaab❤❤
@AaminoXasan-fv6wv
@AaminoXasan-fv6wv Жыл бұрын
Dhaderka
@lulaliadam83
@lulaliadam83 Жыл бұрын
Walaaley haniyey iska raali ahaaw lkn aniga qajaarka dhaadheerka aan ku heystaa love ❤you dhamaantiin
@ladanahmedofficail
@ladanahmedofficail Жыл бұрын
Mnshaa allah gabadh somali gaarnimoi iyo gobonimo ❤❤❤❤
Routine{malinta labad ciida}my family sidaan u qadanay 🥰♥️
15:56
ASXABTA ISO DUCEYA AFTERNOON ROUTINE BY FARTUN HAPPY
22:32
Fartun Happy
Рет қаралды 927
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 25 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Daily life routine 📍|| subaxena jimcada say ahyd || by fatma dawo 😍
15:34
Faatima dawo channel
Рет қаралды 1,9 М.
Night routine👨‍👩‍👧‍👦♥️🙏
19:32
somturk family
Рет қаралды 53 М.
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
KOKO BULLE
Рет қаралды 25 М.
SIDAA U SO DHAWEYAY MARTIDA REER AYUUTO👋❤️
20:48
somturk family
Рет қаралды 86 М.
Lii caato & Sumaya aan ku Cazuumay Quraac Turki  aad u macaan #Askunicom
12:39
Routin {axadi subixi illaa galabki jadwelkeyga}🤗🥰
17:01
somturk family
Рет қаралды 63 М.