Anigo Daarood ah ayaa masuulkan ku raacsan hadalkiisa. Reer Ceerigaabo ma ahi laakiin nabadu waa muhiim, waana in lawada hadlaa kuwa banaanada ka qeylinaaya dhagaha laga fureystaa. Waxi siyaasad ah miiska wada hadalka lagu dhameeyaa.
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek2 ай бұрын
Mahom Hooyadaa daarood wasyey walee sidaa nabad ku heli mayside guska kuwad ujaqaysid baad raaci ama waad dhiman
@@HASSANDheere-dt8gmnabadu way wanaagsan tahay markay labda dhinac ee is haya ay ka wada timaado laakiin marka midna duulaan iyo abaabul ku jiro midna in buste la saaro oo lagu sasabo nabad aan gacan lagu hayn?????
@AyaanWaano2 ай бұрын
Guuuuuuuul Somaliland iyo ceeribaabo
@lazerlightgaming53342 ай бұрын
Guul khatumo state of Somali and ceerigaabo too.
@neimaabdi32062 ай бұрын
Masha allah cidamada ee reer ceerigaabo guuuuuuuuuuuul khayr insha allah ❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤
@JaamacAdheere-xm6xu2 ай бұрын
Badhsaaboow wadad baad tahay ee ALLAH HAKUUGU GARAB GALO HOWSHAADA BADHASAABNIMO
Mashaa Allah illaahay khayr badan kusii illahayow nabad waarta illahayow kala qabooji dadkeena اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه يا ارحم الرحمين آمين يا رب العالمين
@ayaanibrahim87352 ай бұрын
Absolutely SAX KU SOCDA DOWLAD DU WA SOMALILAND WA CARIGAABO MIDANA ILAASHA BEEEEEEN TA HA DHAGAY SA NI NA GUUL SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤REER CARIGAABO GUUL ❤❤❤❤❤❤❤
@SafaMarwa-ww8wc2 ай бұрын
Nimankii dilalka bilaabay. Ee lacagta kusoo. Qaatay hslasoo qabto
@farduusmohmud9752 ай бұрын
Ninkan dhalinyarada ah waxa laga sheegi jiray iyo siduu hadalkisu u miisaaman yahay waa kala labo Ilaahy haku barakeeyo wall Wanaagagana ilaahy hakaa abaal mariyo Hana ku xifdiyo gobolka iyo ehelka wada yaalna ilaahyow nabad dhex dhig Badana odayaal waawayn iyo dhalinyaro labada dhinacba ka hadla oo daalimin ahi Ilaahyow inta wanaagsan Noo barakee yaa allh Anigu waxan ahy naalaye axmed Ismaacil carena waa i dhalay Waa ehelkaygi ilaahow nabad waarta sii dadkayaga iyo dadkayaga From nayroobi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi2 ай бұрын
Aamiin 🤲
@MahamedSaciid-y1r2 ай бұрын
Masha alha gudomiye nolwa
@AhmedHassan-ed5ue2 ай бұрын
Dadka magaalada dad aan hubaysnayn ku laynaya waa in wax laga qabataa waana arinta keentay in laga qoxo magaalada waana reer waxa shacabka ku laynayaa magaalada
@AbdiAgood2 ай бұрын
Allaahu Akbar 😂❤Allaha somali midnimo iyo muwaafaqo ha siiyo 😂❤🎉❤❤
@abdullahhassan29402 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
@dodorara95322 ай бұрын
Allaah ha soo hadeeyo umada islaamka ah allaah ha tuso xaqa islaamka xaqa dariska xaqa biniaadamka isku leeyahay kuwa garta allaah ha ka dhigo nicmada allaah ee ay haystaan ee diinta islaamka ugu wayn tahay inta shayaadiintu hor ordi oo u qurxin dulmiga iyo xaqdarada iyo xadgudubka diinta islaamka iyo biniaadamka allaah ha soo hadeeyo ha laga hor tago waxaa ka dhasha cadho allaah iyo ciqaabkisa dadku media warkiisa isku dirka ah ha ka gudbaan ee khayrka lahayn Hana garteen reer ceer gaabo in ay yihiin dad ehel abti iyo wax kasta waaaga meela kala tagayn guri kasa ku wada nool inta dadka u caqliga ahaa ee awalba isku haysay ee leh culimo waxgarad inta allaah ka cabsi ku jiro ha isu taageen khayrka nabada
@fadumo40242 ай бұрын
Dadkeena Runta haku noolaado maalin walba dad aan denbilahayn ayaa layska dilayaa Ceebayn inagu tahay Xasuuq bilaa hadaf ah in lagu wereeriyo Ummadda guul Ceerigabo
@gureey31852 ай бұрын
Khayrallaha idin siiyo dadaala hadaalina ألله معكمanana duco ayaan idiinku biirinaynaa wali ma arag gudoomiya noocana allaha ku barkeeyo from muqdisho
24/7 ado Boosaaso Puntland joga so adi ku haya Garxijis daarood a wata ya ku dila o wax ku yela in laga qobsan yahay ta kugu filan Nin guri u ku dhashay maxa u hadashay lo dilay adeer gar ilaah e taal wa lagu gubi dhulka lagu dhigi wa ba kibirten
@ShucaypSiciid2 ай бұрын
Meeshaa dad qarabaa ayaa isku dilaya
@SamiiraXiiray2 ай бұрын
ALLXAMDULILAAH. ❤❤❤
@faadumoaxmed-sr5dz2 ай бұрын
Allow dagal naga qabo dadkana nabada tus nabadi wa macaan
@Starlightinthenight1232 ай бұрын
Dadka. Deebada. Ceerigaabo. Ka. Soo. Baqaaya. Ee. Umada. Laanaaya. Ilhlaahoow. Umada. Ka. Qaabo. Amiin. Amiin. Amiin
@Fouziaabdi-bq1rz2 ай бұрын
❤kusaliya ❤rasulka❤
@AyaanWaano2 ай бұрын
Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva
@sahraahmed-fv6rj2 ай бұрын
Waa sax
@NazliSaïd-q4x2 ай бұрын
Illahay ha naga qabashiyo dagalada
@Starlightinthenight1232 ай бұрын
Ilahoow. Kala. Baadabaadi. Yaa. Allh
@JamilaFarah-l1t2 ай бұрын
Kuwiini magalada baneyey marhore kuwa kale ee dhulbahante ma xabadaad isaga dhigaysaa masheekadi xasan sheikh ee masjidka baad bilawden yaad xaldaysan yaahuu
@ادمادم-ط1ظ6ض2 ай бұрын
Nabad caabud
@Wrd-x8h2 ай бұрын
Masjid ka so hadal ama ha ka so hadlin we niga hos baxday Nin reer kisa la hadlay o waxba galabsan a dishen Ceerigaabo dhiiga dartii dhulka la dhigi waxba Khamiis hada ha na so gashan reer munafaq been badan
@jasminej62812 ай бұрын
Keep dreaming
@abdimohamedabdulahi29942 ай бұрын
Saddex ruux oo shacab ah oo aan hubaysnayn ayaa ciidanku dilay waxna lagama qaban akaro Shacabku ha kala cararaan ee daaya hakala fogaadaan !!??
@samewadasamewada2 ай бұрын
alilehe burtaa yelateen bahamagaadloow waxa daarood ma maqlikaro waa colaad ceeri gaabo ama baryootama amawiyinu is dhalyi haidnkaga dhegto hadyidaan waxba iska celin karyiin goblka waa la rabaaye ka baneeya
@RaageAhmed-l2m2 ай бұрын
Raga fowdada kawada magalada halasoqabto maleshiyadka muuse juudan hala qabto hadiikale ssc baa so galeyso wane lagu kala baxaya isdabarow halaso qabto dadka dilay ragas
@RaageAhmed-l2m2 ай бұрын
Beentajoji ceergaab Shacab an hubesneyn baa lagu dilay muuse juudan moryantiisa dishay
Sheeko war dadka ka leexo lama hor istaago hal libax aragtaye , Mel cabdi madoobe so galay walle Orad wa ka joogaye yaan lagu jiidhine
@halimoab12212 ай бұрын
Jooji dadka ad cabdhuneysid dadka si da qofki raba inu baxo ha baxo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy2 ай бұрын
Isaaq awal waxan modi jiray habar awal iyo habar jeclo is xigaan lkn hada wan bartay oo kuwa habar jeclo aya ugu gunsan habar yoonis ayana ugu gobob san
@SafaMarwa-ww8wc2 ай бұрын
Qofkii baqaya. Ee. Raba inuu qaxo yaan lays hortaagi
@amaaladem34862 ай бұрын
Yasra harti baqa joojiya waa laydiin sheegay in ay ceeri gaabo qabsanaya
Ninkani waa HJ. Masaajidka reerkiisa ku tukanaya oo uu u khudbadaynaya.
@mamaaminayusuf7272 ай бұрын
dadka xaasuqay ka daya o xeero ha ku odanina faasa maatada ah o dagaL jogsan mayo wayo wax ban kaLa Lenahay kuma hasto waxad Ledahay wayagad nagu haysata iLa muuse judan iyo kuwa taageera ba La dabar jaro o La iska ceLiyo
@dalalmaakhiri10602 ай бұрын
😂😂😂FULAY FULAY dhalay!! Shacabka GAASHAAN ha ka dhigane sii daa, Maatada iyo Shacabka baa GURYAHOODA iyo GAWAADHIDOODA lagu dhex dilaya waana NABAD!! MUNAAFAQIIN waqtigoodii GABAABSI yahay, waqti yar baa kuu hadhay YARKOOW🇸🇴🐎⚔️🇸🇴
@aaqilka51582 ай бұрын
Xishoo oo alle ka xishoo narka nabada lagu baaqayo khalad laguma hadlo wallaal dadkeenu meelkasta laba qoys baa isdilaysa micno laysku dilo midkii ugu xumaa ayaana laysku dilayaa war dafkan waa dadkeenii dalkan waa dadkeenii dowlado shisheeye ayaa dalkan raba inay qabsadaan oo dhaqaale idinku bixinaya si aad isu dhamaysaan ee ducaysta oo kenya iyo ethiopia oo dhul iyo dadba inaga hayay ayaa hadana dhul iyo dad inaga rabee aan kuwaad dartood umidowno oon dadka wallaalayno aduun iyo aakhiro aakhiraa daran dad gaalo ah intayna dalka inagu qabsan aynu inagu wallaalowno somaliyeey
@hafsaali42972 ай бұрын
@@aaqilka5158 Mashaa Allaah, Magacaaga Allaha kuu rumeeyo waad u qalantaa Caaqil. Subxaanallaah. Inta qoriga dabka leh la ordeysa Ilaahay sharkooda hanaga qabto.
NABADU waxay ku imanaysaa oo lagu helayaa oo ay ku dhacaysaa iyada oo DAARTAYDA iyo DADKAYGA wiil ISAAQ ahi uusan ku XUKUMIN kuna XASUUQIN. inta IIDOOR ku hadaaqayo BEENTA ah Ceerigaabo waa SOMALILAND iyo labo maamul ma yeelanayso NABADII ma jirto, haddii MAAMUL ay yeelanayso keliyana wuxu noqon kan KHAATUMO SSC - MAAKHIR
@dalalmaakhiri10602 ай бұрын
@@Ikismn123 yaa dhulbahante ah!!? Dhulbahante xaalku ma taagna ee waa HARTI iyo ISAAQ, DAALIMKA nabada diidayana waa midka Shacabka ku dhex dilaya Guryahooda iyo gawaadhidooda isla markaana doonaya inuu HARTI gurigaasa iyo deegaankiisa ugu DAWLADEEYO!!
@FaizaNalayeh-fs7em2 ай бұрын
Baanawaas Baanawaas dhalay afka ka Maad Oran futadaad baad ka tiri si dhakhso ah baad arkidoontaan dhiigayag baad xalaalsataan inshaallah waa lagu Kala bixidoon isaagow xadhig naguma haysandoontaa waa arki doontaan 🤮🤮🤮🤮🤮
@HakiimHakiim-t8p2 ай бұрын
Cajiib aan ku maamulo ayaa la isku hayaa
@nuurnuuraan86242 ай бұрын
Sow adiga Kenya ba ku hoos nool ee waliba kufsiga lagugu daro
@HakiimHakiim-t8p2 ай бұрын
@@nuurnuuraan8624 ... idoor duufloow ma adigoo iga dad yar iga nasab yar iga dhaqaalo yar ayaa iisheekeenaya walee sidii arigii inaa qol laidin ku soo xirn.
@AbdiGuled-qd4vi2 ай бұрын
Qoriga darood vs Kan idoorka meesha halaga qaxo
@NazliSaïd-q4x2 ай бұрын
Wa caydada idoor daroodow wa ku farahna anogo ah issaq