WAXAN KASHAQAYNAYEY AROSKII NINKAYGA ANON ISOGAYN!!#1

  Рет қаралды 177,768

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

Пікірлер: 901
@Aminasacdia
@Aminasacdia 3 ай бұрын
Gabadaa wa sida Aniga iyo abehey isu nahay 😢😢abaheyoow kujecliyaa wa saxibkeyga nolosha qalbi to qalbi❤❤❤
@yusra6707
@yusra6707 3 ай бұрын
M.a❤ilahay haiskukin daayo
@safiyasacad485
@safiyasacad485 3 ай бұрын
Allah kuu xafido
@umuaalaan
@umuaalaan 3 ай бұрын
Allah ha isku kiin bara keeyo
@Fad-p4i
@Fad-p4i 3 ай бұрын
Alaha kudayo wllo nasiibka ayeyka midthy inad aabe wanagsan gesho😢
@Aminasacdia
@Aminasacdia 3 ай бұрын
Amen jazakumuAllah kheyr walalyal
@abdirhmanahmed1804
@abdirhmanahmed1804 3 ай бұрын
Marka aad dhibaato iyo duruuf soo marto marka uu ilaahy swc kaa saaro hdii aad alx odhan waydo wlhi waa dhibaato Enanta qisadeedana waxynu ka baranynaa 1. In xalad kaste aad sabirto wx kusoo socda garan mayside 2.nimcada ilaahy kusiiyo waa inad ilaahy ugu mahad naqda oo alx badisa 3.saaxibkaa waa inanad noloshada oo dhan ku aaminin 4.qof ku ilaashanaya oo ku daryeelaya inanad sidaad doonto ka yeelin oo aad ilashato Gabdhana wx leeyhy wlaalo alle swc intuu dhib kaa soo saaray iyo duruf ayuu nimco ku galiyay alle u toobad keen sidaadi hore ku noqo cibaada allena mrna haka dheeranina wixi idin warwar galiyana alle tallo saarta
@ikraam28
@ikraam28 3 ай бұрын
Scw scw scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo i.a amiin❤❤❤
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 3 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤ Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Drs Sawda Billan Mahmud Qaalib Allaha idin xafido Adiga iyo Caruurtaada Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️💗❤️💗💗
@Maryam-dh4qt
@Maryam-dh4qt 3 ай бұрын
Ducadii naga ilowday maanta anaa kuu dhahaya asxabey hada halkan nala soo gaadhen sabirkiina janada ku galaysan alle ha inagu kulmiyo janooyinkisa❤😂😂
@FardowsoAbdi-d4z
@FardowsoAbdi-d4z 3 ай бұрын
Kkkk hada kadib adiga noducey
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 3 ай бұрын
Mayee qeeb kalaa dhiman markey dhameysee dhahda❤
@yousufabdi5663
@yousufabdi5663 3 ай бұрын
Aamin yaa rabi
@ikraam28
@ikraam28 3 ай бұрын
Amiiin❤❤❤
@NimcoDagan-l2j
@NimcoDagan-l2j 3 ай бұрын
​@@NajmoAbdi-fk3pb adi miya
@MuunaXasan-x1u
@MuunaXasan-x1u 3 ай бұрын
Ilaahay qofwalba oo quraanka xifdiya haxifdiyo❤
@MunaAdan-i6v
@MunaAdan-i6v 3 ай бұрын
اللهم آمين يارب العالمين
@zahramohamed6077
@zahramohamed6077 3 ай бұрын
Ameen
@CaziizociiseCiise
@CaziizociiseCiise 3 ай бұрын
Aamiim aamiin
@nafisocadey3679
@nafisocadey3679 3 ай бұрын
​@@MunaAdan-i6vis
@DrnimcoUmal-gx7gl
@DrnimcoUmal-gx7gl 3 ай бұрын
Ilahow quraanka aan dhameeyaa aamiin❤❤❤
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@MustafeHassan-i9h
@MustafeHassan-i9h 3 ай бұрын
Qiso mcn masha allah
@MustafeHassan-i9h
@MustafeHassan-i9h 3 ай бұрын
Koko bulle❤
@cudbidahirgudal
@cudbidahirgudal 3 ай бұрын
Koko bulle qurux❤❤bay
@MariamCabdi-cb8gj
@MariamCabdi-cb8gj 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@Sucaad-zg1kb
@Sucaad-zg1kb 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@SimanInaElmi
@SimanInaElmi 3 ай бұрын
Masha allha abayo mcnto allha kou sharfo sawda qaliib
@Rianebdi
@Rianebdi 3 ай бұрын
Habo Sawda Gurigeena saa lagaaga Jecelyhy Qolka Hada Soo Galay Anoo shekada Dhax iimareeso markaas labo ila dhalatay oo isla shekadaan fiirsaneeso arkay Guriga Dhan Waalagaa jecelyahay Waana lagaa daawadaa xafadaha cailadeyda markaa tago xataa waa ugu sheekeynaa shekayaashada waku salaamaa habo❤
@cabdiibraahim9173
@cabdiibraahim9173 3 ай бұрын
Alow unaxriiso najmo labadeeda waalid i❤❤❤
@CayushhAbdalla
@CayushhAbdalla 3 ай бұрын
Aameen wllo ​@@cabdiibraahim9173
@Layaaany
@Layaaany 3 ай бұрын
Alllhayoow waalidiinteena noodaa yaaa rabbi ❤❤❤ Najmaaay abaayo alle hu naxariisto walidkaaga ameen 🤲 saxiibada qaarkod ma wanaagsano inshallh qeybta xigta ayan wxi talo ah kugu siin doonaa
@BusharaIbraahim
@BusharaIbraahim 3 ай бұрын
Aamiin aamiin
@YaanaMH
@YaanaMH 3 ай бұрын
Amiin
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@cudbidahirgudal
@cudbidahirgudal 3 ай бұрын
Mansha alaah❤
@maryanmohamed8621
@maryanmohamed8621 2 ай бұрын
Scw scw scw
@SafiyaCabdi-j6f
@SafiyaCabdi-j6f 7 күн бұрын
Alahoma Sali calyhi wasalm❤❤❤cajib❤❤❤🎉😢
@AminaXamud
@AminaXamud 3 ай бұрын
Shukran xabibtii wanba kusugayee❤❤❤
@missnaajuu5565
@missnaajuu5565 3 ай бұрын
shekadada cuntada ku kariya alabta ku meyraa cuntada ku cuna mashallah wehel ba ino tahy sowday ❤️❤️❤️
@UmalkahayrNuur
@UmalkahayrNuur 3 ай бұрын
Ani unba is modaye adne ma dawataH😂❤
@magool8581
@magool8581 3 ай бұрын
Ana haderban habaati kudubayay waxba guriga kamaqaban Karo anoon dhagysanyn😂
@MaaidoMaxamed-h5t
@MaaidoMaxamed-h5t 2 ай бұрын
Anigaa markaa howsha qabanayo ayaan sheekooyinka dhagaystaa
@CaliSalax-c2y
@CaliSalax-c2y Ай бұрын
Aniga filin cml aa u daawanooysa
@Manalabdi1438
@Manalabdi1438 3 ай бұрын
Alla wan umaleynayii wlh tan iney kudaceyso ilamaqlo ninka ayay la gursan doonta Ashahadu❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 ай бұрын
Jizzaakalaahu khayran Sowdo quruxeey❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalwaAbdi-g7p
@SalwaAbdi-g7p 3 ай бұрын
Qaybta 2 waan sii garane saaxiibteed buu guursade kool koolintii aabaheed baa doqonka dhigte gabdho naag ha aaminina hana qayaanina gabar walaashiin
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 3 ай бұрын
Hada arooska waykadhaqayndoontaa
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 3 ай бұрын
Walaal Najma Allaah Subxanllaahu watacaalaa waxuu ina faray ku toosnoow. Allaah na haku gargaaro.
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 3 ай бұрын
Scw Aniga qisadan madaxa igu xanunay wanbo ka xanaqay najmo side sxbted iskugu dhibtay subxanallah
@safiyasacad485
@safiyasacad485 3 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤Wcs wr wb masha Allah maba kuu daayo sheekadaad ina Abti macaan ❤❤❤❤❤
@hamdibarrefiidow3770
@hamdibarrefiidow3770 3 ай бұрын
Nasiib badanaa qofki aabo wanaagsan heesta😢😢
@FartunAhmed-yb4lx
@FartunAhmed-yb4lx 3 ай бұрын
Alxmdullilah ❤
@MushtaaqCilmi-ig5xt
@MushtaaqCilmi-ig5xt 2 ай бұрын
Ani abahey waa saxiib key waligiis wax idhibo mowsan idhihin adunka ayan ujecelhy hoyo io abo abo ayan saxiib la ahhay walahi madama hoyo markan yara icananna jirty abowe waligiis musan i cananan ilaa yaran teydii ila hada abahey saxib ayan la ahhay allaha idhaafo abo l love you 😢
@AyanAbdixakiin
@AyanAbdixakiin Ай бұрын
M..a
@Xafsa-maxamed.24
@Xafsa-maxamed.24 13 күн бұрын
haa walaahay way nasiib badanyihiin ilahay ha u daayo
@Nuura-zf7kf
@Nuura-zf7kf 3 ай бұрын
famili sawda waan idiinka Codsanayaa qiso tan u eego ku dhacday gabadh carab ah waan ku daalay sidaan u daydayaayey xataa habo sawda waan waydiiyey mana Arato fariintay Abaheeda iyo hooyaded shil Ayey ku dhamanayeen kadib eded Ayaa dhibaysay 😢😢
@HanaJirde-b6h
@HanaJirde-b6h 3 ай бұрын
Malinka jimce e barakaysan Rabi kheyr kiisa ha,ina waafajiyo insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 3 ай бұрын
wcs xbbti meeshas waxa kasoo socda waa fahmaya iyo jabka najma Ku dhici doona lkn hadii aad awodo qaynta labad cawa kuso dar mahadsanid
@Janaay114
@Janaay114 21 күн бұрын
Soda ilaahey haku xifdiyo apayo mcn😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر 2 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi wasalim
@maryanmohamed8621
@maryanmohamed8621 2 ай бұрын
Scw scw scw
@mcalinYare
@mcalinYare Ай бұрын
Asc❤❤❤❤❤
@Rianebdi
@Rianebdi 3 ай бұрын
Shekada wey igu socotay YAqay part 2 lasoo dhaqso habo plz❤
@Layaaany
@Layaaany 3 ай бұрын
Wcs scw❤❤❤Yess manta aniga u horeeya 😂❤jumca mubaarak dhamaan asxbta sowda qurux ❤❤❤
@HanaJirde-b6h
@HanaJirde-b6h 3 ай бұрын
Jumca Mubarak ❤
@YaanaMH
@YaanaMH 3 ай бұрын
Jimco wanagsan
@Hafsaa-e1s
@Hafsaa-e1s 3 ай бұрын
Thanks ❤
@MaryamaAli-cj1ne
@MaryamaAli-cj1ne 3 ай бұрын
Najma aabahaa Allah u naxariisto aabahaas Janada Allah ku geeyo wanaga iyo sida wanaagsan oo ku soo koriyay Allah u naxariisto
@Fardowsoxasan-v1e
@Fardowsoxasan-v1e Ай бұрын
Abyo waxan karab.ina kushego waxan ahy gabar qiso igudhcday ina kushego Barba. Abayo iso jawb .❤
@yusra6707
@yusra6707 3 ай бұрын
Somaliyed markan maqlo wan farxaa runtii wcs hapo ❤waan idin salamay them sawda🤗
@SacdiyoCabdiwaaxid
@SacdiyoCabdiwaaxid 3 ай бұрын
Najma mashallaah waanku wadanaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 3 ай бұрын
ALOW U NAXARIISTO WAALIDIINTEENA SIIBA AABOYAALO AABAHEY WAAN JECLAA ASAGANA UUNA JECLAA ALOW SIDUU NOO JECLAA U JECLOW❤❤
@Aisha_keyf
@Aisha_keyf 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤
@MaryamAliFarah
@MaryamAliFarah 20 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammed
@AnzalMaxamed-v7c
@AnzalMaxamed-v7c 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@sumaayocali5
@sumaayocali5 3 ай бұрын
Alla sowda miyaa leyga Soo horeeyay dhaxalkaagi waaku siiyay sowdaay😂😂 ala najmooy ilahey haku dhib dhaamo waa xanuun wllh😢
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy 3 ай бұрын
Cinwaankaaba cajiib ah oo iga qosliyay bal aan dhegeysto legend-kaas sideey ugu suurto gashay
@SuhayraMohamed
@SuhayraMohamed 3 ай бұрын
😂😂😂😂 yaaa
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 3 ай бұрын
Faarax Wa dhib kaliya
@ShadiyaYusuf-h8k
@ShadiyaYusuf-h8k 3 ай бұрын
😂😂😂faraax u na dhibay😏
@dagancali754
@dagancali754 3 ай бұрын
Doqon ba tahay 😂😂
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy 3 ай бұрын
@dagancali754 is deji huuno waan kaftamayay waana ka xumahay nolosha ay soo martay "Najmo"qisooyinkan waxaan ka baranaynaa dulmi badan oo ka jira geyigeena
@SeynabTusmo
@SeynabTusmo 3 ай бұрын
Allahuma sali wa salim wa baarik cala nabiyina muxamad
@MaryamaMohamed-t9u
@MaryamaMohamed-t9u 3 ай бұрын
Ala laso dhaaqso qebta kale sowday wey igu socotee allaha kubarakeyo❤❤
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo
@IxsaanMaxamed-nh3kx
@IxsaanMaxamed-nh3kx 3 ай бұрын
Maantana ana uku so horaya sawda omg farxad ❤🎉
@SalmaAxmad-xk7gy
@SalmaAxmad-xk7gy 3 ай бұрын
Sawda waan ku jeclhy qaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XayaatAbdinasir
@XayaatAbdinasir 3 ай бұрын
Laasoo dhakhso qaybta xiigta ax waa qiso xanunbadan😢😢
@CabdulQaadir1
@CabdulQaadir1 3 ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
@AminaMahamet
@AminaMahamet 3 ай бұрын
Abaayo waankujecelahay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉
@Qalbisaafiina14
@Qalbisaafiina14 3 ай бұрын
Najma apyo waxan kuleyahay hadda commentigeyga aqriso horay usoco nolosha kuma xemeyso keep going sis 👏 ♥️ aniga horta waxan lahaa sahib la dhaho najma gabadhas 5sano saaxiib ahyn isku school isku wax aa baraneyney waan soo safray mogdhisa imaday kadib gabadhii wax aan ka fileynin ayey igu tiri dhabarkana way iga toogatey kadib gabar walbo najma la dhaho cuqdad uqaada haddan arkana gabadh leh najma saxibtay la dhahaa iska dhaaf najma gabar la dhahaba ma fiicna Lakin adi najma horay usoco gabar nolol adag soo martay tahya waana ku salamaya
@NajmaHaaji-n4h
@NajmaHaaji-n4h 3 ай бұрын
Abayo annaa najma la idhahaa maxaaa Naga rabtaa oonoo wada nacday😢😂 dadka isku ma aha ampo waan saaxiibo badnaa illaa saddex saaxiib oo ii arki jireeyn inaa saaxiibtod ahayna waiska jaray sababtoo ah wan necbahay saxibada daneysiga maseerka iyo xaasidnimada yaqano👽 mid kaloo 4aadna iyadaaaba iskeed iijartay anoo jecel iyadn waxay igu noqotey laba wajiile sabab la'aan iiga aamustay mudda kadib aan raadiyey sideedi hore cml iila sheekeesaneeysay balse imasoo wacdo anna markaa arkay iney halmar saas igu noqotey tartiib danaheeygaa karaacday waligeeyba imasoo marin naag saaxiib ii ah oo nafta iihuri karta oo daacad ah midaa ii matali jirtay iney said iijeceshahay wax walbanna iiquurto taasna waxaan ku arkay ooon kunacay talaaabo inaan kahorreyoo iima ogoleeyn saas darteed waan jarayy waana hubaa ineey aduunka iinecebtahay balse ani wax cuqdad ah uma qabo waana uduceeyaaa waan iska block gay iyadna way ilaba block tay😮
@missnaajuu5565
@missnaajuu5565 3 ай бұрын
na anina njma la idhha wna ficnahy 😂
@Qalbisaafiina14
@Qalbisaafiina14 3 ай бұрын
@@NajmaHaaji-n4h apyo idinma necbiii waan idin jeclahay dhamantin iga rali noqda lkn hadda kadib ayada lee nacbahay manta laga bilaabo
@NajmoBashiir-u3s
@NajmoBashiir-u3s 3 ай бұрын
Sorry abaayo Ani najmaa leydhaaa wax miiyaa ii haysaa😮😢😂
@SamiraGesaweyne
@SamiraGesaweyne 2 ай бұрын
😂😂😂
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 3 ай бұрын
sowdaay hasac iska dad shansaac sodubto xafsa wandhagesaneyna okama daleyno❤❤❤❤❤❤❤❤
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 3 ай бұрын
Maalin jimce saliga nebiga badiysaa scw ❤❤❤ sowdyyt Parts aynu ka heshiineyy bad dib u bilowdyyy maalintii dhwoydna wanu ku dul qaadnee 😮😢 maxaa xalaaaa 😂 cawaaa no so gali so kalaa jarjarooi 😢😢😢
@Canabxasan168
@Canabxasan168 3 ай бұрын
اللهم أنت سلام ومنك السلام تباركت ياذا الجلال والإكرام.
@EdapzaninaMoha
@EdapzaninaMoha 3 ай бұрын
Allhuma salli calaazayyidna muxammad ❤🎉❤🎉❤🎉
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 3 ай бұрын
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar
@maryanmohamed8621
@maryanmohamed8621 2 ай бұрын
Alahu akbar
@AbdirahmanMahamad-b6t
@AbdirahmanMahamad-b6t Ай бұрын
M.a sawdo xabibti shukran Aallh ku barakayo❤❤❤
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 3 ай бұрын
Ilahayow hay dilin anon sowda qalib qiisadyda laa wadaagin wali waxn wada halgankii nolosha lkn markan gaadho guushayda sowda cidaan ahyn qisadyd la wadaagi maaayo ❤ wll sowd Camara so hor fadhiiso
@Xilkas-pt6ey
@Xilkas-pt6ey 20 күн бұрын
I.n guuul qlbi😢
@XasanMsalaan-g3k
@XasanMsalaan-g3k 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 3 ай бұрын
Miiskiin Ilmaha waa in ladiyaariyaa si ay nolosha u qaabilaan. Adigoo kolkoolinaaya .Gabadha Allaha u gargaaro.
@ibadofarah7152
@ibadofarah7152 2 ай бұрын
Mansha Allah. Sawda. Allah Haku hiftiyo. ❤
@faadumoaxmed269
@faadumoaxmed269 3 ай бұрын
Sawdaw wllhi markii hore sheekadu waxay ahayd mudug lkn markay saaxiibada soogashay waxay noqotay ceel anigoo caloosha ihurayso baan hadana ciil idilay qllhi😭
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 ай бұрын
33 mint and 1k another level sowda masha allh
@NaaNa356
@NaaNa356 3 ай бұрын
Wcs wr wb mar walbo inaan 1 ahay maleyga dareema 😂 scw❤
@FadxaCabdi-y4n
@FadxaCabdi-y4n 2 ай бұрын
Mashalah sawda bilan wll mcn xageen kala soxidhidha
@samiira1752
@samiira1752 3 ай бұрын
Sawdo ku jecliya wallo najmo hore u soco😊
@Umalmaxamuud
@Umalmaxamuud 2 ай бұрын
Abo fcn baa sokoriyay dad badane kanasiib wcn thy wlhy❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 ай бұрын
اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hipoKeise
@hipoKeise 3 ай бұрын
Wcs allahuma sali wa salim calaa nabiiyinaa Mohamed scw❤❤
@XaliimoAbshirxaliimo
@XaliimoAbshirxaliimo 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😊
@maryanmohamed8621
@maryanmohamed8621 2 ай бұрын
Scw scw scw
@FartunIpra
@FartunIpra 3 ай бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 3 ай бұрын
Sabab
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 3 ай бұрын
Masha Allaah sis❤❤❤ Alla barika badi iyo salika nabiga scw
@mahdiyaelmi3693
@mahdiyaelmi3693 3 ай бұрын
waa qiso tiro badan oo dhinacyi badan ka hadlaysa noola soo dhaqso sawdaay qaybta kake idanka allaah aad baan kuu salaamay qaali dumareey😍✅👍
@Asmamohamud1424
@Asmamohamud1424 3 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤ maanta qofkii ugu horeyey 😂
@SahraCiire
@SahraCiire 3 ай бұрын
Abyooy dhago yuc yuc naguride qebta iskawad ilaaaaa ka mirada kadanto wayo qisoyinkaga aaad beeey umcnyihiin wlhi❤❤
@Faaiso1234
@Faaiso1234 3 ай бұрын
Jaskumullahu qayran jasaa abaayo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@faizawarsame1954
@faizawarsame1954 3 ай бұрын
Mesha ku yaaba fadhiyaa dhamaadka aa waxii talo ah so qori insha Allah
@isiri.2835
@isiri.2835 3 ай бұрын
SUBXAANOLAAH WAXAAS WAA SHAYDAAMAD XAASAD AH
@HamdaAhmedcawil
@HamdaAhmedcawil 3 ай бұрын
Alla sawdaay war kama gaadhe rogag ayan ku dhaqayey shekadeee igamad xishooon qisoyinka bila cabsida waan jeclahay runti bal yeeelkeede so badi alllah haku sharfo wllll
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 3 ай бұрын
Sidaan u naxaayey timihii ayaa i cadaaday waana naxdin + yaab bal maxaa saaxiibtaan jini ku saaray caawa madaxaa labo i ah allaah ha iga cafiyee waanba xanuun nahay kheer inshaa allaah
@FadxaCabdi-y4n
@FadxaCabdi-y4n 2 ай бұрын
❤wll labarkaga xageen kahelaa
@fatimabushrabashiir7345
@fatimabushrabashiir7345 3 ай бұрын
Aabo khayr qaba dhalay ilaahay ha janeeyo ❤
@LuulAdan-d6p
@LuulAdan-d6p 3 ай бұрын
Asc sawda magaceeyga waa luul wankugu xiranahay waxbaan kaafaaiidey sheekadaada waa balwadeeda allha ku xafido cimrigaaga ilaahay hakuu dheereeyo wsc
@ruru1872
@ruru1872 3 ай бұрын
Subxaanallah, ilaahay hakuu gargaaro abaayo. ilaahay ulaabo abaayo Najma
@umurowda6887
@umurowda6887 3 ай бұрын
Waa sheeko calool xanuun leh dhibkii hore dad xun baa delay markii danbe iyadaa khaldantay saaxiib dumar lama aamino
@عبداللهصالاطالصومالي
@عبداللهصالاطالصومالي Ай бұрын
Allaahu akbar ilahay tolo saro Wax kasta waa magtub wey qoranyihin
@kafiaali1254
@kafiaali1254 3 ай бұрын
Love u sawda from Jabuti
@nimcomohamed2121
@nimcomohamed2121 3 ай бұрын
Waaba sawabta aan kuu dhageesabo sheegada aad noo dhameeso sheekadaada waa xiiso ilhy haku asturi quruxsan❤
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 ай бұрын
Subxanalah dulmi badana dadka qar horta
@Sumaya-ii7xl
@Sumaya-ii7xl 2 ай бұрын
In badan waa agmaray qisadan Carbahaa moday blse waa walashay soomaaliyeed 😢allaha kugargaaro abyo dhexda xiro alle isxir Oo qadarta alle aqbal waxwalba Aad qof biliAadam ah Aad Kala kulan alle la kaasho Kadibna dadka Kala baro Oo doqon bilaa damiira ha noqon markastana alle xus saliga scw kudadaal nafsadada jeclaaw nadafad qurux iyo daryeelba qofkaan hadalkaga U baahneen ha raadsan adigaa qof alle ka taxdaray allaha kadhigo qalbi ❤
@Zaynab-xq5re
@Zaynab-xq5re 3 ай бұрын
Sida caadiga ah gabadhani waa doqon sababto nolosheda dhan dhocil xun baxukanta 😢
@khadijobarkhadle8432
@khadijobarkhadle8432 3 ай бұрын
Waa runta wllhi
@KawsarAhmed12-n6h
@KawsarAhmed12-n6h 16 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@AishaFarahAisha
@AishaFarahAisha 3 ай бұрын
Saxiib aaaa wale ima sirto wa so arke saxiib daneesato eh lkn heer ninkeyga iyo sxb is raacno magaarin
@foosaadan3589
@foosaadan3589 3 ай бұрын
Sawda quruxeey wajigaaga waan uxiisnay goormee soo fariisanee ilaahay amuuraha hakuu fududeyee waana ogahay inaa mashquultahy ayantan
@NaciimoCali-rd2dy
@NaciimoCali-rd2dy 2 ай бұрын
Sallallahu calayhi wasallam
@maryanmohamed8621
@maryanmohamed8621 2 ай бұрын
Scw scw scw
@CayushhAbdalla
@CayushhAbdalla 3 ай бұрын
Sawdaay wllo party 2 lasoo dhaqso tan kale gabadha qisadan kudhacde wlhi waan ka xumaade ineey gabar sxp ka dhigato gabdhaha qaar waa cadaw walee najma waxaan urajeena guul iyo in Aya cashir unoqoto sxp iyo sheekadiisaba
@FaraxCeleye
@FaraxCeleye 2 ай бұрын
ilahay hakudayi sawda❤bilaney wankahela
@AnisaIlyas-o2d
@AnisaIlyas-o2d 2 ай бұрын
الله يحفظك ورعاك وجعل الجنة مثواك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaIbrahim-l8s
@AsmaIbrahim-l8s 3 ай бұрын
Maasha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 3 ай бұрын
Masha Allah tabarak sowda lagama dhargayo sheekoyinkaga shukran
@KhadiijaXuzeen
@KhadiijaXuzeen 3 ай бұрын
Ilaahay ha ku ilaaliyo ❤❤❤
@QadroCabdi-ne8gs
@QadroCabdi-ne8gs 3 ай бұрын
Wasababta saaxib❤ gabadh ah unecbahay aniga saxiib maba lihi hada kudhaho kawaran ilahayow saxibkeyga wa adiga waxan ogahay marnaba inta iqiyaleyn saxiib ilahow haba isiin ankaga mashqûulo😢😢 wanka xulmahay walaahi
@khadandiini8606
@khadandiini8606 3 ай бұрын
Wsc wlshy sawda❤❤❤🎉🎉🎉 Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🎉🎉❤🎉🎉❤
@ShadiyaYusuf-h8k
@ShadiyaYusuf-h8k 3 ай бұрын
Mahadsanid sawda anigu wn ka helaaba prtiyada qli shukran❤
WAXAN KASHAQAYNAYEY AROSKII NINKAYGA ANON ISOGAYN !!#2@sawdamqaalib
48:05
DULMIGII WALALAHA!!@sawdamqaalib
1:12:22
Sawda Qaalib
Рет қаралды 40 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
HOSPITALKA WAALIDA IYO QISADII BUKANKE CABSIDA BADNAYD!!@sawdamqaalib
57:02
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН