WAXAY GUURSATAY NIN AJINABI AH WAXAYNA KALAKULANTAY DHIBAATO AAD UDARAN ILAA!Q.3/

  Рет қаралды 77,602

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 63
@umuanas993
@umuanas993 Жыл бұрын
hambalyo guusha erdogaaan iyo dhamaan guuusheena alx
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 Жыл бұрын
Gabar karti badan waaye masha allah waa iska celisay
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 Жыл бұрын
Subhannah laah ajaanib baaa ha isoo marin.lkn gabadhu fariid bay ahayd.
@iqraMohamed-zh5se
@iqraMohamed-zh5se Жыл бұрын
Alla waa xanuun ilmahada yar Katagay
@aliahmedAbdi
@aliahmedAbdi Жыл бұрын
Waa cashir Wangsan Dr Sawda Mohamuud Ciidii Allah ku anfaco wll
@faisahussein1231
@faisahussein1231 Жыл бұрын
😂❤😂❤subxanalah subxanalah ❤❤
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy Жыл бұрын
Subxaanallaah hadii hadal waayeel la yeeli lahaa waraabe wuxuu cuno wuu waayi waxaan layaabanahay siday u garab martay taladii walaalkeed. Nin Soomaali si kastuu u xumaado heerkan iyo heer u dhow ma gaarayo
@najmaelmi9425
@najmaelmi9425 Жыл бұрын
Sawda Qisadu goormay dhacday
@amranhappy8077
@amranhappy8077 Жыл бұрын
Sowdo qurux mahad sanid habo❤
@nuuroclaahi2558
@nuuroclaahi2558 Жыл бұрын
Masha allah allah ha ku xafido
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Wll cilladsaa aad gabadha yar ku sheegtay waa mucawaqnimo ama xaalad qofka garaadkiisu aanu caruurnimo dhaafin isagoo xataa da, diisu ay weyn tahay. Markaa lama odhan karo waa doqoniimo. Caruuro badan ayaa qaba xaaladahaa gaar ahaan yurubta. Alxamdulillaah wadakeena ma ku badna.
@samiraomar1103
@samiraomar1103 Жыл бұрын
abaayooy tii doqonta ahayd ha dhihin 😢😢😢 waa amar allee
@muxubosaciidyusuf2757
@muxubosaciidyusuf2757 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@SabrinAbdi-ib8ep
@SabrinAbdi-ib8ep Жыл бұрын
Mxy daadka la dhileeysa😂
@xasanmuqtar3714
@xasanmuqtar3714 Жыл бұрын
Aallaha akabara
@feisalali4372
@feisalali4372 Жыл бұрын
Subhallh
@hodanc6255
@hodanc6255 6 ай бұрын
Xanun Allah kaney in doqon la dhoho qofka mahan subxanalah way jiran dad sas ah
@naciimamuse663
@naciimamuse663 Жыл бұрын
Allh haku karameeyo wll ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs walaashey mcn sowda cadeey waan kusalaamay
@faraxitah3831
@faraxitah3831 Жыл бұрын
Dhiikar ba ka qaadi rabaa sheekadan waxaas oo yasid iyo silic ah Waa gabar adag
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
😂😂😂😂
@userrrkggg4956
@userrrkggg4956 Жыл бұрын
mahadsanid wll mcn
@hiboali5025
@hiboali5025 Жыл бұрын
Masha Allah walaashay waxaan kaa sugnaa waa qaybta 4aad insha Allah
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wll
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Жыл бұрын
Abaayo❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo ❤
@cabdirisaaqmaxamed3248
@cabdirisaaqmaxamed3248 Жыл бұрын
Bishii allah somali dhibato aya midba meel ku haysta hablahodi jabana illahaw hablaha qiimo nogu yeel. Midba warabe ajanib qarafaysanaya ku gumaysanaya.ila suriyan kii waligiba qarafaysanayay maku haysta
@ayankariye2315
@ayankariye2315 Жыл бұрын
Abaayo part4 noo soo dhaqso hadey suurta gal tahay mahadsanid
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Жыл бұрын
❤❤manash allaah❤❤❤
@nuuroclaahi2558
@nuuroclaahi2558 Жыл бұрын
Habo
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@abdalleismail4686
@abdalleismail4686 Жыл бұрын
Soogaabi
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah aamiin aamiin
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. جزاك الله خيرا. اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين
@AhmedSadiiq-ue4om
@AhmedSadiiq-ue4om Жыл бұрын
Alla abaayo gabdhaheenu qaali bay naguyihin allah idin xifdiyo ,adinkuna isilaaliyo
@nuuradiinjimcaale1634
@nuuradiinjimcaale1634 Жыл бұрын
Aa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sara_1431
@Sara_1431 Жыл бұрын
First viewer
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Thank you for watching 🎉🎉🎉
@user-li7lk6vu3i
@user-li7lk6vu3i 3 ай бұрын
Abaayo kusoodar blz❤❤😢😢😢 Wlhi murug ee eheed
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Fariid waye
@fatimasalad8030
@fatimasalad8030 Жыл бұрын
Masha allah❤ sowdo qurux qof qaaliya thy oo qisooyinka is kugu keen xe xejiya nolow
@faraxitah3831
@faraxitah3831 Жыл бұрын
Hadday suurto gal thy part4 naguso dar
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 Жыл бұрын
Masha Allah thank you ❤
@cabdirisaaqmaxamed3248
@cabdirisaaqmaxamed3248 Жыл бұрын
Adunyo waxas ba hablahayagi haysata
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
😊😊😊😊
@umurowda6887
@umurowda6887 4 ай бұрын
waa shiico
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n Жыл бұрын
Dumarka soomaalidu Dhaqan ma.ilaashadaan Ninkii aynarkaanba wey guurasanaayaan Gaal xataa wey guursanaayaan Raga soomaalida Ayeyba oogu neceb yhinba Wey ku fcn thy naagtaas
@safiyoasan
@safiyoasan 5 ай бұрын
Kkkkkkkkk walee soomaali waa soomaali
@saabiriincali8840
@saabiriincali8840 Жыл бұрын
M.a
@sanaamqueen991
@sanaamqueen991 Жыл бұрын
Mahad sanid mcnto gacmaha alle kaama gooyo
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 5 ай бұрын
Gabadhu wax nool bey ahayd😅
@ayanmahadjama6242
@ayanmahadjama6242 Жыл бұрын
Kas turki makudishay tolow cilbadn ajanibku
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Gawar nol waley somali caadhi ma aha wlhi arab waa wax dib madhaan
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Жыл бұрын
Hano lasoo dhaqso qeyb ta kale
@user-ed8oj4so7m
@user-ed8oj4so7m Жыл бұрын
Hi
@user-qv8nu4to4g
@user-qv8nu4to4g 3 ай бұрын
Maxaaa lagu xukume noo ma sheegineeee
@ExcitedCherryBlossoms-xe2ti
@ExcitedCherryBlossoms-xe2ti Ай бұрын
Hh😂
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Laso dhakhso abyo 4 wan sugi la ahye
@user-lt2kv8hq6u
@user-lt2kv8hq6u 9 ай бұрын
Ala wuxu waa ilma carbeed alow yaana calol kuqadin miskiin tala walid iyo tala walal segtaye islaanta cajosada ah somali maxay badishay alla anaa cil udhin tay
@mohamedfarax7400
@mohamedfarax7400 Жыл бұрын
Abaalkeeda,waaye,maxaa,yeelay,walaalkeed,ma,jeclo,waa,baqti,naagaha,soomaalida,aniga,raali,ayaa,n,ka,ahay,in,sidaa,la,yeelo
@ibti2
@ibti2 16 күн бұрын
Illahay walashaa iyo walaalehena dhibkaas haukeenin. Amiin
QOLKII CABSIDA QOLKA 12AAD!@sawdamqaalib
59:15
Sawda Qaalib
Рет қаралды 18 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 8 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 18 МЛН
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Sawda Billan
Рет қаралды 84 М.
DURUUFTII SUCAAD WAA QISO MURUGO BADAN!!Q.1/@sawdamqaalib
22:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 32 М.
QISADA NUURA IYO HAASHIM!Q.1@SawdaBillan
27:54
Sawda Billan
Рет қаралды 57 М.
FAADUMO WALAALHII IS JECLAA SHEEKO ADAG
1:11:55
Abdikadir Royel
Рет қаралды 3 М.
KATIINKI KASHIFAY 3KIIS OO DIL AH!!@SawdaBillan
47:52
Sawda Billan
Рет қаралды 75 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН