Waxbadan ka ogow Munaafaqadda iyo laba wajiileynta Xasan Sheekh ku sifoobay.

  Рет қаралды 21,719

Abwaan Kabayare

Abwaan Kabayare

Күн бұрын

Пікірлер: 227
@ZiyadDahir
@ZiyadDahir Ай бұрын
MW, Wuxuu codsaday in lagu taageero qabyaalad, musuqmaasuq, khiyaamo qaran, laaluush.
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o Ай бұрын
Hassan naciisa wadankan qar ha ka tuurina manta ma joogto Hassannaciisa ee waxay joogtaa Ethiopian aan iska celino ,si aanan u noqon Falastiinta Africa, Hassan ayuu ku waashey ninkaan oo siduu u qeylinaayey Indhihii banaanka ka yimaadeen ,aan ku weydiiyee Hassan ma dakano ayuu kaa galey mise naagaad jeceleyd miyuu kaa guursadey ,mise lacag miyaa lagu siiyey habeen iyo maalin Hassan hadaan sheegin maba kuu jirto ,sidii salaad farada oo laguugu waajibiyey.
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz Ай бұрын
Xasan munaafaq anigakuma so dooranin xildhibaano xaaran cun ah aa ku so doortay
@abdullashire9236
@abdullashire9236 Ай бұрын
Xassan sheekh barlamaankii noo keenay Well wayjoogaan illahy inkaar haku rides inshaa allah qof kasta oo smali ah waa ogaa in xasan qabiilaysteyahay
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Kubishaareyso 10sano oo soosocota isagaa kuutalin munaafaqyahow
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f Ай бұрын
​@@sahruja5777yuu u taliyaa?! Ninkan aay isaga iyo Qabiilkiisaba Caweyska ku wada dhasheen ee dadka kale Wecellada ku sheegaya cidina ma xukuma mana cukumi doonee adinka Qabuurahiina ha faagto!
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Aamin
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Kuwaas ayaa Xasan ka xun waa kudaafad kudaafad kala jirin
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
@@sahruja57772 sano ee u dhiman hadii u dhamaysyo alxmd dhaha cid idinka caqli liidata Somali majirto ood xukumaysaane.
@NurRoble
@NurRoble Ай бұрын
Xurmadle xsm waxuu ka mid noqday tobanka madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta fog ilaah markale ha inoo soo celdho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ruun-finder
@Ruun-finder Ай бұрын
Xukunka Abwaan Cabdirisaq Kabayare ku xukumay wiilka sharwadaha ah waa in la fuliyo.
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Ай бұрын
Ilaaheye waxn Ka codsaneyna oo Ka baryeynaa inuu rabi cazwajale nag Ka so qabato adiga Iyo inta kula ficilka ah nogen badalo kuwo kheyr qaba oo Dalka Diinta dadka noo badabadiy inuu no so dedejiyo yaa rabi hadaa daacadanimo jirato oo Soomaali aad madaxweyn rajo Ka leedahaye xilka iska casila oo Dalka badbaadi wa hadi qowalkagu Iyo ficilka ad shegeyso daacada Ka yahaye si sharafki Iyo karmadi Iyo xidudaha dalkab lo badbaadsho
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 Ай бұрын
Aamiin Aamiin ❤❤
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Wariye Abwan kabayare Runta ayad ushegtay xasan shekh & damal jadiid 🎉🎉🎉🎉🎉 Mahadsanidiin
@faisalasis8062
@faisalasis8062 Ай бұрын
Thank you for your wisdom akhi
@Ruun-finder
@Ruun-finder Ай бұрын
Warbixin qiimabadan daldhis ah❤❤❤❤.
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 Ай бұрын
Abti Maasha Alaah Ayad Cajib ayaad ku faraway warkaaga ogow
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 Ай бұрын
Dhiiqo gurgurte ciilqabe labo wajile isagoo dhulkiisa alshabab hasto ayuu hadlayaa oo itobiyan joogo xalane xamar from harti❤🇸🇴❤💪👊
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Saa u qoslayay beerkaa i casaaday walahi farmaajo waa hee😂😂😂 waxa noocaasi ma xafiis bay fadhiyaan ilahow dan ha iga galin waxaas iyo waxay u shaqeeyaanba🫢
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Wale kaba yare wa qof aragti dher alaha ku hafido brother inshallah
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
In shakhsi noocaas ahi Soomaali xil u hayo waa Xaaraan mana aha wax Soomaali ku wada joogayso
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Ай бұрын
Anigu puntlander ayaaan Ahaye puntland family oo badan ku waaye inaye maataye meeshaye taagantahaye dhigooda ku timado Eyadaan anigo agoon ku dhashaye Aduunkan ugu jecelahaye dadka Lagu waaye oo reer puntland lama xisaabikaro laakiin anigu shaqsi Ahayentayeda ayaan ka hadlayaa maalintii hassan sheikh Afkiisa ka soo yeertaye puntland 24 years Ayaad soo dhisayesan 24 hours Ayeey ku dumayesa ilmada ayaa oga daadataye md soomaaliya Eragaa ka soo baxdaye ilaahay Ayaan baryee inuunu noo rumayen habarkiisa iyo nacaybka uu noo qabo hassan wajigaag xitaa ma daawo laakiin ilaahay xasidnimada ma jecela qofka pl oo ku maqala waa dayuus iyo dayuusada soomaali ma wadagano Allah soomaaliya ha ku dhaafiyo brother
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
asc xasan waa karaahiyo illaahay nacay weeye dulmiga uusameynayo
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Qumayo hacunin madaxweynaha
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 Ай бұрын
@@sahruja5777Adigu dembi haka gelin dad adigoo is leh xasan taageer
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
HOOYOYINKII SOMALIYEED AYU DHILLOYIN KU SHEEGAY, NACASKAN, 100 SANO HA LAGU XUKUMMO, XASSAN SHEKH, MA MUDNA MADAXWEYNE.
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Liite adigoo Qeyre munaafaq taageeraayay ayaa maanta qof waxkasheegee
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
HADUU KAZS AQLILEYAHAY 2006 BEY DHASHEENDADKAAS XASAN WARMALEH EE ILAHEY HANADHAAFSHO
@FaadumoJaamac-k3z
@FaadumoJaamac-k3z Ай бұрын
Lagama yaabo inaan kuu hiilno soomaalinimadiina adigaa ku xaaray ilaahey naga kaa hor wareeji inshaa alaah
@aliyusuf3013
@aliyusuf3013 Ай бұрын
Sifiican Baad Talo iyo Tusaale Wada Socdo Usiisey Madaxweynaha Dalka Haduu Qaadanayo Walow Aysan Ficiladiisa Kamuuqan Hogaamiyenimo
@AhmeAhmed-s1b
@AhmeAhmed-s1b Ай бұрын
# Ina kaba yare ✓
@seidserar9966
@seidserar9966 Ай бұрын
Marlabaad yaab! Markii hore waxaan kayaabay wiilka marlabaad xasan
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Ай бұрын
Ficilkaka iyo gowlkaga is waafaaji subxanalaah cajiib
@Daqare666
@Daqare666 Ай бұрын
Maxamed Cabdulahi Farmaajo Xafidulaahi ku dar Adaa horey u yiri Farmaajo waa Rasuulkii Mohamed oo Allah umadda u soo diray
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Ай бұрын
Xassan munafaq labo wajiile carurtii U qabiilka mesha Ku keenay in qabiil af la gadeeyo WA khalad walatu xaraam weeye
@Aboabdulkader
@Aboabdulkader Ай бұрын
asc legend abwaan kabayare big bro keep going my brother
@mohamedabdullahi6754
@mohamedabdullahi6754 Ай бұрын
Xasan Sheekh waa Mas uulkii ugu liitay ee soo mara wadanka. Wax kasta wixii uu asaga ka diidi jiray Farmaajo ayuu samaynaayaa
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Xasan Shiiq horay ayuu u sheegay qabyaalad iyo qarannimo makala maarmaan hawshiisa ha iska wato inta xilka uga dhiman kollay somali 🇸🇴 inta caqli ga u sxb ka ah way barteen
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Xasan Sheekhow Soomaalinimada aad sheegayso adiga ha lagaa helo
@halimoyusuf8537
@halimoyusuf8537 Ай бұрын
Yaa babiiyey Somalinimada adaa Haley ee Allaha ka qabto insha Allah Xaga haiku tuso
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
Thenkes abwan kabayare
@suadadude7926
@suadadude7926 Ай бұрын
Beenlow Xasanow ilahey hanaga kaa qabto aamiin
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Abwan ku soco karbashka runta ah brother
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Aas iyo aad ugu gafay
@isxaaqboorow3457
@isxaaqboorow3457 Ай бұрын
Wlhi inaana ku tageren
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue Ай бұрын
Haddii naagahiinu hawiye sharmuutooyin yihiin.cayda idinkaa leh.maaha xabashida.
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
SAHRAA HSBARYAR U AH WAA LSMANTAABTAAN😊
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Ай бұрын
Maashaa alaa
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
MANSHA ALLAH QURANKANA WAADTAQAZNEE
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Afkiisa Arag eey eey dhalay degaal u diyaar garoow degaalkuna isbaaro iyo Gabar la kufsanaayo ma ahan
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Ай бұрын
Ani ninkaan waan layaabaa asaga qaybta Hawiye asaga camal ah. Ma Daaroobaa biila aan isweeydiiyaa
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Ай бұрын
Waa qof xun oo an Allah ka baqayn. Ha la xiro.
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h Ай бұрын
Xasanoow meeshii aad qabiilka gaar siisey ayaan joognaaye fuul qabiilkaaga io xiniin yahaaga joogi calaalka Im from d5
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
habo xamse waa daacad illaahay laakiin dayuusiin ayaa wadanka qaarkood kulajira waxlaguu ayidaayo maleh dayuus balakugarab istaagtey dadkii xamara qaabka. Taagan oo nacay
@zalmawadani
@zalmawadani Ай бұрын
SubxanalaAh subxanalaAh subxanalaAh Awaay aqliiigodii Awaay damiirtodii qabkii Somaliya qabkii asagaka daraan SubxanalaAh subxanalaAh subxanalaAh
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Hawiye Unakaale U hiiliya Madax Weyenihiina Xasan dhiiqo Cabaadka Jooji Hawiyelnd Xoreso Xalane iska Xidh
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Ай бұрын
Sadaqa Allahu caliyul cadiim ❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Karaamada alka kaaqaad . Qabiilkiisa ayuu intasoo hubeeyey yiri madaxtooyada weerara waana qabiiliiste cad wuxuuna ku darsaday jaajuusnimo. Kulahaa gaalada halajeclaado si ay noo jeclaadaan.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Xasan Dhiiqo Gale Waxad Maresaaa Halkii Ina Cabdule Xasan Dhiiga Dad Shayedaan U qurxiyey aakhirkii Wuxuu Yidhi Anaa dilayoo Anaa Dayershee Xagaan Daarood uraacaa Anaa Dilayoo Anaa Dayershee Xagaan Mulin ugu dugaalaa Oromo Ayuu isu dhiibey Meelay ku Aaseen lama hayo
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Ай бұрын
Munaafiq xasan culusow gotkii Khiyaano uu qodey asaga kujera maanta alahna kaama soobixiyooooo oy oo amuut oo silac iyo saxriir u dhimoo insha ALLAH
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 Ай бұрын
Aabaha iyo Sharaftada alla GUB
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Ай бұрын
Waar moryane grub hirab adigo ah oo lumiyey midnimada somaliyed miyaad waliiba kadalbaysa garaab istaag tuug tuug dhalay qabyaladu kumadhigto casimed dabana daad kuma hadidaayan oo baydhaba mata lagabilaba casimeda nolow abwaan hawiyana ismasaarna inta dhalaada ee xalaala ee Somalie dhaab ah somaliwen ogaatay waa marorsade iyo xawadle madahwene qaraan iyo masuliyeed somaliyeed ayaaga xaaq ulay waan ku salameey abwaan kabayare
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s Ай бұрын
XASAN MUNAAFAQ WALAAHI INAAN KUU HIILINEEYNIN BELAAYO MUSUQ MAASUQ BADAN
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somalia no need hawiye 😂😂😂😂😂😂
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Ай бұрын
Aragtida siyaasada waa lagu kala gedisan karaa laakiin in shacab Soomaaliyeed aflagaado intaa ah u geysto wax. Laqadaan karo ma’ahan , dadkeena Soomaaliyeed ayuu kala geynayaa oo cadawga ayuu u adeegay madaxweyne Xassan kaasi xilka haka qaado.
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad Ай бұрын
Beenalow ilaahay kuuma hiiliyo Kuma aan doorman ee adiga iyo kuwii Ku dooratay masiibo ha idinaku dhacado, geedakaad cusakataanaba ha idiin go xassan munaafaq waa ibaliis ee umada soomaaliyeed alaha ka qabato aamiin Yaa rabi
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Ай бұрын
Hassan munaaafaq somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidii Cid ku dhagaysanaysa majiraaaan Hassan mooryaaan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Nin Abgaal ah ayaa Xamar keenay Itooboya waana Cali Geedi ee Itoobiya haloo tartamo!
@subraarm4381
@subraarm4381 Ай бұрын
Soomaaliyee waxaan garan laahay Hawiye wuxuu rabaa inuu dadka Reer Koonfur galbeed dhiigooga xalalaystaan dhulkoogana Dawlada Hawiye ku duusho IImaankii ayuu Alle samada kaga tuuray.
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k Ай бұрын
DUQUN WAAYE SU AYUUGASHTAY WUXUU ISKADHIGAA SIYAAASI AYUU ISKADHIGAA XASAN SHEEKH WAXAANOKALE AYAA JIDKA KALUMIYAY DUQUMIIN AYUUSO ARUURSADAY AYAAMESHA UFADHIYO HAKAASAARTO KAHAŔIWAASIYE AADALE AADAAA
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Xaaryare munaafaqada iyo xaasidnimo adinkaa leydinku yaqaan maskiinow qolkaaga kasoo dhex calaancal
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Ай бұрын
Cidba ma xukumo xasan shiikh
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Guul madaxweyne dalxoreeye cadawgaaga cagta kahoos waxaadtahay geesi illaahey usoodiray umadaan.
@Junanilll
@Junanilll Ай бұрын
Xaguu xoreeyay , ? Qabyaladii kuqaday kuma dhigta .
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
@@Junanilll qof cuqdadeysan daawomaleh
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Ай бұрын
Adeer xasan shiikh haduu abaal marin ku bixiyey isna waa wacaysle Ninkastaa gurigiisa isagaa iska leh guri kale uma talin karo
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli Ай бұрын
MUNAAFUQ QABIILESTE TUUG DAMIIRLAAWE XASAN SHIID
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Ай бұрын
War isagaa usoodhiibay wariye haku xiiqin
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Alla barigaas foolxumayeen
@geelqaad9160
@geelqaad9160 Ай бұрын
Waa in ninkaas hadal xun ummad dhan ku yiri waa in tallaabo laga qaado.
@CadaniBare
@CadaniBare Ай бұрын
Sheeko cudub imaradka cawin u doono oo shaley marki lagu dortey ad u carartey layeyna cidamadi shanta sano madaxweyne farmajo dhisey hadana Etiopiea gadal ka tagan iney bada somalia xoog ku qadato kas u doono cawin balantenu waa waqtiga oo dhamadey iyo dorasho cusub kan kugu xiga ayan garab sin doona insha allaah 🇸🇴❤️🇸🇴🇵🇸🇪🇷🇸🇴🇵🇸🇪🇷🇸🇴🇵🇸🇪🇷🇪🇷🇶🇦🇵🇸🇶🇦
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
CRISAAQ KABAYARE ADAA MUNAAFAQ MADAXWEYNE XASAN SHEEKH KA HAR WACAL YAHOW WARYA MA ADAA FARMAAJO CEYNEYN OO DABCASER IS CAYEYSEEN MARKII KHEYRE LA CASILAY REER MAQAAR SHEYDAAMO KIR XASAN NOLOW USC KU RACSAN KIR
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Soomaaliyeey faraqu manaxo macabsoodo xumaanta ayuu Ku farxaa waad arkaysaan sawiirkan xasan ayax asaga iyo kuwa u hadlaaya waa wecelo cad
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Xassan gurguurte haddii masaaridu tiraahdo adiga iyo qabiilkaaga xamar ayaan kugu waardiyeynaynaa wuu yeelin.
@abdallamohamud3948
@abdallamohamud3948 Ай бұрын
Aqoon yahaankeena sare guulayso,dhedhexaadbaatahy.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
❤abdirisaaq ❤❤habo asc
@rowdanuur4883
@rowdanuur4883 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
kuwa dhaxay waa cilmaha itopiyan ayaga qudhoda waa cilmixii xalanle iyo masaari usheg ushek abwaano
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Runtii waan ka xumahay xagee bulshadu xasan ay u joogtaa sow kan ku gacan siinaya in aan itoobiya loo helin difaac ileyn dadku kama caqli xuma ee waxaan waydiinayaa xasan shiikh maxaad ku haysataa koon fur galbeed in aan la dagaalno adigaaba diidan itoobiya waayo hal dagmo oo dagmo kale ku taageereyso ma jirto arinta cadsiga xasan shiikh ee soomaaliyeey ii hiiliya waxaan ilaahey isagaa boqor ah oo ogaal badan xasan shiikh iyo 30ka qof ee xasan uu ku burburiyey dalkii iyo dadkii dalkaan lahaa hal qof oo ku taageerayo ma jiro hana ku fakarina inuu lafta gareen uu tago xamar xildhibaanada waad aragtaan waxaa ku dhacaya xildhibaanadii saaxibadiin ahaa fadlan 7 cisho gudahooda uga baxa xamar bay ama garoowe mid saldhigbka dhigta xamarna ka qaada caasimada waayo saqiir iyo kabiir abni way ku waayeen hadana barlamaankii baad aragtaan dhib aan xasan iyo caruurta uu wato ka ahayn dalka ma yaalo hal daqiiqobninkii xasan ka farxiya waa dayuus waayo 2 sano iyo bilo ayuu gacanta uga saaray dalkii kuna kala fogeeyey umadii mar dhaweyd waxaan maqlayeybaniga oo kaliya ayaa madaxweyne loogu yeeri karaa anagu madaxweynayaasha aanu dooranay oo kaliya ayaanu naqaan iyagana hadii aad faragalinta aad ka deyn weydo walaahinmeel banaan bay ku dhigayaan xataa caruurtaadu ay kaaga cararaan
@Ider-bu6sg
@Ider-bu6sg Ай бұрын
❤❤
@abdullashire9236
@abdullashire9236 Ай бұрын
Madaxweyne aan kuu hiilinee naga kasbo oo qabyaalada iyo ni jeclaysiga iska daa Angana nooma muuqati wax aan kuugu hiilino
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Ай бұрын
Taladaa ba,day oo taladaa ba,day oo illaahay idamkii jahanama shafka laguu dhig xataa xukunka assasination been munaafaqad iyo wax xun buu ku doonay
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Ай бұрын
Xasan waa munaafaqa ugu wayn caalamka dhegihiisa iyo futadiisa iyo afkiisa isma maqlaan umada xasan wuxuu uyaqaanaa reer garguurte hiraab kalaba iska daaye
@aminaali2334
@aminaali2334 Ай бұрын
Ala wuu qaldamay waxa uu odhan lahaa jufadaydiiyeey ileen somali madaxwayne uma tihid
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Xasan dhiiqo Gale Kama bexe Unakaale Moqudisho Farmaajo Villada Kasoo Iyo Soomiyeey İi hiiliya Raxan Weyen Waa Garacyo Xildhibaan Nada Aqlada haloogu Galo Intaasoo Hadal Hawiye Ayaa Laga Hayaa Jirjioole Miyaad Tihiin ?
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Ай бұрын
Masha Allah Allah macakum❤😂❤❤❤❤❤❤
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Ай бұрын
Warkaan wuu la qabaa Xasan ee sheekada waxey tahay waxaan aniga dhihi waayey adiga ii dheh balse waxaan ka xumahay inaanan afkiisa ku noqoneyn wuxuu nagu tilmaamey Digil iyo Mirifle waa dad Diin iyo Sharaf iyo Karaamo iyo Cizzi leh waaye Xasanka naftiisa waa ogyahay muddo ayuu ku soo dhex noolaa marka horaa loo yiri CIIRTAA DHAMAA CAYDAADA YA QAANA
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Ай бұрын
Weligaya kuu hiilin mayno dad dal iyo dawlad modna mahaysid waxad ka shaqaynayso manaan fahmin Belo hakuu hiiliso
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Xasan sh ma waayo mid sharaftiisa iyo shaqadiisa dhaawaca oo dadka ku dira Xasan sh u dhiibo unu ku hadlo magaca sharafta shaqada qof yaqaan haldalka shaarka aad huwantay inuu yahay mid magaca ka turjuma madaxweynhi somaliya umad dhan abihii adduunka uga mas,uulka ah taas wax sahlan yaana kula noqon reer koofurgalbeed ka raali gali hadalkan qaldan
@professoraliyow9753
@professoraliyow9753 Ай бұрын
The Hassan Sheikh team must resigned.waay fashilmeyn😅
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Habarta laankeda Hassan dhiiqo adiga somali sharaafta ka qaaday.munaafaq. Hassan dameer.
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Absolutely not noooooo xasan sheekh
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Habaryar sideedaba Reerkiinu - Meel Ay usocdaan iyo meel Ay ka - Socdaan? reerkiina Ma’Ahane cid Qabiil qayaxan media lasoo Istaaga lama Arag ?
@mohamedomar610
@mohamedomar610 Ай бұрын
REER XUDUR IYO MAAMULKOODA WAY HADLEEN
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Xasan. Wanin. Keligi. Cuna. Qabolia. Hadi. U. HWiye. Wax. Uqabab. Laha. Cil. Namaqabten.
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 Ай бұрын
Soomaali kuma dooran shayaadiin ayaa ku doortey xasan munaafaq
@AhmedomarAhmed-u5p
@AhmedomarAhmed-u5p Ай бұрын
Xasan dhiiqo oo aynu ogay Qabyaladii uu qawanayd EE uu ku Al oo laynayay Dorashadiisii u dambayday Siduu U mada Somaliyed U waydista hiil
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Isagah a markii dhalay la yaqaan. Oo jawhar ku dhashay
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib Ай бұрын
Miyay hadlayaan mise way ceyayaan waxbarta aad qawaaniinta iyo mawaadinimada aad waxkabarateene
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Ай бұрын
Somaliye madaxweyne isu radiya alle ah noo keen xasan waa laska diray somalie 12 weji ayuu leeyahay Walsh codkisa ayaa idhibaya insamling maqalo beelo iyo baass ku hilisay munaafaqiyow
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 Ай бұрын
Madaxweynuhu wixiisu waa qiiro jabbaan Ilmada yaxaaska ayuu daadinayaa
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk😂😂 Waa Munaafaqin Ninkaas & Hasan Munaafaq Wuxuu Jago ku Helay Farmaajo Waa Mareexan 😂
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 25 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 21 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
DEGDEG FASHILUU SHIRKII MUQDISHO (4715)
1:32:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 29 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
Imisa ayuu Xasan Sheekh ku qaatay qaxootiga lacelinayo?
12:25
Abwaan Kabayare
Рет қаралды 7 М.
SHAKAR (4630)
2:30:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
LAXAMADA KULKULUL (4691)
2:52:24
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 25 МЛН