Walaal waad mahadsan tahay. Waa mowduuc wanaagsan. Aabbayaasheen waxay lahaayeen values iyo moral sare oo marna motivation ay ku dadaalaan gelinayay, marna in ay waqtigooda dayacaan ka celinayay, marna in ay aqoontooda dadkooda ugu faa'iideeyaan ku riixayay. Maantay dhallin yarta badankoodu ma lahan values-kaas ama 'emotional inteligence' oo waxay waqtigooda badankiisa geliyaan maalaa yacni. Bulshaduna dhibta qeyb ayay ka tahay oo aqoonta lama qiimeeyo ka billow waalidka, dadka loo shaqeeyo iyo madax dowladeed intaba. Sidaa darteed waxaa loo baahan yahay change in attitudes, behavior and policies.
@MubarakZ2 ай бұрын
Sax, adigaa mudan wll.
@najiibxashi94442 ай бұрын
War run
@hodanibrahin15692 ай бұрын
Thanks my teacher masha Allaha 🎉🎉🎉
@MubarakZ2 ай бұрын
Sure.
@AhmetNasir-dp3id2 ай бұрын
Tok
@Shugri4982 ай бұрын
Ustaad part 4 baan sugaynay
@MubarakZ2 ай бұрын
Sabtida Insha Allaah Ustad.
@najiibxashi94442 ай бұрын
Waxan ku way diyaay.naxawah 8 xeraar inglishka PDF ba mise buuuga