- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! Also Available in Djibouti +25377120650 - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: kzbin.info/door/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
@shukrihassan1843 Жыл бұрын
Asc alab ayaa dalbaday maanta Finland ayaa daganahay ilaa Goorma ii iman iima sheegin suuqa
@abdirahman4872 Жыл бұрын
Mashaa alha aadban uga helya wlhi barmamujkan qaabakada u so gudbiseya ❤ waxna ahya dadka jecla dadka fican inaya horumaran asxbeyaa KZbinkan inaga leh qofkastow 15 qof gaadhsi ama linking stuska inogu sharaf sii aan u gaadhano 100k 6 bilode horeba ,,sababto ah anigu ma jecli channelada dadka un lagu hadal hayo la caynayo sidanu sameyey la leyahay ,,,,,channelkan aan wax ka faa,iideyno inaga ino wangsan ,sheekh mustafena wuxuu dhahaya somalidu dadkeda walwalan dhageysta ,,,,,naxstexo axmedya ,,xataa haddad wax rii,agshan bixiinayzo waxynu wax ka faaiideno aduunu iyo akhiro ino same ❤👸 anigo 15 jiraa bilabya inan dawdo channel faa ,iidad ii leh manto aan ahya 21 sida fanba haygu ahaate dadku sida 30 jiraka ila sheekaystan ,,,aynu chanelada fucfican iyo dhirgalinta badanso ,,
@baxsancabdilaahi7708 Жыл бұрын
Mash allah xbbti adiga nasteexo uma qalanto wax aan ahayn hore usoco hawl fiican ayaad noo haysaa oo aad isku xilsaartay sida tababare guulaysatay oona rabta inay hablo badan guulaystaan aadna waad u dadaashay qaali insh allah waad arki doontaa dadaalkaaga qaali waankuusoo duceeyaaa noloshayda kamid noqotay mash allah intaan dhiirigalin kaa helay Allah hakaa abaal mariyo oo janada hakuugu badalo adduunkana nolol quruxbadan
@hassna4251 Жыл бұрын
Nastexo wlalshay qali hadad ogan lahayd taloyinka aad nasisid siday i canfacen wax kasto oo wanagsan ajar aya kaga socda qalbiga ayan kaga duceya ha niyad jabin 100 kun inkabadan oo ka ajar badan ayad helaysa xaga ilahay ayu wanagu kaga qoran yahay wallahi video kasta aad soo dhigtid wan dawada lakin maxan samayna somalidi ayan wanaga jeclayn xumanta ayey dhirigaliyan lakin keep going macanta i love you my sister ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
@geenyoegal1635 Жыл бұрын
Masha Allah wll waxadtahy qof kudayasho mudan Allah waxan kaga rajaynayaa cumri dheer iyo cafimad ❤
@maryancabdulahi1365 Жыл бұрын
Dadaal abaayo waad kareysaa me shaad rabtid insha allaah iyo meel ka wanaagsan
@baxsancabdilaahi7708 Жыл бұрын
Wlo anigu dhiirigalintaada aadbaan u jeclahy iyo caafimaadka is caataynta dhamaan waxaad qabatidba
@anfaccabdinaasir3178 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakallah aad iyo aad ayuu ii cajabiyay waan jeclaan lahaa in uu sii socdo aad ayaad u mahadsanthy wlshay gacalo
Sincèrement en écoutant ton histoire, j'ai passé le même scénario. Depuis 4 ans que j'avais un problème d'acné et j'ai tout fait pour me débarrasser mais rien à rien. Et chaque personne qui me voyait me soûlait des questions et des méthodes a faire ( comme si je les ignorais). J'étais obligée d'utiliser du fond teint durant toute la journée et l'enlever quand je m'apprêtais à me coucher. Bref, alhamdulilah depuis 1 ans maintenant que je les ai plus. Qu'es ce que j'ai fait ? Rien du tout honnêtement.
@laylumohamutt2788 Жыл бұрын
Anay hada ihaysataa sidee kuxaliyaa😭💔
@itsebyan Жыл бұрын
Hey Dear Aniga sanadkii hore hal unbaa goal ii ahaa taasna waa inaan jirkeyga fit ka dhigaa alx waa sameeyay Second Chenalkaaga waan jeclahay gaar ahaan markaa sio dhigeyso Dhiirigalinta iyo Routinka masha allah Abyo waxaan kuu rajeynaa inay sanadkaan kuu rumowdo goals aad leedahay dhan ❤❤
@Somaliqueen1 Жыл бұрын
Waxbadan ban ka fa’iday habibt thanks ❤
@laylaahmed7318 Жыл бұрын
Walahi 1m hadan anu awodo inan ku gadhsiyo Hal malin iguma qadten wn ku gadhsin laha dadalkaga iyo juhdigagu ayaa wx lo dhigo lahay naz keep going hno Aad bn ku dawada wx badan wn ka faiday video weight loss no so badli iyo kuwa dhiri galinta November odhan adiga video dhiri galinta ayan xog u dawan jiray nolashayda way badlen hore u soco hno qli from boram ❤️
@anisamohamed3211 Жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah Illaahay subxaana watacaalaa ha ku barakeeyo Adiga iyo familygaaga inshaa Allah Guul Iyo Gobonimo👏👏👏💕💕💕💯💯💯❤️🙏👍
@Qurbajoog Жыл бұрын
Qurux make up ka dahabka iyo wax kasta😍😍😍
@essensiaashine5243 Жыл бұрын
Naz huno try not to use anything (cleanser, cream) for atleast 3 weeks. I know it sounds crazy but it workssss. Reaserch that method and try it. My cousin who had the same acne as me use to tell me that but I didn't listen 😭 I did it accidentally last year and it worked alhamdulilah! I now use only water to wash my face.
@nim5-r1v Жыл бұрын
Keep on spreading goodness, at the end they will all fall for your advices.
@Maryaneey-l4h Жыл бұрын
Mahadsanid abyo quruxey I don't really miss any video of u're channel
@ubaxayaan4811 Жыл бұрын
Masha allah vedio gaan wa badan baan ka faa'iiday ❣️🙏🙋♀️ Sister alla ha ku sharfo❣️
@Humblegirll Жыл бұрын
Masha allh huuno guul waarta kuu rajayna markasta farxad iigu noolow sanad badan 🥰🥰🥰✍🏾
@fatimafatima1257 Жыл бұрын
Masha allah aadban uga hela wlhy vídeo yada aad iyo aaad waxad ka hadasha real life ka wllo hore usoco kuwa dhiri galinta aad nogusobadi
@ummaryam1 Жыл бұрын
Mansha’allah abayo you are natural beauty… don’t listen to the haters
@NazAxmed Жыл бұрын
Thank you so much❤️❤️❤️
@ramadanabdi6641 Жыл бұрын
Wa mahadsantahay hno wlh aniga wax bdn ban ka faaidaa,sida weight loss ka iyo routines ka o runti aad I dhiiri galiya, by the way you are strong,organized person,masha allah .😍
@NazAxmed Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaashey ❤️❤️❤️
@Farhia_ali Жыл бұрын
Maasha Alaah Abaayo Soonoqod Wanaagsan❤❤❤❤
@umuanas6223 Жыл бұрын
Abayo plz noso barnaamijyada misaan dhimista Allah ku dhowro Naz Ahmed Abayo sanad barwaaqo inshallah
@sumadqaran Жыл бұрын
Aniga caataan ahay mar kasta waxay igu dhahaan naa heedhe cunto ma cuntid miyaa waa dhiman rabtaa😂😂😂 markaasaan iska qoslaa. Hada qofka sidaa I dhahayo isgaaba overweight ah markaasaan niyada ka dhahaa waxaan Ku saaran caatadeeydaa ii dhaanto maba iska ridi karo alx. Hooyo ilmo yaryar korsaneeynsaan hilib culayskii maba qaadi karo.
@miskiinilahayjecelyahay5749 Жыл бұрын
Masha allah tabarakalah ilahay haku xafido wll qaali from hargeisa somaliland
@isirmohamed3866 Жыл бұрын
Insha allah sanadkan ayaad gaari doontaa 100k
@gardengolden7717 Жыл бұрын
Macha allah tabarikallah beautiful vidéo. I used to have pimples on the face but now since I use satin pillow cases it’s all gone and my face become clear. See some Dermatologist they may tell you what’s going on your skin type. I think you have oily skin. Like me . Anyways good to see u sister ❤
@coachamal2429 Жыл бұрын
Nastexoy abyo waad mahadsnthy Wajiga acne leh u isticmaal Clay Indian waa powder fcn
@aminaosman3439 Жыл бұрын
I really like your videos you deserve more than 100k followers masha Allah
@NazAxmed Жыл бұрын
Thank you so much ❤️
@osobeey1459 Жыл бұрын
noo so diyaari abaayo barnaamij ah how to make a friends
@fatimaa.abdullahi4424 Жыл бұрын
I don't get your notifications anymore. I wonder why? I love your channel, may Allah bless 💖 you sis and your family.
@NazAxmed Жыл бұрын
Thank you walashey! Yes KZbin does that sometimes... Anyways thank you for your support! much love to you
@saida2003 Жыл бұрын
Farxad waxa Laga hela quranka kariim
@Muna-xh8hc Жыл бұрын
MashaAllah I liked your video and the information you shared with us
@NazAxmed Жыл бұрын
So nice of you 🤍
@mariaabdi6265 Жыл бұрын
wax bdn ayan ka faidaa wlh vedios waxana minsanhy channel yar ee wax laga faido ayuu kamid yahy channel kada wlalo .
@munacadey99 Жыл бұрын
I usually watch from the TV but.... am subscribing your channel on all the devices in the house 🥰 Keep doing what you do hun inshallah 😘 ❤️
@NazAxmed Жыл бұрын
You're the best! Thank youuu walaashey 🤍
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
Basement iga is gee alaabta, office kana ku nafis oo space aad wax ku qoratid ood ku nasatid ku tukatid salaada ka sameeyso quraankana ku aqrisatid ama buugaagta
@saida2003 Жыл бұрын
Asc qali Grupp yaada quranka iyo tafser oo khayrku kasocdo gal kadibna waxad kaheli hablo wanagsan
@nailaabdirahman5451 Жыл бұрын
Abayo waxaan kaloo u baaahanahay mama farxiyo aan u malaynaa in ay ahay gabadhii waqtiga ka hadlaysay ee tiri waxaa jiray gabadha markay uur yeelato ilaa ilmuhu kagaaray 6bilood meel lagu Barto ayaa jira taas ayaan aad u danaynaynaa ee plz noo soo gali
@sacdiyanur9243 Жыл бұрын
Masha alaah naztexo
@osobeey1459 Жыл бұрын
same to you abaayo me too ma lihi asxaab
@Munalalachenell Жыл бұрын
Habo xulbada ookaliya marso biyaha xulbada cab plz
@fatoumamed5723 Жыл бұрын
Mashalah vs êtes très investi dans votre projet, je vs souhaite inchaalah que tt vos vœux se réalisent pr ce nvel an. Qu' allah exauce nos voeux à tous.
Salam alekoum Nasteho courage au niveau de KZbin inchallah kheir. Tu vas atteindre des objectifs.
@hodanmohamedlifestyle Жыл бұрын
Maansha allaah guuleeso huuno❤❤
@Qurbajoog Жыл бұрын
Such a good video I love watching others look back at their year. Thanks for sharing.abaayo ❤
@khadrafarah5488 Жыл бұрын
Mansh Allaah habo❤💖👍
@hodanm.o3562 Жыл бұрын
MashaAllah Naz keep going inshaAllah. May Allah make 2023 a blessed year!Ameen
@NazAxmed Жыл бұрын
Same to you! Amiin ❤️❤️
@hodandiriye4480 Жыл бұрын
Masha'Allah thank you for the motivation 🙏 💖
@hamdiayusuf3229 Жыл бұрын
Masha Allah keep going sister
@shukriali4487 Жыл бұрын
Masha allaah
@inaismail4860 Жыл бұрын
Nasteexoy anigaba sanadkan wajigaygu elerjidii aduunkuun kuu qaaday
@maryamabdi9448 Жыл бұрын
Kula mid ban ahaa wlhi xataa ciidki ramadan ma ciidin wan dhuuntay wajigayga lama fiirin karin alx hada wan ka raysty
@miiney1954 Жыл бұрын
Nastexo abyo mcn gbr an kudaydo m.a Allh kuxafido
@ayanaden8200 Жыл бұрын
Mashallah Nous sommes là pour toi Et nous te souhaitons une grande réussite
@nasrasaid10 Жыл бұрын
Inchaalah que dieu réalise tout t'es souhaite Inchaalah va de l'avant ma sœur 😚
@saadiaabdirahman6621 Жыл бұрын
Haa abaayo somalida aad uguma baraarugsana gluten iyo dhibatoyinka uuleyahay, my kids have coeliac disease which I have to feed them gluten free diet. Please make sure you upload gluten free meals for kids that are nutritious.
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Abayo sanadki 2022 af somaligaga improvement uu sameyay, Teeda kale subscribers bas ha fiirin, minuteska lagu dawado ugu muhiimsan example aniga subscriber kuuma ahi, vediogano dhanne waan daawaday kuwa badane sidas u dawadaa, markan kuso xasusto Naz Ahmed search ku qoraa waana dawada Marka numberka subscriberska yuusan ku niyad jabin
@NazAxmed Жыл бұрын
Waad saxantahay. Aad baad ugu mahadsantahay xasuusintaada. Runtii aad ayaan kugu mahadcelinayaa. Its always good to hear this.
@hawasuleiman2262 Жыл бұрын
Confident in your own skin mashallah keep that confidence always
I love you naz,I love your videos wanan la socdaa🥰 Inshallah 100k waa xidhaynaa keep it up qalbi❤💋
@qalideeqo7472 Жыл бұрын
ASC mashAllaah you working hard good Great woow you are woman heart mashAllaah tawarakaalah 💯💘
@NazAxmed Жыл бұрын
Thank you so much 🤍🤍🤍
@haboondiriye2569 Жыл бұрын
Masha allah wll qali hore usoco
@amalismail7772 Жыл бұрын
waan la yaaba somalida waa so impressment👿waxay doonan ayay iska yidhagdan
@ilhanmohamud3405 Жыл бұрын
Abayo wlh million Baad u qalantaa lkn iska dadaal vidio ga routinka iyo iscateenta Soo Badi kaas ba said u xiso badan
@NazAxmed Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaashey 🤍
@karimahashim6579 Жыл бұрын
Keep going sister ❤
@feis90822 ай бұрын
Asc ❤
@barlinyusuf8803 Жыл бұрын
Masha alah abayo hormar wacan ❤❤❤❤
@sucaadcabdiraxman3810 Жыл бұрын
ماشاءالله تباراك الله اختى🎉❤
@ubahmohamed2746 Жыл бұрын
Mashallah abayo hore usoco
@geenyoegal1635 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@atisar3246 Жыл бұрын
Sister dont say "yahay" but say " waxan ahay"
@yasminebusiness Жыл бұрын
Mashaallah ma chère t'inquiète pas houno, tu va réussir inshaallah, bon continuation et fais bisous de ma pars ton bébé😘
@NazAxmed Жыл бұрын
Merci infiniment🤍
@deigamohamed707 Жыл бұрын
Love your videos ❤Happy New Year ❤❤
@NazAxmed Жыл бұрын
Glad you like them! Happy new year to you as well 🤍
@ayaanabdiaziz5598 Жыл бұрын
Mnsha allah
@zamzamjama2939 Жыл бұрын
Mashallah Nice vedio 🥰👍
@samiyahmuuse1762 Жыл бұрын
Manshaa Allah
@fardowsaxasan454 Жыл бұрын
Naz waan ku taageeraa horay usoco
@nimonimco3063 Жыл бұрын
Naztexo Video aad soo galisay November aad u fiicnayen.Thank you👏🏻 kasta wuu ducaynayeey. Plz qof kasta oo dawada ha ilawin in aad sebscribe dhe.🙏
@ubahahmed6244 Жыл бұрын
Mansh allah❤
@geenyoegal1635 Жыл бұрын
anigu waxan jooga Uganda 🇺🇬 hadaf kayga ugu Wayn 2023 waa in aan imado canada insha Allah
@barwaqosanag2204 Жыл бұрын
Anna Sido kle kmpla jooga Allah ha inoo fudaydiyo sanadkaaan
@queenofqueen3694 Жыл бұрын
Ana sdokle uganda jogaaa isku haffana wNHY alle hainoo rumeeyo wlll
@hashashahmed2922 Жыл бұрын
Video grocery cunto cafimaadka leh
@itsebyan Жыл бұрын
Aniga caato baan ahay marwalbo waxa aan naco waaye qofwalbo waxuu ku leeyahay maxaa kugu dhacay qol maa lagugu sio xiray maxaa saan caato ugu tahay waa hadde waligey 60 maan dhaafin 55kg baan aniga dionayay iska dhigay saa dadkii dhan maxaa saan ula caatowday waan dhibsadaa hadda dadka ma soo salaamo dadka familyg nahay sababtoo ah caatotahay lee kuhaanayaan