Walaahi ceyda aqlilow saas aan kaa rabaa been beerka uga garaac heer Tiktok cadowga amiira ayaa ka buuxo
@zakirboss14310 сағат бұрын
Amiira First-giiba mute laga qalday😂😂
@FaadumoCalisaciid12 сағат бұрын
War cayda dhib badana wixiiba ciyaaru kadhigtay😂😂😂😂😂
@Munamalapoh12 сағат бұрын
Ceyda waa barmuuda caadiya intaas ma wuxu u samaynaya in aan waxna laga ogaan😂wixiiba wada been bu ka dhigay🙄😭😂
@Aragsaninaaadan10 сағат бұрын
Wllhi aasha wan jeclahy qalbi wanagsan ayay leedahay runti qof fcn waye aasha ano waligay la kulmin ayan wax walba oy thy halkas ka garanaya aqlaqdeeda qosolkeda quruxda badan I love you 😍 asho qurux
@adandiiriye433312 сағат бұрын
😂ilmo koris ayaan gali rabaaa😂😂😂
@Aziiza_A11 сағат бұрын
2:30 dadka laso taagan Amira iyo Ceyda waxba kama dhaxeyan hadalkas wax kala baxa dooqoodana so dhaweeya xaasidnmada dhaafa😂😂😂😂
@XamdiMacalin1212 сағат бұрын
Hamblyo abyo waxatahay gabar kartibadan o naxaris badan abyo waxan kuleyehay hormar wacan ❤❤❤❤❤❤
@MarwaYakub-p6q11 сағат бұрын
Maftux and cubeyd and guled 😂😂😂😂😂😂ceyda wlalow benta caw sithi coffee cml aya nosiseh please gameka kucelis waye 😂😂😂😂
@IkyyQurux12 сағат бұрын
Amiradena Always Queen ❤
@AyaanCabdi-q2u12 сағат бұрын
Hada soo dawaday cumeer iyo sundus 😂😂
@Bahja-k5p11 сағат бұрын
Asad ,koko,amira,ceyda intas inee isla soosameyan we listen but we don't judge ya ila jecel
@NaeemaMM-n4x12 сағат бұрын
Amiira guulayso❤❤
@NajmaCumar-c2d12 сағат бұрын
Wlhi casha wn jeclaa inay noqoto yutubar❤alxmd hadaa ka dhigteen
@Cadaaniabdilaahi12 сағат бұрын
M,, QADAR AYAA NAGU NOQOTEE,, AFKANAAAN CESHAN KARRIN
@Kaliged11 сағат бұрын
Ceyda hal run mushegin😂😂😂
@hindaofficilchanle295612 сағат бұрын
kin ceyeda is not easy👍
@adandiiriye433312 сағат бұрын
Keep going ceymir❤🎉
@SadraHussein13 сағат бұрын
Sundus keen please funny weeye❤❤❤❤
@IstaahilNuur-vf8lh12 сағат бұрын
Game ka dhan waa kudheelay cayda been buu beerka noogu garacay😂😂😂😂