Jarmalku ha ogaado in uusan muslim ku wax qarxin e ay argagixiso yihiin mushrikiinta iyo kuwa ka baxay diinta islamka islamku waa diin nabadgelyo islam e pace
@OsmanHaji-ig7tr12 күн бұрын
Ust Ibrahim, waad mahadsan tahay Waxaan rajeynayaa inaan wax dhib ah inusan soo gaarin dadka qaxootiga ah ee ku nool dalka Germanka. Waa arrin wal walkeeda leh.
WAA ALLE FADLIGIIS INTUU ISLAHAA ISLAAMKA DHIB ASAGAA ALLE DHIBAY
@MahamedAli-p7r12 күн бұрын
Waa mulxid adigoo kale ah
@bulohus854812 күн бұрын
Masiibo haku dhacdo !! Mulxidka!!
@Xalkeen11 күн бұрын
*Waa mulxid argagixiso ah*
@Easy_way112 күн бұрын
Xasan Sh Maxmud wa Gun 1$ ba lacag u ah Dal iyo Dad midna mayaqaano hadi shir Dhilooyinka caalamka ay qabsanayan wu Aadi , Ilhay Ma caabude lacag ba u ilaah ah
Wsc waxaan kusaladay cuqubadii uudinta galay iyo dadka Muslim kaah
@Zu.Al100112 күн бұрын
Waa Xayawaan dadkii soo dhamweeyey,ayuun buu dhibaateeyey,Qof diintiisii uu ku dhashay iyo dadkii uu ka soo Jeedey ka fogaaday oo Neceb cid kalena uma Naxayo,Jeelka ayuu ku Orayaa,Waa iska cadahay Cidna muu Jeclayn
@BrbAxmed12 күн бұрын
10:46 10:50 10:57
@AyaanMohaned12 күн бұрын
Walachia waahalaag
@MXuurahe12 күн бұрын
waa dhaqan as lama amiino waayo diinti kusociyaren midkale ninkasu jamacada madina kasobaxa dhicikarta
@caliphabdoe70812 күн бұрын
Should I Comet? I'm So Muslim European
@bulohus854812 күн бұрын
Hadduu ‘islamka Necbaa ! Muxuu- Dadka u laayey!!
@Quenxal12 күн бұрын
Niinkaan quurshoow waateey
@abdiyusuf872912 күн бұрын
Wa nin waalan
@kaissasgaas69512 күн бұрын
Shakhsigaan Lagu eedeeyey Inuu dhibta gaysto kulahaa.. Lol
BRITE SOMALI TV . Plz waxaan nahay Dadka youtobe wararka aad uu xiiseya wararka lagu kalsoonan. Karo ayaaad noo soo tabisaa ee wll waxaad kasoo Hadashaaa Doorashada Germany sida ay uu dhacayso .waxaan jooga kambala ciyaal ayaa wada loo dacwoonayo bal sxb mar uun kasoo hadal sidey uu dhacdo doorshada garmany iyo cida ugu cadcad iney ku guleystaan waa intaaso ay na saameysaa wll🙏🙏🙏
@AhmedHaajiosman12 күн бұрын
Cabsida aad sheegaysa ma qaxootiga loo xisaabinayaa khalad of galay oo weliba cunsuriyiinta ayuu taageeri jiray
@MXuurahe12 күн бұрын
dhaqan muslim mahan wana cadeysta
@R3dS3a12 күн бұрын
Ma is weydina maxa kulimiya marwalbo lagaro chrismas time ka marki u horeysaye mahan oo dhowr jer ayey solalabatay oo waliba ajinabi un ay sameyen timir lafakijirto
@HalaasiTube12 күн бұрын
Hadda goobtii waaxa haysta ciidanka polizei ga ayaa ku sugan maanta waxa soo booqday kanzelor ka dalka jarmalk. Xaalada way qasan tahay. Waxa jira joornalka bild oo xagjir ah oo isna hawsha ka faaiidaysanaya. Magalaadaydiu jab ayaa ku dhacay😢
@charkoshanghai12 күн бұрын
Asc dawladii ka hor istaagtay in Saudi 🇸🇦 lo gacan gasho ayu sidaas dadkeedi uu layan mujrimka sacuudiga uu tarxilaa kadib qorta ha ka jartee .
@Abdiwali-Osman12 күн бұрын
Nacam
@MRGABOWAbdi12 күн бұрын
Waa in laga sara Muslimiinta oo idil Waddanka Germany
@Xalimo42112 күн бұрын
Muslim nacaybka iska daa,Ma muslim oo dhan aya dambiga geystey? Ninka dhibtan geystey sow maaheyn mid caayn jirey Muslimka iyo Diintooda iyo kitabka Qur'anka?
@maryamadirie872212 күн бұрын
Ba aa wadna magaalawday balaayo waataas
@AlfiaAmiin10 күн бұрын
Cuqubadi islamkaa Ku dhacday .
@waxgarad741212 күн бұрын
Ninku Ma gaadhi buu dadka jiidhsiiyey
@ikraanhassen221912 күн бұрын
@@waxgarad7412 haa wll
@JJAbdi12 күн бұрын
Ibrahim is saw Hussein sanka
@souleymanhamudahmed754212 күн бұрын
Koleyba carab maydaan arkin isu ekaysiiya carabta mana taqaaniin kuwa ay yihiine akhriya wax badan sida aad u ogaataan qofka carabka ahi waxa uu yahay 100%95 waa dadka aduunka ugu xun haduu muslim yahay iyo haduu yahay gaal qofka carabka ahi ma rabo in la ogolaado in guriga labaad yahay gurigii sahra hooyada ishaq
@bulohus854812 күн бұрын
Walaal maxaad ka hadlaysaa?
@souleymanhamudahmed754212 күн бұрын
Muslim wanaagsan kee ayaa ah muslimku ma kuwa carabta isu ekaysiiya ee soomaalida ahbaa? Muslimku ma qof carab ahbaa mise muslimadu waa adoon u ahow qof,? Kuma ayaa muslim ah?