dhibtaada ugu weyn waxa weeye xiriir ka alle bey gooyeen xuskiisii bey ka jeesteen qofkii intaa sameeyeen waxuu alle u balan qaaday inuu galayo nolol cidhiidhi ah قال تعالي " ومن اعرض عن ذكرى فان له معيشة ضنكا " )
@abubakarawil30866 ай бұрын
Dhilinyarada jarmalka joogta waxaan kula talin lahaa balwada ka fogaada qoladan aynu la joognana dhibkoodu ma yara marka is ilaaliya ilaahay ayaa wax ilaaliyee guul ayaan u rajaynaya dhalinta somaliyeed ee ku dhaqan jarmalka wll🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@JamaMohamud6 ай бұрын
Dhibaatada dhallinta haysa waa isticmaal ka daroogada iyo shaqo la'aanta
Waa dad caqli xun talo mindi ayay ka barten hala tarxiilo qofka dadka dhibaya ee garan wayay wuxu u yimi yurub halku ama aqoon ama maal ka samaysanlaha ee uu iska cabayo darogo ka dib mindi u uqadanayo dadki wadankoda kuso dhaweyay wa cawan alle haso hadeyo waxan noqoney umad bila hadaf ah wlhi
@alhudaquraancenter16356 ай бұрын
Asc .... Ahmed wllky waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
Somalida Tyskland waa waalayin waayo wiilka maagefe haayistey 2 ila 5 sano inta u dheexele maaha noormal
@filsanabdullahi28116 ай бұрын
Asc wllo dhibtaada ugu weyn waa imanka ku yar dhaliyara waxay u bahay diinta fahman
@hanad66666 ай бұрын
Waa strees ka io dhipatoyinka isdabajoga ah ee kajira dalkan😭💔🤦🏻♂️
@kiinhusen6 ай бұрын
Waa wax maqal la’aan dhalinyarada hadii wax loo sheego waxba ma maqlaan. Talo ma qaataan, waxbarasho ma jecla inay shaqaystaana ma jecela. Maxaa u diidi inay Jeelku uu u noqdo guri??? Ilaahay hasoo hadeeyo dhaliyarada Muslimiinta
@qosolqaramitvqaraami14666 ай бұрын
Cabitanka mey iska dayaan wa kuwaa isku xarayee mararka qar ba is ledahey dadka caba yurub hormee umey imane waxey u imadeen cabitan qurbaha 😢
@mohamedkhalif37046 ай бұрын
Ninku ma somaliba
@hamzaproduction14486 ай бұрын
27000 Hamblayo Ahmed
@SacdiyoMahamed-r6u6 ай бұрын
Bisinka Alaw Awlaaada No ilali Jel iyo Meeel xunba Noga hay
@AsmaAsmaay6 ай бұрын
Alle hasoo hadeeyo dhalintaa
@zamzamxuseen9616 ай бұрын
Bisinka 😢
@fatush143mohamed66 ай бұрын
Asc somalay 2wiil oo magalada ila dagan oo cabtoy ah nolosha ka dhacay joga plz plz hala caawiya intee noolyihin 😢