Muxuu Fahad Yasiin Kala Kulmay Gurigii Madaxweyne Cabdi Qaasim Salaad | Qisada Fahad & Muqdisho

  Рет қаралды 178,382

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 105
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 2 жыл бұрын
Maqaalladii uu Fahad Yaasiin qori jiray. Aadbay u xiiso badan yihiin. QAAMUUS noo soo kordhiya.
@sahroyahyedamey6794
@sahroyahyedamey6794 2 жыл бұрын
Cabdi qaasim nin Alle kabaqaya ayuu ahaa dhiiga umada hamuun umu qabin Alle ha xafido. Sida fahad.
@ahmedabdikahin1276
@ahmedabdikahin1276 2 жыл бұрын
Warbixino xiiso leh weeye Ustaad maxamed
@anisaalem8598
@anisaalem8598 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH WALALKEY WAAXAAD SOO SAR TAA MARKASTA QISOYIN FIICAN Jazakallah WALAL MATA WAXAAD SOOSAR TEY LABA QOF OON JECLAHAY DR ABDI QASIN SALAD IYO FAHAD YAASIN Ellahay HAXAFIDO LABADOODA 🤲🤲🤲👍👍🥰🥰🥰
@mohamudsiraad1209
@mohamudsiraad1209 2 жыл бұрын
Fahad waa fariid caqli badan waligey sidaa mamoodayn cajiib!
@leylahasan8352
@leylahasan8352 2 жыл бұрын
ماشاء الله اللهم احفظ فهد ياسين يارب العالمين
@fowziyaisse2869
@fowziyaisse2869 2 жыл бұрын
Maasha allaah c.qaasin waa nin eholudiinah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Cabdulaahi qaasim wuxuu Ka dambeeya Dadka akhlaaqda iyo aqoonta Dowladnimo leh. Waxaa Ka horyimid mooryaantii hubeysneyd ee Madaxtooyada haystey. Allaha xifdiyo
@zakariyecabdimaxamad8229
@zakariyecabdimaxamad8229 2 жыл бұрын
Masha allah cabdi khasin midaa wuu ku amanan yahay
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Qaamuus Waaba Raadinayey ! Waxaan Ka - Dhagaystay Qusadii , Xusen A/Qaadir
@caashaqbile6115
@caashaqbile6115 2 жыл бұрын
Hadii uu ahan lahay mid daadsho dhiiga wuu dagi lahay madaxtoyada lkn nabad iyo naxariis buu siday taa waxaa garan wayay hogamiyashii muqdisho mudane madax weyne Dr.cabdi qaasim waxa aan ku xasuustaa dar daarankii somaalida uu ujediyay dar daarankaas waxa uu ahay dhibka maanta naheysato ee naga soogareyso doolad gobaledka waxa an kaxasuuta hadii aan wax laqaban waxaa la arki doonaa habar aqalkeda calan kataagato dabadeed dhahdo cowralo lan baan ahay taas uu ulajeday qabiil lan taas oo hada kajirto somaaliya m.dr.cabdi quasin c.c.c. allaha kusiiyo
@fe8445
@fe8445 2 жыл бұрын
Md Abdiqaasim wuxuu waziir ahaa 1970 ilaa 1991. Inuu qibrad dawladeed yeesho shaki ma lahan. Waa shaqsi wadani ah, dulqaad iyo naxariis badan. Dagaal oogayaashii berigaa aad bay u dhibeen. Qaarkood dawladii Farmaajo bay dhibayeen iyagoo duqoobay.
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❣
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 2 жыл бұрын
Gurigaas waxaa degenaa gen galaal alla ha unaxariistee 1994 ilaa 1998 istaafkii galaalna waa ahaa aniga iyo 15 kale oon isku ayaale nahahay masha allah gurigii cadaa
@AGEAJMDWAHY
@AGEAJMDWAHY Ай бұрын
Hadda maxaad qabataa?
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Madaxweyne waa inuu lahaadaa ad-adeyg qofnimo oo cadow iyo u nacableeyaba uu uga taqaluso Iyo hadal cod karnimo leh oo bulshada uu wax ugu bidhaamin karo
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 жыл бұрын
Fahad iyo Cabdiqaasinba waxay ka mid yihiin halyeeyada Soomaaliyeed .
@engineercumarnuuryarow3558
@engineercumarnuuryarow3558 2 жыл бұрын
Qiimeynta fahad in sheegay waa mid ku haboon in uu yahay nin jilicsan madaxweyne Cabdiqasin Salaad.
@hanaanali6415
@hanaanali6415 2 жыл бұрын
MA JILICSANA WAA NIN MUSLIN MA AH DILAA SOMALIDA WAXAY GEESI U YAQAANAN GACAN KU DHIIGLE GUMAADA SHACABKA U MASUULKA KA YAHAY
@guleedcabdj3953
@guleedcabdj3953 2 жыл бұрын
Waa sax guriga c/qaasim salad mahan guri bahlo dagan yihiin dadku waxay dareemayaan naxariis waa guri wadani daganyahay mahan gurigii bahlada farmaajo iyo Fahad waalaga cararaa
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 2 жыл бұрын
Bro c/qaasim waa nin xiliga u adkaysan wayey daruufaha ku gadaaman ee halo dulqaato waagaas hogaamiye kooxeed ayaa kacsanaa
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 ай бұрын
Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 👌
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Madaxweyne saad ku mehersatay ku maamul. Qaamuusoow walaal maqaalkaas halkeen ka heli karaaa
@ismDirir
@ismDirir 6 ай бұрын
Asc waxa xasuus iyo wiimo sharafleh shaqsinimo aw ugga ahaa qaranimada somaaliyeed allah yarbxma al,raaximiin ❤❤
@faysalcabdi2825
@faysalcabdi2825 2 жыл бұрын
Qamus aadio aad ayan kuu bogaadinaya madax weyne c,qaasin markuu ahaa itoobiya ayaa somaliya qasaysay maantana shabab ayaba qasayo dhibka alle swt hanaga dulqado 🤲🤲
@mahirmahiryare1326
@mahirmahiryare1326 5 ай бұрын
Madaxweena sharafleh🥰
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Sababta A Qaasim lagu diiday Waa Diinta - Ka muuqatay ? Yaase diiday. ?
@boutrosfadloohaddad6550
@boutrosfadloohaddad6550 2 жыл бұрын
Nabad Iyo Nolol malaan kasta film cusub
@fe8445
@fe8445 2 жыл бұрын
Dadka Muqdisho waxay sheegaan in Abdiqaasim habaaray dagaal oogayaashii Muqdisho. Habaarkiisii wuu ku dhacay. Waxaa cagta mariyay Maxkamadihii Islaamka.
@fadhumosheikh4356
@fadhumosheikh4356 2 жыл бұрын
9 top i.p.o
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Xiligii Qaasim Fahad Waaba yaraaye, ?
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 жыл бұрын
Cabdiasin reer tolkii habargidir uu ka dagiwaayey madaxtooyada madaxweynana ka noqonwaayey laakiin c yuusuf ayaa itoboyan uga ceyrsadey mooryaantii cismancaato
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Ex-madaxweyne cabdiqaasim salaad nin dagan oo dad iyo dal jecel buu ahaa
@taxanemediapro7380
@taxanemediapro7380 2 жыл бұрын
Chanelkan Waxa aad ka helaysaa buugta noocyadooda kala duwan oo muuqaallo taxane ah laga diyaariyay sida kuwa taariikhda, kuwa sirdoonka, kuwa dambi baadhista iyo kuwa ay ku duuganyihiin macluumaadyada kale iyo dhacdooyinka dunida ka taagan waqtigaas fadlan nagu soo biir
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
EX Madaxweyne Cabdi qasin Salad Xasan Allaha Ha Xafido Al-Xaaji Fahad yasin Xaji Dahir Wanu Townay Xaqiqa ✍️ Sahal laguma ogan JIRIN Xogta Hayadda NISA
@umumohamed8262
@umumohamed8262 2 жыл бұрын
Cajiib
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 2 жыл бұрын
Fahad xog ogaalnimo la-aan baa haysee xilligaasi ma ahayn xilli nin adagi hawada soo geli karey waayo dagaal oogayaal dawladdiisa ka hub badan oo mcuunkii meles sanaawi & keenyoo is yar qarinaysey too u taageerayaan baa jirey, midda uu yiri dagaal oogayaashuu la shiri diideyna sirtooda oo aan qarsoomayn buu helay oo uu cismaan caato yiri inta annagoo dhamu la kulanno ayaan shirka uga kacaynaa si caalamkoo dhan loo yiraahdo kulligood way ka hor yimideen, sdarteed buu isna yiri qof-qof baan idiin qaabbilayaa iyadana way diideen illeen waa dad shirqool wataye...
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Жыл бұрын
Ninkan baa kuhabona hogamiya Somalia,waa niin Allah kabaqa oo haybeed leeh waar ninkan halaguso celiyo xukunka
@abdiibrahim7732
@abdiibrahim7732 2 жыл бұрын
Waxaa laga dhaminayaa wareysiga fahad inuu waagaaba jeclaa itoobiya wayo ma ogoley in itobiya waxlaga shego ilaaiyo hada
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 2 жыл бұрын
Maxamed xaaji ingariis xiligaas ma nin weeyn buu ahaa markii loo jeedo 25 jir baa la moodaa istaqfurullaah
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh Oo ninku ma rug cadaa baa qof hada soo caan baxay baan u qabee Niyoow
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣reer albaraka ahaa weligi muqalkisa sida ahaa inta aniga arki jirey waaga dugsiga school primary dhiganaye 2004 2006 ila manta wa isku muqaal juc madhahyo ninka maxamed Xaaji ingaris baryarida udhashey
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 2 жыл бұрын
@@fathimamohammedxusen5839 kkkk waxuu cuno waa in aan weeydiinaa
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
@@farhiyaosman8828 🤣🤣🤣 haa waa in la wediya
@DaahirCiise-cf9ww
@DaahirCiise-cf9ww 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdikadir255
@abdikadir255 2 жыл бұрын
Abahaa iyo faqashkatahaba was doqon kaatayaba caayayaa
@ahmedbarow9300
@ahmedbarow9300 2 жыл бұрын
Adiga 5 sano wixii aad ku galgalay maad ka hadshid c/qasim xiligiisii waa laga yimide mida kale somalidu itobiya hore iyo midda hada jogta waa iskugu mid ee miyaad ku sidkeysaan
@DaahirCiise-cf9ww
@DaahirCiise-cf9ww 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@Birds-i5b
@Birds-i5b 2 жыл бұрын
Tuug ilaahey ka furtey killers
@CaliCiid-k2k
@CaliCiid-k2k 6 күн бұрын
dadkii aad dhibaato u geysatay maxaad ma taqaan maxaad u imaanweday somaliya
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Waar ninkana kuhaboon Madaxweynaha Somalia, waar ninka raddiya oo xukunka kuwerejia
@mohamedhersi1709
@mohamedhersi1709 2 жыл бұрын
fahad yaasiin futoweyne walahi abaalkaga waa lagu mariyey
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Darasalam xafadeda oo lagulakulmay wariye kale xiro gara xamar kabaxsan oo yurub jamacadaheda kuxiran aba kamid aha dibadaha dalka intisa kale maxa karebay ahul sacud ahal isaq ahal ogadeen ahal murasade abtirsi fahad cidkasto xaq beyledahay sidas ana inahelaa abtiriskeyga aba dowlad iyado lesdilen mako iyo jido xuduud xukumada iyo iskulada ismawafaqsana
@DaahirCiise-cf9ww
@DaahirCiise-cf9ww 3 ай бұрын
😊😊😊😊😊0❤❤❤
@halimaomer625
@halimaomer625 2 жыл бұрын
Maxey Xigmada Shekadadu tahay/ ilaan ujeedadu ma C/Qasin WA jilicsana ku Dacayadeyba /
@sumayohanad3846
@sumayohanad3846 2 жыл бұрын
Saaxiib qofka waxuu yahay baa la sheegay mid kale ilama adeertiis baa vilad degenaaueen manuu la xaaltamin xooga ugam saarin maxaad ku tilmaami laheey mar ileen waa madxweyan qaran oo wax walbo alle awood u siiyee
@sumayohanad3846
@sumayohanad3846 2 жыл бұрын
Marka saaxiib runt haka xishoon xumaan Hawa bedeli. C qaasin waa jileec jileec dhaly soomalin nin kulal baa anfacayo
@axmedcabdi9570
@axmedcabdi9570 2 жыл бұрын
@@sumayohanad3846 kulayl waxbuu inaga qaribayaa Farmajo iyo siyad soo maaha kuwa ciidankii ay xabad ku rideen hada Fahad sow maahayn Kii hubka Qaaliyeeyay kulayl xoog iyo is Adkeyn xabad wax AAN Ahyn kuma sugayaan
@ilmo1234
@ilmo1234 2 жыл бұрын
Gurigii uu dhisay in fahad asaga iyo farmaajo in uu ku sii haysto ummada soomaaliyeed waxaa looga saaray si aanu fileyn laakiin cabdulqaasim wuxuu ahaa nin og soomaalida in aytahay dad aan xoog lagu sii maamuli karay wixii kaligii taliyaha ay iska dulqaadeen ka danbeya wuxuuna doorbiday in uu si silmi ah ku maamulo isagoo ayaga ka mid ah lana mid ah la joogo ama uga tags wuuna ku guulaystay laakiin Niman kii is mood siyay in soomaali la milkin karo waa ku hungoobeen waxayna dhabarka jeediyeen ayagoo hungoobay
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 жыл бұрын
Adu dawlad nimadi dadka ka dhaxaysay bad tiraahden unukaaleh
@zakariyaismailabdishakur766
@zakariyaismailabdishakur766 2 жыл бұрын
waa siida eey kulatahay,Somali niin jilcan umabahna,qabyalad neh umabahna,eey waxeey ubahantahay niin dadkisa iyo daalkisa ba jecel qbiil neh kamaraan,shiisheye neh aan unacableyn!!!!
@sumayohanad3846
@sumayohanad3846 2 жыл бұрын
Adigan mid ogowa c qaasin ila adeertiis Buu ka baqey laakiin vilad in lagu shaqeeyo dowaldun salka dhigto Yaa keen yaase vilad xooga ugu saarey ilamo biliqo kkkk waad iloowadan tahayaan u maleen waa vilad ugu horeye oo dowald geliyey slah wash naxriistee c lashi yuusaf axmed mark ogaad billilaqa aad vilad ku heystee in xabd iyo xooga leydinkaaga saarye
@ilmo1234
@ilmo1234 2 жыл бұрын
Haa unukaa leh uur kiraale cuqdad buux dhaafisayna uga hari mayno
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 жыл бұрын
@@ilmo1234 abti de malaha xilka umada ka dhexeeya e aderka imika hayo ayaad modaysa geelii niiye Horta kala garo qabiil iyo qaran markaa nala hadal Muufadii un bad ka soo dhax qaylaysaaye
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 жыл бұрын
WA RUN TIIS DAKANA MA QABIN CABDILQASIM SIDA WADAXDA WAAYADAN DANBE DALKA SO MARAY WAXA BADA GABODFALO KU SAMEYEY BULSHADA
@jirdemohamed1913
@jirdemohamed1913 2 жыл бұрын
Maa fahmin ujidaa aad Soo tabesay
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Sideedaba madaxweyne kuma fiicna jiljileec waa wixii farmaajo ku ba'ay
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 2 жыл бұрын
Asc khadra Waa Runtaa oo mweyne ummadeed in uu ahaado qof aad u jilicsan oo aan beer jilicsan kala goyn karin in uu ahaado. Balse maxay ahad wax Farmaajo ku ba'ay ee aad sheegtay?
@dagansh5606
@dagansh5606 2 жыл бұрын
Nin og meesha uu joogo dad qabyaalad ku badan tahay ayuu is ogaa Farmaajo mana uu isqaadqaadi jirin waxanu ahaa nin ilbax ah oon qiimo ugu fadhiyin dadka shisheeye ee wadanka xaalufinaya waxa qori donnta Farmaajo iyo Fahad taariikhda Ilaahayna meelkasta oo ay joogaan ha ku xiftiyo sida ay wadanka noogu xiftiyeen inta ay joogeen.
@abdiwalimohamed7143
@abdiwalimohamed7143 2 жыл бұрын
Aragtida ah Farmaajo ayaa jilicsanaa ma qabaan inta badan Soomaalidu taas bedelkeeda waxay aad u suuq geliyeen raggii mucaaradka ku ahaa inuu yahay nin keligiis taliye ah oo raba inuu waddanka xoog ku maamulo wixii ka aragti duwana uu u adeegsanayo awood Ciidan taas ayaana laga dhaadhacsiiyay inta badan Shacabka ku dhaqan maamulada Galmudug ' Hir shabeele iyo gobolka Banaadir deegaanadaas oo ah meelihii ay dawlada dhexe ugu awooda badnayd isla markaana ay ku taalo xuruntii dalka looga talinayay oo ah magaalo madaxdii dalka intaasi markay jirto waxaa muhiim ahayd in uu ilaaliyo oo aysan dumin dawlada Soomaaliyeed ee weli curdanka ahayd iyadoo uu awoodo inuu xafiiska u baneeyo xukunka iyo xafiiska madaxtooyada ee ay ku haystaan Nimankaasi waana go'aan geesinimo iyo bisayl badani ka muuqdo oo uu ugu daneeyay malaayiin Soomaali ah waxaana la gaadhi doonaa maalin sharcigu sareeyo oo aanu siyaasigu wuxuu doono samayn karin kuna hadli karin wuxuu doono Faragelintii shisheeye ee caalamka kale Farmaajo wuxuu noqday madaxwaynihii Ugu go'aanada adkaa ee Somalia soo mara tan iyo 1991 oo ay meesha ka baxday dawladii ugu awooda badnayd ee soo marta qawmiyada soomalida ah ee ku dhaqan geeska africa
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
@@ahmedfarah5718 Wcs wr wb Wall waad mahadsantahay Hadaan kuu sheego waxa uu ku ba'ay waxay ahayd maasaakiin-nimo aad u liidata ayay ahayd oo dadkii wadanka burburka iyo qalalaasaha u hoseeday ayuu ka dhiidhiyi waayey oo halkii uu wax xabsi ku qurma iyo wax nolosha la dhaafsho ka dhigi lahaa, Bal hada eeg ciidan 10 kun ku dhow buu dhisay iyagii baa laga baqayaa inay sidii 91kii isugu laayaan hab qabyaaladeed Soo dhibaato maaha uu noo soo kordhiyey.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
C/Qaasim Xilligiisii Waxa uu Mar Walba La kulmi jirey Mooriyaan Indhacadde Biyo Iibiye,Waxaana uu U Soo diray Kismaayo 3.jeer 100 tekniko Ah iyo Kun Malleeshiyaad Mooriyaan Ah Isagoo Ka Xun joogitaanka ama Maamulka General Morgan ee Kismaayo...Ugu Dambeyn Dr-C/Qaasim Waa Qabiileyste NO1!!!..scww.
@kaalintechnology
@kaalintechnology 2 жыл бұрын
adaa qabiil la cuqdadeesan xoolo
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
@@kaalintechnology kkkkkkkkkkkk Runta haddii la sheego Qofka Ma xoolo ayuu Noqonaayaa Sxb???.ogoow taariikhda Iyadaa Is-Qorta!!!..scww
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Intaas Waxaan kuugu Daraa Ceydiid & C/Qaasim Waxaa ka hiilayey Beeshooda Habar-Gidir Midna waa ay Dileen Midna Villa Somalia ayeey U diideen!!..Ogoow Soo Baar Marka 2deenna Xoolo Adaa Iiga Dhow!!!..kkkkkkkkkkkk..scww.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
@@hersijama6905..VILLA SOMALIA Yaa-Xoreeyey??..Adeer C/llahi yusuf waxa uu Ahaa Wiil Hoog, Aaway Qab-qable dagaal Meel Ayuu Saaray hindi Maaheyn Sida C/Qaasim, Sidaas la Soco!!..thanks.
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 2 жыл бұрын
Mohamed Mire, waxaa isku darsatay aqoon la ' aan iyo cuqdad qabiil. Madaxtooyada waxaa heystay Xuseen Caydiid oo Abdulaahi Yusuf sxb iyo wasiirka arimaha gudaha iyo Raisul wasare ku xigeyn ahaa waana u rabay inuu madaxtooyada ku wareejiyo waana ninkii hogaamimayay oo Xamar keenay, tan labaad waxaa Xamar ka saray hogaamiya kooxeedyadii Muqdsisho waa shacabkii Muqdsisho iyo maxakiimtii Cabdilaahi Yusuf iyo Xuseen Caydiid maba joogin Muqdsisho oo maba laheyn awood ay ku imadan Xamar ayado hogaamiya kooxedyadii joogaan waatii ay Jowhar iyo Baydhabo fadhiyeyn marka madaxtooyada, dakad, iyo Airport oo shaqeeyo oo ay maamulaan baa Xamar waxa so galay Ethiopian garab ka helayo American. Kadibna Uganda, Burundi iyo wadamo kale marka Allaha u naxariistee Cabdullaahi Yusuf Xamar kama sarin hogaamiya kooxeed ee tariikhda aan ku baree akhriso oo fahan waana mahadsan tahay
@abdulkadirabdulahi4320
@abdulkadirabdulahi4320 2 жыл бұрын
Ya a
@deeqaadan6941
@deeqaadan6941 2 жыл бұрын
Ilaa maanta odayga noo xayaysiisee 5 sanuu madaxwayne ahaaye muxuu qabtay oo kusoo kordhiyey dalkii loo doortay iyo dadkii.masuulka loogadhigee uu madax waynahaka haa ????? Muxuu qabtay ????? Salaab tujiyey iyo meel qurux badan buu kujirey wax inad noo sheegto loobaahan yahay maahee muxuu dalka kusoo kardhiyey Muxuu dadka uqabtay Wax lataaban karo noosheeg
@wadanigadalkiisajecel5291
@wadanigadalkiisajecel5291 Жыл бұрын
Cc
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 жыл бұрын
Tuug Beenlow Ah Maxaad Usheegweydye ???
@macruf4307
@macruf4307 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 wariye maalaayacniya
@awilwarsameaar4744
@awilwarsameaar4744 2 жыл бұрын
Cabdiqasim waa ceeb Ka Salim Waana madaxweyne jecel dalkiisa Iyo dadkiisa Allaah ha xafido isagaa Iyo waalidiin tiisaba
@husenabdi4083
@husenabdi4083 2 жыл бұрын
Mahadsanit walaalkey
@Mmahad19
@Mmahad19 2 жыл бұрын
M.allh
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 жыл бұрын
Tollo fahad mabajogin somaliya dowladi hore haduba cabdi qaasim weligi arkin lama oran karo nin horay wax u so maray taasaa sababeysa waxyaabaha laga sheganayo
@casalasal6466
@casalasal6466 2 жыл бұрын
DADKAAD CUNTAA AMIIR FAHAD SIDAADOO KALE MA AHAYN MOORYAN XAARAAN KUNAAX AH
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 2 жыл бұрын
Waa sheeko baraleey iyo haa haa,
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 22 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН
11. Byzantium - Last of the Romans
3:27:31
Fall of Civilizations
Рет қаралды 4,6 МЛН
Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa
56:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 274 М.
Barnaamijka Cabdiqaasim Salaad Xasan
50:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 62 М.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 22 МЛН