Welcome to Berbera, Somaliland

  Рет қаралды 10,911

Blueprint Media

Blueprint Media

Күн бұрын

#vlog, #berbera, #Somaliland , #bilicda, #hargeisa #kulmiye , #wadani , #UCUD, #future , #somalitiktok
#Somaliland, #Somali, #Blueprint, #berbera, #EconomicZone, #BlueprintSomali, #horimar, #berberasomaliland
Welcome to my second vlog in 2024, where I take you on an immersive journey through Berbera, the vibrant economic engine of Somaliland! Join me as I explore this hidden gem nestled in the heart of the Horn of Africa, a city undergoing a remarkable transformation.
Ku Soo Dhawow Blueprint - Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xidhanalle ha idin xifdiyo ❤️
KZbin Page: / @blueprintsomali
Facebook Page: www.facebook.c...
Instagram page: www.instagram....
TikTok Page: www.tiktok.com/@theblueprintmedia
Contact email: Blueprintmedia2022@gmail.com
Note: I do not have the ability to answer all emails but know that each email is read. If inquiring about sponsorship, The Blueprint Media is currently only seeking sponsorship from established brands that do not deal in a financial product (as per USA Law).

Пікірлер: 73
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 5 ай бұрын
Waan ku faraxsanahay inaan arko gobolkayga❤Somaliland ❤❤ waxaan ahay reer burco🙂😎💓💗🤲
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Masha allllah reer berbera noooooooolaaada ilaaaahow xiftiii dadka reeer somaliland aamiiin❤
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 4 ай бұрын
Asc cisamuuse way dhisteen magaladodii masha allah horu Mar wacan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
C/FATAAX NASAB NASAB DHALAY OO REALLY SOMALILANDR AH INADEER YOU DID GOOD JOB HALKAA KA WAD HORUMARKA WADANKA SOO DUUB GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 ай бұрын
Halkani waa halka dadkeena ugu muhiimsan. Waa inaynu ku tartano horumar keeda . Cidii dhisataa sharaf mudan.
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 5 ай бұрын
Mancha alh Berbera hoyga ganacsiga iyo dhaqaalaha iyo xadarada fogaatay wooow 😲 amazing
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 4 ай бұрын
Haddii dadka somalida ahi ay masha allah odhan lahaayeen wixii horumar ah ee ay arkaan asaagood way haybsan lshasyeen laakiin waxaad mooda in laga xun yahay horumarka ay gaafhay bulshadda reer somaliland oo indhahoogu ma qabtaan wanaag
@zaaraahmed3468
@zaaraahmed3468 5 ай бұрын
Illaahow noo xafid jamhuuriyada barakaysan
@hibonour9657
@hibonour9657 5 ай бұрын
Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynaga ilaaliyo wax kasta oo xun inshallah guul iyo gobanimo somaliland allaw dhaowr ❤❤❤❤❤
@hassanaskar8371
@hassanaskar8371 5 ай бұрын
Masha Allah adeer Abdifatah. Waxa aad soo bandhigtay quruxda iyo horumarka magaalo ganacsiyeedka berbera. Hore usoco adeer
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 5 ай бұрын
Mashaallah waa Qurux ilaahay ha u siyaadiyo Nabada iyo bilicda ka muuqata❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 5 ай бұрын
MashaAllah Amiin ya Allah
@The_Observer0000
@The_Observer0000 5 ай бұрын
Mashaalah Ilaahow noo barakee wadankeena.
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 5 ай бұрын
Maashalah
@ALI7LEE
@ALI7LEE 5 ай бұрын
الله يحفظ ويحمي الوطن من كل شر وسوء يارب 🤲🏾
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 5 ай бұрын
❤💚✅😀👍
@ismailhersi7171
@ismailhersi7171 5 ай бұрын
Man Shaa Allah Adeer
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Rabow nabada u siyaadi somaliland ❤❤ Aamiin
@abdulwali1617
@abdulwali1617 5 ай бұрын
Amiin Amiin ya Allah
@hakiim1
@hakiim1 5 ай бұрын
masha allah aad u mahadsan tahay sida bulshada u dareeensiinayso wax yaabaha dalkooda ka qabsamay si wadanka loo maal gashto shaqo abuur badan kaso baxo somaliland iyo shacabkeeda allow noo barakee
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 5 ай бұрын
Manshalaah il xumi kumaaragto somaliland ❤🎉❤🎉❤🎉
@husseinomar5942
@husseinomar5942 3 ай бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@mahdiismeal7513
@mahdiismeal7513 5 ай бұрын
Manch Allah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
African dubai somaliland ❤❤❤
@jmo4410
@jmo4410 5 ай бұрын
Alluma amen
@Muzaawi
@Muzaawi 5 ай бұрын
Well done this our I conic place Barbara.
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Masha alllllah nolow wllo❤
@semerebelay9045
@semerebelay9045 3 ай бұрын
Beautiful ❤❤❤
@barkhadhassan407
@barkhadhassan407 4 ай бұрын
This Video is a little dark ( madaw). Fadlan Collor ka cadeeya sida bilawga wadada Berbera corridor uu u wacan yahay midabada kala duwan . Sida kale barnaamij fiican oo aan aad u jeclaystay ayuu ahaa
@Abz_146
@Abz_146 Ай бұрын
Mansha Allah go for ward brother
@mohamedsalaad469
@mohamedsalaad469 5 ай бұрын
Magaalo Xasan Daahir H/J
@zackbah7584
@zackbah7584 5 ай бұрын
Magaalo Muuse Cabdale, Magaalo habar yoonis ❤🎉
@fardusomar2794
@fardusomar2794 5 ай бұрын
ma huwanta dadku isku dirta ayaa tahay waamaxay hadalka niicdaa?
@zackbah7584
@zackbah7584 5 ай бұрын
@@fardusomar2794 Dad Jilicsan oo laysku diri karo bad tahiin dee 😜
@fardusomar2794
@fardusomar2794 5 ай бұрын
@@zackbah7584 Huwan uunbaa jilicsan oo intaa is muujin iyo istus ku mashquulsan.
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 4 ай бұрын
Aimana
@popular7493
@popular7493 Ай бұрын
berbera waa somalia somaliland waa somalia hanoo kala dhigina labo kala duwan caruurta yar yar ee soo ka cayso beenta ha laga daayo somaliya ALLAH ha dhowro
@MustapheFaisal-bw9ul
@MustapheFaisal-bw9ul 5 күн бұрын
Somalia maxa la dhaha 🤔 Berbera Waa Somaliland Haday Somalia tahay muxu u imaan wayay Xasan gurguurte
@popular7493
@popular7493 5 күн бұрын
@@MustapheFaisal-bw9ul Taas qiil noqonmayso Ee xaqiiqada waajah fadlan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
XITAA HADII AY TAHAY MAGAALO HABAR AWAL WAA ISKA CAADI WAAYO HABAR AWAL IYO HABARJECLO WAA WALAALO INAGA WADA DEGNA HADANA HADII AAD GAAR U SHEEGATEEN INOO HAYA WAAYO WUXUU WALALKAA KUU HAYO CEEB MAAHA LAAKIIN WAXAA JIRA KUWO CUQDAD QABA OO UU AAD U DHIBAYO HADALKAASI IT'S OK
@MustapheFaisal-bw9ul
@MustapheFaisal-bw9ul 5 күн бұрын
Berbera Waa Magaalo Jamhuuriyadda Somaliland kamid ah Qabyaalada Inaga daaya Waa Waxa halkaa ina dhigaye From Pure Reer Berbera
@ApdikhaaleqaxmedLugobarko
@ApdikhaaleqaxmedLugobarko 5 ай бұрын
Muqaalka ku noqo.. waxaa ka muuqda saanad ciidan..Airporta hangers
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 5 ай бұрын
Waa maagalo Habar Awal 😎🫡💚🤍❤️ No huwaan allowed!
@user-ff2gb9nx1v
@user-ff2gb9nx1v 5 ай бұрын
qabyaaladu way uraysaa. We want bebera to be an international trading hub where all people are welcomed to trade and do business. We must leave this qayaalad behind and busy ourselves developments and future progress in the dunya and akhira
@MJ-vt4lw
@MJ-vt4lw 5 ай бұрын
Don't worry about the sheegato there just here create division ​@@user-ff2gb9nx1v
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 5 ай бұрын
Mxa qabyaalad keenay meesha libaaxad, is daji inbti
@hasansudi9404
@hasansudi9404 5 ай бұрын
Ader qabyalada inaga
@aminafgh2127
@aminafgh2127 5 ай бұрын
berberi qabyaalad berbera ku noqon ee hantida umada dhan ayay berbera ku noqotay kuwa aragtida gaabanaw
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 5 ай бұрын
U never mention at once the Republic of Somaliland
@blueprintsomali
@blueprintsomali 5 ай бұрын
If you watch the full video you will clear see that we mentioned the Republic of Somaliland. Thank you for your support.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 5 ай бұрын
@blueprintsomali Thank you Sir for your prompt response. Look may be you Got a point of saying to me watch whole program, But brother when watched the first 2.5 minutes and heard you keep repeating Jus the word Somaliland, I've lost interest and said I've heard all that before. Just for your information sir, the word Somaliland alone is what our enemy such as Somalia use to put us down. why they' try to match Somaliland with their little administration such as Jubaland puntland etc. THEREFORE we must always use the words like The Republic of Somaliland, Jamuriyada Barakaysan, our beloved ♥️ Country the Republic of Somaliland hence the enemy would not be able to manipulate OUR UNIQUE SELLING POINT. I will whole show after work Thanks once more Have good day
@user-gp7uf2hz9z
@user-gp7uf2hz9z 2 ай бұрын
إثيوبيا الصومالند اكوان وحيدة
@P48a
@P48a 5 ай бұрын
Reer miiyow faraciinadu waa inaga uun ee masarida maaha soo baadh Taariikhda somaliduna waa ay aasantee car halsoo helo
@hasansudi9404
@hasansudi9404 5 ай бұрын
Waxaas yuhuuda dabada ka rixaysa Maxay inoo taraysa Balo Firacinayse 😂
@ZEKIMAXAMED
@ZEKIMAXAMED 5 ай бұрын
Reer israil hadaan xasuuqin oo lafohoda karin kibirka iyo qabwaynida daynimaayan shacabaad xoog kuhaysataan oo muquuninaysa jamahada snm adeer soomalia dalka layraahada lanta kadaaa barabara soomalia welcome dheh wariya yahow cuqdadu kabuuxdo😂😂😂😂😂😂😂
@princesshawd6859
@princesshawd6859 5 ай бұрын
So cawri faqash
@princesshawd6859
@princesshawd6859 5 ай бұрын
Cuqdad iyo xasidnimo adiga u dhimanaya qurjile
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 ай бұрын
​WAA TAKFIIRI XUN E BUUFI
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 5 ай бұрын
Hooyada wase maxad ka hadalysa somalia zhegayso kama taliso halkan xaranti iska ka dhaly wase adi Aya muqdhiso so dhafin miya hdalyaa qaraxland xita west florid 🇸🇴 Calan kooda Aya ku Fanta hadalysa laangabow
@hasansudi9404
@hasansudi9404 5 ай бұрын
Somalia maxaya Hooyada bantuga ka wase Muxu u odhanaya waligayaba manan arag meel ay Somalia ka talise, maxaydin lafo karin idinkiba adoomaye 🤣 SNM Cida ay xooga ku Haysto waayo SNM waa Anage We are SNM ☠ SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNMS SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM SNM See dareeme ☠😃 SNM fiiqulubina faqash iyo qadaadwayn SNM baa ku seextan kusoo tuustan wana idinku wajib waa idinku qasab ku Hadaqa snm
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 5 ай бұрын
Berbera is capital city of Arabian Sea .... British Somaliland ☝️🤍💚☝️😊🎉🎊 جمهورية صومالالند العظمى
Non-Muslims react to: Debate about Islam at Oxford University
29:54
Aisha Rosalie
Рет қаралды 1,7 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 73 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 72 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 34 МЛН
Safarkeyga Magalada Jaceylka BERBERA iyo burta Sheikh⛰️🌊
14:00
Welcome to Borama, Somaliland Part 1
7:51
Blueprint Media
Рет қаралды 2,9 М.
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 6 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 549 М.
Horumarka Dekada Berbera - Somaliland
6:34
Safwaan Media Production.
Рет қаралды 3,4 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 73 МЛН