Maam beer iyo dhulka meeqa ayaa iga bexeysa dollar ahaan isoo sheeg g
@maxamedcalixasan92338 ай бұрын
Maazha Alaah mahadsnid Maamo soomali habo qaali
@fadumoali83018 ай бұрын
Allahuma barik
@MahamedMahamed-ul6ec11 ай бұрын
Masha allah dumashi godey iyo beercaano kaalay soo booqo❤❤❤
@ShamsaAhmed-u9x10 ай бұрын
habaryar canab meelwalba waxduleeysan wey jogaan dhinacaasna Kenya dhinaca laamo udhaw laamo makoy bakatooni Hindi all dhulkaaso dhan qaniis iyo wax ilmaha qaribo wey jogaan aniga waxan joogay adigoo wali aan imaanin oo xata aadan you tube aadan furanin marka dhul ahan wa meel barwaaqo ah lkn qaniis iyo wax ilmo qaribo wey jogaan illahay subxaano watacaalla shartooda hanaga qabto habo welcome ❤❤❤
@zeinabahmed37842 ай бұрын
Meshan awar makadacdo miya mamo
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
REER. 🇩🇯. DJIBOUTI. WAXAN UGUU BAQAA YAA .II. DEGAAN DALKA KENYA 🇰🇪 .SIIDA MOMBASA RAXA AMAA. NAIROBI AMA NAKURU AMA LIIMIINDII KISUMU .🇰🇪. KENYA CAJIIB. AH
@asiawarsame5934 Жыл бұрын
Ilaahay wadankayka dhibka ha ka saaro.
@abdisamadjama1993 Жыл бұрын
Qiimaha hal Hektar ee dhul beered ah waa imisa
@hodoadam1672 Жыл бұрын
Mamo Somali for ever living product tigeedaa kaa rabay what'sup kagina wad qaban wayday inad badashay bn filayaa side ku celi karaa alaabtaadi for ever living sida vitamins ka daawiyinka cadayga
@FalisOmar-cq7po Жыл бұрын
Asc waa imisa beeca dhulka ama beerta . Dhulkaan ma dhul somaliyed baa mise waa dhul kenya waxan kawadaa somalida kenya
@mamasoomaali Жыл бұрын
Waa dhul soomaalida iyo baajuunta kenya leedahay because hadu xooga katay laakiin la xuma BOOS iyo bar 8kun oo Canadian ah baanku gatay oo laamiga saaran
@nastedave98428 ай бұрын
Kenya meel walbo afar guri oo Somali eheen aad ku aragto afar guri Somali leedahay waa ku arkee. Waa laysku dhex jiraa
@Anzal222 Жыл бұрын
Mama qof aan basaboor caalami ah wadanin ma iibsan karaa
@husseinabdul82909 ай бұрын
Marka hore daganaasho suubso kadib gado kabacdi Qaado dhalasha 🇰🇪 Kenya
@marianali6233 Жыл бұрын
Masha allah
@KaltunAbdirahman-f1c9 ай бұрын
I like that
@cibaadocumar9770 Жыл бұрын
Mashallah allah Mamo Somali.Kenya ka waran safe
@abdimohamud51578 ай бұрын
Laamu waa dhul somaali lasoco
@bushratriebener81138 ай бұрын
Asc. abaayo lanbarka waa kala dhiman yahay hal number baa ka maqan marka ma shaqaynayo mahadsanid.
@saidaosman652411 ай бұрын
Walaal telefon kaaga noo soo dir
@hanefa283 Жыл бұрын
DHUL KAADA MAXAAD KUDIIDAY MAMA
@nunow2722 Жыл бұрын
5 sano kaddib, meeshaas oo islii noqotay.
@shamsahassan957 Жыл бұрын
Waxay su,aalaysaa passport la,aan maku noolaankaraa markaasay titi visa ayad qaadanaysaa xageed uhaabaysaa yaan waraabuhu kucunin habar sharia haysata yeysan warfare kusiine nabad kujoog waa talo walaal
@ggfff17338 ай бұрын
Sheeko cusub dhul muslim goormaaa dhulkaas la muslimiyey dowlada ka jirta waa gaalo lkn si dhulka dadka loogu dhaco ayaa dadka loogu sheegaaa dhul Muslim
@halimoab1221 Жыл бұрын
Baadiyaha Lamu wxa joga dad somali ah meesha ku milmay oo nooc kala ah oo af somaligoda xita bedelanyhy kuwa hada so aragtid noso dubtid ka waran mama
@abdimohamud51578 ай бұрын
LaMuuug waa shop sommali lasoco
@rabukar1680 Жыл бұрын
Ma Sha Allah abaayo Allaha kuu barakeeyo
@Geel12364 Жыл бұрын
Mama soomaali waxaan kula socdey ilaa iyo maalitii aad nooga sheekaysay wiilashii kuu saquuray noloshaadu waa ku cibraqaadasho waadna ku mahadsantaha sidaad noola wadaagtey
@mamasoomaali Жыл бұрын
Mahadsanid habo guuleyso ❤️🇨🇦🇨🇦🇸🇴💙☪️☪️🌎♥️♥️
@ElhaanYousef Жыл бұрын
Asalaam aleykum. Mama Somali, how much is an acre of land?
@mamasoomaali11 ай бұрын
Habo is different price call me more information 0742226331
@ElhaanYousef11 ай бұрын
In shaa Allah.
@deqaabdi97408 ай бұрын
Qabil kasta madagi kara ilayn wa cudur somali lagu afeye Allah ha inaga daweye ameen
@kafiyaabdulkadir697311 ай бұрын
Asc abayo meeshan aad ban u jeclaadey plz meel aan kala soo xiriiro isii bayey aan kual degnee
Her husband is a Kenyan. Ilmaha aabahood dhulkiisa umbuu u dhisaa ninkeeda waa Kenyan
@nuraegal4395 Жыл бұрын
Ina adeer meesha magac ma noo diidey waxna waa nala rabtaa jiqna waa nooga dhigtay kkkk Walal waa talo fiican lkn noosheeg magaca aad uga helay deegaanka beerta iyo xoolaha leh magalana ah magaca soo daa baayo khayr alaha ku siiyee
@mamasoomaali Жыл бұрын
Waa mokowe laamu
@nuraegal4395 Жыл бұрын
@@mamasoomaali mahadsanid qaali
@DDmuse Жыл бұрын
Acw abaaye maasha allaah ilaahay hakuu barakeeyo waxaad haysato dad iyo duunyaba.aad baan ugu faraxsanahay horu markaad samayseen family ga oo dhan well done 🎉.walaaley tell kaaga maheli karaa?
@monafarah4324 Жыл бұрын
@@mamasoomaaliASC MAAMA SOOMAALI WAXAAN RABAA IN AAD TALEEFANKAAGA IGU CAAWISID WAXAAN KU NOOLAHAY NORWEY IN UU ILAAHAY KU XAFIDO WAXAAN AHAY QOF SOOMAALI YA DHAWR JEER KU DHACMEY I CAAWI MAMO IISOO JAWAAB BARAF KAN MEEL AAN KA AADO AYAAN LA AHAY
@nastedave98428 ай бұрын
Ciwaankayba ku qorontahaye ma aragtid miyaa
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WAN KU SALAAMEY. MAAMOO
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Woow ❤️
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Amira-xd8ok Жыл бұрын
Mamo iam in malindi i want your contact pliz from uk originally.
@ifraxaden3135 Жыл бұрын
Coming soon inshallah
@farhiya4040 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Mashaqa allh
@salmacadey7548 Жыл бұрын
Habayr arina tabco❤❤
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Somali waxa wey qabsan Karan hadii illah ay is kuxiran
@HalimaMuhumed-h8h9 ай бұрын
So you are saying that you have a lot more time 29:24
@redbatff7331 Жыл бұрын
Ist only ugadens who are staying there
@bandoo016 Жыл бұрын
Canabey inader meesha magaced
@nastedave98428 ай бұрын
Lamu waa magaala xeebeed
@khadarelmi874210 ай бұрын
Na orod naga tag balo ku dafty Kenya hano amaanine somalia nabad ah
@nastedave98428 ай бұрын
Ilmaheedaa aabahood waa Kenyan marka waa caadi qof walbo dhulkuu u dhashay umbuu dhistaa. Naagna waa ninkeeda inkastoo hadana ay Somalia dhisan karto maadaamaa ay iyadu ka soo jeeddo.