Welcome to HOBYO District

  Рет қаралды 113,788

Geenyada

3 жыл бұрын

#HOBYO #GEENYADAMADOW #GALMUDUG

Пікірлер: 523
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
Asxbta please like, comment, share and subscribe. 3k like gaadhsiiya 💪🏾 Xagee kaloo aadaa oo aad xiiseyneysaan? Fikirkiina wa ii muhiiim🙏🏽
@kobciyeofficial9517
@kobciyeofficial9517 3 жыл бұрын
Baladweyne vlog nogaso duub sabab too ah wabi iyo buuro bey isku darsatay
@mahamedahmed4481
@mahamedahmed4481 3 жыл бұрын
Hiiraan I.a
@JoinourTeam
@JoinourTeam 3 жыл бұрын
Celhur Iyo xarar dhere
@yuyude_golden_boy5457
@yuyude_golden_boy5457 3 жыл бұрын
I.a am future leader galmudug Let make great our land We can make it Galmudug youth let stand up
@Ab3rec2a
@Ab3rec2a 3 жыл бұрын
Nfd soo booqo dhul ey somali leedahay inow yahayna u sheeg dadka aan ogeen ee somalida ah
@famousofficial1235
@famousofficial1235 3 жыл бұрын
Wale genyada wadanki ayba najecleysisey keep going wlshey wakutah amizin vidoe🙏✌
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
Thanks wlky
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 жыл бұрын
galmudug maamulGobleedka kaliyee ee Aan Dhiigayga u ii iibin karo si Aan wax ugu Qabto.. I love Galmuduug inka Badan intaan Wax Jecelahay Galmdugay jiroo Joog oo isha Nacabkuna Kaa owdan Viva Galmudug from Camaara ❤
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 жыл бұрын
Galmudug ayaan ka soo jeedaa lkn Galmudug kaliya dhiigayga uma shubi karo ee Somalia meelwalba oo kamida ayaan dhigayga u iibin karayaa.... viva Somalia🇸🇴🇸🇴
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 жыл бұрын
@@Ayeeyo912 m. A waa fiicnthy
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Sax. MashaAllah
@fadumoabdisalam6918
@fadumoabdisalam6918 3 жыл бұрын
Sido kale waa muhiim in l helo dhalin yard dhisato gobalkooda wan dadaleyn insha allaah from dabagalo barasho wanaagsan
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 жыл бұрын
@@fadumoabdisalam6918 xppti Meel Walba Dhalinteeda Bay wax ku Tahay.. Waana aqaan Dumaay iyo Dabagalo Markale alalaha ku sharfo
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 3 жыл бұрын
Geenyada Madow, u r the best Somali youtuber that I have so far came across with after Hodan Naleya, may allaah have mercy on her, may Allah protect you in every step you take. We are so proud of you and really appreciated the time you have taken to introduce us to our own country.
@fahm3d88
@fahm3d88 3 жыл бұрын
Runtaa wlaal dalkeenay wanaagiisay soo gidbiyaan walaasheen hodon alalaha unaxariisto
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 3 жыл бұрын
Aad iyo walaashey, waa wax lagu faano lagu farxo, walahy waaya haan sanbe dhalinta baa ka waddani san kuwa waa weyn ee dalka waalay. Weldone
@raghedanan3959
@raghedanan3959 2 жыл бұрын
Finally you have reached my regional State Of Galmudug……!!! Wow 🤩 Hobyo will be the breadbasket of Somalia 🇸🇴 Rich oil and gas and Fish Hobyo……! I salute you Hobyo from the USA.
@yuyude_golden_boy5457
@yuyude_golden_boy5457 3 жыл бұрын
I.a am future leader galmudug Let make great our land We can make it Galmudug youth let stand up
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 3 жыл бұрын
Maasha Allah Waa magaalo design fiican marka kor laga eego waayo wadooyin fiican iyo guryo villa ah oo dhul wayn ka dhex dhisan baa ii muuqda Waa qaabka aan aad uga helay runtii qaab dhismeedka magaaladu
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 3 жыл бұрын
Dadka qurbaha joga waxan odhan laha dalkiinu wa nabad Ee kuso noqda Somalia 🇸🇴 ha sareyso weligeed 👊🏾
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 3 жыл бұрын
Hobyo waa Jano meel aan hobyo waxka soodajinmayo iin sha alaah barakee alow hobyo from yurub
@xasannuur6887
@xasannuur6887 Жыл бұрын
keep going geenyada madow we hope to visit ceelbuur and ceelgaras
@libankhaire2798
@libankhaire2798 3 жыл бұрын
Amazing! Thank you for sharing this gem.
@abdirahmaanahmed4030
@abdirahmaanahmed4030 3 жыл бұрын
Muuqaladan aad ban u xiisayaa si fudud dalka ku baro waaye 👌🏽 shaqo wacan baa haysaa wlshey wana kugu bogaadinaa ❤️
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
Thank you wll qali🙏🏽
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Sax. MashaAllah
@shukrih1404
@shukrih1404 3 жыл бұрын
MashaAllaah Jklq walaashey. Runti dhulkeena wa qurux iyo qeyrad badan yahay.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Waaw. Hobyo. Waan jeclaa.in,geenyo. Hobyo tagto. Mahadsanid. Maryan xuseen. Ind gob dadkeeda iyo Dalkooda.is bartey. Halkaas Ka sii Wad
@mohamed-dekdiyeeshe9334
@mohamed-dekdiyeeshe9334 3 жыл бұрын
Thanks so much Geenyo, this is amazing view!
@neyruusneyruus4638
@neyruusneyruus4638 3 жыл бұрын
Hobyo wacan mashalah
@neyruusneyruus4638
@neyruusneyruus4638 3 жыл бұрын
My wadan wacan qurux badan
@hudahumble
@hudahumble 3 жыл бұрын
Wow Masha allah ❤️❤️
@mahamedahmed4481
@mahamedahmed4481 3 жыл бұрын
Huda Humble Wow
@mahamedahmed4481
@mahamedahmed4481 3 жыл бұрын
....
@fardowsaahmed8321
@fardowsaahmed8321 3 жыл бұрын
Huda humble makugeeyaa xabbtiii
@Caam_films
@Caam_films 3 жыл бұрын
Hobyo Meeshi Aan ku Dhashey ahaa wow Jecliyaa 💖💟❤🇸🇴🇸🇴💪💪
@doug2000100
@doug2000100 3 жыл бұрын
Keep going MASHA ALLAH ALLAH SWT HA KU XAFIDO Wa taggere from Djibouti.
@tonyjaahcc
@tonyjaahcc Жыл бұрын
My father comes from this place. I have to visit one day
@JamaaleAli
@JamaaleAli 2 жыл бұрын
Intresting and beutyfull journey. Thanks.
@engahmedhersimohamud3694
@engahmedhersimohamud3694 3 жыл бұрын
ما احلاها 😍hobyo godan🥰🥰🥰
@idilmohamed_
@idilmohamed_ 3 жыл бұрын
Wow, these visuals are so beautiful!
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 Жыл бұрын
Sister i love your videos bringing the world together. God bless you sister
@atolffhiddler1668
@atolffhiddler1668 3 жыл бұрын
Wow Hobyo is beautiful. Look at the colour of that water? Ya Salam
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 жыл бұрын
Masha Allah Mar Kale & Quruxda Dhulkeena Soomaliyeed Ay Walaasheen Geeyda Madow Oo Mar Walba Noo Soo Bandhigta Quruxda Wadankeena Oo Idil Somalia 🇸🇴 Shalay Hadaad Aragtay, Xeebaha Quruxda Badan Ee Puntland!! Somalia 🇸🇴 Maantana Waa Xeebta Quruxda Badan Ee Hobyo Galmudug Somalia 🇸🇴 Walaasheen Bilad Sharaf Ayaad Ayaad Mudan Tahay !! Horey U Soco Walaashiis Noo Soo Bandhig Bilicda & Quruxda Wadankeena Somalia 🇸🇴 👍👏✌️❤️💯🥰👑🇸🇴
@miskinah2036
@miskinah2036 3 жыл бұрын
Masha Allah Quruxda Galmudug Hobyo Somalia❤️ bilicda xeebaha Waddankena 5ta Somalia🌹Geenyada muuqaalkan waa ku Sii fara yareysatay 👍🏼
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
MASHAA allaah geenyada madow well done wll.. berbara noogu imow
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Thank you very much sister
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 3 жыл бұрын
Bad loodalxiiso ma berbera unbayleetahay somalilan yaakkk
@abdulaahimustafa5716
@abdulaahimustafa5716 3 жыл бұрын
masha allh alaw dhowr dhigbaa igaloo kama marmo rer galmudug😍💯👈👍
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 2 жыл бұрын
Woow i am coming sister al ways Hobyo it was my dream place and wan sii jeclady markan
@maryamo411
@maryamo411 3 жыл бұрын
Geenyada cadado soo mar xppti si fcn baan kuso dhaween donaa I.a adoo cadado so marin ha laban🥰
@hibomohamed6542
@hibomohamed6542 Жыл бұрын
Masha Allah sis keep it up so beautiful Somalia we appreciate you ❤
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 жыл бұрын
Masha allah dhul qurux badan woow abaayo mahasanid 🤗
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 жыл бұрын
Masha alah deegaankii asalka u aha aabehey alaha u naxtiisto iyo hayadedaydi macanta bdnayd alaha ii xifdiiyee asal anigu lkn wali ma arag salama walashey qaali igu wada salan ree hobyo dhamantoodba ileen waa asalkiiye 🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Waw geenyo iyo Hobyo waan idin salaamay from London Illaahay Ha dhawro badwaynta Soomaaliyeed Aamiin
@jacfarabdi940
@jacfarabdi940 3 жыл бұрын
Masha Allah hobyo is so clean and the water 💦 is so clear ilaahow dhulkeena noo barakee
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Mashalah dhulka somaliyeed ilahay swt wuxuu ku manaystay khayraad dihin
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 3 жыл бұрын
Maashaa allaah hobyo godan waa waray walaalkay ahaa cabdi fataax fary waan ku salaamay geenyada sharci ayaa kayaal lekta jecliyaa
@bishaaroabdulkadir384
@bishaaroabdulkadir384 2 жыл бұрын
Mansha allah wadanka sad wax qurux badan oga so diyaariso wa ka helay xbbti keep going
@xalimapare1656
@xalimapare1656 3 жыл бұрын
Mashalah mashalah thanks you sister 🌺🌺🌺 wllshey qaliya alle hakuxifdiyo xarardheere mx utegiweysey inaan arkarataa 2 sano kahar igu dambeysaye waa uxisey wlhi mahadsanid wllshey qaliya alle hakuxifdiyo aduun iyo aaqiraba 🥀🌺🌺🌺🌺🌹🌺🌺🌺🌺
@aragsaninajaamac8279
@aragsaninajaamac8279 3 жыл бұрын
Waw masha Allah walasheen geenyo aad baa umahadsantahay sida quruxda badan ood nogusogudbisid bilicda dalkeen Abayo mcn waxaan kuleyahay Allah hakuxafido nabad iyo nolol farxadleh igunoolow inta nolali jirto
@anisocabdiali5548
@anisocabdiali5548 3 жыл бұрын
Www m.a abyo wanasiy jecleysisay anago jogna waw layab keep going my sister ❤👏👍
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Waa in laga dhigaaa miyaami. Oo kale. Dhulkii. Hooyo. Allow nabad. Nasiiuyo. Aamiin
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 жыл бұрын
wow! indian ocean is so beautiful
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
My Town Hobyo Godan Mahadsanid Adeerkeey Xildhibaan Federalka Somaliaya ah wasiirka dekadaha iyo kaluumeysiga Galmudug Cabdisabir nuur shuuriye oo marsadaas noo hirgaliyay 🙏 from Wiil Saleebaan Farax Reer Xersi Ah Hobyo Godan My City
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Qabiikada noosheeg yaa ku dhahay?? Saleeban iyo afaara qabiil kama weynaadan
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@musemuse6648 ilaah baa naga taxadaray oo na balaariyay maka xuntahay adeer adiga😂 poos nagama banaana
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 markaad dadka afduuban jirteen maad hilmaantay adeer waxaad xamar sameyseen in la idinku sameynaayo agoow maalin ay imaataba hasugi waaynin dee
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@musemuse6648 yaanala xisaabtamaya adigase qolomaa tahay aan is baranee
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 xag Ilaahna waa la idinka xisaabin Somali qabiilada badan ayaad danbi badan ka gasheen 30 sano ee lasoo dhàfay hada xooga waad qoydeen laakiin markiina hadan la idin miisamin waad arki dee
@simaegeh6588
@simaegeh6588 3 жыл бұрын
Masha Allah we have beautiful sea. Thank you so much, sister ❤️
@shafiabdi215
@shafiabdi215 3 жыл бұрын
You took it to an other level, walaahi. Waa muuqaal cajiiba. Hobyo & Galmudug ❤️❤️❤️
@roodomuuse6239
@roodomuuse6239 3 жыл бұрын
Hopyo Godon Degaankii ree Aapahey🥺Mar uuN WaaN TaGi Inshallah❤️
@snowqueen9755
@snowqueen9755 3 жыл бұрын
Aduunka Galkacyo iyo hobyo ujeclahy🥺💚💚
@nuurkuulow2974
@nuurkuulow2974 3 жыл бұрын
Waaw geenyada waa qofta kaliya dalkeeda ku raaxeeysaneso waan kula socda mesha mareyso anigaba wan kula dalxiisoya Oo adaanba halkan kala socda waan ku wata abaar iyo aaranba keep going genyada madow
@sarahdweller4416
@sarahdweller4416 3 жыл бұрын
So beautiful 🤩 HOBYO 🤩
@Amineeta704
@Amineeta704 3 жыл бұрын
Geenyo gabar reer hobyaada like iyo share tana waaba barya laan thanks sister saa hoboyo godan noogu soo duubtay iyo dhamaan gobalad somaliya🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@amaanisaleeban1113
@amaanisaleeban1113 3 жыл бұрын
Mashaa Allah qurux ilaahow nabad noo sii ankudamaashaadnee
@ilhaanabdi1687
@ilhaanabdi1687 2 жыл бұрын
M.a Hobyo godan hormar wacan i.a waxaan rajeynaayaa inuu alle uziyaadio barwaaqada io hormarka
@menkdarawesh3412
@menkdarawesh3412 3 жыл бұрын
Mashallah so amazing God bless you walashey macan
@ahmedhussein660
@ahmedhussein660 3 жыл бұрын
Masha'Allah! Hobyo waa magaalo xeebeed aad iyo aad u qurux badan sida ka muuqata muuqaalkan. Mahadsanid walaal inta aad na la wadaagtay muuqaalkan!
@aminbrown
@aminbrown 3 жыл бұрын
Walashay Goldogob na somar ina adeer♥️👌👌
@mohadeeq8869
@mohadeeq8869 3 жыл бұрын
Talahi waa meeshi nolosha qaybihi ugu quruxda badneeyd ankuso qatay so beautiful I wish ina usoo dalxiis tago
@ahmedyasein29
@ahmedyasein29 3 жыл бұрын
My only one favourite youtuber 🥰💯❤from burco
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn 3 жыл бұрын
Mansha Allah. Markan o kale ilma iga timaada inogo nimcadan haysana. Oynaanba arag. ALLOW nagaransi Amiiiiiin.
@mahamedahmed4481
@mahamedahmed4481 3 жыл бұрын
I am Support You Geenya I am From Mogadishu
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
Aduunka xeebaha sida u eeg waa mashquul oo xita dhulkeeda qaali ah. Halkana cidiba ma joogto, war dalkiina dhista somalay. Saying hi from Dhagaxbuur. Masha Allah beautiful cost.
@samiirmahamud1900
@samiirmahamud1900 2 жыл бұрын
Sodhawow sxb hobyo nuguso gaar
@mahrezsaxaafi3796
@mahrezsaxaafi3796 3 жыл бұрын
Woxoow dholkina hooyo quruxdisa jawe lagu qaato wacaana✌keep hortaada🙋‍♂️
@ayanali7911
@ayanali7911 3 жыл бұрын
Mansha allaah magalada waan jeclahay hobyo awoow gay ayaa safar u tagi jiray bari samaadkii dadka daga waa gob gabar buu ka guursaday ilaahada waa reer ayeeyo Genyo guul baan ku leyahay dalxiis Aad naga dharjisay.
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Magaaladii uu aas-aasay Sultaan Yusuf Ali Keenadiid 1800s. Waxaa la dhahi jiray Sultanate of Hobyo dhulka ay xukumi jirtay wuxuu ahaa Burtinle Ilaa Baladwayne iyo Hobyo ilaa Wardheer. Waan ka xumahay in aysan si fiican u dhismin oo bacaad badan qariyay dadkeediina u haajireen Muqdisho iyo dhul kale. Nabad iyo burwaaqan u rajayn.
@x-isaac3385
@x-isaac3385 3 жыл бұрын
Talaadi awoowgay Cisman yusuf kenadid Hobyo iyo xaraardhere ku taalay Ma arko reer hobyo awoowgay way amin sanayen 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@kingmohaan9856
@kingmohaan9856 3 жыл бұрын
Markaste oon muuqaaladaada daawado waxaa igasha rajo waxaana aaminaa inaan wax kabadali karo sawirka qaldan ee dalkeena laga haysto Keep up geenyadeena👑👌
@jacfarabdi940
@jacfarabdi940 3 жыл бұрын
Meldevies waxba uma oga hobyo MAsha Allah
@munasar10001
@munasar10001 3 жыл бұрын
waa nololl stress free ah waa nimco cidna aysan kaa xigin war dhulkeena quruxbadanaa maashaa alaah talow soomaaliya meelka quruxbadan majirtaa
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Waaw wax kle🥰🥰❤️👍amazing vlog z.
@malishamanka6827
@malishamanka6827 2 жыл бұрын
Jecliya galmudug Waxan ka sugnaa wa cadaado🥰💯
@hafsaabdi7093
@hafsaabdi7093 3 жыл бұрын
What an amazing video. I loved every second of it. You are such a hard worker and it shows. Love you!!
@somaliboy3054
@somaliboy3054 3 жыл бұрын
SHARAF IYO KARAAMAD MUDANTAHAY GEENYO SIDAD DALKEENA QURUXDIISA NOOGU SOO GUDBISO GUULAYSO APAOH💙🇸🇴♥️💯
@mahadabdiali5797
@mahadabdiali5797 2 жыл бұрын
My favorite Galmudug dhulkii afka Soomaaliga saxda looga hadlo dad nool baa joogo Hobyo, Cadaado, Dhuusomareeb, Caabudwaaq, Xiraale ilaa....... intan tagay martosoor fiicana reeraha❤🇸🇴💪
@fartuungeedi37
@fartuungeedi37 3 жыл бұрын
Geenyo thank you for showing us our beautiful city hobyo, watching you here in my bed London uk.love you geenyo ❤️❤️❤️ Love from HG girl cayr ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ibrahimismail7608
@ibrahimismail7608 3 жыл бұрын
qabiil loomaso duubin ee mesha Somalia 🇸🇴🇸🇴wll meshad doonto kadag qabiilkad shegeeyso hadu wax taraayo waakuwa wiilasha leeynaya ayago hal qabiil ah cilmaamad iyo jeans isukala saaray
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Sax. Dadka. Habargidir necab ha arkaan.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah. ♥️♥️♥️🌹🌹🌹❤️❤️❤️
@kichw
@kichw 3 жыл бұрын
Viva hg cayr
@samiirmahamud1900
@samiirmahamud1900 2 жыл бұрын
@@ibrahimismail7608 meshan wax somali ladhaho lagama yaqano habar gidir republic kunax ama kufarax
@xuskabowyofficial864
@xuskabowyofficial864 2 жыл бұрын
Xeeb Qurux Badan eey LeedaHaY HOBYO ❤🇸🇴💯💯
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
We support your visit of historic HOBYO DISTRICT, i am sorry the disapointment of somali president towards hobyo port reconstruction.
@anabahmed6926
@anabahmed6926 3 жыл бұрын
Geenyo u the best noo qabiil wadaniyad Egadheh
@Chanhagaf
@Chanhagaf 3 жыл бұрын
This is where my paternal grandpa 👴 was born 1911 I love ❤️ Hobyo May Allah swa bless Somalia 🇸🇴 Geenyada your next stop should be Cabudwaaq in shaa Allah
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
1911 marexaan maba joogin araadan. Hogey been badana.
@fahm3d88
@fahm3d88 3 жыл бұрын
Thanks geenyo dalkeenii hooyo baad natustay meela badan aanan arag
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 Жыл бұрын
Geenyada masha alh 🙏🙏🙏🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 жыл бұрын
Maasha allaah dhulkeena meel meel ka dhacda ma lahan waa wada qurux illaahey ha noo xafido cadowgana illaahey ha nooga qabto.
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 3 жыл бұрын
Mashallah geenyo horumar wcn ayaan kuu rejeenaa
@Dirir571
@Dirir571 3 жыл бұрын
Geenyada madow waan kaga mahadcelin soo bandhiga bilicda dalkeena
@nimcaosman3495
@nimcaosman3495 3 жыл бұрын
Mashlah walshay waad ku mahadsanthy saad noogu soo gudbisid mar kasta quruxda dalka from gabar mudug inshlh waan jeclhy inaa tago sanadkn dhexdiisa ❤🥰❤
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 3 жыл бұрын
Masha allaah Hobyo Godan allow barakee my home♥😎👌
@ramatgan1
@ramatgan1 Жыл бұрын
We are so lucky we have a great land. Imagine if all Somali abroad came back and invested in Somalia.
@canabahmed8082
@canabahmed8082 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah Allaah Akbar Allaah Akbar wadan keena wanaag sanaa
@mahadbashiir7618
@mahadbashiir7618 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo kuuwan iyo guwa gale nooso badi
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Geenyada madow fadlan gaadhsiya 1 million sababto ah dhulka ay somalidu dagto dhan ayay soduubtaa way dadaasha.
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 3 жыл бұрын
Masha allah hobyo bilan xeebaha quruxda badan ee dalkeena ayaa kamidtahay
@enisagabanow4856
@enisagabanow4856 3 жыл бұрын
Hobyo cudoon 🥰 dhulkeygiiii❤️
@Mina56
@Mina56 3 жыл бұрын
Mashallah. Breathtaking views. Wadoonyinka Soomaaliyo oodan inay dhisaan ficnaan laheydaa, sida oo loogu dalxiiso.
@ERAMUSICCOMPANY
@ERAMUSICCOMPANY 3 жыл бұрын
One only U my sister ❤️
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Masha alh geenyada Garacad maad booqatid oo video inooga soo diyaarisid dhismaha kasocda dekkada garacad guuleyso wlshay🙏😍💯
@husseinbiif8483
@husseinbiif8483 3 жыл бұрын
Bari usii baqoloo Bacadweyne soboqo Bilic deda so arag Bilcic iyo barag Bal so eg Jabadkii Jicdheere Dusha kasumaro Dibirkii na sodawo 💓💓💓💓
@rashkacadde9751
@rashkacadde9751 3 жыл бұрын
Waa ka heley wlhi. Wllshey geenyada allah ku sharfo🇸🇴❤️🙏
@zergediver6945
@zergediver6945 3 жыл бұрын
41 da qof ee dislike saaray waa Majeerteen io nacabkii Dowladda Galmudug lkn Hobyo tagtay goor dhaw waala dhameystiraya howsha socota Geenyo millions of subscribe u qalanta keep goin shaqo culus baad noo haysaa. Anyway Somalia Hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ajanmohamed8524
@ajanmohamed8524 3 жыл бұрын
MaashaALLAAH ..WADANKENA QURUX BADANAA...WALALEY KURSIGAAN MAKA DHUMO MIYAA.😍😍
@ubaxcabdi7690
@ubaxcabdi7690 3 жыл бұрын
Masha allha abyo allha ku xifdiyo waan jeclhy hobyo wllhi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 2 жыл бұрын
Wooo MashaaAllah
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34