WELLCOME BACK KOKO | DOOQEYGA MAXUU YAHAY KOKO vs HAMAADA VLOGS

  Рет қаралды 193,983

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

3 жыл бұрын

Пікірлер: 273
@asadhagio2749
@asadhagio2749 3 жыл бұрын
20K ayuu ku dhowyahay fadlan subscribe usaar thnks kzbin.info/door/99wjMisITjQ8cOTPYy4F9Q
@malyunoffcail7073
@malyunoffcail7073 3 жыл бұрын
Asad abowe wan kujecelahay
@xaqiiqomedia8137
@xaqiiqomedia8137 3 жыл бұрын
Asad waa cidsi asad wlltinimo ayan ku jecelhy wlh asad waxa aan kala socdaa magalada muqdisho mar qaliba waa codsi asad blz igu ucaawi hami ayaam leyhy wll mcn waa codsi ma umaleynaayo youtuber codsigeyga ii fulinaayo inuu joogo asad blz waa codsi wlh wax aan kugu abaal gudo ma helaayo codsigega ii fuli mogdisho ayan kala socdaa mar walba fariimaheyga dib uraac wll mcn subaxdi anaa faraxsam aam soo kaco wll.mcn alalh waxan kaga baryaa cafimaad taam ah wll mcn🙏🙏🙏😭🙏😭🙏
@nasroxassan5513
@nasroxassan5513 3 жыл бұрын
Asc asad wankusalame wll farxaada alah hakusiyadiyo wll♥️♥️♥️
@landacabdale8232
@landacabdale8232 3 жыл бұрын
Asad waxan ku riyoday adoo cagahaga ku soconaya waliba xamar jooga aan kugu soo booqday meel aad u quruxbadan adoo ka shaqaynaya waligay xamar ma tagin lakin riyada igaysay illahay umada somaliyed wadankoda ha u qabojiyo adna alle riyadayda walal run hakaga dhigo inzha allah bi idmi🙏👑
@salmaabdulkader3697
@salmaabdulkader3697 3 жыл бұрын
Asad Hagio wll instagram ayaan kala soo xariiray jawaabna wanka wayay
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 3 ай бұрын
Koko awalki hore asad way salaami jirty hadana haddu dhaho isalaan way diideysaa😂xiligaas caan mahayn lkn hadda caan waye vaar bay Ka cararee😂
@Amirada_Sunduz
@Amirada_Sunduz 3 ай бұрын
Mashegeeeeeee mrka😂😂😂😂
@CABDUlaaHIKATIITOW
@CABDUlaaHIKATIITOW 3 ай бұрын
Ilkadheere😂😂😂
@user-zy9hp2pp2g
@user-zy9hp2pp2g 2 ай бұрын
Haanooh halahaas dhan inika leeniga cabanas uf
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Ай бұрын
Wagi hore maskino aha hada lkn shaxari waye 😂😂
@samiyamahamed6274
@samiyamahamed6274 Жыл бұрын
Coco 1year ago Chanel jogty y’a ila mida hada arky 😂
@bornleader1653
@bornleader1653 Жыл бұрын
2 years waaye march 2021
@aminaoyow4607
@aminaoyow4607 Жыл бұрын
Aniga hdha lee arkoya
@samiraabdi1809
@samiraabdi1809 Жыл бұрын
coco 4sano ayee youtube joogtaa arimaheena iyo asad ayee la so gashaa 😂
@dofal1234
@dofal1234 Жыл бұрын
War Koko day dee naagtu waaba legend 😅😅
@yahyekeeyow9850
@yahyekeeyow9850 3 жыл бұрын
Asad hagio wll qalbi furan keep going ❤️❤️❤️✌️
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Asad xaajiyow guuleso waligaa wadna mahdsanthy keep going my brother guuleso waligaa wadna mahdsanthy
@zackreal5507
@zackreal5507 2 жыл бұрын
M.a wll Asad guuul Ayaaa kuuu Rajiiinaaa wll kun iyo kowjiiir m.a
@abdirahmanyoungman2821
@abdirahmanyoungman2821 3 жыл бұрын
Ar soomaliyey dar alle 100 like ikaarsiya wan love somali🙏😍
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 3 жыл бұрын
Koko miss u abyo mcn waxaa tahay gabar fican masha allah ah
@mochiii138
@mochiii138 Жыл бұрын
oo Koko before 1years eeba jirtay😂😭
@intawareersanchannel7180
@intawareersanchannel7180 Жыл бұрын
Masheegee marka
@safwanyareofficial2106
@safwanyareofficial2106 3 жыл бұрын
Team Asad HaGio ku saliya xabibkeena muxamed csw fadlan hadhafina all MÝ fans
@user-pp4cz8ec4s
@user-pp4cz8ec4s 6 ай бұрын
Scw
@kingaxmad8448
@kingaxmad8448 3 жыл бұрын
Walaal asad ilaahey haa kucaafiyo fadhlan halii shergereeyo
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 3 жыл бұрын
Keep going wllky qali♥️🙏
@ciidankaqabta9725
@ciidankaqabta9725 3 жыл бұрын
Nabi maxamed kusalli scw
@siciidcabdiraxmaan6682
@siciidcabdiraxmaan6682 3 жыл бұрын
Scw
@siciidcabdiraxmaan6682
@siciidcabdiraxmaan6682 3 жыл бұрын
Scw
@ismaciliska3689
@ismaciliska3689 3 жыл бұрын
Scs scw
@zwab765
@zwab765 3 жыл бұрын
Ramadan baa fooda inagu soo haysa inta igu racsan liketa
@aliyaaabdirizak2185
@aliyaaabdirizak2185 3 жыл бұрын
Asad hagio man nin faraha kaxiran excellent perfect pictures 👌
@wllnevesofficial898
@wllnevesofficial898 3 жыл бұрын
Asad wll Tgera bixan ku,ahy ❤👌💯
@mohdeeqtube8206
@mohdeeqtube8206 3 жыл бұрын
Asad hagio waan ku taageera ee maskiga ugu horeeya ee aad siinayso aniga iga dhig WLLO I LOVE YOU 😢😷😷👍💜
@ismahanmohammed9108
@ismahanmohammed9108 3 жыл бұрын
Keep going Asad u will make it ♥️♥️♥️♥️
@aliabdirashiiid5386
@aliabdirashiiid5386 3 жыл бұрын
Asad hagio bro caafimaad kuu rajenaa Ramadan ka hor inaad lugahaaga ku istaagto kuu rajeenaa bro
@maryaniitacady817
@maryaniitacady817 3 жыл бұрын
Asad ilaahey waxan kaga baryaa cafimaada tama i.a♥️♥️👑🤲🤲🤲🤲
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
Inta ka heshay sidey wax u cunayaan marka la bood siiyo camerada😄👍
@hodanxuzeen8861
@hodanxuzeen8861 3 жыл бұрын
Maazha Allah azad haajiyo keep going
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah
@cabdirashiidcalisuufichann2269
@cabdirashiidcalisuufichann2269 3 жыл бұрын
Asc walaal axbaabi hadji aad jeceshahay qissooyin iyo taariikhda nabiga scw iyo wxm jazaa allahu Khayr
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Ilahayoow aniga iyo dadkeyga somaliyed ramadanka farxad iyo CAFIMAD nagu garsii amiin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭. Amiin inoo dhaha ani xita qalniin ayan gali rabaye anu isu duceyno somali hanolato 👍
@mannish.mmk.
@mannish.mmk. 3 жыл бұрын
Aamin wllo Allah kuufududeeyo inshallah
@amiramoh1504
@amiramoh1504 3 жыл бұрын
Aamiin wll docada ilaah anoo aqbalo dhibkana allah naga fogeeyo qof walboo muraad lehna allah usahlo AAMIIN
@ahmedsaiid6833
@ahmedsaiid6833 3 жыл бұрын
Nio Gapdhan koko Ladhho maa iziizaTan wllHi wan Jeclade marku Videogan zaz igu zo dhcY an koko arkY horanpa kzo galY wlHi💟💟💟
@cabdiladhiif2261
@cabdiladhiif2261 3 жыл бұрын
Wall alla caafiyo intii xanuumsan 🤲🤲 Like isaar wll
@zeitunadan5261
@zeitunadan5261 3 жыл бұрын
Koko the way she dress idnt like
@kingkeyowofficial5713
@kingkeyowofficial5713 3 жыл бұрын
Koko iyo hamada waedinsalami 👏👏
@Nasteexomaxamed123
@Nasteexomaxamed123 3 жыл бұрын
Asad wll.anigoo ka mida tageerahaga waxaan ku leeyahay adigoo farxad ku haysta malaysia oo maraya 400k wax yar gudheed iyo qof 1year ku jiray maraya 9k wll caawi malaysa ayuu jooga
@takeyourtime3095
@takeyourtime3095 3 жыл бұрын
Ilaaheeyow anagaa yaab aragnay 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@maxameddeeqmaxameddeeq545
@maxameddeeqmaxameddeeq545 3 жыл бұрын
Keep going pro one love
@leyloahmed4093
@leyloahmed4093 3 жыл бұрын
Inaan imaado ayaan rabaa wllky wax iiga sheeg ok
@momo-ky2tr
@momo-ky2tr 3 жыл бұрын
Keep going wllay asad hagio
@souheibabdiali9675
@souheibabdiali9675 3 жыл бұрын
Hamada caato👍 #from Djibouti 🇩🇯 #
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 жыл бұрын
ASAD HAGIO LEGEND 👑 ANOTHER WORD 🌎⏲️❤️🔥👑🦁
@princesssabnaa8951
@princesssabnaa8951 3 жыл бұрын
Keep going wllky asad
@kingkeyowofficial5713
@kingkeyowofficial5713 3 жыл бұрын
M.a sxb hamada wan salami
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 жыл бұрын
Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilàhay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subacribe igu cawi ilahay haku xifdiyee susbcribe subscribe 🙏🙏🙏🙏
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 10 biis iga dhimana I garsiya ilahey dartis igu saara hooyo macaan dartid
@AhmedUpdykadir
@AhmedUpdykadir 11 ай бұрын
Markan be Social media Ku jirta 😮 That is why 100k in 3 days
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 5 ай бұрын
Off course
@AhmedUpdykadir
@AhmedUpdykadir 5 ай бұрын
@@zamzamhabiib3513 i know it 😉
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Azad hagio big legend keep going
@mubashirrrsaadille5122
@mubashirrrsaadille5122 3 жыл бұрын
Waan kusalmy asado My idea: Waxad nososamysa Barnamijkii mid dooro videos 1, kiwi ugu funnyga aha 2, kiwi ugu sual adka 3, kiwi ugu viewska badna 4, inta warysty rag iyo dumar kuwii singleka ah and so on Entertainment ayay noqon karta ay ila thy
@raxmoaxmad4463
@raxmoaxmad4463 3 жыл бұрын
Masha allah kaliga❤ajeceshahay
@layalibeautysalon7169
@layalibeautysalon7169 3 жыл бұрын
walalkay asad pin ii dheh waa ku baryaa
@Qathar113
@Qathar113 3 жыл бұрын
War shaarbaha Waa Ku Qurxooneede 🥺
@mohamedshuaibomer999
@mohamedshuaibomer999 3 жыл бұрын
Nabi Maxamed SCW SCW inta jecel subscribe isaara caawa 1k i gaadhsiiya fadlan
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@zataamaliheid983
@zataamaliheid983 3 жыл бұрын
Asad wll plz heestan iyso sheeg
@ZayjamZabool-kb6mq
@ZayjamZabool-kb6mq 8 ай бұрын
Xiligaan qurux ayee koko ahayd
@user-br2jh8bu7r
@user-br2jh8bu7r 3 жыл бұрын
Welcome back again
@AbeekaTech
@AbeekaTech 3 жыл бұрын
M a nin kaftan bdn aad ayaa kugu fanaa
@munoahmed963
@munoahmed963 3 жыл бұрын
Wllo macaan asadow caawi wiilka kaashey ladhaho plss🥰😭
@nimogurhan4176
@nimogurhan4176 3 жыл бұрын
I love u my sweet aboowe 27😍😍😍
@Nasteexomaxamed123
@Nasteexomaxamed123 3 жыл бұрын
Magaciisu waxa weyaan bidaaya wll asad aniga wllky maaha ee waa wiil somaaliyeed @ bidaaya official wll caawi farxad aad haystid suu uhelo
@ixIN-ek3zw
@ixIN-ek3zw 3 жыл бұрын
Alle haku ziiyo 6 dada 6 xaaado odhamayztiran pr0
@waraawacal150
@waraawacal150 3 жыл бұрын
Mansha Allah wll asad
@lamahurantechnology1773
@lamahurantechnology1773 3 жыл бұрын
Aar magac Yadee ni way dhinteen wllhi Koko MaLa Mara wllaley caazha maxa ku deeday 🤣😅
@Qathar113
@Qathar113 3 жыл бұрын
Var var 😀 ila arka in Asad hagio Uu Gadaal Ciro ku lee yahay 😅 2:50 😂😅
@luulmaxamed6285
@luulmaxamed6285 Жыл бұрын
Asada kooko bareegi kusameeyee oo adigoo jcel ubandhigaanaayoo balizi wll mcn nooh
@ishowspeedclips9056
@ishowspeedclips9056 Жыл бұрын
Are you single 😂
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey..
@tiinamohamed8308
@tiinamohamed8308 3 жыл бұрын
Asad face mask aaway sidaan bakaaro u taagnaa waa daalay😭
@bossofficial6202
@bossofficial6202 3 жыл бұрын
Wan kujeclahay walalkey
@maryanahmed5351
@maryanahmed5351 3 жыл бұрын
Gabarey qalada iskagud soon wa imade
@l7932
@l7932 3 жыл бұрын
Keep going walal asad hajio
@kamaalleywaye4129
@kamaalleywaye4129 3 жыл бұрын
Wllhi kow ana firsadiy yes
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤️✔️
@hayaanofficial
@hayaanofficial 3 жыл бұрын
Team 27 agusto sharuuda wax yara iiga dhaman halayga dhaso my big team
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Mashalh
@abdihafidbariyow9771
@abdihafidbariyow9771 3 жыл бұрын
Asadooow zxpw ninkaaan ooyaya oo hadana heesaya cimaamadiisa maheesto🤣🤣🤣
@salatosman2209
@salatosman2209 3 жыл бұрын
Asc asad wlll markad wax sogud binesid fadlan sanka gacanta kadhaf muuqalka anshaxa umafiicno intaas waa iga waano iyo wlll tinimo
@khadarliyo9336
@khadarliyo9336 Жыл бұрын
Kusali nabiga scw
@hassankeeyeditor8815
@hassankeeyeditor8815 3 жыл бұрын
walaal asad waxaa kugu fiicnaa lahaa inaad lugahaaga ku socoto hadii la waayana wheelchair joicestick
@Maxamed_Aweys1
@Maxamed_Aweys1 3 жыл бұрын
Full suport 💞 asad Hajio
@maryamakamaludin3113
@maryamakamaludin3113 Жыл бұрын
Ilee koko way soo jabtay👋❤
@nucmaanshiekhxassan1309
@nucmaanshiekhxassan1309 Жыл бұрын
Haa ani hada lee inee sobaxda moday ileen horeba u jirtay waa nag so jabtay
@sabriinqalbi
@sabriinqalbi 3 жыл бұрын
Masha allah
@user-br2jh8bu7r
@user-br2jh8bu7r 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 жыл бұрын
Asc.masha.allah
@mohammedaqadir821
@mohammedaqadir821 3 жыл бұрын
Masha Allah 🤴🤴👸
@maxamedcalimuhumed5222
@maxamedcalimuhumed5222 3 жыл бұрын
Asad waan ki wataa pro kisalaamay
@shakraboy3001
@shakraboy3001 3 жыл бұрын
Asad qurux loow ayaa noqotee sharbaha markaad iska xiirtay bro..... inta ila aragtay ......👆👆👆👆
@aanadagan6513
@aanadagan6513 Жыл бұрын
Asad abowe wlhi riyo been malaga sheego xaly adigoo lugahaaga ku istaagay ayan ku riyooday illaahayow kuu rumeeyo i.a marwalba ku jclhy
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Asad HaGio 😍👑*
@calazinhopoi4556
@calazinhopoi4556 3 жыл бұрын
Fast aan ahy like ha iga ilaawin
@Maxamed_Aweys1
@Maxamed_Aweys1 3 жыл бұрын
Full suport 💞 asad
@nacimomaxamuud288
@nacimomaxamuud288 3 жыл бұрын
Masha allaah
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 3 жыл бұрын
Koko waa gabadh yar oo aan jecelahay plse usameeya KZbin
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 ай бұрын
Waa loo sameeyay 😅
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 3 жыл бұрын
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiya
@mohagawaato5383
@mohagawaato5383 3 жыл бұрын
Abowe logadada noo macnee halmuqal fadlan waa codsi
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Pls isooboqo Alle dartii ama idawo kaliya walaal haidhafina somali hadad tahay 💘💝❣️🤍♥️❤️❤️
@caashohenaofficial4136
@caashohenaofficial4136 3 жыл бұрын
Wlalaheyga musliminta ah subscribers isaara ilhy dartiis ha idhaafin ado isarin🙏🙏🙏🙏
@ismaciliska3689
@ismaciliska3689 3 жыл бұрын
Wll waan ku saray isoo saar mhdsnid
@abdimaalikmire340
@abdimaalikmire340 3 жыл бұрын
Legend asad hagio
@SalmoMaxamad-rj6nc
@SalmoMaxamad-rj6nc 7 ай бұрын
Koko ciyala weeyo cadiyee u ekeeda😂😂😂😂 hada lkn gabar cadi waye😂😂😂😂
@sharlaawecash9678
@sharlaawecash9678 3 жыл бұрын
Sec Like baan noqdy bro love ii saar
@YGKOKE
@YGKOKE 3 жыл бұрын
Koko waa magaceyga ee mee iidhig dheh
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Best youtuber in the □□□□🤣🤣🤣🤣
@masaaloxochannel1626
@masaaloxochannel1626 3 жыл бұрын
WALAAL ILAHEY DARTIS
@biibaayeofficiall2109
@biibaayeofficiall2109 3 жыл бұрын
Asxapey waxa ley haya janal waxa rab inaad sartin subscribes wad mahad santihin
@khaalidpogba6858
@khaalidpogba6858 3 жыл бұрын
Sxp hore usoco like
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig KZbinr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣2k
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 3 жыл бұрын
Gabadha kujecel Maxaa Lagu Gartaa?
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 17 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 15 МЛН
ASAD HAGIO //ANI MAA ADI BEENKUSHEEGAAYO WALALEKEY //hhhhhh
13:15
XAFLADDA UMOJA - ArimaHeena VLOG #71
17:00
ArimaHeena
Рет қаралды 484 М.
SIDEEN AHAA INTAAN WHEELCHAIR KU FADHIISAN  REACTION MY OLD PHOTOS
15:38
WAAN KASOO LAABANAY LANKGAWI...
14:55
ArimaHeena
Рет қаралды 158 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 17 МЛН