Wey Qirteen Kufsiga Abdullahi Goof, Foolow iyo Ahmed Juge Mama Saafi Oohin 😭| MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 26,517

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 212
@Saladdin313
@Saladdin313 5 ай бұрын
Masha Allah ,waa guul in walaasheen hadda ay hortaalo in ay doorato siday jeceshahay in kiiskeedu ku dhamaado waxaanay Allah uga baryayaa in ay cadaalad aduun iyo mid aakhiraba hesho. Waxaan aad ugu mahad naqayaa walaalaha garab taagnaa dhamaantood ugu horeeyo Daahir Calasow.
@anisaduela9784
@anisaduela9784 5 ай бұрын
Daahir geesi guul guul iyo tiimka kula shaqeynaya
@rukioadow6509
@rukioadow6509 5 ай бұрын
Maxkamad aan kugula talin lahaa, fiican u fakar adiga inta Kula dadaaleysa ❤ Mar haddey qirteen diinta islaamka waxey qabto ha maraan
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 5 ай бұрын
Hambalyo 🎉, waad guuleysateen Saafi guuleyso insha Allaah inta dhiman waad gaaraysa
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
Allaahu akbar dahir alasow cadow jabiye awowe illhey adun iyo aqiraba hkugu abalmariyo janno frdwsa al aclaa sida ad cadowga dumarka ugajebisey illhey cadowgaga ha u jebiyo guleso maxkamadadana iyo adiga iyo inta kulashaqeysa illhey heydinku guleyo jira o joga frxdna kuwara
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
Allaaahuma Amiiiiiin
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
Walaalkeen daahir xiligaan Laga bilaabo cadawba malaha Axbaaab ma ogiye
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
Allahu Akbar
@hawoali120
@hawoali120 5 ай бұрын
Dahir calasow waa mucjiso guuleso nin adag
@ابوانس-غ4ر
@ابوانس-غ4ر 5 ай бұрын
daahir waxaan kuleeyahay gooleeyso جزاك الله خير يااخي تستاهل كل خير مانعرف ايش نجزيك
@xirsicaaqil3207
@xirsicaaqil3207 5 ай бұрын
Aduun waxba mataro daahir alle janatu firdusa alle haku geeyo aamiin asmiin waan ooyey walalkay koowaad dahir guileyso if iyo aalhiro
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
اللهم امييييييين
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@ifrahshire6839
@ifrahshire6839 5 ай бұрын
Daahirow ilaah. Wax xun kuma tuso aduun iyo aqiro ❤
@adnahussein6060
@adnahussein6060 5 ай бұрын
Daahir Calasooow taariikh buu qoray.
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 5 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Daahir Ali sow guuleyso keep going brother
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
Wllahi walaalkey daahirow arinta si fcn ayey ku dhamaatay Culumada haloo dhiiibo arinta ayaan qabaa Aniga walaasheen saafi ha qaadato wixii xuquuuq ah oo ay culumada ugooyaaan walaaladeedna ha cafiso ayagana Allaaah ha utawbadkeenaaan maadama ay tawbadu furanyahy
@nimcomaxamed9114
@nimcomaxamed9114 5 ай бұрын
Illaheyow jano aduun iyo aaqri danbi dhaaf iyo jano aduun iyo aakhiro❤
@rukioadow6509
@rukioadow6509 5 ай бұрын
Daahir intoow gartay meey garan waayeen Owbakar gaabane😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR WALLAAHI WAAN JIRIRICOODEY WAANA OOYEY XANUUNKANA WAAN LA DAREEMAY WALAASHEY SAAFI ILLAAHEEY QALBIGA HAKUU DHAYO MAANTA WAAD GUULEYSATEY HADII ARINKA LASOO AF JAREY AL XAMDULILLAH DAAHIRNA RECORD BUU JEBIYEY MAANTA JAZAKALLAHU KHAYRAN MY BROTHER!❤❤❤❤❤
@fatimaamoud1425
@fatimaamoud1425 5 ай бұрын
Waa in ay cibro laga dhigo, a lesson for every rapist. Please maxkamad la aad
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 5 ай бұрын
Jazaka Alahu khreer Daahir kheer Allah kusiiyo
@farhmahamuud8005
@farhmahamuud8005 5 ай бұрын
MaanshAllah Daahir waan ku taageereynaa dumarka aqlibadan oo dhan
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
Mashaaa Allaaah wllahi Hadiii ay Qarteeen tawbada waa furantahay cafiskana waaa shey fiican
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 5 ай бұрын
Bravo daahir 💪👏🌹
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 5 ай бұрын
Farxaad iyo Guul bey no tahay marba hadii laso heley kuwi dulmiga geystey ❤ in shaa Allah ineey nolol raxadis dambe arkin ayaga iyo wiixii ey dhalenba
@Anigawaye-x4d
@Anigawaye-x4d 5 ай бұрын
ABAYO SAFIYEY. HA. CAFIN CIROLAAHA. DULIGA AH. KULIGOD MAXKAMAD SAAR
@hawoali120
@hawoali120 5 ай бұрын
Makamed la aad xanuun hamaren sidad xanuun umartay oo kale 😢😢😢
@anisaosman743
@anisaosman743 5 ай бұрын
Saafiyeey ha qaadan Mag!! Nimankaan hala geeyo Maxkamad!!
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l 5 ай бұрын
Asc waa guul daahir iyo team cadaalada iyo my sister QUEEN SOY SOY gob baad tihiin❤❤❤
@mirayaabdulla7122
@mirayaabdulla7122 5 ай бұрын
Oooooooh justice is done🙌 Thanks God❤
@fadumohagifarah1206
@fadumohagifarah1206 5 ай бұрын
Mashallad Daahir waa geesi diinta baro adaa xaajimka dumarka iyo qareenka kuugu cumaamadnay ee bas diinta noo baro inshallah🎉
@sahrafarah6038
@sahrafarah6038 5 ай бұрын
jazaakumulaah kheyr
@Minnesota416
@Minnesota416 5 ай бұрын
Abaayo waxaan ahay wiil walaalkaa ah oo somaaliyeed oo dareemaayo xanuunkaada waa dadaashay adiga & Dahir Alasow jazakalah waxaa i dhashay gabar soomaali waxaan qabaa gabar soomaaliyeed waxaa ila dhalatay 7 gabdhood 3 na anigaa dhalay waa ku dareemi karaa ilaahay hakuu dhib yareeyo iyagana nasiib ayeey leeyihiin in leys horyimaado oo leys cafiyo iska cafi samir & iimaan Allaha kuugu bedelo jazakalah
@degan4
@degan4 5 ай бұрын
Fasahaad bay dhulka Alle ka faafinayeen😢😢😢😢😢
@abdiroble9644
@abdiroble9644 5 ай бұрын
Masaaalah daahir calasoow nooloow adeer
@khadijamohamed1447
@khadijamohamed1447 5 ай бұрын
Wax alla iyo waxay ku qanacsantahay Saafi ayaan kula qanacsanahay insha allah
@surerosoble2888
@surerosoble2888 5 ай бұрын
Saafi abaayo marka hore samir badan Allaah swt hakugu irsaaqo kuwi xanuunka hakaa qaado kuwii ku dulmiyeyna xaqaada raxmaanka haka soo saaro
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb 5 ай бұрын
walaahi dahiir calasoow waa geesi geesi dhalay dahiir waa wiil somaali oo dacad ah walaal guul
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 5 ай бұрын
Somali cadaalada waa hawiye maxkamaduna hg walaahi
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 5 ай бұрын
Asc aniga gabadhaan weyi qalbi rogtey because i have 3 sister iyadana waa la mid , Ragoow gabdhaha halaga leexdo gabdho waa leyskudilaa in kastoo dowlad somalia ey ka jirin. Jiz'klh
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 5 ай бұрын
Hortaada haka qirtaan Saafiyeey, toos hakuu raali geliyaan, cafis haku weydiistaan... Mrkaas ka dib magdhow midmid uga qaado... Halkaasna haku dhamaato.
@faizaabdillahi4160
@faizaabdillahi4160 5 ай бұрын
Machalla ❤
@zahramohamoud8835
@zahramohamoud8835 5 ай бұрын
Maxkamada geeey haka harin No soomaalinimo ha cafin
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 5 ай бұрын
Iyada ikhtiyaarka le
@Anigawaye-x4d
@Anigawaye-x4d 5 ай бұрын
DAHIROW ABOWO MAXKAMADE CIROLAAH. GABDHAHA KUFSADA HA CAFIM.
@AbdirazakAbdilla
@AbdirazakAbdilla 5 ай бұрын
Walaakeen daahir ilaahay hawgu badalo jano maxkamdii waanaqoonsade shaqsi ahaan cabdirisaaq cabdilahi deeqsi
@foziafatah3063
@foziafatah3063 5 ай бұрын
Dahir Dahab 👑
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 5 ай бұрын
Suuragalmaaha geel uma qalmo aakhiro ama maxkamada aduinka maxkamada aduunka ee heeg
@umnalka7740
@umnalka7740 5 ай бұрын
Nimanka soomaaliyeed waxey yaqaanaan magaan bixiney aa ka dibna sheekada meeshey ku dhamaaneysaa hal geelna ka helimeysid ee nimanka sidey hurdo iyo hoyaad kuugu diideen ayagana hurdo haka guurto next 30 years
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 5 ай бұрын
Naa hadaanu ragleenay ma 40 sano ayay isjiidjiidan lahaayeen oo daelad la aan wuxu ragmaaha waa riyo orgi weeye ragmalihin orgi dhawr iyo sodonsano bilaadawlad
@anisaduela9784
@anisaduela9784 5 ай бұрын
Safi waad guuleysatey ❤❤
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 5 ай бұрын
Dahir ilahaybaa dulmanayasha usoo diray. Khayr alle hakusiiyo
@deeqo123
@deeqo123 5 ай бұрын
Daahir Calasow guuleyso
@umnalka7740
@umnalka7740 5 ай бұрын
Go to court don’t talk to them ha salaamin waxaad la qeylineysay hadey lacag eheed hadee sharaftaada lacag haku bedelin
@farhmahamuud8005
@farhmahamuud8005 5 ай бұрын
ALLAHU AKBAR DAAHIR ALLE HAKU DHOWRO SHARAFBAAA LEEDAHAY FROM HARGEISA
@HasinoFarah
@HasinoFarah 5 ай бұрын
Ayada bablik weeyee waa in ay babllik yimaadaan
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
Justice for sahrasafi😢
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 5 ай бұрын
Maya Maya maya
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 5 ай бұрын
Ilaahey haka jeesiyo aduun aqiiro
@mklsl3663
@mklsl3663 5 ай бұрын
Daahir kaligiisa miyeey ku hor qirteen iney dhibaateeyeen saafi mase dadkalo markaati ka ah qirashadooda ayaa joogay aniga raligayka waxaan dhahi lahaay iney dinbigooda ku hor qirtaan sheikh yada somaliyeed hortooda hadii aysan rabin iney somalida oo dhan ka hore qirtaan
@Anigawaye-x4d
@Anigawaye-x4d 5 ай бұрын
MAXKAMAD HALA.SAARO. CUQUBO ILAHAY. HAKU RIDEE
@abdiyoaden4362
@abdiyoaden4362 5 ай бұрын
Alle ajar iyo a xsanad hagasiyo
@alqiinyusuf4332
@alqiinyusuf4332 5 ай бұрын
Maxakamada keeen
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Waabilaa dhaqansoomaali Maxkamad a Halageeyaanu Leenahay baastariinta
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 5 ай бұрын
Maxkamad saar saafiyeey
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 5 ай бұрын
Kuwass maxkamad la aad kuwaas ha ku dhameeystaan xabsi inta ka dhiman noloshooda.
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
Jarimo dil diyo iyo xabsi waye
@fardowsaabdi2754
@fardowsaabdi2754 5 ай бұрын
Waxaan ku dhihi lahaa maxkamad gee nimankaas adoo ilma yar ah ku qashay
@rodamahamoud
@rodamahamoud 5 ай бұрын
Allahu Akbar
@FAli-ec8pn
@FAli-ec8pn 5 ай бұрын
Wax dhaqan somali la dhaho ma jirto dahir
@faadumoali117
@faadumoali117 5 ай бұрын
Ilaahey Ninkuu Ceymin rabo Cid uma so tuug Ninkuu Cirib goyn rabana Ciidan uma doonto
@sihamahmed1846
@sihamahmed1846 5 ай бұрын
Mag ha qadan please
@Anodsks
@Anodsks 5 ай бұрын
Saafi. Walaaley. Intaan. Oodhan ayaad. Oyeeysay. Al iqtaar. Waa adiga❤
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
R
@fatimaamoud1425
@fatimaamoud1425 5 ай бұрын
Waxa aa intaas usoo martay hada haka harin. Lacag wax ma tarayso.
@UbaxCalixaraf
@UbaxCalixaraf 5 ай бұрын
Daahir calasoow maxkamadaada caadi maahan 38 kahor kiis dhacay buu ragii danbiga galay soo qabtay oo magac yadooda iyo sawiradooda keenly caadi maahin maxkamada daahir fifa
@dagannafuroondn3691
@dagannafuroondn3691 5 ай бұрын
Mnsh allha guuula so yartay
@falisa576
@falisa576 5 ай бұрын
Allahu Akbar wa meeqa sano wellee Xaqu ma qarsoomo
@kabxanley8499
@kabxanley8499 5 ай бұрын
War Daahiroow hada ayaad heshay shaqada ugu fiican ee aad qaban karto ee fadhlan dib ha ugu noqonin xaar walaaqii qabiilka iyo qurunka ee aad ku soo caan baxday. Waad ku mahadsan tahay sida aad u garab istaagtay gabadhaan iyo inta kaleba.
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 5 ай бұрын
Sharia Law nimankaan halagu qaado kaddibna gabadhaan hala weydiiyo inay saamaxayso iyo in la laayo.....!!!!!!!!!.
@AbdirazakAbdilla
@AbdirazakAbdilla 5 ай бұрын
Saafi walaasheen waxay ku qanacado baanu daahirow kudhiiri galinaynon waa bilaahi tawafiiq
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 5 ай бұрын
150 Geel ah uma qalanto gabadha. 38 sano oo ey dhibaato la nooleyd ee halaga fiirsado diyada.
@hawalag5
@hawalag5 5 ай бұрын
Hakayeelin Naqan Soonaali hana Saalaamiin
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 5 ай бұрын
Iska cafi mamma saafi illah culeskas aad so wadey 38 sano wu ka degaya isha allah hadeyba qirten alxamdulillah iska cafi arintadane meesha ku xer megna ha qaadan dar allah ku cafi
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 5 ай бұрын
Dahir kheer allah kusiyo
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 5 ай бұрын
Masha Allah Daahir wuu mahadsanyahay inuu maamadaa caawiyay laakiin waxaa meesha kujira naago aan daacad aheyn meesha oo dana kale wata,waxaana leeyahay tii dhib nin u geystay qabtq asaga ha u sheegto sida maamadaasna ha caawiyo hadii kale yaan lagq dhigan kiiska maamadan wax dane kale lagu fushado mahadsanidiin
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 5 ай бұрын
Maxkamad mam safi pz
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 5 ай бұрын
ragaas hadi esan joogin meel lagudili waxay joogaan meel xabaigeedu adagtahay marka waa in laxiro halkeyjoigan sharciga lootuirsadi reergalbeedka meel sharcikajiro,kor iyo hoos mag waaleedahay dowlada wejiga baaba ka qaadeysa maxaa loogadhiga in magta wax ka xafineyso haday dhiibab waa qasab baryo maaha magta waa dhiigeeda
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad 5 ай бұрын
Walaaley aniga oo jooga 🇿🇦🇿🇦🇿🇦 ahana shiikhal , Maalintaad maxakamada timid ood ka hadashay dhibaka Ku gaaray ilaa iyo maanata waan dhageyasataa maraka walaaley caruur ayaad heyasata iyagana sidoo kale, Dhibakaaga dheef allaha kaaga dhigo abaayo afakaaga iyo soomaalinimo ku kaasho maanashallah, Gerri ayaa go'aanaka ka sokeeyo abaayo masalaxada qaado ,waligaa ha gacan dhaafin sokeeyahaaga ilaa heerakaas kula Soo gaaray , maxakamada ha aadin oo tolkaas kuu guramaday ha dul marin soomaalinimo ayaa Naga badan
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 5 ай бұрын
Dahir pz maxkamed
@KHALIIFMaxamuud-c2y
@KHALIIFMaxamuud-c2y 5 ай бұрын
Waa alxamdulilaahi
@badriahussein8291
@badriahussein8291 5 ай бұрын
Saafi wax maxkamada somaliyeed waxa ay kuu tarayso ma jirto nimankaan Allah kuu xawil Magtaadan ha bixiyaan
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 5 ай бұрын
sax
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 5 ай бұрын
Maxkamad
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 5 ай бұрын
Udaaya aragtideeda illaahey hawaafajiyo walaasheen waxay ku faraxsan tahay
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 5 ай бұрын
mama saafi waa sax magtaada qaado waxba dhiig kutari meeyeee
@HodanElmi-n4t
@HodanElmi-n4t 5 ай бұрын
Ilka boqolka waa habargidir😂😂😂
@AbdirazakAbdilla
@AbdirazakAbdilla 5 ай бұрын
Walaalkay daahir waa nin balaadhan hala maqalo soomaaliyey
@HibaqAlinoor
@HibaqAlinoor 5 ай бұрын
Asc asxabeey hadii ragaan lacafiyo kawarama
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 5 ай бұрын
Diinta islaama.haku goosato xaqeeda.maamo saafi
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 5 ай бұрын
Maxkamed pz
@Qanacsan
@Qanacsan 5 ай бұрын
Guul insha Allah
@amalaare6840
@amalaare6840 5 ай бұрын
Maxkamad maxkamad maxkamad
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 5 ай бұрын
Maya Maya Maya
@sharifaahmed1186
@sharifaahmed1186 5 ай бұрын
Maamo saafi maxkamad la aad si ay u maraan xanuunki aad martay adigoo innocent ah
@AbdizakAdan
@AbdizakAdan 5 ай бұрын
Hambalyo hambalyo
@FarxiyoFaxshirow
@FarxiyoFaxshirow 5 ай бұрын
😢
@badriahussein8291
@badriahussein8291 5 ай бұрын
Justice for Saafi
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 5 ай бұрын
Uff maxkamad la fuul maxa whatsapp ka doonee
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre 5 ай бұрын
Insha allah
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
25:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 6 М.
NIN NAAGTIISA HORE KA MASEERAY SI MAREYKAN AYSAN U AADIN - PART 1 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:49
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 47 М.
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
Magacyada Raggii Kufsaday Mama Saafi | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:42:53
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 52 М.
FARXAD WIILKI WAA LA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:09
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 2,2 М.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
Q.2aad KIIS LALA OOYAY SHARCIGA AYUU KA QAATAY XABSIGA AYUU KU GURAY CARUURTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
38:51
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 3,6 М.
SUBXANALLAH - KIIS AAN HORAY LOO ARAG - MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:11
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 48 М.
War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay
28:41
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН