WEYDIIMO XALQADA 11AAD | ASTAAN TV | HD 2021

  Рет қаралды 120,141

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 440
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 жыл бұрын
Gabar Somaliyeed oo Xijab Xeran 🧕 Oo Sidaas u qurxoon ineey indhaheeyga qabtaan Waa hore ugu dambeysay MashaAllah Tabarakallah 🇸🇴💙🙏
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
We say masha'allah
@sasiyosaasd5693
@sasiyosaasd5693 3 жыл бұрын
Wa dhashi imaam shafici school samidey casho xuseen
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 жыл бұрын
@@sasiyosaasd5693 imaamu shaafici school aqoon iga dheh walaalahe dhan iidhigtaan alxamdullah ❤❤❤
@sasiyosaasd5693
@sasiyosaasd5693 3 жыл бұрын
@@asmaabuukar1705 haa abyo school aniga afarr sno kahr ka qalnjibiyy nidamkisa iyo tarbiyadisa fcn msha alh
@maankaofficials4662
@maankaofficials4662 3 жыл бұрын
Mashallaah ita inatan casha nasiibkeed ku faraxsantahay yaa igu raacsan like👍
@anwarmhd6277
@anwarmhd6277 3 жыл бұрын
Manshaallah gabar asturan oo xijaaban oo aad iyo aad u xishood badan sida ka muuqatay. ilahey janadiisa ha ku geeyo adiga iyo waalidka. maanta waxaa na dareensiisay in wali jiran gabdho somaliyed oo asturan mansha allah
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 жыл бұрын
Masha allah
@hafza2135
@hafza2135 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan wariyaha dartiis lee ufiirsada ixtiraamka daganaanta m.a. allaha ku xafido dadka adiga camalna allaha noo badiyo🌼💛d💛adka qar sidii eeyihii ay uqeyliyaan codkooda dhan tartiib ma ahan acuudka😩.
@abdirahmanise8407
@abdirahmanise8407 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aminacilmi6103
@aminacilmi6103 3 жыл бұрын
Maasha.alaah.waaqof.aad.uwanaagsan
@ahmedriyad9564
@ahmedriyad9564 3 жыл бұрын
Jaa waad dakhrantahay rabadanadaa alle hukuu sahlo
@nasriosman3261
@nasriosman3261 3 жыл бұрын
@@ahmedriyad9564 😂😂😂
@hasancadaan9097
@hasancadaan9097 3 жыл бұрын
hambalyo hambalyo
@nurwalal9913
@nurwalal9913 3 жыл бұрын
wariyaha igu ficn astaan masha allah Daganan ixtiram isku darsaday dolcadayn
@caishomoha1968
@caishomoha1968 3 жыл бұрын
Inta sogeysay gabar xijaaban farata taaaga ☝
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
fadlan subscribe isar wan ku saray
@caishomoha1968
@caishomoha1968 3 жыл бұрын
@@ruqyah4199 ok
@sahrosheikh0052
@sahrosheikh0052 3 жыл бұрын
anaa kamid ah
@daadir3042
@daadir3042 3 жыл бұрын
Waa Duco qabto masha Allah
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
☝️
@abdirahmanmohamed5348
@abdirahmanmohamed5348 3 жыл бұрын
Waa gabadhii ayadoo xijaaban kasooqayb gasho alaha xafido
@shamsaadam5784
@shamsaadam5784 3 жыл бұрын
Salahudin Al Ayuubi Qabrigiisana waan tagay Allaha iga dhigo tii tagto Qabriga Suubahanayna Aan ku Salino Dhamaanteen Allahuma Salli Wasalim ❣️
@muniirocadey1382
@muniirocadey1382 3 жыл бұрын
wariyaha dartiis ban u daawada wlh masha allah hamblyo caisho
@abdirahmanise8407
@abdirahmanise8407 3 жыл бұрын
Somali walahi waxan kala yabay waxeey xinta xaasidnimada ka helaan War gabadha aqoonteda heerkas ku soo gartay ee ka dhaafa khalindaarka micnaha aan ku fadhin Guuleyso aduun iyo aqiraba walasheey❤❤❤❤❤🎁💯🎊🎊🎊🎊
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Caisho waa ku duceynayey lkn wa ka xumahay byo😥 Lkn Ogow gabar Nasiib fcn baathy Mnashllh GuuLeyso mar kaloo badan inzhllh ❤️❤️❤️❤️
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Gabar Aisha la dhaho oo Aan qurux badnayn waa waayay MASHA'ALLAH AISHO
@aishacuud594
@aishacuud594 3 жыл бұрын
Mahadsanid allaha ku xafido sidaa noo amantay walalke
@simoncadey4279
@simoncadey4279 3 жыл бұрын
Thanks Akhii ❤❤❤🙏🏿💯
@aishacayniaisha1615
@aishacayniaisha1615 3 жыл бұрын
Hhhhh mala huba masha allaah wll 👍👍👍🙏🙏
@aishakaifgacal1018
@aishakaifgacal1018 Жыл бұрын
Mhdsnd aboowe allah ku sharfo❤❤❤
@najahfathiali5499
@najahfathiali5499 3 жыл бұрын
Inata aragta inay inantan 1,000 gaadhayso like isaar 😂😂
@qaasimsiciid387
@qaasimsiciid387 3 жыл бұрын
💎💎💎💎🥀🥀🥀🍒🍒🍓🍓🍓🍓🌙🌙🌙🍉🍉🍉🕌🕌🕌🕌
@ladanhussiesnnuyhukmkkpp9332
@ladanhussiesnnuyhukmkkpp9332 3 жыл бұрын
@@qaasimsiciid387 .
@ibrahimcowke
@ibrahimcowke 3 жыл бұрын
halii soo raadiyo hadee single tahay
@mariamufs2023
@mariamufs2023 3 жыл бұрын
Wiilka ugu horeeyay ee danka bararsan abowe wa ku so duceyna allaha cafimad ku siiyo nabarkas ne allaha ka yasiro 😔🤲🏽
@MustafaAli-nk2py
@MustafaAli-nk2py 3 жыл бұрын
Manshallah walal ducadada allaha ku aqblo Amiin
@mariamufs2023
@mariamufs2023 3 жыл бұрын
@@MustafaAli-nk2py amiin ya rabi
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 5 ай бұрын
ILLAAHEY WEYN CAAFIMAAD HA KU SIIYO AAMIIN
@shamsocadey3354
@shamsocadey3354 3 жыл бұрын
masha allah caisha waad dadaashay wiilka wariyaha ah waa wiil aad iyo aad u 'ixtiraam badan intaa ka aqristay hadana dagan masha allah wllo waan ku salaamay
@utun_jaceyl
@utun_jaceyl 3 жыл бұрын
Caasha waa dadaashay m.a inta calafkaaga ah waa heshay waana ku faraxsanahay inaa intaas soo gaartay hambalyo sstr horey u soco
@foziali5973
@foziali5973 3 жыл бұрын
Qof walba OO wanaagsan wuu guulaystaa sida Caa'isha oo kale maasha Allaah
@منىعبدالرزاق-ي1ظ
@منىعبدالرزاق-ي1ظ 3 жыл бұрын
حبيت البرنامج هذا فخر لنا احنا كصوماليين لاول مرا في بلدنا استمرواً نتمنى اكثر ان شاء الله اتابعكم من المملكة العربية السعودية اتمنى اشارك بس ماعرف الطريقة 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇦
@Anfac__anna
@Anfac__anna 3 жыл бұрын
🥰🥰هل انت بنت الصومال
@abkisse8438
@abkisse8438 3 жыл бұрын
Aisha adiga aya weydiimaha mareyse balse anig aya wadnaha I boodboodaaye whly mararka qaar anigo jawahabaha ku qeylinaayo ayan is arkayaay btw masha Allah waad guuleysatay 👍
@asdoabshir4534
@asdoabshir4534 3 жыл бұрын
Wiilkan wa wiil aad io aad u fican masha allah 🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
fadlan subscribe isar wan ku saray
@anushaaxmed7411
@anushaaxmed7411 3 жыл бұрын
Wan kugu racssnahay
@Amman17
@Amman17 3 жыл бұрын
Masha Allah caisha nasibka aya ku diiday jawapaha e bixineysayna ma ahan nasiib 👌
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 3 жыл бұрын
Masha alaah aisha abaayo waan kuu ducayey nasiibkaada caadi maahan from 🇺🇸 USA
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
Mashaallah reer xamar boqortooyo ayaa somaalida aqoon badan runti.iyodad nimo.wacn alle haidn barakeeyo
@cabdisalaan8750
@cabdisalaan8750 3 жыл бұрын
gabadhaan ninki calaf uyeeshtaa xaqiiqdii gabadh ayuu helay xijaabka iyo eedaabteeda allow kudhoor aamiin aamiin
@kubarogurigaagaquraanka5519
@kubarogurigaagaquraanka5519 3 жыл бұрын
Barashada Quraanka iyo axaadista adiga oo jooga gurigaaga. WhatsApp: +252 63 4871513 Viber: +252 614461203
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 жыл бұрын
Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe 😭😭😭😭😭😭😭😭
@Ali.abubakar
@Ali.abubakar 3 жыл бұрын
Wan kuu saaray
@hodanhassan8173
@hodanhassan8173 3 жыл бұрын
caasha abaayo mcn wlhy waad dadaashay run ahaantii aad ayaad u nasiib badan tahay
@coolguyibroos290
@coolguyibroos290 3 жыл бұрын
Caaisha she is been so tight and super lucky , but atlast atlast , next time you will make it top InshaaAllah 😘 , keep going if you reading this comment 🙏😘
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 жыл бұрын
Cabas cabdi cawa waxa kuheshay gabar dagan casho ladho iyado cudkeda gaban yahay daganan kidarsatay aye wax walbo kajwabatay lakin nasibka aya rebay qofkii uga hureye iyado fursada soiticmalin 13 sual kajawabtay masha alah casho hanbaliyo
@abdullahiisse634
@abdullahiisse634 3 жыл бұрын
Awalka hore nasiib film magacis u aqoon jiray 😂 lkn manta ana madaxa gacmaha saarty hormar intan ka bdn ku rajeyna wllshy casha husseyn ❤💯💕
@sadamadan4268
@sadamadan4268 3 жыл бұрын
Mashallah she is amazing girl congratulations wll 👏👏 Astan mahadsanidiin
@Minhajshariff
@Minhajshariff 3 жыл бұрын
MashaAllah wa gabar aad u wanagsan. Wanageda wa laderemi kara. Allaha heer kan ka. Wanagsan ku garsiya.
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Caaisha waa qof xag alle laga jecel yahay sidaan is leeyahay waxeeda nasiib weeye lama oran karo
@abdiqanimohamoud9434
@abdiqanimohamoud9434 3 жыл бұрын
Gabdhuhu way ka maskax badanyihiin wiilasha maansha Allah
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 жыл бұрын
Aasha hanbalyo wlhi wa uqalante 1000 lkn nasiibka noo diide, inshallah pls sanadka imoow. 🙏🏻👏👏
@sharmakemohamed120
@sharmakemohamed120 3 жыл бұрын
Astan tv Netflixka somaliya ba tahin keep going inshallah
@mahadnuur4678
@mahadnuur4678 3 жыл бұрын
Sax
@Abcabc-fh5kf
@Abcabc-fh5kf 3 жыл бұрын
Masha allah wariyaha ayan dartis u firsada ixtiramka dagananta adabta xafidullah aisha guul wacan abayo🌺❤
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 жыл бұрын
My favorite show! Masha Allah tawarakalah @astantv well done wax fiican baad kuso biiriseen bulshada somaliyeed, kooweykoow I used to watch who want's to be a milliner wagaas wan yara wadamada dunida makala aqoonin I think show gaas in lagu qaban jiray U.S.A,,,, Hadana waxan bartay luuqada hindiga kadib waxan daawan jiray same show but in a different language, kaun banega Croredpati oo hindi ahaa means yaa rabo inuu noqdo millionaire. Hadana wakana the same show balse luuqadeyda walhi I'm amazed it's awesome idea keep going @Astantv any luuqad showgaan wan ku jeclahay. ❤👌
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 3 жыл бұрын
Masha Allah caasho ilahey aqontada iyo nasibkaga haku siyadiyo 🥰 wilka daadihiya barnamijka asna cadi mahan si quruxbadan uu uwada parnamijka
@sacdiyaabdullahi8213
@sacdiyaabdullahi8213 3 жыл бұрын
Masha allah gabadhaan aad ayan ugu farxay abaayo ilaah haku xafido aqoontaada alle hakugu anfaco abaayo
@ikraaniitabea2365
@ikraaniitabea2365 3 жыл бұрын
Wariyaha asi dhan naxariis baramijka asaaba I jecleysiyay
@ayushaqurux630
@ayushaqurux630 3 жыл бұрын
Wan u hambalayaynayaa caisha waxay muujisay dadaal hambalayo abayo Wariyahana waaa salamayaaaa degananta Allah haku siiyadiyo🌺❤️
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 жыл бұрын
Wiilka wariyaha bini.aadamsana masha allaah oo wanaagsanaa gabadha xaas kuu noqotaa dumarka nasiib dheer❤❤❤❤hambalyo aisha sister
@ymcb3818
@ymcb3818 3 жыл бұрын
Masha Allah gabadha aqoonteeada allah u siyaadiyo hadey somalinimo jirto gabadhaan ii soo raadiyo aqoon iyo qurux iyo xishood allah waa u dhamewyay
@c.qaadir3100
@c.qaadir3100 3 жыл бұрын
Caa'isha mazha allah waa gabar aad u aqoon badan misina nasiib badan hore u soco wllo qaali illahay ha inoo kaa xafido from borama
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 3 жыл бұрын
maasha'allah Hambalyo caaisha heerka aad soo gaartay waa ku faraxsanhy inkastoo aqoon kuu leheen waad guuleesaty adigoo Xijaaaban weliba😍😍😍😍💖💖💖😘😘😘👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 maasha'allah
@farhanjay2637
@farhanjay2637 3 жыл бұрын
Masha allh wlh gabadha aadee unasiib badanthy hambalyo keep going abayo
@abdikanisaidhussein6433
@abdikanisaidhussein6433 3 жыл бұрын
Masha allah; alle Swt ha xafido gabadha somaliyed ee walasheyn ah. Runti, waxay isku darsatay aqoon, qurux, aslub wanagsan masha allah.
@ozzyofficial3396
@ozzyofficial3396 3 жыл бұрын
Barnamijka kursi ayu ku wacanyahy astaan waa ok lkn mesha soo habeeya fadlan 👏❤️
@raagecabdirisaaq4884
@raagecabdirisaaq4884 3 жыл бұрын
Mashaal abaayo alaaha kudaayo nsiibkaaga aamiin amiin waa uqalantaa lacagtaa waayosoo dadashay
@axmedcusmaan5199
@axmedcusmaan5199 3 жыл бұрын
Masha'Allah illahey Ha Ku Barakeyo Walidkii Dhalayne Wey ku Dadalen Masha'Allah
@Sahal_Express
@Sahal_Express 3 жыл бұрын
Masha allh waxaa mahad iska leh allah oo gabadhan intaan oo su,alod jwbohoda wafajiyay mahad 2aad waxa iska leh waalidka sidaan uguso dadaalay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
So badiya barnaamijkan Mashallah Im loving it Europe ka dawanaya😍🙌🏽
@ztar787
@ztar787 3 жыл бұрын
Sidoo kle kula mid ayaan ahay
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
@@ztar787 Yes🙌🏽
@ibroosdaacad5778
@ibroosdaacad5778 3 жыл бұрын
Yes
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 3 жыл бұрын
Wadnahaan farta kuhaayay nin su,aalaha ka qeyb galaayo oo kale Caasha markii lawydiiyay su,aasha Shabeel Naagood qofka sameeyay A and C may B tiraahdo ayaan is iri kadibna B Xasan Sh Muumin neefaa iga fuqday Good luck
@ayaaanitohinacali3882
@ayaaanitohinacali3882 3 жыл бұрын
msha alllh Wilka waydiya msha alllh will dagan siii Akhlaq leh ayuu dadka wX uu waydin❤️❤️😍
@maryamasocdaal8761
@maryamasocdaal8761 3 жыл бұрын
Nin masuul ah abas 🙏🤟🏻
@fatuushmohamed1614
@fatuushmohamed1614 3 жыл бұрын
Masha Allah hore usoca abyo Hambalyo kun iyo kow jeer
@natashapeah5950
@natashapeah5950 3 жыл бұрын
Mashllh walaashy aisha byo nasibkada kusacidey sorry xbbti 🥲inshllh gul way dambesa ✊dadihiya barnamijka ad ban ugu hely mashllh allaha kuxifdiyo 🥰
@xooshchannel2930
@xooshchannel2930 3 жыл бұрын
Maashaa allah tabaarakallah allah ha dhawro wll caaisha inan qaaliya mutacalimad ah.
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 3 жыл бұрын
Caisha waad ku guuleesatay level 1 hambalyo 🙏🙏
@haykalmedia3173
@haykalmedia3173 3 жыл бұрын
Barnamijkaan adban uga helay balse waxan ka xumahay in anan nasiib u yelan
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
fadlan subscribe isar wan ku saray
@cumaryare487
@cumaryare487 3 жыл бұрын
Waan idiin baryaa lanbarkaan iqa soo qabta 0617354826
@Reerejji
@Reerejji 3 жыл бұрын
The Somalia national football team SFF In 1962 became a FIFA member. It later joined CAF in 1968, and the Union of Arab Football Associations (UAFA) in 1974.
@abdinuurmoha5855
@abdinuurmoha5855 3 жыл бұрын
Thanks pro wax run sheegaya idinkaan idin arkay Ee tolow ninkan waxn qurafadka ah xaguu kasoo qortay
@juniorcarte963
@juniorcarte963 3 жыл бұрын
I was also talking about the same issue bro
@arshaadpoi1870
@arshaadpoi1870 3 жыл бұрын
M.a Aqoontada iyo mazkaxdada Allaha ku xafido walshei Aisha🤲♥️♥️
@bushracusmaan3999
@bushracusmaan3999 3 жыл бұрын
Masha allh waadadashay nasiib wacan
@ahmedky4369
@ahmedky4369 3 жыл бұрын
Masha Allah sxp walhi gabdhaeena waa aqonyaal ee gabdhaha soo badi ilaa hada ma arkin meesha gabdhaha gareern wiil garay walhi
@khatrasamatar2995
@khatrasamatar2995 3 жыл бұрын
Allah aankudhaartee anaa lajawaabaayay lakin hadee imaqlilaheed wey iidhacan laheed lakin maasha Allah gabar firfircoon bee eheed
@Muslimah536
@Muslimah536 3 жыл бұрын
wariyaha wa wada naxariis soconaysa qofka niyada ayu udajainayaba bernamijka wu i jeclaysiyay
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 3 жыл бұрын
Aad Iyo Aad Waliba Xushmad kaliyaa weeye.
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 3 жыл бұрын
Ma sha. Allah tabaarakallh Caisha wan waw. she’s Smart keep going sister 🤙🤙🤙🤙🌹🌹🌹🌹🌹⚾️⚾️
@sacdiasss8454
@sacdiasss8454 3 жыл бұрын
Gbrt finance and banking brty walibo Mogadishu university waku salaamy 🥰
@MariaAli-ct8ls
@MariaAli-ct8ls 3 жыл бұрын
Ahey gbrtey wye 🤓
@sacdiasss8454
@sacdiasss8454 3 жыл бұрын
Mida 500$ qaadty 🥰
@mohamedahmedabdirahman9781
@mohamedahmedabdirahman9781 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan inaa ka qeyb galo rabaa, sidee ugu qeyb gali karaa?
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 жыл бұрын
Asc walaalaheey astaan TV idinkoo raali ah daqiiqadaha u kor dhiya 30sakan waxba maa ha idinkoo raali iga ah. MaashaAllaah tabaarakalaah akhlaaqdeeda baanba wax la siisto jirin.
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 3 жыл бұрын
Congratulation Aisha 100% waa dadaashey that means waa guuleysatay muhim mahayn inaa lacagta qaadato muhimadu waxay ahayd inaa naftaada iyo aqoontaada aad tijaabiso waadna ku guuleysatay taa
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
Wr haplu raga way ka naziip wcnyiihin wlhi 100%
@Muslimah536
@Muslimah536 3 жыл бұрын
ragu wa daminin wax ba may baran habluhu aqoon leyihin iyo nasiip isku darsaden
@mohamedabdikadiraden9216
@mohamedabdikadiraden9216 3 жыл бұрын
Caasho wa gabr aad u dhowrsan kalsoni badan iyo goaaan qaadasho leh. Hamblyo abayo
@naimadagan8823
@naimadagan8823 3 жыл бұрын
maasha allaah aisha waa gabar dadaashay guleyso abaayo
@mohamudabdikadiribrahim6739
@mohamudabdikadiribrahim6739 3 жыл бұрын
Daqiiiqadaha o aaad u yaraaayeeeen awgeeed gabadhane aaad ayay u dadaaashay caaisha meeel kfcn ayad u qalantay horay u soco Astan tv arinta daqiiiqadaha xaliya 30 seconds aaad ayay u yartahay Good lucky
@abdikanisaidhussein6433
@abdikanisaidhussein6433 3 жыл бұрын
Alle Swt cilmigaga iyo maskaxdada haku barakeyo; Aamiin.
@abdimuhumed1418
@abdimuhumed1418 3 жыл бұрын
mashallah gabadhu aad beey u dagan tahay walahi waankka helay
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 3 жыл бұрын
Ma sha ALLAH, Gabdhaheena💗💗💗
@hodanhassan8173
@hodanhassan8173 3 жыл бұрын
barnaamijkan meelaha xasaasiga ah markuu qofku soo gaadho wadna xanuun waaye wadnaha dhan wuu i bood badayaa si aan ani ka qayb galayo camal
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 3 жыл бұрын
Kula mid ayaan ahay
@yussufnoor1160
@yussufnoor1160 3 жыл бұрын
Hehehe runti ani xata saas ayan ahay maraha qaar xata indhaha ka qabsada
@abdikaniofficial6102
@abdikaniofficial6102 3 жыл бұрын
Hadii aad goobtaa joogi lahaydeen mala waad suuxi laaydeen
@mohamedartan
@mohamedartan 3 жыл бұрын
walashey aisho horoy u soco ina keyga kaaga so qoro xita waga kaari wayay farxad darteeed kan xaji kaga so qoray ina abti mcn horoy u soco
@ayuubismaciil7132
@ayuubismaciil7132 3 жыл бұрын
Wll tartankaan waan u baahana ee halkee kala soo xariiraa
@IzaZaid
@IzaZaid 3 жыл бұрын
Sualba qaba ani wallahi Xamar wan kasojeda ani 2 sano ano jira kasotagay hade waxa Xamar qurbaha jogo ibareen mel qabileysan mel la isdilo mel dad dhib badan kunolyihiin dad aqlaxun dad tuga dad dowlad rabin wallahi Astan umahcalinaa in ay wax igabareen dalkeyga ay ituseen in ay Xamar dadka kunool dadka ugu aqlaqda badan Somali mel ay dagto igu af gaban ugu naxarisbadan qabyalad mel ey oolin tuug hashegin wallahi barnamijyada dhan Astan wadawada kasobolow Ciyarihii sanadki tagay laqabtay ila kuwa hadasocdo dad qalbi nadiif leh tihiin Masha Allah wallahi kuwa qubaha joga oo Somalida kawansantihiin oo 24 sac qabil kahadla oo wax baranen lkn dadka Xamar dadka jogo waxey udhaqmanayeen sida dadka cadan eyna ladaganahay
@libanelmi4759
@libanelmi4759 3 жыл бұрын
The call time needs to improve. 45 seconds sounds fair. Otherwise its great show. Learning alot by just watching it.
@suheebocali4870
@suheebocali4870 3 жыл бұрын
Mash Allah abyo wax mujiday dadl aqon iyo xishod iyo al kuxir nan guleso
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe 3 жыл бұрын
Barnaamijkan waan u baahanahay halkee kala xidhiidhaaa in aan ka qeyb galo ayaan ubaahanahay
@zawdazalaad8413
@zawdazalaad8413 3 жыл бұрын
wall mar hore la dubay rmdnka ka hor
@suheilamohamedsuheilamoham2329
@suheilamohamedsuheilamoham2329 3 жыл бұрын
Suashu uku danbese wan shagey wlhi abowe aniga Kenya 🇰🇪 Nairobi joga maka so qeybkal kara
@abdirahmanmoktar423
@abdirahmanmoktar423 3 жыл бұрын
Nio sidee uga qrybgali karaa tartanka si aan kunka dollar aan udafi please comments-ka reply kabixiya mhsnidiin
@anabquruxmedia7300
@anabquruxmedia7300 3 жыл бұрын
Ooo aisha suashada labaad oo lacaagta kenya wa shiliin gulleeeysoo sister from kenya
@c.qaadir3100
@c.qaadir3100 3 жыл бұрын
Fiicnaan lahaydaa in aan fursad aan kaga qaybqaato u heli lahaa barnaamijkan astaan tv lkn waan ka xumahay
@juniorabdinoor3059
@juniorabdinoor3059 3 жыл бұрын
Irealy loved this girl waw so cute
@matanebrahim9697
@matanebrahim9697 3 жыл бұрын
Waa jeclaa Iney noqoto $1000 hesho masha.allah Akhlaaq Wanaagsan Leedahey qoftaan
@gaagaale2020
@gaagaale2020 3 жыл бұрын
Maasha allah Caasha waa nasiib badan tahay
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 3 жыл бұрын
Mansha allah wa barnaaj aan aad u xiiseeyo kob shaha sooqado oo kala ila dawo 😊 gabartan wan kahelay runtii hadii aan Africa imado 🤣inaan arka raba
@fatushosman9796
@fatushosman9796 3 жыл бұрын
Soonki away 😂😂markaad shah cabeysid
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 3 жыл бұрын
@@fatushosman9796 🤣🤣🤣🧴bacda afur ayay ii ahayd
@fatushosman9796
@fatushosman9796 3 жыл бұрын
@@kingabdirizakmukhtar 😂😂Haa sax
@mohamedsharif4863
@mohamedsharif4863 3 жыл бұрын
Ar gabadhan xage ka hela plaese igu soo xidha
@mohadek3262
@mohadek3262 3 жыл бұрын
War gabadhaas boqolka waan kula guleestay hal.suaal.ma..qaldin 😂
@mohamudabdiibrahim9228
@mohamudabdiibrahim9228 3 жыл бұрын
Burtinle aad garan weyse runta sheeg sxboow 🤣 gobolka bari iney tahay aad u haysataye
@shiikhulkulitube1788
@shiikhulkulitube1788 3 жыл бұрын
Hhh aniga xitaaa
@bulshoabdiali6318
@bulshoabdiali6318 3 жыл бұрын
M.a casha shanta so.aaal wan la gartay runtii gabadhaa waxa ka muqdo akhlaaq daganaaan io asturnan Allaha daaayo
@omarsaciid9476
@omarsaciid9476 3 жыл бұрын
Wariyaha wajigiisa ayaa lagadareema..in ay su aashu sax tahay.iyo in ay qalad tahay
@dahraanduuduu9388
@dahraanduuduu9388 3 жыл бұрын
Parnamijkan somalia dadka jooga bes miyaa mase xata outsideka waa ka qeybgali karan?
@cabdaledeqsi5065
@cabdaledeqsi5065 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak kusoli nebigeena muxamad scw hana ilawin malinta qiyamaha fadlan ana SUBSCRIBERS ii SAR KZbin kena cabdale deqsi mahad sanid wall mcn
WEYDIIMO XALQADA 12AAD | ASTAAN TV | HD 2021
28:34
Astaan
Рет қаралды 47 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН
Qisada Naciimo Kush Kush iyo heesteeda Beenlow iyo arimo xiiso leh
33:26
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 10 М.
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
Magaalo qarniyo hore la waayay 😱 Angkor wat 🇰🇭
9:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 30 М.
Ardayda Sheekh Cismaan Cali Xuseen | Documentary.
45:59
Astaan
Рет қаралды 2,8 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34