What causes insomnia / Hurdo La'aanta Maxaa Keenay?

  Рет қаралды 42,543

Abu Hamza Herbal Centre

Abu Hamza Herbal Centre

6 жыл бұрын

Пікірлер: 226
@user-ii2vy3eh2n
@user-ii2vy3eh2n 6 ай бұрын
اللهم اني شكو بثي وحزنى الي الله allaah haloosheegto dhibkaste oo idin haysta talada shiiqana qaata daawo allaah noogu daro Talo siin" war qur aanka lasaaxiiba oo albaqra laazima
@mudanahamarwada4527
@mudanahamarwada4527 5 жыл бұрын
Shukran sheikh jazakallah khyr ❤
@jiijaomar8977
@jiijaomar8977 4 жыл бұрын
مشكور ياشيخ حمز ربي يحفظك
@ahmedabdisalan8294
@ahmedabdisalan8294 3 жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@ramlaliina4416
@ramlaliina4416 4 жыл бұрын
Jasakallahu qeyran sheikh
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 4 жыл бұрын
Jzkl khayr sheikh
@ramlasaid4565
@ramlasaid4565 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allah sheekh jazakaallah allah haku xifdiyo aduun iyo aakharabh hoygaga jannatul fardawsa maciii rasuulka scw scw allah haka dhigo wax badan baad noo faa.idaysaa marwalibh shukran
@bashirkaskey
@bashirkaskey 5 жыл бұрын
jazaakalahu kheyr wll mcn
@samiiraliibaan8474
@samiiraliibaan8474 5 жыл бұрын
Sheeq anigeey i heystaa taas salada subax hadaan dugto markaas beey habeen ii noqonee in aan qurac karsho mabo rabo subxanalah
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 4 жыл бұрын
Shukran wallahi waa arin ii muuhim ah hurda la,aan wa heysa bro mahds qeyr allaha ku siiyo sidaad iigu fasirtay jasakallah qeyr
@ahmadabdi2693
@ahmadabdi2693 5 жыл бұрын
shukran jaska allah shiq
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Ahmad Abdi واياكم
@mohamedabdalla3441
@mohamedabdalla3441 5 жыл бұрын
Masha allah
@istaahilxuseen1145
@istaahilxuseen1145 3 жыл бұрын
Mahadsanid sheikh
@ibrahimalimohamed2077
@ibrahimalimohamed2077 3 жыл бұрын
Mashlh Allh tabaarakallhu sheikh Allxa kuxifdiyo Adunyo iyo Akhero
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 3 жыл бұрын
Amiin dhamaanteena
@shuune1
@shuune1 6 жыл бұрын
Mashallah sheikh thanks for putting This video. I really need it so much. Thanks again let Allah swt take. U to jannat Fardosa. Ameen.
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Sahra Ahmed Amiin dhamaanteena
@aishamohammed7061
@aishamohammed7061 4 жыл бұрын
Mahadsnid sheikh qeyr allahakusiiyo
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 4 жыл бұрын
Man sha allah shiiq waan kaa faa iideystey
@aahilyare3135
@aahilyare3135 4 жыл бұрын
Masha Allah
@yurubmuuse690
@yurubmuuse690 4 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr walaalo
@ikhlaascaddey6299
@ikhlaascaddey6299 6 жыл бұрын
Allaahu Akbar illaahow sheeqaan danbigiisa iyo kii walidkii dhaaf walhi kaalin weeyn buu uhayaa islaamka illaahow shar iyo sheeydaan kaa xifdi sidaad noo caawisay illaahow kuu caawi
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Ikhlaas Caddey Amiin dhamaanteena
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 5 жыл бұрын
Abu Hamza Herbal Centre shiiq galada waxe dhahan dadka masxkda kaso jedo wa depression ma bentod ba
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Ikhlaas Caddey ada afar sac firiish sexatid ani hurdo buuq aha sexea
@hodanc6526
@hodanc6526 5 жыл бұрын
@@simansomalijclcdy2993 wa jinkii oy magac u bixiyen
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Waa dhici kartaa arintaas, laakiin haddii laga helo calaamaha ish iyo sixir, daawo dhaqtar waxba ma tareyso.
@amiinahabduallh962
@amiinahabduallh962 4 жыл бұрын
Masha allah shugran wll
@liibenzaniofficial
@liibenzaniofficial 2 жыл бұрын
Jazakallah
@amranalinur8688
@amranalinur8688 4 жыл бұрын
😭😭😭 jazakallah shekh wey ihaysa arimaha ad shegtay ilahayow na cafii adiga qafur raxiim
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
Amiin
@fadumocumor8003
@fadumocumor8003 5 жыл бұрын
Masha alaah run ba shegtay waxaso dhan wey jiran ila hay hana cafi mad hana siyo
@saudnoor9458
@saudnoor9458 5 жыл бұрын
Alahu akbaar
@AnisaHassanAnisaHassan
@AnisaHassanAnisaHassan 2 жыл бұрын
Shiekh jazakallah kheyr m.a wa iga farxiisay allaha ka farxiyo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 2 жыл бұрын
Amiin dhamaanteena
@cayderusaxmed859
@cayderusaxmed859 5 жыл бұрын
Sheekh wali man tijaabin insha alaah khyr
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
In-sha-Allah
@abdullahiabdicasiis7936
@abdullahiabdicasiis7936 5 жыл бұрын
alle ha ka kheer siiyo aniga shiikh labada aad shegtay aya ihesata ama jiin ama iil
@ubaxdaahir3893
@ubaxdaahir3893 4 жыл бұрын
Mansha alah sheekhow ale ajarkeda ha ku siyo walhy ani ayey i heysataa arinka ad shegtey o dhan sacdan an wax ku qoraayo wan iska so jedaa hbn iyo malinba cawa ayn ka bilabayaa talda ad nasisey ani iyo umda islamka inti ka cabaneysa hurdo lanta xitaa shekhow sharobo kanin wax kasta wn kuney wan iska wayey hurdo igu filn insha alh kalanka ale aynu ka heleynaa adina ale waxn ku weydidy jasadkga janatul fardowsa ale ha kaga dhigo waxnu ku jiraa bishii kheyrka wiliba tobanki ugu danbeyey
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
Amiin dhamaanteena
@safiyamohammedabdule8789
@safiyamohammedabdule8789 5 жыл бұрын
aamiiin
@nadarabdilahi6663
@nadarabdilahi6663 5 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu daro
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Amiin dhamaanteena
@quruxzanmohamed5328
@quruxzanmohamed5328 5 жыл бұрын
walahayga isoo duceyaa mar walbo dhib ayaan lakulma 😢😢
@ayaaancabduqaadir4433
@ayaaancabduqaadir4433 4 жыл бұрын
Ilahay dhibka haka hayo walshei
@abdulhakimmohamud827
@abdulhakimmohamud827 3 жыл бұрын
Ilaahay dhibka hakaa saaro
@hafzaqurux3010
@hafzaqurux3010 5 жыл бұрын
Masha allah shiikhow jazakuma allah kheyr
@hashimsabul2880
@hashimsabul2880 6 жыл бұрын
Sheikh waxaan ubaahannai raqi mise wadaad london UK joogo hadha telephone issoo gudbini karto
@cayderusaxmed859
@cayderusaxmed859 5 жыл бұрын
Mansha alaah Sheekh dhibta hurdo la aanta aadbay I haysa
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Ilaahey hakaa qaado ...amiin
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 3 жыл бұрын
Shiikh alaha ajar badan ha kaasiiyo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 3 жыл бұрын
Amiin dhamaanteena
@rahmarahma1919
@rahmarahma1919 5 жыл бұрын
shekh ilaahy haku barakeeyee taleefan ama ciwaan lagaa lasoo xariira ayaan raby
@khadraofficial4074
@khadraofficial4074 4 жыл бұрын
+17082456544
@khadraofficial4074
@khadraofficial4074 4 жыл бұрын
+178024566544
@xiiscumar2145
@xiiscumar2145 5 жыл бұрын
Masha.allah.alle.ha.ku.barakeyo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Amiin dhamaanteena
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 3 жыл бұрын
Gaaska waa kenaa hurdo la anta iska dawee gaaska hadaa qabtid
@kingyasservlogs2651
@kingyasservlogs2651 3 жыл бұрын
Waa runta bro
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 5 жыл бұрын
Asc ilaahay ajer ha kaa siiyo insha allah waxaan ka mid ahay dadka hurda ku yar tahay xaqiiqdii waan ku dadaali donaa
@adanmohamed9546
@adanmohamed9546 3 жыл бұрын
Sheikh wadan kejoogtaa
@adanmohamed9546
@adanmohamed9546 3 жыл бұрын
Sheikh isojawaab
@mahadabdullahimahamoud3850
@mahadabdullahimahamoud3850 2 жыл бұрын
Masha Allah shikh waxaad ku faraxdo allaha kaa abaal mario taladii aad noo soo Gudbisana waxeey noqotay mid xl u noqoto mushkilodii xagga hurda la'aanta iga heesay Weliba waxaa i anfacay dariiqadii koowbaad
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 2 жыл бұрын
Alxamdulilah
@captianbr2117
@captianbr2117 6 жыл бұрын
Jazakallah shiiq wlh ani habeen ma hurso lkn hadaa quraan daarto subaxii quraankoo iidaran kasoo kacaa
@cashamaxamuud1385
@cashamaxamuud1385 Жыл бұрын
Jisa ka lakhar
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 4 жыл бұрын
الله اكبر wllhi khadkaan isticmaala hadhaw maba gamo wixii aan socialka ku arkay ayaan falanqeeya
@warqadcade7487
@warqadcade7487 3 жыл бұрын
Asc sheikhow inaan kula soo xiriiro rabaa allha ku xafidee waxad shegayso waan isku arkay
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 3 жыл бұрын
0017802456455 WhatsApp
@amuna4969
@amuna4969 6 жыл бұрын
sheekh mar wlba Waxan ku ríyoda Ano Ilkaha ka dadanayan
@hodansawahili3129
@hodansawahili3129 3 жыл бұрын
Waxa aniga ihaysda ayaad kahadashey jisalah khayr sheekh
@siciidahmedbille2572
@siciidahmedbille2572 5 жыл бұрын
Mahadsand shiikhow xaaskyga ayaaa hurdo laa aan ka cabaynaysa inshlah taladaana wan siinaya ilaaahay haygu caafiye saa xaas aan aad ujecelee
@imran5903
@imran5903 4 жыл бұрын
Siciid ahmed Bille allaahuma aamiin
@saynabjamac578
@saynabjamac578 3 жыл бұрын
Mansh laha Wali habeen kii oodhan Waan soojeeda hurdo mahlo isoo duceeya wll
@sweetupah4737
@sweetupah4737 3 жыл бұрын
Asc Shikhow aniga jirka baa i bod boda cagaha lagu socdo yacni kala. Goysyada baa said u xanunah mxa waye shikhow
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 3 жыл бұрын
WhatsApp igala soo xariir insha Allah 0017802456544
@nimcoabdulle8784
@nimcoabdulle8784 4 жыл бұрын
Sheekh waxaan ka rabaa in ad i cawisid lanbarkag isheeg
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
WhatsApp igala soo xariir 0017802456544
@maryaniizaaadan457
@maryaniizaaadan457 3 жыл бұрын
Aniga mawa hurdo hwnkii ilaa subaxtii dawoyina waa qatay iso duceyaa😓
@dalibali1708
@dalibali1708 3 жыл бұрын
Illahow kucafiii
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo hada seethy
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Shiiqow arintaas wlhi wey igu dhaceen jirkeyga iyo qalbigaygaba waxbaa ku dhex buuxa oo idhibayo hurdo iidiida waswaas iyo naxdin baan leeyahey badan inshallh waxbadan baan kaa faaiideystey
@maxamedadan2017
@maxamedadan2017 5 жыл бұрын
Abyo maxaad ka shakisaa ani dhimashaa shaki layga galiyaaa
@farxaaninji1111
@farxaaninji1111 2 жыл бұрын
War nio aniga bo sas ayaan kula ahy
@ishwaaq798
@ishwaaq798 Жыл бұрын
@@maxamedadan2017 Anibo wlhi hadda se tahy
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 11 ай бұрын
​@@ishwaaq798adi seetahy abayo 😢
@mukhtarbashiir7946
@mukhtarbashiir7946 4 жыл бұрын
Anaa isku arkay wll hurdo la.aan
@sacdiyocusman1115
@sacdiyocusman1115 6 жыл бұрын
Asc shiiq ani waxaa isku arkay hurdo la aan habeenki maseexdo waxaa igu furan walwal cabsi qal marwalbo niyadeyda waxey ileedahay familkaaga ayaa dhibaato ku dhaceyso ama aabahaa geeryoonaa ama adiga ama walaalaha ama hooyadaa iisoo jwb plz shiiq murug idishay
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Sacdiyo Cusman cilaajka waa inaad bilaawdaa insha Allah
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Sacdiyo Cusman abyo hadansetahay
@yusraubax971
@yusraubax971 5 жыл бұрын
Abayo kuma mid ahay ilaheey Hana cafiyo
@hodoali8363
@hodoali8363 5 жыл бұрын
Sacdiyo Cusman iskumid aya nahay raxmaanku hanacaafiyo ilaahy kheyr hanawaafajiyo waalidiintana cimridheer Allha siiyo
@cabdicasiisaadan4645
@cabdicasiisaadan4645 2 жыл бұрын
@@hodoali8363 aniga sidaas ah wll qali
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Asc shiiq ani dadka wxn ahay hurdo oo maskaxda ka hurdin wlhi oohin murugo cariiri bn kujira wlhi ina iska geriyoda iska duceysata rafaadka kujira isoo duceya plzz
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Siman Somali jcl Cdy ilaahey waxaan ka baryayaa inuu caafimaad dag dag ah ku siyo. Amiin.
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Abu Hamza Herbal Centre aamin shiq mahadsanid ishheg wax an aqristo hada iku cawin karto
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Abu Hamza Herbal Centre shiq plz iso qor suradaha lago baxo dhibkan ani hbn malin hada sexdo maba sexato maskdeyda dhaqrtka wuxu idhahy dhibershin ba qabta marka dintana sidan ba kaledahay ee maxa ikula taline dwwa xata hada qato waxbo kma faidin xly surtu dah ba dhagha kashday ani dhan wxa daremay ina jirk indagyo lkn wan iska si bixi
@mephistopheles5327
@mephistopheles5327 5 жыл бұрын
Siman Somali jcl Cdy Do meditation. it helps you calm down.
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 5 жыл бұрын
Mephistopheles wll somali mataqanid miya isheg iku so darso fcbka shankaroon qali siman ok
@b-sidesb-sides6809
@b-sidesb-sides6809 5 жыл бұрын
Shiiq ilh ha ku siyo ajar
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Amiin dhamaanteena
@iqra11rok43
@iqra11rok43 5 жыл бұрын
Sheeqoo walaahi waxaa sheegtay oo dhan anigoo iheystaa hurdo la'aan waaidishay habenkii sheeko ayaaba igu furmo hadii qof halwar idhaho habeenkee oodhan waakusoo celceliyaa
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Ilaahey haku caafiyo
@yusraubax971
@yusraubax971 5 жыл бұрын
Ilaheey haku cafiyo abyo Aniga wan kula qaba nagativta bdan bisinka ka qabso
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
iqra11r ok am bogsatyy
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Leylo Yalahow Amiga sas ah
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Leylo Yalahow aboyo ani xata sas ahay se noqtay hada
@caashoaxmed3151
@caashoaxmed3151 2 жыл бұрын
shikhow sanad bay ii haysa hurdo la aanta
@susuh7880
@susuh7880 6 жыл бұрын
Asc sheeq hurday wey igu yar tahey habeen kii oo dhan candhuf ayaan tufaa sidii naag walac ah sheeq ii soo ducee asc
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
sagal hersi Ilaahey haku caafiyo
@kaltunabtidoon5587
@kaltunabtidoon5587 6 жыл бұрын
Asc sheekh aniga waxaa la igu shubaa ciid habeenkii markii aan seexdo wajiga ayaa la iiga shubaa waa dareemaa adkaar la aan ma seexdo iyo weeso la aan maxaa waaye sheekh anigoo soo jeeda ayaa la igu shubaa ciida xiliga hurdada aan rabo inaan seexdo sariirta hadii aan tago ayaan arkaa
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Kaltun Abtidoon Waa inaad guriga iska rusheysaa.
@miinaaomer7527
@miinaaomer7527 6 жыл бұрын
Asc sheikh riyadaa igu badan ilkahana waan jiririq sadaa waa maxay waxaas
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Miinaa Omer Sababta keentay waa la fiiriyaa oo la darsaa
@xamdanuura4101
@xamdanuura4101 5 жыл бұрын
Asc waahi waan xanuunsanaya aniga ilmahaayga ninkayga kuli waxan raba cilaaj mana awoodo shiiq ilaa xidhiidh adoo raaliya
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
WhatsApp igala soo xiriir inshallah 0017802358282
@yusraubax971
@yusraubax971 5 жыл бұрын
Ilahow Adiga.awodeee naga dawey. Isha Adiga awoda laheeeee
@shaacity6074
@shaacity6074 4 жыл бұрын
Shiqow waxan rabay inan kula so xariiro ee Numberkan whatsApp ka maka badashay
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
0017802456544
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 жыл бұрын
Sheeq scww. Hurdada badan maxa Keenan??? ka soo hadal. Jazaka allah. Janatul fardows acla allaha ku geeyo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Insha Allah
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 жыл бұрын
@@abuhamzaherbalcentre156 kher badan baan kuu rajaynaa
@hodoali8363
@hodoali8363 5 жыл бұрын
Asc sheikh aniga hurdo LA,aan cabsi iyo walwal ayaa isku arkaa xataa daawooyin hurdo ayaan qaataa waxna igamatarto isoducee sheikh 🙏
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Hodo Ali Ani adi isku mid nahaya dawa ku hurdo mana ku rexestaa
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Hodo Ali ila so xariri shankaroon qali siman fcbka quran isran
@zamzamunique3164
@zamzamunique3164 4 жыл бұрын
Alaha kucafiyo walal maxa samesay hada
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
shiqooow lkn maxaaa leyga ileysanaa wayabee
@amiishisse4893
@amiishisse4893 5 жыл бұрын
Asc shiikh maxa block i sartay in ad i fa idaysid ban rabay
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Ma fahmin
@xaawiinaxubi6707
@xaawiinaxubi6707 4 жыл бұрын
Asc Shikh riyoyinka mafasirtaa riyo an layaway ankusogudbinayaayeee
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
Maya...ma fasiro
@ad843
@ad843 5 жыл бұрын
Thank you shiekh alle jano fardowsa ha ku geeyo hada kabacdina sa ma sameeniya Mobilka uma qadiniyo sida shegtay ayaa ugu dhcdy thank you
@abdiyusuf1413
@abdiyusuf1413 4 жыл бұрын
Sheekhow muda dhoor bil ah arinkan baa isku arkay seexo ban isleeyahay baa seexan karo inta sariirta tagin hurda I haysay
@dhoof2140
@dhoof2140 5 жыл бұрын
Amiiiìin amiiiìin
@user-ii2vy3eh2n
@user-ii2vy3eh2n 6 ай бұрын
Aniga maba iga imaanayso hurdo habayn iyo maalinba alxamdulilaah calaa kuli xaal 2 sano ahay saas
@nabiiladan7969
@nabiiladan7969 5 жыл бұрын
Asc mudo206 ayaa hurdo iigu dambeeysay hadan waanba kasiidaray filimkii aan fiirsado atoorihi ayaaba caawo odhan uxanaqsanahay
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
nabiil adan kkkkk se noqtay hada abyoiskada filimida
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
nabiil adan hbn malin maso jeda
@sahrahashi7256
@sahrahashi7256 4 жыл бұрын
Sheekh Jin Ayaa Ila hadla oo I caaya maanto dhan hurdadda ma hurdo..madaxa culus Ayaa iga haya..maxaan sameeyaa. Shukran . Sheekh illah aduun iyo aqiro ha Ku xifdiyo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
Cilaaj ayaad u baahantahay walaaleey
@sahrahashi7256
@sahrahashi7256 4 жыл бұрын
@@abuhamzaherbalcentre156 Caawa hurda hal saac Ayaan hurday waxaan dagaha gashtey Sura Taha.akxamdulilah
@sahrahashi7256
@sahrahashi7256 4 жыл бұрын
@@abuhamzaherbalcentre156 Alxamdulilah.labo sanno ma shaqo tagin Dukan Ayaan lahaa Wax kasta oo hanti ah waa dumeen.ninkii waa iska tagey. Baabuurkii jid Ayaan Ku tuuray Dahabkii waa dumay alxamdulilah. Lacag ma heesto.sheekh waxan ogahay in ley sixray oo nolosha in aan Ka dhaco alxamdulilah. Jin Ayaa I caynaya hurdo ii diiday Xataa salaadda markan dukunaayo waa I caynayaa , alxamdulilah.. Sheekh anigga quraanka aqrisanaya..plz isheeg waxa aan sameeyo.Allah qayr badan ha Ku siiyo
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 3 жыл бұрын
@@sahrahashi7256 alle haku caafiyo hada seetahay
@nimcamohammednuur7899
@nimcamohammednuur7899 2 жыл бұрын
@@sahrahashi7256 sahro hashi hada sekanoqote hurda la aanta
@rahmyoawil2390
@rahmyoawil2390 2 жыл бұрын
Maxaa keena qarawga shiikh
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 2 жыл бұрын
Sixirka iyo isha
@faisadahir4686
@faisadahir4686 5 жыл бұрын
Asc shiiq allaha kubarakeeyo runtii aniga jin ama il ayaan iskaga shakisanaa wax ka hadlaa adaan ka arkay caawa in aan daawadeyda helay ayan mooday shiiq qisadeyda wey dheer tahay somalia ayan joogay alx gabar alleheeda kuxiran xijaaban salaada waqtigeeda kudukato sunaha raaciso adkaarta aqristo macad diini ahna waan dhigan jiray alx kadib wiil imaratka carabta joogo ayaa isoo doonay iguursaday aad baan isku fahanay alx imarat ayuu ikeenay habeenki aan gurigeyga imid oo aan zowjkeeyga u imid hurdadii ayaa iga tagtay habeenki subixii ayaad seexan doontaa ayan islahaa wey iheysaa indhaha masoo geleyso dhafar rafaad ayaa ihaayo zowjkeeyga oo aan waxba iidhibin ayaan eedeynaa hal hadal oo iska caadi ah haduu idhaho wax weyn ayan kadhigaa dhaqtar waan tegay waxba maqabtid ayey ileeyihiin hada 2sano ayan joogaa alx wiil sanad iyo 2bil jiro ayan heystaa uurna wan leeyahay hurdadii waa sideedi markaan dhafro calaamadaha aan isku arki jiray ayaa ihaayo oo hurdo ah lkn igama imaaneyso ama 2saac oo qaraw ah ayaan seexdaa adkaarta waan aqristaa alx qur.aankana waan xifdiyaa imaratka waa meel masjida qur.aanka sifiican looga barto allaha wuu iifududeeyay xifdigiisa oo ma igu cuslo alx zowjkeeyga iyo gurigeyga aad ayan ugu faraxsanahy lkn shiiq qiyaas qof aan 2sano iyo 2bil hurdo uu dareemo seexan bukaan socod ayan ahay marka 2da arin teed igu qiyaasee ama arinkeeyga maxaad kuqiyaasee allaah ayaa garane mar walbo waxaan leeyahay hadan seexan lahaa waxas ayaan sameyn lahaa wixii kheyr ah lkn hada qof iska daalan ayan ahay
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
0017802358282 WhatsApp please igala soo xiriir inshallah
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
faisa dahir aabyo ila so xariri shankaroon qali siman fcbka quran isaran
@N30.N30
@N30.N30 5 жыл бұрын
Wlshy isku wax ayaa i na haysta wlhi anga laftigayga sidaas cml ayan ahay 2 sac oo qarow ah ayaan sexda.
@cashomohammed5906
@cashomohammed5906 4 жыл бұрын
Asc abayo cafimad tam allaha kusiyo isku cudur nhy wlhi abayo 5sano ma hurdin caafimad keyga waa boqol boqol mrkan ispital tago wa cafimad qabta ama stres ku hayo wax iga maqana majirto alxamdulilaah kanini hurdo isku hurdi siya hdu jirkeyga la qabsadana kaninkas hadan cuno labo hapen isku xigto ilama shaqeynayo taqtar walba utago waxba ima qabto Quran xita waa isi saray subixi ayan hurdo hela subixina ilma qurac iga rabo jiif majiro illhow ada iga dulqadi kro xanun kan waxa ku qiyasa an garan wayay markan seexdo wixinta dhacay ama bari hore dhacay an ku mashqula
@faisadahir4686
@faisadahir4686 4 жыл бұрын
@@cashomohammed5906 abaayo faceboogeeyga ام عبدالرحمن ،ayaa iigu qoran aayad qur.aan ah ayaa iisaaran igu soo darso
@sahramaxamed7109
@sahramaxamed7109 5 жыл бұрын
Maxaan sameeyaa
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Waa inaad cilaaj biloowdaa insha Allah
@sahramaxamed7109
@sahramaxamed7109 5 жыл бұрын
Hurdo la aan ayaa i haysa xataa tasbiix waan akhrisanayaa iima imaanayso hurdo feker werwer iyo walba haar wax iga maqana ma jirto marka laga reebo aniga iyo ninkayga oo 2 qarad ku kala nool
@ibtizaamahmed
@ibtizaamahmed 3 жыл бұрын
Allah hanaga wada dulqaado abayo hurdola,an wa waxa ii haysta
@umeymaxasan4676
@umeymaxasan4676 6 жыл бұрын
Asc sheikh aniga saqda dhexe ayay iga tagata badanaa sbb jzkllah qeyr
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Umeyma Xasan cilaajka samey iina soo sheeg waxaad la kulantay
@umeymaxasan4676
@umeymaxasan4676 6 жыл бұрын
Abu Hamza Herbal Centre cilajka waa noceee جزاك الله خيرا
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
Umeyma Xasan midka aan ku sheegay darsigaan gaaban
@hiboissa5526
@hiboissa5526 4 жыл бұрын
Anay ihaysataa hurdo la aantaa
@randaruxii9690
@randaruxii9690 4 жыл бұрын
Asc shikhow wlh waxad modaa inaad iga hadleyso
@dahrangarad8853
@dahrangarad8853 4 жыл бұрын
Qofkasa waa aniga walahi
@abdifitaahnuur5899
@abdifitaahnuur5899 4 жыл бұрын
Mnsha allaah
@nawaalofficial_5838
@nawaalofficial_5838 4 жыл бұрын
Shiiq hurdada niyada laga so jeda mudo laba sana ah kujira kanini xtaa hada ku sexdo mid ku nasto ma aha ee waxas maxey yahin shiq
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
Waa in calaamooyin kale laga helaa
@nawaalofficial_5838
@nawaalofficial_5838 4 жыл бұрын
Abu Hamza Herbal Centre niyad jab hami laan farxad lan murugo ohin nolosha o quus ka jogo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 жыл бұрын
@@nawaalofficial_5838 WhatsApp igala soo xiriir inshallah 0017802456544
@nimcamohammednuur7899
@nimcamohammednuur7899 3 жыл бұрын
@@abuhamzaherbalcentre156 shiikh jazakalah hurda la aan said ah aya qabaa muda 7 bil hurda aanku nasto mahela riyo aye udhamanesa waxe igu bilawate walwal cabsi maskaxdo buq kufuran dhaqtar dawo isoqora kusexda shiikh maxa dawo ah illaah inta hurda heesan hurda caafimad rabigey hanasiiyo
@nimcamohammednuur7899
@nimcamohammednuur7899 3 жыл бұрын
@@nawaalofficial_5838 nawaal abaayo maka ficnate hurda maskaxda lags sojedo aniga kula mid ayaan ahay e hada ka boksade iso shek
@safiahaaji3473
@safiahaaji3473 5 жыл бұрын
Sheikh waxaan rabaa help
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
0017802358282 WhatsApp
@jamalnuur9645
@jamalnuur9645 4 жыл бұрын
Abu Hamza
@asaldhaladinaahmed6566
@asaldhaladinaahmed6566 6 жыл бұрын
Asc shekh hurdo la an ani xita wa iheys 6sano cml ayey hurdada iga wa rersan tahay madax xanun iyo xanag badan xita hadan dalanahy wa isku mid ma hurdo hurdo calwasad wa qalbiga jiran ayan hurda hurdo cafimad leh se ku hela alla cafimad baxshe allow hurdo cafimad le nasi😭
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 6 жыл бұрын
asal dhalad ina ahmed ilaahey haku caafiyo
@asaldhaladinaahmed6566
@asaldhaladinaahmed6566 6 жыл бұрын
Abu Hamza Herbal Centre amiiin yarabii
@hanihaji5209
@hanihaji5209 3 жыл бұрын
Sheikh in qofka muqalkisa is badalo maxaa keeno hadii oo horre u aha ruux Qurux Alle ku maneeste dhafar badan 2sano waqti ah ayaa la Dalo dhacayaa oo hurdo habeen isma hayno ee maxaan sameeyaa Alle ha kaa ajarsiyo wanaga aad nala wadaageesid kheyrka Sheikh Best tips aan kudhaqmo oon ka dhigto role aan kusocdo isoo sii adoo mahadsan Fariinta hadii aad aragto iga soo jawaabsii waxyaabo badan inaa ku weediyo ayaa rabi lahaa private message meel aan kala soo xariiro isoo sheeeg ya Sheikh waan ku salamay.
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 3 жыл бұрын
WhatsApp igala soo xariir insha Allah 0017802456544
@faisadahir4686
@faisadahir4686 3 жыл бұрын
Abaayo hurdo.la.aan Hadeey kugu dhacdo Qurux Waad isdeydee cimri deg deg kugu dhacaayo anaa isku arkay 5naad iisocdo 28 ahay 40 jir leymoodaa
@hanihaji5209
@hanihaji5209 3 жыл бұрын
@@faisadahir4686 Hurdo laaan isha ayaa keeento waa sax 4 habeen hadii hurdo fiican helo waa soo ifaaa taas aan arkay
@faisadahir4686
@faisadahir4686 3 жыл бұрын
@@hanihaji5209 Haa Abaayo Aniga Weey Igu dheeraatay miraayada Xitaa waan nacay Adiga ma Hurdo la.aan baa kuheyso
@hanihaji5209
@hanihaji5209 3 жыл бұрын
@@faisadahir4686 intee kawada xariirnaa
@sacdiyohassan5107
@sacdiyohassan5107 2 жыл бұрын
Marka sarirta tago waxa darema cabsi wel wel mudo labo sano ma hurdin
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 2 жыл бұрын
Ilaahey haku caafiyo
@shureimhaji8447
@shureimhaji8447 3 жыл бұрын
U
@duurboyofficial5958
@duurboyofficial5958 5 жыл бұрын
mida i haysataa habeenkii mahurdo maline ma hurdo
@zamzamunique3164
@zamzamunique3164 4 жыл бұрын
Same here walal maxa samesay Yarabi nacafi
@ladyboss4227
@ladyboss4227 3 жыл бұрын
Abayo kula mid ahay ma ficnatay wan isk ooya 😭😭😭
@nimcamohammednuur7899
@nimcamohammednuur7899 3 жыл бұрын
@@ladyboss4227 abaayo kulamid ayaa ahay hurda qalbiga kasojedo 7bil SAS ahay waa iska ducesta illaah hanga bixiyo
@nimcamohammednuur7899
@nimcamohammednuur7899 3 жыл бұрын
@@ladyboss4227 Facebook maledahay abaayo
@boojobogi6098
@boojobogi6098 3 жыл бұрын
@@nimcamohammednuur7899 hurdo ma heshay
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 5 жыл бұрын
Shikh nambarkaaga whatsapka
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
0017802358282
@libangatusoliban9749
@libangatusoliban9749 6 жыл бұрын
aaa
@durdur77
@durdur77 5 жыл бұрын
libangatuso liban wadad Videos oo dhan mid kasta waxaan isdhaha ma adigu ka hadlaya wllhy khibrad badan ayaan ka helay ilahay ha dhowr shiikh jarmalka jooga hadii aan is heli karno ila soo xidhiidh
@yusraubax971
@yusraubax971 5 жыл бұрын
Isha wa dhib lkin shiiq iga so jawab su ashan il igu dhacday o ahed il jacel lkin isku badeshay xasidnimo 8 sane iheysa wax kaste wa leydidaaa mustaqbal ah nolosha ma qofka isha iga dhacday xasidnimadaas igu jirta niyada Aniga an daremaa Mase
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
Yaa kuu sheegay iney il tahay?
@hodanc6526
@hodanc6526 5 жыл бұрын
Abu hamsa wan hubaa lakin siden u cilaajiyaa hadu qofka cibado iyo cilaj ogolayn waxan huba jinka ayaa u diidaayo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fJXYioSlismWo9E
Jinni Ayaa Jirkeyga Ku Xiran
11:29
Abu Hamza Herbal Centre
Рет қаралды 11 М.
PINK STEERING STEERING CAR
00:31
Levsob
Рет қаралды 18 МЛН
Stupid Barry Find Mellstroy in Escape From Prison Challenge
00:29
Garri Creative
Рет қаралды 4,9 МЛН
When Jax'S Love For Pomni Is Prevented By Pomni'S Door 😂️
00:26
Hypnose Anti-Culpabilité : Guide complet pour Se Libérer
53:59
La botanique du coeur : Apaise tes émotions
Рет қаралды 24 М.
HURDO LA'AAN Maku heysaa ? | SLEEP DEPRIVATION | Xalka waa kan!
10:22
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 15 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
XANUUNADA LAGA DHAXLO  HURDO YARIDA || Sh Maxamed Sh Cabdiweli
3:51
Daacad Production
Рет қаралды 21 М.
|| HURDO LA'AANTA MAXAA KEENA|| SEEBAA LOOGU HORTAGİ KARAA
5:00
Drhabibabibaye
Рет қаралды 12 М.
What is the cause of excessive fear/ Maxaa Keeenay Cabsida Badan?
8:39
Abu Hamza Herbal Centre
Рет қаралды 31 М.
Maxaa Keenay Calool Bararka?
10:01
Abu Hamza Herbal Centre
Рет қаралды 15 М.
PINK STEERING STEERING CAR
00:31
Levsob
Рет қаралды 18 МЛН