No video

Wiil Af May May Ku Hadlaya Iyo Reer Waqooyi Maxaa Kala Haysta Qosolka Amiin

  Рет қаралды 136,791

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 580
@ridwaanabdiqani559
@ridwaanabdiqani559 5 жыл бұрын
hhhh shactiro wye m.a dayx films keeep going wllhyga wa walzhiin idin jecel idin tgerto jecliya jirkiina 😍😍
@xaawoluulxassan2520
@xaawoluulxassan2520 4 жыл бұрын
luqaaaad maay yaa la eree kow dheh af qaalaaad ma eh af somali buuuxi yuuu ariirow koritee konfur galbeed yaaa lingki hadalee af hamar ma eh saas ing barooy ow dayax
@supersamiirjr4867
@supersamiirjr4867 4 жыл бұрын
Inta raxweyn ah love iisara🙏🙏
@asliissack3469
@asliissack3469 4 жыл бұрын
Anaaa ah kula dhaafayo 100 like wn Ku saari lahaa wlhi lkn macQuul ma ahan sorry yqy cade
@muslimmansomali3168
@muslimmansomali3168 5 жыл бұрын
Walaal waxaan idinkula dardaarmayaa cabsida ilaahay
@aadanmohamed4833
@aadanmohamed4833 4 жыл бұрын
From baydhabo jaanay Aad baan ugu helay barnamijkaan Reer hargeysa💪💪💪
@nuradan777
@nuradan777 4 жыл бұрын
Sida okale
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 4 жыл бұрын
af maygu yaa yiri Afsoomali ma aha , af soomaliga waxaa looqeybiyaa maay iyo maxa tiri
@sadaqsayga1950
@sadaqsayga1950 4 жыл бұрын
Viva Raxwayn 🌹Masha Allah wiilkan dardiis aa idin ku siiyay share
@falastiinwarsame7868
@falastiinwarsame7868 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh Masha Allah walhi fany Waaye wiilkaayar Barnaamijka halagusoo Casuumo marwalba
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 4 жыл бұрын
Masha’Allaah dhalin yarooy aad baan ugu farax sanahay qabiil iyo siyaasad iska ilaaliya
@mruun3542
@mruun3542 4 жыл бұрын
Baabur Maa raa ee Ey ila Buubee Ey Iila Buubee Eey Iila Buuubeee ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@nimoyusuf6763
@nimoyusuf6763 4 жыл бұрын
Kkkkkkk yaa Allah
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Reer xamar ma fahmo balse mayga waan fahmaa
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Baabuur ma raahow ey iila buubee ey iila buubee ee ey iila buubee 👏👏👏❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹 6 gobol bey degaan inta u dhexeeysa labada webi
@Saabirofficialchannel
@Saabirofficialchannel 5 жыл бұрын
Af maay yaa iska lelaayohaf somali dhaladka waaaaa maaay maay
@yasinaware9939
@yasinaware9939 5 жыл бұрын
luuqada somaliga laba lahjadood weeye Maay iyo Maxaa ,
@lonelyheart774
@lonelyheart774 5 жыл бұрын
Waar naga aamus may lehen
@issaqcali2638
@issaqcali2638 5 жыл бұрын
Waa run
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 4 жыл бұрын
Afmayay wa afka somalia looga tuugsado
@mrfuga6041
@mrfuga6041 4 жыл бұрын
Ar Ina aderow Hana walina may may 1k oo somali ah aya ka fahantee 😂😂
@shukridool3903
@shukridool3903 3 жыл бұрын
Weligey koonfur.ma arag lahjada maxaa tidhi baan ku.hadlaa hadana waan fahmaa 99% afmaay ga ❤️🥰🇸🇴☝️💎🇸🇴👍💪👈
@Zikomiilo
@Zikomiilo 8 ай бұрын
Waan ka helay muqaalkaan reer waqooyow saln baan idnkaga so draya baydhaba jinaay ❤😊
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 4 жыл бұрын
afsomaligu waa Hal wiilkan wariyaha ah maxuu mayga ogadhigayaa afqalaad may iyo maxa tiri waa isugu Kay mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Viva afka hooyo
@yaasiin2188
@yaasiin2188 4 жыл бұрын
Isku mid mahee Afsomali waa maxa tiri
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 4 жыл бұрын
luqad iyo lahjad kala baro marka hore afsomali waa may erti iyo maxa tiri
@zaxnuuniaarkaofficial2575
@zaxnuuniaarkaofficial2575 4 жыл бұрын
Haa wll qali wa isku wada mid bahdillaad bay wadan imnka rer isaaqland afka maygu wa lahjad iyagu wxy ka dhigaan luqad qlaad mrka de afka in la idhahdo aya qalad ah wll qali somalida sidodaba wa dad kala jaad ah mgrnysa wxd ogaata wllo sido kle anigan imnkadan kula hdlayo digil ban ahay hdana wxba wllhi ilama ahan lahjadaha luqadayda hoyo qolo kastaba lahadan de cadi ban u garanaya iyagu marka wxa ku wajib ah kuwo wqooyi in ay bartaan lhjad kastaba
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 4 жыл бұрын
@@zaxnuuniaarkaofficial2575 Alla yacizik wll
@zaxnuuniaarkaofficial2575
@zaxnuuniaarkaofficial2575 4 жыл бұрын
@@bilanahmeddheere1631 thnks wll qali baashaal hade halagu arko difaaca iyo toosinta iyo kala saarida luuqad iyo lahjad wa aniga iyo adiga an toosino kuwa qldan
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 4 жыл бұрын
Masha Allah Afmaaya anig Wan fahmya
@huseinpaali1099
@huseinpaali1099 5 жыл бұрын
Faced uqosley wllhi keep going wll jakuu
@najaxnayruozofficial7581
@najaxnayruozofficial7581 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh istafulah inta ilma midka like sii af may may waa xabe walhi afki bye budh la dhceen 😂😂😂
@xafasashcumar2976
@xafasashcumar2976 5 жыл бұрын
Masha allaah waa wiil shidan
@khadeejahasan7444
@khadeejahasan7444 5 жыл бұрын
Mustaf jaku wa ig qosolsidey wlhi horey usoo bor😍
@hawoabdirahman2101
@hawoabdirahman2101 5 жыл бұрын
Masha Allah wlh wnka helay wllkyga horay u soco
@muunaali95
@muunaali95 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 aamiin wuu yaapay
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 5 жыл бұрын
Keep Going Inta Qososhay Like Ta Ha Ila Dhaaf8N
@hamda4248
@hamda4248 4 жыл бұрын
jakuuu qosolka aduunka luu qadihisa ka helaa jakuu🌸🌺🌻⚘
@nuuranuurcali1031
@nuuranuurcali1031 4 жыл бұрын
Wwwwwww wllhi xogbaan uga heelay wilka abti hargaysa xagu ka jogaaa Amiinow wilka noso badi jacaylban uu qabaa inan barto afkaa
@salahdhere3486
@salahdhere3486 5 жыл бұрын
Reg reg dhaley musdhaf jakuu keep going pro
@likeyyare3344
@likeyyare3344 4 жыл бұрын
Gari koombayaashaan afka Wada magarka leh Afkeena mxey u GA dhigaan sida chineskii walle halkaa Wxa iga CAD in aad is yeel yeelaysaan dadka maayga ku hadlo wa dad gob ah mana yaqaanan yasida wllh Kuwa miiga ku nool xitaa af maxaatiri GA haduu dhibayyo kuma caayayaan kuwaan ayakoo duufka Ka da'ayyo oo xitaa kabtaada hosteeda aadan ka kasaynin ayaa ku caaynayyo was yaab aduun wllh waa anigoo ah will poqol hore from baardhere
@Hooda36
@Hooda36 5 жыл бұрын
Looolz😁 Dayax Films Maanta Showguu Waa Shaxshax Inabacadi Caadi Maaha👍🤣
@hamdamohamed8597
@hamdamohamed8597 5 жыл бұрын
Amiir iyo af may may aad ayaakuu salaamaya amiir iyo grpk dayax sida abdirahman,ck ,sagal iyo ifraax😍😍😍intaan ugu jecelahy grpk 😘😘😘guuleyst💯😇
@aragsanhirsi3366
@aragsanhirsi3366 5 жыл бұрын
Wlaahi wiilka fani waayr nolaaaw🙏🙏🙏🙏🙏
@somaliboy9754
@somaliboy9754 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk Amiin wlhi asiga dhanaaba qof funny ah usameesan waan furaay xiliyada pranka 😂😂 from "xamar cdy" dayax films viva you
@maxedhaaji3833
@maxedhaaji3833 4 жыл бұрын
Keep going Dayax FILMS
@hudaibraahim3740
@hudaibraahim3740 5 жыл бұрын
Somali galbeed af maymayga ku hadasha af somaliguna waa may iyo maxaad tidhi kalayihiin baydhamo janaaya amiinow somalitehee jooji waxaad wado afka qalaade gaaladabku hadadhaane wll barta afkiinan ❤
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 жыл бұрын
Baydhabo baa laga hadla luqadda Maay maayga Koonfuurta soomaaliya💌
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
Resaaquutiirool
@sumyaculusow9496
@sumyaculusow9496 4 жыл бұрын
Wiilka yar waa quruxloow maay maay masha allah
@bintumuxamad8830
@bintumuxamad8830 4 жыл бұрын
SUMAYA HUSSEIN xbbti mayga dadka miyey kaduwan yihin
@rashkacade2312
@rashkacade2312 5 жыл бұрын
Inta laHajada MaaY ku Hadasho. Like igu saar
@ProudAfrican
@ProudAfrican 4 жыл бұрын
May kidareere adi.😂😂😂😂
@Hjan4566
@Hjan4566 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ilhaanibrahim1462
@ilhaanibrahim1462 4 жыл бұрын
Aawkey salant lakoo qaadi neweda koo oga
@10-mohamud75
@10-mohamud75 4 жыл бұрын
Lahjadka ku kala duwan nahay eee Luuqada kuma kala duwanin sxb mahadsin ❤❤🙏🙏
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Lahjad maaha waa luuqaad kale Lahjad waa ta gaga hadli jabuuti muqdisho iyo Hargeisa
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
sxb, Tani ma aha lahjad ee waa luqad kale, waxay u egtahay oromo
@mohamettfarhan4901
@mohamettfarhan4901 5 жыл бұрын
Keep going wll qoslay
@nafizamohamed8051
@nafizamohamed8051 4 жыл бұрын
Hablo waxa lagu yiraa =bilaan Raga waxa lagu yira =magal Niman wxa lagu yiri =harti Naago wxa lagu yira =habar wiikaan yar Safican uma garnayo mayga Me from baidoa somalia
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 4 жыл бұрын
Maasha Allah waxaan jeclahay in aan barto waa afkaan may mayga ah
@Zikomiilo
@Zikomiilo 8 ай бұрын
Eed io eed in saxdi❤😊
@apaliil
@apaliil 5 жыл бұрын
abdirahman dayax film and amiiin saxardiid adunku haydin kufo wllaalayal
@aybakaadam5180
@aybakaadam5180 5 жыл бұрын
mustaf jakuu holac horey usoco 😃😃
@umyuusra8774
@umyuusra8774 5 жыл бұрын
Masha allah Af maay maay 😍😍👌
@mahadxassan2413
@mahadxassan2413 4 жыл бұрын
Sxp shakuuu waanu Soo dhawaynaynaa inoona wada sxp
@zucaadcabdi5841
@zucaadcabdi5841 3 жыл бұрын
Gabarey kajel kulahaaa
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 5 жыл бұрын
Wow😅😂😂😂😂 kulunku keyshey kulumaani😄😄😁😆😅😂😂 war sidaas uu sheegeY kulahaaaa 😂🤣
@abdikhaliq115
@abdikhaliq115 4 жыл бұрын
Jakuuyow horin socoy wll waa afka ankudhashey oo an ad ujeclahy nosobadiya may mayga
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
@Asia_128
@Asia_128 5 жыл бұрын
Mohamed Amiin Ahmed Sahardiid kulahaa comment caafimad qaba ka bixi 😂😂😂 inabtigay kugu faana keep going wllkay
@hassanabdulle8238
@hassanabdulle8238 4 жыл бұрын
Reer Hargesa,,Af may mayga hadow qof ahan lahaa Wey xiri lahaayen
@cadilibrahim5583
@cadilibrahim5583 4 жыл бұрын
Kal iyo lap iga qoslizy 😅😅
@zucaadcabdi5841
@zucaadcabdi5841 3 жыл бұрын
Kuwani soomaaligii waykufsadeenba waxay soomaaligu waa isku wada mide siday uhadlayaan
@beyourself4996
@beyourself4996 3 жыл бұрын
Walal ninkan waa qof maskax leh mashallah keep going bro somali bantu love ya ❤!😂😂😂😂
@chefaliakal3292
@chefaliakal3292 3 жыл бұрын
Anaa mayga ka badiyee walal maad isoo qabatid hargayso ayaan joogaaa
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Reer waqooyi love idinku ahay
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 жыл бұрын
Somaali oo dhaan dheh👈 ilen somaalidu wa isku mid mahnoo👌
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Zomalidu magaca way kadimantahy lkn iskuma jirran
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 5 жыл бұрын
Somali waa may iyo maxa dirii lkn ma jiro dad kala luqaad dubaan lkn walikey isma dhihiin rer may aa hargeysa jokaan
@jannoomer7263
@jannoomer7263 4 жыл бұрын
aamiin ku lahaa afsoomaaligi ya budheeyay marka
@zakicade7641
@zakicade7641 4 жыл бұрын
Maay maaygu waa afsomali
@salmaahmad7824
@salmaahmad7824 4 жыл бұрын
Ameen ani waban kuxanaqay wlale isfurfue blz sagal maxad saugulahadashay😭
@ishwaaqishwaaq1321
@ishwaaqishwaaq1321 4 жыл бұрын
Viva may may
@liipanapdulahi6287
@liipanapdulahi6287 5 жыл бұрын
Hre uzoco bro
@feisalborow7490
@feisalborow7490 4 жыл бұрын
I love You Raxweyn
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 5 жыл бұрын
wlhi laftigyga wuu iga qosliyey inaa barto jeclhy
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 5 жыл бұрын
Walahay waa laysku wareersan yahay somalidii ayaanba is fahmeen ilaahow sidii roon
@najaxhasan1460
@najaxhasan1460 4 жыл бұрын
Waa af somali budhlala dhacay kkķkkkkkkk
@abdinoorisackmiris2785
@abdinoorisackmiris2785 4 жыл бұрын
Mar mar bad Af oroma ku hdlaysaa kulaha
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 5 жыл бұрын
1:48 Kulaha imika ma af maymaygii ayaad ku hadlaza😂
@momo-cchi5978
@momo-cchi5978 3 жыл бұрын
*Iminka ma Af May May-gii baad kuhadleysaa?
@abdifatahhassan7034
@abdifatahhassan7034 4 жыл бұрын
Jakuuuuuu reer hakaba janaay waaanba aqaaaana
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 4 жыл бұрын
Qatar hore usoco
@Pesaprinter
@Pesaprinter 4 жыл бұрын
Afka mafahmaya waa lagartey lnk inaad jees jees kadhigatid waa qalad.teeda kale wiilka yar waa bashash funny ah.
@amranqurux2231
@amranqurux2231 4 жыл бұрын
Wa saax walalo jees jees mabanano
@salmohooto2662
@salmohooto2662 5 жыл бұрын
Somalidu waa showstayal I understand 90% & Im not reer baydhabo so guy's get serious
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 жыл бұрын
😂 hadad fahmeyso anaga barasho ayay nooga bahan tahay 😂 dhawaaqaba ugu daran lkn maanta xoogababa ka fahmey qaab dhaca hadalka wiilka .
@sucaadsheekh3913
@sucaadsheekh3913 3 жыл бұрын
Wiilku ok waye
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Kenya waxa looga hadal 80 luuqadooda Ethiopia 90 luuqadooda af maaya. Waa sahlan yahay wadankeenu haduusan burbur dhicin la ahayn waa waad baran la ahayn dhamaan goboleyda wagooye ilaa bari
@abdisalaamsimba455
@abdisalaamsimba455 5 жыл бұрын
musdhaf jakuu walal kuu xiisey plhi
@cabdiqaniyare2772
@cabdiqaniyare2772 4 жыл бұрын
Ok
@Twa917
@Twa917 2 жыл бұрын
Mansha alaha Waa fariid wlee 💞🤝❤️
@hanadlp9305
@hanadlp9305 4 жыл бұрын
Xamar aan ku dhashay af may may nh jab kama aqaan
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 4 жыл бұрын
Nice
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Waan ku taageraa sxb
@fatimaliabaan8369
@fatimaliabaan8369 2 жыл бұрын
Yaah
@Mohamedukun
@Mohamedukun 4 жыл бұрын
Marka afkii baa bur lala dhacay hablaha afmay waxa lagu dhahaa bilcaan
@64yearsago59
@64yearsago59 5 жыл бұрын
Kuwan afmayga ku hadlayaa haday qabri ii qodayaan xataa waan iska qosli lahaa waayo midh kama fahmayo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 4 жыл бұрын
😂😂
@sakiircus6112
@sakiircus6112 4 жыл бұрын
Hhhh wlhy sido kale reer xamarkiiba layaabanayn
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣walahi waa sidaaa
@mostaphaofficial4707
@mostaphaofficial4707 4 жыл бұрын
Wiilka qudhiisa ayaaba wax ka khaldan oo maayga qaar wuu khaldayaaa
@nuuraadan2941
@nuuraadan2941 4 жыл бұрын
Amiin saxardiid waxan ka aminsanaa nin ilbax ah oo aan waxyaabaha qaar ku wareererynin Ee wuxuu iska dhigayaa nin aan aduunyadaba ka warhaynin
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
😅😅😅aamin qosolkad iga dhammeysay zxb
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 2 жыл бұрын
Wllw allaah alle haduu yahay nagadaa bahasha saad uyaaban tahay markaan arko qosol baa laduuxaya dayaxaw
@habibaabdikarim4730
@habibaabdikarim4730 Жыл бұрын
Wwww dhigaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💟💟💟
@rksomaliofficial6454
@rksomaliofficial6454 4 жыл бұрын
Somalia guuuL
@asiaayan686
@asiaayan686 5 жыл бұрын
Manoli may may ma oromaa hoognay
@abdiwahidomar9670
@abdiwahidomar9670 5 жыл бұрын
Soomaaliga oo dhan baaba ah maay iyo maxaa tiri waa hal lahjad
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Oo sow tuu Nimcaan Hilaac ku heesaayo May May
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Shukaansi Dohowis waaye
@ayanabdullahi3932
@ayanabdullahi3932 5 жыл бұрын
Aamin waxbaa helay kulahaaa somaliga yaaa budhka la dhacay kkkkkk
@dinaamr5044
@dinaamr5044 4 жыл бұрын
Halkaan marka maraayey beerka i casaaday🤣🤣😂
@zuhaanabbezuhaana8518
@zuhaanabbezuhaana8518 5 жыл бұрын
Noo soo celiya wilkaan
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
salmaan cartan kkkkkkkk slaa hooyo nagaa tarxiiil intu nagu daran
@zuhaanabbezuhaana8518
@zuhaanabbezuhaana8518 5 жыл бұрын
@@wardakorontooo8449 😂😂😂
@saxarla7207
@saxarla7207 4 жыл бұрын
Gabdhaha bilaan ayaa ladhahaa wiilashana magal ayaa ladhahaa
@kanadikhadar7292
@kanadikhadar7292 4 жыл бұрын
Hadal kulaylin ubaahan amiin wallhi funny weeyaan😍😍😍😍😍
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Midh mafahmin afmayamay adkaa la illha ilalah
@barwakovilvilo8862
@barwakovilvilo8862 4 жыл бұрын
like na ka biii😂😂😂😂inta danbe qozoL ahpa
@niicimafarah2805
@niicimafarah2805 5 жыл бұрын
Aniga adigaa icajibeyey waxyaro nakh nakh ahbaad tahay😂😂😂😂😂
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Keep going alsomalia
@abuukarmohamed4794
@abuukarmohamed4794 5 жыл бұрын
amiinoow af maayga waa lehjat aat mugween wiilkaan waa ciyaal xaafadeed afka maayga saxda ah mayaqaano weligaa maarakteey qoraalkiisa
@abdihamidisak8879
@abdihamidisak8879 4 жыл бұрын
Legend Jakuu
@umuabdirahmantv510
@umuabdirahmantv510 4 жыл бұрын
Wwwwwwwwwww masha Allah
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 6 МЛН
OMREEYN iyo AF MAY MAY...MAXAA KALA QABSADAY | QOSOL
15:20
OMREEYN
Рет қаралды 206 М.
SIDE LO SAMEYA HEES DHIB MALO MARA MAANKA DAAWO
20:31
Asad Faqdiid
Рет қаралды 83 М.
ABDIKARIIN Ali Shah &GURIBARWAQO😂::AF MAY MAY 😂😂QOSOLKII ADUNKA
14:17
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 198 М.
Reer Xamar iyo Reer waqooyi iyo dood qosol badan daawo VIDEO
22:11
"Noloshyda waxa baabiiyay qofkii iigu dhawaa" Khadar Cabdi.
13:48
MM Somali TV
Рет қаралды 10 М.
Ajakis Iyo Af Maay-Maay maxaa Kala qabsaday Kkkkk.
10:57
jabaan media
Рет қаралды 43 М.
LAHJAD LII CAATO IYO OMREEYN
21:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 470 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН