Wiil kudhashay Qurux aan Cadi aheyn qofki Wajigiisa Arka Wuu dhimana ||

  Рет қаралды 200,061

Qulasada Filimada

Qulasada Filimada

4 ай бұрын

flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
waxaa igala soo xariirikartaa Cinwankeyga instagram
👉 / abdihaliim_ali
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi

Пікірлер: 193
@AsliiCismaan-lw6jz
@AsliiCismaan-lw6jz 4 ай бұрын
Aduunka waxa ugu qurxoon nabi yusuf
@SagalCabdi-pr2on
@SagalCabdi-pr2on 4 ай бұрын
Sax waye ❤
@user-fi1sg4sv8h
@user-fi1sg4sv8h 4 ай бұрын
Sax. Waye❤
@Quranrecitation644
@Quranrecitation644 3 ай бұрын
Maya nabi muxamed baa ka qurxan Scw , nabi Yusuf waxa lasiiyay quruxda aduunka Kalabar, halka nabi Muxammed lasiiyay quruxda aduunka oo dhan🫶❤️
@user-fv9cc8iq5n
@user-fv9cc8iq5n 4 ай бұрын
Aduunka waxaa ugu qurux badan Nabi Yusuf cs Ala ha u naxariisto😢
@user-nm4kn8hm5h
@user-nm4kn8hm5h 4 ай бұрын
Golden voice ❤😂 900k🎉 I.a😊
@princessafsomali04
@princessafsomali04 4 ай бұрын
Team marhore dawatay video gan like sara😊
@Cadaanifilims.
@Cadaanifilims. 4 ай бұрын
Golden voice I.a 900k 🎉
@user-pe5bi1yo6x
@user-pe5bi1yo6x 4 ай бұрын
Captain hormar wacan ❤❤❤❤
@user-br4ss2ro7n
@user-br4ss2ro7n 4 ай бұрын
Filimadaan noo Soo badi😊
@user-dh1qi2jm9b
@user-dh1qi2jm9b 4 ай бұрын
C/xaliim Caliyow manooleeden adi iyo captain majid mxa idinkudhacy
@abdullahifarhan1722
@abdullahifarhan1722 4 ай бұрын
Allah is one ❤
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 ай бұрын
Waa mar hore filimkan
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 4 ай бұрын
Nio waku slmy adihalimow ani mudo waka maqna janalkan like marwalba kama ilobi jirin Lakin noosoo gudbi flimanta waxtarka nooleh sida kuwa sirdoonka jacaylka qisooyinka Mardhaxdas waxa nooso deesay gabar iyo uurees ama dabagaale Dad waa weyna nahe Flimada fcn nooso diyaari mahadsanid keep going 🤞🫡🇸🇴
@nasiibhananazmohamett74
@nasiibhananazmohamett74 4 ай бұрын
Anaa ugu horeYayy like inta iga dambeeso😅😅
@Maaida24
@Maaida24 4 ай бұрын
Majido wan dawanay 😢😅
@Kimzion444
@Kimzion444 4 ай бұрын
Wah manoo jaakiree hee filimkaan 2022 aa sll dhigte bee
@princessafsomali04
@princessafsomali04 4 ай бұрын
Channelkada mar hore ayaan ka dawaday abdi xalimow lakinse codkadi macan wa kuceshana video😊❤
@amkaboy2162
@amkaboy2162 4 ай бұрын
Nin aan tageero Abduhalim ali ❤
@user-mw1cg6di9j
@user-mw1cg6di9j 4 ай бұрын
Golden voice for 1m
@user-sm5rp8qs5p
@user-sm5rp8qs5p 4 ай бұрын
Wiilka ookale ha ay😢 wajigayga lamadhimanayo lakiin qofka ooidil waalawaynayaa😢😢
@user-yl8ln3vm2j
@user-yl8ln3vm2j 4 ай бұрын
captan majido zxp wan ku salamey. zxpvediogan hore ayaa usoo dhigtay .
@sacdiyomaxamed5696
@sacdiyomaxamed5696 4 ай бұрын
commentska dhan qof san dhaho radinaye wa yabnayy ❤😂
@xasanroyal
@xasanroyal 4 ай бұрын
Sxip mash quulka naga daaa😂😂😂
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 4 ай бұрын
Waad la raagtaye😊
@nafisomaxamed6235
@nafisomaxamed6235 4 ай бұрын
M.a aboowe maii sheegi kartaa captain maajid maqof baa
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 4 ай бұрын
Haa was qofki asasay youtube kan
@Smaxto
@Smaxto 4 ай бұрын
qulaasada filimada billo badan maan daawan c/xaliim cali waanki xiiisay maku soo laabta mise waan iska daaya wax ii sheega
@KMAX981
@KMAX981 4 ай бұрын
waan ku taageeraa cabdi xaliim
@naciimacismaan491
@naciimacismaan491 4 ай бұрын
Abdihaliim ali waan daawanay
@sheiqada
@sheiqada 4 ай бұрын
Horaa usoo dhigtya ❤
@HalimaHlm1532
@HalimaHlm1532 4 ай бұрын
Horay u soco wll❤
@user-fc5gf1zv1w
@user-fc5gf1zv1w 4 ай бұрын
Abdihalim wanku salamay my brother 😊❤🎉
@user-gr4ij5em1z
@user-gr4ij5em1z 4 ай бұрын
WAA KU SOO CELISAY NIO OLD NAHAY SXP NAGA HAGAAJI😊❤
@user-hi3pd9qh4i
@user-hi3pd9qh4i 4 ай бұрын
Aniga ugu horayo❤❤
@XamseAbdi-py4ym
@XamseAbdi-py4ym 4 ай бұрын
Keep going insha Allah 900k😊
@user-yq3rz2yt9q
@user-yq3rz2yt9q 4 ай бұрын
Ku xirnaaw qulaasada filimada ❤
@naderdaherqaalidumr5455
@naderdaherqaalidumr5455 4 ай бұрын
First person 😅🎉❤
@Yaaisgadhy10
@Yaaisgadhy10 4 ай бұрын
gold voice ❤ 800k coming soon 🎉
@YuusufAxned
@YuusufAxned 4 ай бұрын
Fasat coment
@SaaraOsman-ws9pj
@SaaraOsman-ws9pj 4 ай бұрын
Lasoo dhaqso filimda🥰
@UbaxMaxamed-it7ng
@UbaxMaxamed-it7ng 4 ай бұрын
Golden voice ❤😊
@DHLGirl-bi4wc
@DHLGirl-bi4wc 4 ай бұрын
qulusada baryahan waaa ka mashquly dawashadoda😊😂
@Mss__Mayma
@Mss__Mayma 4 ай бұрын
Keep going pro 🤴 ✌️
@Faaziyow
@Faaziyow 4 ай бұрын
Filimkan marki 2baad waaye aad soo dhigtey😂
@user-fz5cv5ez6c
@user-fz5cv5ez6c 4 ай бұрын
Ani xitee wxa is dhahaye flimkan Mar aa dawatay😂
@UbdaLe
@UbdaLe 4 ай бұрын
Manaa modey mise fimkan hore u sameysay
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 4 ай бұрын
Watching this guy best wlhi 😍❤️
@nadiiraapdiqadir-mk7re
@nadiiraapdiqadir-mk7re 4 ай бұрын
Hadii cid ay u dhimanayso aragtida qof qurxan nebiyullahi yuusuf cidi aragtayba dhiman lhayd
@zesi23
@zesi23 4 ай бұрын
Waa run wll❤
@Hggjfw3lo
@Hggjfw3lo 4 ай бұрын
Run waye xaqiqdi
@AbdikarimMohamed-fh8jo
@AbdikarimMohamed-fh8jo 4 ай бұрын
Gacmaha ee iska jareenbe
@FANSSRK162
@FANSSRK162 4 ай бұрын
Maha nebi maxamaed wll ​@@AbdikarimMohamed-fh8jo
@IsmihaanAli
@IsmihaanAli 25 күн бұрын
Been maadan sheegin😮😮😮😮
@BishaaromaxamedCabdullaa-jm4tn
@BishaaromaxamedCabdullaa-jm4tn 4 ай бұрын
Golden voice ❤❤❤❤🎉900❤ I.a ❤❤❤❤❤❤
@IsmaciilIsmaciilciise12-ef5re
@IsmaciilIsmaciilciise12-ef5re 4 ай бұрын
Maad aad natusdid wajigiisa😮😮😮😮
@user-sihaq
@user-sihaq 4 ай бұрын
Abdihaliim🤭💋💕
@HamdaanX7n
@HamdaanX7n 4 ай бұрын
Mxa ugu soo celisay
@abdinaazir
@abdinaazir 4 ай бұрын
Golden voice
@user-vh9ln3ef6t
@user-vh9ln3ef6t 4 ай бұрын
Ani ugu horeyo 😂😂
@Abdiraxmaandeeq-np6br
@Abdiraxmaandeeq-np6br 4 ай бұрын
1 ᴄᴏᴍᴇɴᴛ
@Faaziyow
@Faaziyow 4 ай бұрын
Fast comment 🤝
@user-wd5hb4oe1u
@user-wd5hb4oe1u 4 ай бұрын
waxa nuusanahay ii soo duceeya 😢😢😢
@InaXasan-rv6jg
@InaXasan-rv6jg 4 ай бұрын
Allah kucafiyo
@YonisSuldanali
@YonisSuldanali 4 ай бұрын
Sxb marhora dawaday sxb😂❤❤
@XaawaXaaji
@XaawaXaaji 4 ай бұрын
Anaa ogu horeeya manta plz pin igu soo qabo😊😊🎉🎉🎉
@user-fh4db1jo2i
@user-fh4db1jo2i 4 ай бұрын
Captan wku taageraa eelasoodhaqso qulaasada falimada
@balkizaapdrizakisse
@balkizaapdrizakisse 4 ай бұрын
Qofkii kowaad jah😂😂💔
@AarkarHashi-wd2vx
@AarkarHashi-wd2vx 4 ай бұрын
Filimadan soobadi noocan ah soobadi
@user-hi1hx8ko9g
@user-hi1hx8ko9g 4 күн бұрын
Lajan😮😮😮😮😮
@hindojamacadan-cz7ez
@hindojamacadan-cz7ez 4 ай бұрын
800k🎉 hambalyo hambalyo ❤
@TalisoAfnaan
@TalisoAfnaan 4 ай бұрын
Legend 😊
@AFIFHD77
@AFIFHD77 4 ай бұрын
Zxp filmkan marhore soo deysey
@user-ng8ju8lm2g
@user-ng8ju8lm2g 4 ай бұрын
Wll wasodhigte fidiyowgan❤
@user-sf6wy4bc3i
@user-sf6wy4bc3i 4 ай бұрын
Filmkan horaa noogu soo daysay. Filmadaada waan wada daawada
@mss_zu7184
@mss_zu7184 4 ай бұрын
Wa film funny ah😂😂😂😂
@AmiinHamzei
@AmiinHamzei 4 ай бұрын
Hay filim kaan hadda maalasoodhigay😮
@Khadarnaruto
@Khadarnaruto 4 ай бұрын
Wooww❤
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 4 ай бұрын
First❤😂❤
@Time22999
@Time22999 4 ай бұрын
3 qof kaa horeye😂
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 4 ай бұрын
@@Time22999mashegee hee😂😭😂
@RidwaanRido-yn5nf
@RidwaanRido-yn5nf 4 ай бұрын
Hhhhh😂😮ok lpx😊
@anbiyoxuseen7354
@anbiyoxuseen7354 4 ай бұрын
900k i.a 🎉❤
@user-oc7sk2qj3z
@user-oc7sk2qj3z 4 ай бұрын
Firig comment 💗🫶🏻
@user-zz6uq7vi2w
@user-zz6uq7vi2w 4 ай бұрын
Captain mxa ka qaldan filimkan hada ka hor soo dhig tay😊
@Mss_sheeko_jecel1
@Mss_sheeko_jecel1 4 ай бұрын
Kan wllkey ka qurxn runtiiii😂❤
@xamso
@xamso 4 ай бұрын
Filim kaga marku sodhoco guriga dhan laga wada dawada guleyso sxp 🎉
@SuheebAli
@SuheebAli 4 ай бұрын
Wxaa sug naba waa 1.m ❤🎉
@MahamedAli-sz9cf
@MahamedAli-sz9cf 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-rt6qr9km6j
@user-rt6qr9km6j 4 ай бұрын
Golden voice❤❤❤❤😊😊😊😊🎉🎉
@user-sihaq
@user-sihaq 4 ай бұрын
Ninka idhaaf😂❤
@user-zj8tn8zr3r
@user-zj8tn8zr3r 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@ZacadabiibZacadabiib
@ZacadabiibZacadabiib 4 ай бұрын
This week in the eyes of God one million I.allah🦅
@nimcomoha6429
@nimcomoha6429 4 ай бұрын
Zxp hadal majiro miyaa
@axmednani7180
@axmednani7180 4 ай бұрын
Anaa ugu horyo😂😂
@user-rd1mf2pt8c
@user-rd1mf2pt8c 4 ай бұрын
Yellow stone 1923 filimks no so qulasey fadlan
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 4 ай бұрын
Sawdiga wajigisa naga qariyey anaguna hadaan aragno maan dhimanaynaa😂😂😂😂😂
@ruqiyocabdisatarcabdisalam3962
@ruqiyocabdisatarcabdisalam3962 4 ай бұрын
Qofka 1aad aa ahay
@XamdaMaxamad-fp7zq
@XamdaMaxamad-fp7zq 4 ай бұрын
Mln walba soo dhig😢😢😢😢😢
@user-pj6po8tv2i
@user-pj6po8tv2i 4 ай бұрын
Qurux ku dhiigle
@user-ly8we1ki1k
@user-ly8we1ki1k 4 ай бұрын
Codkaada dab waye❤😂
@Maxamuudmaxamed-id6es
@Maxamuudmaxamed-id6es 4 ай бұрын
Waxaan Maa qurux badan
@user-nl2es5oc5m
@user-nl2es5oc5m 4 ай бұрын
Wll filimkan hore usoo dhigty wllhi 😢
@user-pi6es1qn8r
@user-pi6es1qn8r 4 ай бұрын
Asc
@Manow_poi
@Manow_poi 4 ай бұрын
Team captan majid 1k like❤
@user-pr4qc4je3s
@user-pr4qc4je3s 4 ай бұрын
🎉❤
@user-er1rc1bl2z
@user-er1rc1bl2z 4 ай бұрын
❤❤
@zainababdisalad7909
@zainababdisalad7909 4 ай бұрын
🙌🏻
@AnnoyedCornflowers-kb1hz
@AnnoyedCornflowers-kb1hz 4 ай бұрын
ilahy dartii love igu sar❤
@HassanesahassanHussein
@HassanesahassanHussein 4 ай бұрын
Soo anaguna dhimanee 😂😂
@faadumaxaaji25
@faadumaxaaji25 4 ай бұрын
❤❤❤❤😢😢😢🎉
@quenNura
@quenNura 4 ай бұрын
Ninka wajigiisa maba arkin wu dhamaaday😢😂
@ugbaadapdi3273
@ugbaadapdi3273 Ай бұрын
😮
@user-zq9sl9se8g
@user-zq9sl9se8g 4 ай бұрын
kkkk kan mafi lin baa mise mas kax caruureed😂😂😂
@user-wq9qe4vq5p
@user-wq9qe4vq5p 4 ай бұрын
War been waye deee waxan😂😂❤
@SaydcaliSiidow-on5uf
@SaydcaliSiidow-on5uf 4 ай бұрын
Qofka 1aad
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 50 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 50 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 61 МЛН
ЧТО НАМ ПОПАЛОСЬ?😜😜😜
0:12
Chapitosiki
Рет қаралды 1,4 МЛН
PUT CARDBOARD TOOTHPASTE ALL OVER ONE’S BODY!#asmr
0:40
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 22 МЛН
ToRung short film: 🙏Let's help each other🤗
0:32
ToRung
Рет қаралды 43 МЛН