Aduun waa laga tagayaa dad ku yaqaan iyo kuwo kusoo korsoday way soo hadli anigu aad baan uga danqanaynaa hadaba maxaa dayaxa iyo dugsiga isku too siyay maxaa farta kaa maqan kadhigay tii kamaqnayd wilkeeda waa yaab hadaba hadii aad diido D N A waa inaad aqbasho
@HirsiAdenRaage3 күн бұрын
Ninyahoow allé haku soo hanuuniyo
@MohamedAbiib-n3w3 күн бұрын
XASAN FARAY. D.N.A.ISKA QAD OK
@husseinaden75603 күн бұрын
Sheekadan waxaa soo xiri karo AJ ninyahow reerkaada iska dhaqo waalida somalidana ka bax waa dad wareer badan
@allahbawayn3 күн бұрын
Exactly ninkani raxanwayn sidoodu u daganyahay sax waa dad qaylo badan daaroodku
There is something not right. Aj stated that people can contact his cousins to confirm his roots. Why not his parents or siblings. Aj is the only one who can bring this to an end.
@BarlinHashi3 күн бұрын
Wey Isu Egyihiin Walee maanta Tanta Haku Ciilin waa Hooyo weyn Intaa Ha Daad caawin Jafa Kafaa Ideuso Warjoog manta galiya maha Biri Ayaa Iman
Hooyo waa shay aan laga kaftami karin ilove all the somali mams
@frank77w3 күн бұрын
Naagaha been bay barteen
@Aziiza_A3 күн бұрын
Maskiinkaan aj wuxuu noqon lahaaba oomaar aya ka waalay xalay oo yiri waa fuusto ee maamada lacag 😢
@frank77w3 күн бұрын
Wax muuqdaa lasheegay. Way u ekayd qof la soo riixayo.
@haniaden27002 күн бұрын
Ha keno hoyadi aj
@OmarMohamed-db3iy19 сағат бұрын
where is you family AJ.? hadaad tahay reerkad sheegan? mise waxaan waa prank? away majeerten aad sheegan? coming man just get family simple we love raxanwayne.
@xubimaxamuud81533 күн бұрын
Kkk aj wa maskin shorma boy bay lahayen wa xawadlo nin kenen lkn wu fahmo yam tu u galay marka adna kor uga bax waxas waxi wad wadayo ha wad wadane dantada ka raco hadbo mel so qabso wad ku walane inay ku samecad dilan bay raban
@MohamedAbiib-n3w3 күн бұрын
WA SHARAF INAD RAXAN WAYIINTAHAY. OO HOYADA IYO REERKINA LAYAQANO
@abdikadirhaji68523 күн бұрын
Dadna Ma maagaan Beesha Raxanweyn❤❤❤
@yasinhaji18063 күн бұрын
Ninkaan away hoyadiis iyo abahii. Muxuu meesha u keeni waayay? Muxuu ku diidayaa inuu maamadaas qanciyo?
@frank77w3 күн бұрын
Qof aan hooyo ka maqneen oo is og hadaa wax walba akhrisid kuma qancin kartid. Mana ku khasbana inuu waalidaada kula jilo
@MohamedAbiib-n3w3 күн бұрын
WAR. IS CADEE. DN.A AYA LARABAA
@Rahma-b2h1p3 күн бұрын
Mama baahan way u eegtahay
@xubimaxamuud81533 күн бұрын
Wilkan kaliya miya adunka wila so inay si wanagsan u hadasho maha maxa weye aj ba dhalaya
@abdiqanitriple9143 күн бұрын
sheeko cusub war sidee qabiilkkaaa buuq loo galiyey war is cadey ina hebel hebel baa ahay waxaa ku dhasay qofkaas ahay ma ihi is cadeey ninkaan ee wax ka qaldanyihiin
@kowsaralihassan76743 күн бұрын
Aj wa wiil dibada iyo muqdisho kuso korey dadkasna qabiil badana kuma dhaqmaan
@aaqilka51583 күн бұрын
hhhhh aduun waa la daali dadku wuu isu ekaan karaa maamo wiil ka maqan yahayna waa dhib inteda la eg wallaahay