WIILAL SOMALIYEED OO XAALAD ADAG WAJAHAYA, CIR KAA DHEER DHUL

  Рет қаралды 228,013

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 353
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
AKHYAARTA U DIYAAR GAROOBA QAYBTII 2-AAD EE MARKHAATIGA NOOL IYO SHEEKADII CABDULAAHI.
@aaminamaxamuudmaxamed5379
@aaminamaxamuudmaxamed5379 3 жыл бұрын
1 ²v
@cumarsaciid434
@cumarsaciid434 3 жыл бұрын
Gjjgvv
@farhiyaali973
@farhiyaali973 3 жыл бұрын
@@aaminamaxamuudmaxamed5379 ppPpooojiplllulppñ,,9000^
@ahmedlakitube2893
@ahmedlakitube2893 3 жыл бұрын
Sheekadan waxa nooga sheeketay sheekan la socday ee uu leyahay cabdulahi quraankuu ku yara khafiifay waxa layidhaa Maxamed Jaamac waxa uu joogaa imika har gaysa uuna soo noqday dheekadan tahriibkana isgaa nooga waranay fadalan qaybta sadexaad kusoo marti qaad anaa kulasoo xidhiidh siinaya wllo
@qwertyuiop12n
@qwertyuiop12n 3 жыл бұрын
4e6rt
@ogasali4429
@ogasali4429 3 жыл бұрын
Eritrea 🇪🇷 inay gob tahay waan ogaay waayo anaa ku soo korey kuna soo bar baaray soo dhaweyn aan cadi eheen bay dadka siisaa I love Eritrea 🇪🇷 emkulu waa halka aan ku soo ciyaaray 20 years
@CabdiKariinSaleebaan-l2t
@CabdiKariinSaleebaan-l2t Жыл бұрын
Lkn qaar aanu xabsi kuwada jirnay xitaa inan salaad tukano ii diideen
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 4 ай бұрын
​@@CabdiKariinSaleebaan-l2t Sorry 😢WALAL Waxbo Kuuma Aha Dad Aan Dadkaagii Aheyn😢
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN .
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 жыл бұрын
Subxanallah Walahi qayaamihii waye tahriib ku
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 жыл бұрын
Walee Somalia 🇸🇴 barwaaqa taal Lakin lama oga duurkeeda waa amaan cuntana miro iyo ugaar kama wayniysid afrikada kale iyo carabta baahi aa taal Walahi tahriibna waa tahluugo Allahu akbar naxdin ay igu dishay qisadan😭😭😭
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 жыл бұрын
Walahi waa igu socotay
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 2 жыл бұрын
Mashallah wllhi bilaahi talaahi abdi xaafidoo wll inan tahriibaa rabay buufis xunaa ihaay video oo aan daawaday labada qeybood ayaan iskaga dhaafay aadaa umahadsantahay wllkeey maanta wax ika maqan malaha wllhi sadaxda waa cunaa waana cabaa hurda fiican heystaa waxna waa bartaa thanks wllkeey nafteedaa badbad baadisay wllhi sharaf iyo karaamo kuuhaayaa wllkeey
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
Ilaahow dhulkayaga noo barakee ameen somali ilaahay ha mideeyo waaa dad wlahi adag oo dun xariira leh masha allah tabarakallah guulaysta
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 жыл бұрын
Amiin 💖💖🤗Dhulka ilah no dayo
@alijelee
@alijelee Жыл бұрын
Halagu gufsan hada qaqin
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 4 ай бұрын
🙌🙌🙌🙌✅
@maryamamahamad3477
@maryamamahamad3477 3 жыл бұрын
Wlhi ABDI HAfIid barnamijkan aad io. aad ayuu u fcnyhy sobadi hno BRIT SOMALI TV📺 wan ku xidhnahay🙏🙏🙏🙏🙏
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
So sad 😭 IlahoW somali midee Abdihaafid guuleyso Abti
@umucadnicabdiqaadir4166
@umucadnicabdiqaadir4166 3 жыл бұрын
Abdixafid Waa ku mahadsanthy dhiiragalintaada 💯 barnamijkaaga waa best 👏
@dollowdollow984
@dollowdollow984 3 жыл бұрын
Rabiyow wilashena somalida ah weliba kuwa wanagsan neceb dhibta gbdhahoda alle ha ino dayo
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 жыл бұрын
Tahriibka Liibiya Waa dhimasho ta ugu daran wllhi 🙏 Latin America qof maray ku xigsii
@lelishamahamud279
@lelishamahamud279 3 жыл бұрын
Walaalow tahriib oo dhan waa rafaad mid mid dhaama majiro
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 3 жыл бұрын
Sheekadan Qaybteedii Labaad waan sugayaa insha allah Walee soomaali way jabtay balse waxaad moodaa in aynaan wali Talo Haynin jabkuna uu sii socon doono ilaahayoow umadaada u Gargaar
@johndeo6013
@johndeo6013 3 жыл бұрын
Nolol adag ayu so maray run ahanti.. horay usoco.. guuleyso brother.
@muhaajirchanal6893
@muhaajirchanal6893 3 жыл бұрын
Masha Allah Cabdaxafiid Alle haku barakeeyo diinta waxbay dawaysaa ee waxba ma waasho
@عاشقةالقران-ر5ت
@عاشقةالقران-ر5ت 3 жыл бұрын
Wallahy wan ilmeye siday hablaha uga celiyeen cadawgaa xoogaya subxaanallaah allaah no xifhiyo wiilashena xata hadi naftu hayso inay ilaaliyan wahenkoda subxanallah
@amalaskar2264
@amalaskar2264 3 жыл бұрын
Ani xagen Kala soo xidhiidha Tahribti iyo dhibka aan kala kulmayi waliba ano Caruur wat an kaaga warame 😭
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Wllo La xidhidh isaga wllo MA liiibiyad mRtay
@amalaskar2264
@amalaskar2264 3 жыл бұрын
Meel lagalo xidhidho mana aqaano ba wllo
@aamina864
@aamina864 3 жыл бұрын
Hada halke jogta abyo😢
@amalaskar2264
@amalaskar2264 3 жыл бұрын
@@aamina864 Hada waxn joga Janatu fardawsa xbbti mesha loo Tahribto Dadku waxyi modan janatul Farduus. wadan gaalo dhib. Weeye. 😁
@fardowsosuldan6649
@fardowsosuldan6649 2 жыл бұрын
Number ka shashada Kamuuqda mada arag walal
@Alhamdulillah-h2i
@Alhamdulillah-h2i 11 ай бұрын
Alhamdulillah for everything 😢😢😢😢😢 ilahan kamagan galay tahrib insha Allah
@ashaahmed9511
@ashaahmed9511 2 ай бұрын
😮 😊
@ashaahmed9511
@ashaahmed9511 2 ай бұрын
😮 😊
@imradiriye
@imradiriye 3 ай бұрын
Walah abdihafit i like the story brother bring more thanks
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 3 жыл бұрын
Masha allah thanks wacyigelinta umada somaliyed.
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
masha allah thank you
@yaya555
@yaya555 3 жыл бұрын
Abdihafid ilahey Ha ku sharfow Bararujinta dhalinta Somaliyeeda sida ku wad
@fisikiabinyazid8388
@fisikiabinyazid8388 Жыл бұрын
This guy is story teller
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Raggii gobta ahaa ee Soomaalida ahaa ma sha Allah waa kumahadsan yihiin sida aad udifaacdeen gabdhaha. Walaal wax waad soo aragtay maantase waad kanooshahay. Al Xamdu lilaah.
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 3 жыл бұрын
Marna waa naxdin iyo murugo khaasatan xaga haweenka Marna waaya arag Ilahay swt ha u naxariisto inti ku dhimaty
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 3 жыл бұрын
2007 Nin Tahriibay waa Ka nasiib badnaa kuwa 2010 tahriibka aaday. Inkastoo ay tahriibtu tahay Aafo aan is dhaamin
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Aaway naagihi lahaa ragga Soomaaliyeed way xun yihiin? Waa kuwaas ayagoo xaalad xun ku jira ku hagoogtay oo nafta u huray walaalohood! Cajiib waa ogaa inan dhaqan dahabi ah lee nahay!
@nimoabdirahman1688
@nimoabdirahman1688 3 жыл бұрын
Dadku isku mid maha de
@abdirashidosman115
@abdirashidosman115 3 жыл бұрын
Wa qiiroday wlh sxp Ragga Somalida waa dahab dumarkena dhiiga wa ushubenaa xaalad kasta aan ku jirno
@nasromahamed7472
@nasromahamed7472 3 жыл бұрын
Shan farood ma simano dadkan waa sidaas walal
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
Wlhi waaaa raga dunida ugu qalisan raga somaliyed ilaahay aduun iyo akhiraba ha idin barakeeyo guulaysta inta yar ee la is bacbacsanayo waa iska kaftan lkn dhayman baa tihiin wlahi 💎💎💎💎💎💎💎💎🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻xayakallah
@mohamedabdiqadar9801
@mohamedabdiqadar9801 3 жыл бұрын
M.a ilahaya kaki diyasto
@abdirahmanob9096
@abdirahmanob9096 3 жыл бұрын
Amazing story wllhi
@abdinourhaashi9301
@abdinourhaashi9301 3 жыл бұрын
Wariyaha bulshada allah kuxafido sxp
@axmedxasanow9478
@axmedxasanow9478 2 жыл бұрын
Xiligoow iga dhamaadey xitaa waan garan waayey , la soco leen ka war helay.
@abdikadarahmed1349
@abdikadarahmed1349 2 жыл бұрын
Masha’Allah nin adag iga dheh oo wali dhaqankiisi haysta.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 жыл бұрын
Waa run tahribta somalidu ma aaminayaan. Lakin markhatiga nool kasoo duub iyagoon gaadhi cad dhax fadhiyaa Mashalah ileen dadka danbe kuma maqlayaan ciyarta daa bay kuleeyihiin. Basaduu sheegayo waa heed Duban, shiidan oo lacabo energy bay kusiin.
@ahmetabdikarim
@ahmetabdikarim 3 жыл бұрын
c.xafidow wxa rbatid sheeeg somali ma aha meel lajogi karo mashaqesn kartid wxna kuma baran kartid nolosha somali dulqaadkeda xad dhaaf wye somaliya cusurinimo wxa u dheer cadownimo dhexdooda ah wa shaqesna hda dhahdi cidamada Dowlda adan ka shaqesn krin baad kula dultaagn
@luulcali506
@luulcali506 2 жыл бұрын
Sax
@xuseenmaxamed8684
@xuseenmaxamed8684 Жыл бұрын
Waa Qiso caajib ah❤
@sulekhanur6870
@sulekhanur6870 3 жыл бұрын
Allahu Abkar tahriibaaa😢
@Sahan12341
@Sahan12341 3 жыл бұрын
Wllhi Cabdixafid barnaamijkaan aadbaan ooga helay marna waan qosslaa marna waan naxaa marna waan kayabaa waa sheeko yaab iyo xanuun leh wiilkii isgooyay xaguu ku danbeeyay waan kanaxay markuu walaalkii kadhaqaaqay meeshu ma Qiyaamihiiba ? bissinka
@deaqa8845
@deaqa8845 3 жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ilaahay ha u gargaaro dadakeeda wadankeena haka yeelo nabad yaarabi
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk bisinka
@faizaali9531
@faizaali9531 3 жыл бұрын
Abdulxaafid thank you walaalo marnaamujka aad noosoodayso
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 3 жыл бұрын
Wlhi waa xalad murugo leh marka lo ego mida hada an anigu ku jiro magacaygu waa amiin waxan ahay dhalin yarada ku nool turkey ee utahribaysa yurub dhaman umada musliminta waxan urajaynaya in uqof walba ilahay muradkiisa u fududeyo 🤲🤲
@dboy9352
@dboy9352 3 жыл бұрын
Amiin illahay qof wlpa muradkiisa haw fudaydiyo adigana bro illahay jidka hakusoo fudaydiyo dhawanba dhinaca Soo maray turkey Greece Serbia Romania hanguary ugu danbayn Austaria iska dhibay insha Allah soo guuleyso Tahriib waa tahriib wxba isma dhaanto Jaf iyo socodbaa yaal meel walpa
@adoontialle6889
@adoontialle6889 2 жыл бұрын
Wllo ma tahriibtay wali mise waad joogta Allah muraadkena hano wada fudaydiyo
@adoontialle6889
@adoontialle6889 2 жыл бұрын
@@dboy9352 Asc wllo wxaan ubaahna inaan kula soo xidhidhi waxan rajaynaya inaad isoo jawaabto insha Allah
@dboy9352
@dboy9352 2 жыл бұрын
@@adoontialle6889 Wllo Aniga jidkan turkey dhawanba soo maray 2021 Turkey Greece Serbia Romania hangaury to ustaria Hadda joogay Waka wllo
@adoontialle6889
@adoontialle6889 2 жыл бұрын
@@dboy9352 greece maxaad kaga baxday way adagtahy ayaa la dhahaa ani inaan soo baxa rabaa insha Allah ado raliya ifahnsi wllo jufta miya greece ku gashy marki hore mise bada martay
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 3 жыл бұрын
Elatariya baa ugu naxariis badan dhulkay soo mareen
@amlomar1891
@amlomar1891 3 жыл бұрын
So sadly ilahay soomaali dalka ha uhagaajiyo abdihafid thnks soo badi waa kula soconaa
@abdifatahadem2535
@abdifatahadem2535 5 ай бұрын
Wa mahad ilahay mar haday safarkoda ku guulaysten manta ku raxesanayaan
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 3 жыл бұрын
Wallaahay waan ilmeeyay illaahayow rag la aan hanaga dhigin geesiyaal
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
Ameen yaa allah qli wlahi rageenu waaaaa raga dunida ugu qalisan alxamdulilaah
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
subhanallah subhanallah it’s painful sad 😢 story
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 жыл бұрын
Ummadda soomaaliyeed waan idiinka digayaa inaad tahriibtaan.
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 4 ай бұрын
👌👌💯💯👌👌💯💯👌👌✅✅✅
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 2 жыл бұрын
Waa dad hooga ba.a qani ka ah
@abdirahmannor2953
@abdirahmannor2953 3 жыл бұрын
Basaa lama dhaho basoo ayaa LA dhahaa wll Eritrea anagaa joognay qaxootiga caalamka qaxootiga igu dhaqaalo badan ayuu aha qaxootiga Eritrea
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Magacaan ugu horeeyo waa magac naag Norwegian ah oo aan isla shaqeeno Brit.
@cabdiwalixaashi2786
@cabdiwalixaashi2786 3 жыл бұрын
Horey u soco
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Asckm illaahow umada somaliyeed nabad sii yaarabi
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 жыл бұрын
Subxanallah calool xumo badanaa Allow somali ugargaar 😭😭😭 walee nolol adag buu soo maray Allhamdulilah hadad manta ka nooshahay walaalo dhib dambe Allah kuma tuso, dhibato kugu filan waad soo martaye. Waa qosol miiran wiilka keyf xaalakum iyo shurta 🤣 Diinta waa lagu dawoowaa ee qafiif lagama qaado walaalo
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Yaa rabi saacidnii fil waalideen
@kamdadiid7263
@kamdadiid7263 3 жыл бұрын
Partie 2 wllo
@mohamedduraanfaarah5159
@mohamedduraanfaarah5159 3 жыл бұрын
Cabdi xafiid wlle wlkeen shekada haa ino sodhameystiro waaa sheeko qiimo badan waaa igana codsi
@yasmiinmohamed6583
@yasmiinmohamed6583 3 жыл бұрын
Plz sheekado socotaa ha dhexgeliin , abdihafiid
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
23:40 😭😭😭😭😢 waan ka naxay runti.
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Imanka Waa lafudeedya Hawsha mukhalas baa jira
@aminamaxamed5027
@aminamaxamed5027 3 жыл бұрын
Allaah hadin barakeyo
@mustafeabiib5014
@mustafeabiib5014 Жыл бұрын
waa run
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 3 жыл бұрын
Wareysi qurux badan waye
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah mahadsanid
@halabuurapdikeder4774
@halabuurapdikeder4774 3 жыл бұрын
😩😅Shekerap sudan 🇸🇩 Ninkii Arkay unba Garan 2020 baan soo Arkey
@mohamedcm4848
@mohamedcm4848 3 жыл бұрын
Sherarab aniga soo maraya 2016
@updirazakeid6602
@updirazakeid6602 3 жыл бұрын
2018 ayaan zOo arkEy prO
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 3 жыл бұрын
Mashallah
@amiir_azhur3703
@amiir_azhur3703 3 жыл бұрын
*BRIT SOMALI TV* HAA WALLE MAGACAA II BADASHADAYE WAAN KU RADINAYAY IN MUDA AH aad baad Umahad santahy dadka saa u wacyi. Gali *cabdixafiidow*
@ilhamisse5231
@ilhamisse5231 3 жыл бұрын
Waan ilmeyay walahi markuu sheegada walalaha marayay tahriib faido maleh allow wadangeyna najecleysii
@mushtaaqcaday472
@mushtaaqcaday472 2 жыл бұрын
inalilaah wainaa ileeyhi raajicuun allaadilaa dhinta wllhi 😰😰😰😥😢
@faravsharif4988
@faravsharif4988 3 жыл бұрын
Inteysan bixin hadii looga digilahaa ma aaney aqbaleyn maantana waakaas, Allaah habadbaadiyo intii kadambeydana haku waano qaadato
@reemahussein7104
@reemahussein7104 3 жыл бұрын
Barnaamijan waa jeclhy wlhi waa qiso aan dhamaaan wayo waxa jirto ku wakale ka dar ayaa jirto
@abdiazizaliwarabeh926
@abdiazizaliwarabeh926 3 жыл бұрын
Dhalinyarada waxaan kula talin lahaa tahriiba ama waaydun dhiman ama waaydun noolaane maanta nolol iyo geeri midna kuma jirtaane
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Ninka wlalki ka dhaqaayay manta haduu noolyahy walal baa dilay
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 3 жыл бұрын
waa wallaahi Baanku Maraya Cabdixafid Waa somali Asal ah waaxan kawada siDaa uWaacyi Gaalinayo caruurta amaa gabadha Soo TaHariiBaya EE QurBaHa moodaya meel fiican Rafaaad iyo Hoog waad Arkeysan waakana MarqaaTI LIVE Ah Dhaliinyarow kuquuus QaaTa plss
@captanguwanmudalibomar6365
@captanguwanmudalibomar6365 3 жыл бұрын
Guuleyso BRIT
@xabiibojeylaanimaxmed6449
@xabiibojeylaanimaxmed6449 3 жыл бұрын
Waa xanuun badan wllo subxanalah
@kim_maanka
@kim_maanka Жыл бұрын
Axx xanuun Badana 😭
@mohamud__dobie9158
@mohamud__dobie9158 3 жыл бұрын
Shekooyinka nosoo badi zxb mcn
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 3 жыл бұрын
Wallaahi waa ilmeeyay
@ayaancumar5760
@ayaancumar5760 3 жыл бұрын
Waan kanaxay waana kuqoslay Mar kuu lahadlayo ninka soomaligaa oo shiiqa ah
@yusraali1222
@yusraali1222 3 жыл бұрын
Maansha alh keep going abdi hafid ilahay ha kula garab galo waa hawal loo bahnaa
@yaskaboy1245
@yaskaboy1245 3 жыл бұрын
SOMALIA WAN JOOGI LAHYNE WA BILAA SHAQO
@ahmedlakitube2893
@ahmedlakitube2893 3 жыл бұрын
Sheekadan tahriibka waxa nooga waramay sheekhan uu leyahay quraankaa yara khafiifiyay waxa layidhaa maxamed Jaamac wuxuuna kusoo noqday hargaysa imikana uu ku noolyahay cabdilaahina waxay iska raaceen jabuuti fadalan kusoo marti qaad isagana anaa kula soo socod siinaya cabdulahina lasoo xidhiidhsii please and please
@ميميالاموره-ن5ف
@ميميالاموره-ن5ف 3 жыл бұрын
سبحان الله
@fuadwalimuhamad7692
@fuadwalimuhamad7692 Жыл бұрын
whi waa run tahrib faide malha waan soo mara yurub waan tagey waxbo ma yalen amerca ayn hadne tahrib u kaley
@kim_maanka
@kim_maanka Жыл бұрын
Yurub ma xuntahay 😭
@fahtuushxasan3808
@fahtuushxasan3808 3 жыл бұрын
Adi horta markaa wax wareesaneesid meeldayacan maa fariisatid gurigaaga maanoogu faanee🤣
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 жыл бұрын
Ma durka ayu ada markaa hee ar dadaa 😀?
@SaadYare
@SaadYare 17 күн бұрын
Qalbigaagaa kahadashay kaabe😂😂
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
Wiilki hore e laga tagay markay a farta ahayeen wllki baa nacas aha saw ninka kale ma sidin muxu wllki sas ugu qadi wayayay walalaha qaar wa cadaw 😭 wllky kama tageen wan la dhiman laha 😭😭
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 3 жыл бұрын
Weligay kama tagen wlky 😢😢 ax
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 3 жыл бұрын
Walai wa runta....
@evanobwoy2887
@evanobwoy2887 3 жыл бұрын
Isku fikrad baan nahay wlhi
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
@@evanobwoy2887 wll dadka qaar damiir maleh qof wllki o dhawaca cidla kaga tagay wll mala dhihi kara
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
@@kaltuunali7597 ha wllo dadka qaar damiir maleh
@kingcobra482
@kingcobra482 3 жыл бұрын
Dad wadankooda jooga hadii sidan lagu suubiyo maxaa daremilahayd? Anigu waxa igala xun dadki last week wadankooda sidaan lagu suubiyey” Somali waxan jeclan lahaa ayaga dhan in laga geeyo’ Sudan 🇸🇩 iyo Lebiya? Hala garacee? Lascaano waxi kadhacay aya igala xanuun badan!!!!
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
Sax wllhi wll wa runta
@kingcobra482
@kingcobra482 3 жыл бұрын
@@ikraammohamed5717 thank you abaayo”
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
@@kingcobra482 🥰🥰
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Lascaanod maxa lagu sameeyay in amniga LA adkeeyo Oo degaankoda LA geeyo
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
@@xamdamaxamud129 waxas, amni maha dad durufaysan inad qixiso 30 sano kula Dagana
@cabduqaadirmacaaniarts2289
@cabduqaadirmacaaniarts2289 3 жыл бұрын
Aqoon daro ayaa u geysay hadey kismanyo. Doon ka raaci lahaayen ee mombasa tagi lahayeen basaska suudaan. Ayaa llaga rara toos. Ah
@ayaanxusein365
@ayaanxusein365 3 жыл бұрын
subxnalah cajiib waye walhi ilahey umada ha ugar garo siga urkoda xal garanye
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 жыл бұрын
Nio abdihafid qaybta labaad ha noogu boodin😂 soo gali iinsha allh
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
@Adoontii Alle kkk haye
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 жыл бұрын
Yaa Rabii
@amiiranuur5347
@amiiranuur5347 3 жыл бұрын
😪😪😪qoftii qaylinaysay waa aniga inay i kufsadan rabeen lakiin wa qayliyay xalada cirkay isku shareertay
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 3 жыл бұрын
Sorry walal si khaas ah ma igu sheekayn kartaa qisadada?
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 3 жыл бұрын
Run sheg 😂😂😂
@amiiranuur5347
@amiiranuur5347 3 жыл бұрын
@@nastexokhalid9439 😂😂🤣ma igu haysata booskaas saxibey
@idsell1894
@idsell1894 2 жыл бұрын
@@nastexokhalid9439 ani manta tahribi raba🥺🥺
@cumarmaxamed4915
@cumarmaxamed4915 3 жыл бұрын
Ax ax waxaan dareemayaa xanuun aan Modayo inaan meesha gabadha wllshey qeylineyso war kuwan madaxda sheeganaya illeehay uka cabsada shacabka dhibaatata soogaareyso
@aayahenatours
@aayahenatours 3 жыл бұрын
Marqatiga nool waxan rajaynaya Latin America iyo tahribka USA iney kusoo bataan insha allah will be the next one after 1 month
@SabriinmaxamedMaxamed
@SabriinmaxamedMaxamed 3 жыл бұрын
Abayo hada ma jogta Latin America
@aayahenatours
@aayahenatours 3 жыл бұрын
@@SabriinmaxamedMaxamed may bisha danbe ayaa usocda
@SabriinmaxamedMaxamed
@SabriinmaxamedMaxamed 3 жыл бұрын
Wadan keee jogta hada
@aayahenatours
@aayahenatours 3 жыл бұрын
@@SabriinmaxamedMaxamed Kenya adna?
@SabriinmaxamedMaxamed
@SabriinmaxamedMaxamed 3 жыл бұрын
@@aayahenatours Uganda
@Muhudin80
@Muhudin80 2 жыл бұрын
inaan taheiiban Raba
@pahjaa5562
@pahjaa5562 2 жыл бұрын
Wlahy iskadaa wll Allah wax ka khayr badan haku siiyo
@Abuudi434
@Abuudi434 3 жыл бұрын
Cabdifataax powe qaybta kale Naga soo geli nio🙏
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 3 жыл бұрын
Waraysi aad u xiiso badan weeye runtii oo Wax ku qaadasho leh, fadlan qaybo kale haday jiraan Nala wadaah
@Axmed1024
@Axmed1024 3 жыл бұрын
Asc aniga kamid ahaa dadkaas waana iska dhaafay hada
@saaramohamed3472
@saaramohamed3472 3 жыл бұрын
Subxanallah😭
@mursalabdi8050
@mursalabdi8050 2 жыл бұрын
Waligaa alaha walalkaa hala tahriibin coz of waad isla dhimanesiin mid uun ha badbaado
@suhurali5481
@suhurali5481 3 жыл бұрын
Subxanalah
@shamisclaahi9838
@shamisclaahi9838 3 жыл бұрын
Wahay wilaka hadalkisa qalbigu itabtay gesi somaliyed ilahow ku xifdi
@MrSultaan99
@MrSultaan99 3 жыл бұрын
TAHRIIBKU WAA GEERI, KAN WUUBA HADLEE, KUWA AAN NALA WADAAGIN, HABKII XANUUNKA BADNAA OO AY U DHINTEEN IYO SHEEKADOODI, BAA AAD U BADAN.😑
@ramloramlo4630
@ramloramlo4630 3 жыл бұрын
Kuwan noga warabin ban aragnay owaxay shegan garan wayey
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 жыл бұрын
Walaalayaal daawada wareysigan.
2-WIIL OO SOMALI AH OO BEERAHA LIIBIYA LAGU FASHO, QISO,,,,
50:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 351 М.
GABAR SOOMAALIYEED OO UUR LEH OO SI XUN LOO JIR-DILAY.( MURUGO)
30:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 213 М.
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 30 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 7 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 184 МЛН
MARKHAATIGA NOOL IYO ''MAALMIHII MADOOBAA EE MUQDISHO''
39:04
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
FATXIYA MARKHAATIGA NOOL OO KUFSI MAGAFE KA BADBAADAY MURUGO.
24:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 113 М.
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН