WIILKA DARISKA IYO JACAYLKISA

  Рет қаралды 20,271

Fatim ali

Fatim ali

Күн бұрын

Пікірлер: 146
@SacdiyoXuseen-ns9gh
@SacdiyoXuseen-ns9gh 13 күн бұрын
Wllhi waan ilmeeyey 😭💔allahayow waxas camal kaa magan galay. 3 wiil ila dhalatay inta ay nololi jirto nolaado walaadadeydow wiilal & gabdho aduunka waa idin dhibo allah nima tuso akhirana jannada allah nagu kulmiyo anaga & waalidintena Aameen 🤲😭🫶🏻
@CawoMawlid-c2d
@CawoMawlid-c2d 9 күн бұрын
Ana sidokale sedex wiilbaa ila dhashay
@SaraAli-yt5oj
@SaraAli-yt5oj 19 күн бұрын
Aduunka dadkan ugu jeclhy waa wiilashayanaa wayo waxay buxiyeen booskii aabe alx ilhoo noo daa ❤
@SundusibrahimSi-iy6te
@SundusibrahimSi-iy6te 19 күн бұрын
Sharma arke ibrahim cabdulahi Wllkyga aan jeclohoow wn ku jeclahy waliba si aadan adigu qiyaasi karyn alle ha iikaa xafido noloshaydoow
@ShamsaAhmed-ju8ez
@ShamsaAhmed-ju8ez 13 күн бұрын
Wllahey waan jeclhay illahey ha ii daayo qodaxi iney mudana ma jecli❤allow iidaa❤
@MumtaazMaxamed-d5g
@MumtaazMaxamed-d5g 19 күн бұрын
😂12 comment hada iga dhex aragtay wll tuko Salada intan lagugu tukan😢
@yusra6707
@yusra6707 19 күн бұрын
21baan kaa dhax arkay salaada wali lama gaarin😊❤ lkn thanks❤sis😊❤
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil 16 күн бұрын
112 kaa dhax arkay Haye wll wan tukanayaa inshallah 💖 thanks hppti ❤
@SuadAhmd
@SuadAhmd 18 күн бұрын
Walaaladay way badanyihin waxaan leeyahay alle ha barakeeyo hau nimceeyo ha arzaaqo arzaaq xalaala noloshuna idinma xumayso dhamaantena alle hayna asturo hayna barakeeyo🤲🏻
@AsumayoSumayo
@AsumayoSumayo 18 күн бұрын
Aniga laba will ba iladhashey mid IGA Wayn iyo mid IGA yar kan IGA Wayn wuu IGA dhintay 2023/2/9 ilahyhow naxariisto Hada halmid UNba ii nool ilahy haydayo cimrihisana haydhereyo❤
@NashattAbdi1-v2y
@NashattAbdi1-v2y 15 күн бұрын
Aaamiin
@CaatikaCabdikariim
@CaatikaCabdikariim 19 күн бұрын
Aniga xita qiso nocasa I haysta taas badalkeda marna kuma fikirn inan dadkayga wax yeelo yagu wanagayga ayunaby raban inshallh marun wanu ka gudbi caqabda anon labada dhinac midna Laso safan ❤️
@yusra6707
@yusra6707 19 күн бұрын
walaalkey ama walaashay waxaan leyahay noolow intay nolol jirto wlllo😊😍😘💋❤🎀💞
@talliyekhaliif
@talliyekhaliif 13 күн бұрын
Laba hablood aya iladhashay igana yaryihin wanan jecelahay ilahay hay xiftiye nasiba iyo asma 🥰👸🏼
@MuniitaAhmed-z9q
@MuniitaAhmed-z9q 19 күн бұрын
Fariinta walalakaya walalakya macnow kii ila dhashow beerkaygii yow kan sharafta uu ahayow alle addunka waxa ku dhiba kuma tuso gulayso wllo akhirana jano🫂💐❤️
@Ishwaaqcabdi-x6z
@Ishwaaqcabdi-x6z 14 күн бұрын
Saaka waxa hortayda lagu dilay wiil somaliya waliba rasas lala dhacay qisadan markan dhagaysanyay qaybtii danbe ayaan wiilki xasuustay maydkisiina la diiday in layga asturo argagax iyo matag iyo u qaadan waa kadib waxan xaqiiqsaday inuna aduunkan joogin oo uu dhintay wiilka somaliyed alle haw naxariito u duceya wilsha somaliyed ee nirobi jooga plz is ilaaliya waxa la raba in laydin gumado😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔
@Emli_blink-1
@Emli_blink-1 19 күн бұрын
Subhanallah waa mucjiso 😭😭allahyow wlleday ii xifdi❤
@UmuCraxman-oe3pt
@UmuCraxman-oe3pt 18 күн бұрын
Walaal ilaah haku barakeeyo waxaatahay tiirka walaalahayga iyo anigaba ❤❤❤ noolow inta ay nolalijirto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 19 күн бұрын
Waa walaalkey❤aan jecelahay hooyo macaane ayaa ii dheheen ❤ManshaAllah mahadsenid ❤❤❤ManshaAllah ❤mahadsenid ❤
@AsmaAxmed-qs2yg
@AsmaAxmed-qs2yg 19 күн бұрын
Walashayeey lagama yaabo inaa qofaa bartay aa ka raaco ilaahay haku dhawro❤❤
@Alishba-f9x
@Alishba-f9x 19 күн бұрын
Kuwa ila dhashey wil iyo gabdhba bos walba way i buxiyen alx illaahay haydayo wx an ku doorsado ma jirtaba ❤️‍🩹🫶🥰
@MumtaazNuradin
@MumtaazNuradin 18 күн бұрын
Adunka walalahey ban u jeclahy ilahy haydaaye mana jirto cid aan ku doorsanaya guusheyda Tina ka jeclahy guleysta wlalheyow❤
@AishaIsmacil-n7u
@AishaIsmacil-n7u 19 күн бұрын
Subxanallah ma walkeyga ayan dilkisa sabab u noqon kara 😢5 ila dhalatay ilhy ha idin xifdiyo
@Lamiezeyyy
@Lamiezeyyy 18 күн бұрын
Wllku kelia ma ahan kan kula dhashay waxa jira wll aan kula dhalan kuwaz oo nolosheena mihiim u ah wllka kula dhashay na ma ahan wall keliya ee waa saxib io wll ba Wlshy ruweyda Mohamed ismail ❤
@HamdaIndhacase
@HamdaIndhacase 19 күн бұрын
Aduunka waxaan ugu jeclahay walaalahay bila.aadan aan ka jeclahay na ma jiraan ❤
@MimcoMaxamed
@MimcoMaxamed 19 күн бұрын
Wpaad soo raagtay laakiin waan kusugayay jacayl❤🎉
@AaminaAmuuzh
@AaminaAmuuzh 19 күн бұрын
Inkastoon inan ii walaala lahayn balse aan leeyahay walaashay❤
@Luul586
@Luul586 12 күн бұрын
Isku midaan nahay wll
@aishaaom2796
@aishaaom2796 12 күн бұрын
Calosha ihurday wlh 🥶😰😰😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭
@LuulMuuse-u3m
@LuulMuuse-u3m 19 күн бұрын
Alx aniga wilal badan iyo gabdho badan baa ila dhashay markan is iraa mid ka hadal jacaylka iyo xiriirka naga dhaxeeya mid klan xasuusta lkn Qofka an Wax ku qeexo waaye jacaylka Dhiragalinta kalsonida ay i siisay waa wlshey curada joyadey Raxma ❤ Raxmo waa qofka an manta leyahay waxaad iga dhigtay qofka an ahy janada hadii la ibin karo wan u gadi lahaa ❤ Alle xisaab la aan ha u janeeyo aduunkana nolol tan ugu saraysan ugu ducaynaya ❤🫂
@Asal-j6o
@Asal-j6o 18 күн бұрын
Same all 12 weeye all wada jeclahy waliba wiilashaa badan saasoy tahay wlshy gabdha gabdhaha ugu weyn garabkayga hooyaday labaad ayadaan uhu jeclahy❤
@NiciimaMaxamed-q4s
@NiciimaMaxamed-q4s 19 күн бұрын
La aantaa badhbaan ahay wll baylah joogto ahe idinma waayo kuwaan haplo dheerahoow
@yusramohamet8141
@yusramohamet8141 19 күн бұрын
Alla fatma maa iska soo dhaqzatit gacalooy waa na dalidee❤😂
@ikraanAbdalla-m8h
@ikraanAbdalla-m8h 18 күн бұрын
Boqorada codka masha Allah❤
@QamarCiir
@QamarCiir 19 күн бұрын
Walalhay adunkan ugu jecelahy❤
@fadumomohamed6307
@fadumomohamed6307 18 күн бұрын
Love youuuu hno maanta waad naga farxisay❤❤
@AsmoSalaad-u3x
@AsmoSalaad-u3x 19 күн бұрын
Walashey iyo walalkey mcn wxan rajeyna wax walpo oo muradkaga eh ee aan macsi lehen inuu alle ku sahlo caafimaad iyo cibaado suuban iyo cimri dheer Alla ku siiyo xirirka naga dhexeyo erey Kuma qeexi karee Alla ika xifdiyo 🎉❤❤xifdiyo
@SafaSafagoud
@SafaSafagoud 19 күн бұрын
WalalkYy waxa tahaaYy qovk allhe Ka sokaow ii ilaaliyaa IGA taxadara wll waxatahaaYy dhiiriyahaygaa allhe ha iigadaYo ❤😢
@ikraancabdiraxma
@ikraancabdiraxma 19 күн бұрын
Wllky Mubarak cabdiraxmaan maxamed abokor ilaahay haykaa dayo wll ma ogtahay inan adiga xata hooyo ka jecelahay sabobto ah adigu waxa tahay aduunkayga farxadayda ❤🎉 i love you forever ❤❤❤❤❤❤❤❤
@InacaliDhamays
@InacaliDhamays 17 күн бұрын
Walaladayoww alle ha ikin daayoh ha idin baraakeyo ❤
@Indhoss7
@Indhoss7 19 күн бұрын
will ila ma dhalnin hado iladhaln lahy wan ilshan lahy wlhi 😢
@arahmanmohamed3514
@arahmanmohamed3514 19 күн бұрын
Anba gabadh ilama dhalan 😢
@MustalifoMaxamed-x2w
@MustalifoMaxamed-x2w 13 күн бұрын
@@arahmanmohamed3514 ana walaashaaya💕💋
@amalismail7772
@amalismail7772 15 күн бұрын
Qoyan bilaa aqli ah bay ahad wuxu, jacayl doqon baa ku dhacay
@RidwaOsman-r3c
@RidwaOsman-r3c 19 күн бұрын
Wllkey wuxu ku jirah. Poski abahy alleh haw naxariste ilhy ha ii dayo wllahy❤
@HafsaAdem
@HafsaAdem 19 күн бұрын
Ileen wxi iso dhacayey waa muuqalkaga😂😊
@CibaadoCali-c4i
@CibaadoCali-c4i 19 күн бұрын
The first one 😅
@caashasiciid9272
@caashasiciid9272 17 күн бұрын
Qiso. Aan.abid.dhagaysto qiso igaga xanuunkull abid.ma arag ala ilaahow caqliga nosoceli 😢😢😢😢🥶🥺😫😫😩😞😩😟😭😭💔💔
@AdnaAadan-l9e
@AdnaAadan-l9e 19 күн бұрын
Jacayl ugu danben waad iskentay sidas noogu wad😂❤
@AyaanCabfulahi
@AyaanCabfulahi 19 күн бұрын
Qisooyinkaaga wayqurux badanyihiin
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping 18 күн бұрын
9 qof ee ila dhashey aad ban u jeclahay❤ 5 wiil iyo 4 gabdhood❤
@Maidahcbdirhmn
@Maidahcbdirhmn 17 күн бұрын
Aniga seddax wiil baa ila dhashay Adduun iyo aaqiro farxad aan dhamman alle hasiiyo😢❤
@Randa17
@Randa17 19 күн бұрын
Iska daayo kuwa isku Hooyada iyo Aabaha nahay . Carrurta uu Aabahay dhahaly xataa indhahay ga ka jeclahay.. Allah Habarakeeyo 🤲🥺
@firdowsanouh3473
@firdowsanouh3473 19 күн бұрын
Wan ku jecelahay wll waxa tahay wllka adunka ugu fican lakinse waxan ku sheegay waligay kuma dorsadeen qof xita hadii aad tahay nin aniga I daran ❤🎉
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 19 күн бұрын
Boqorkii iLa dhashow aduunka kuu jecli Abdirahman ilyas Ahmed ❤❤
@ikraanali4923
@ikraanali4923 19 күн бұрын
inkasto kala carysanahy 😂waan jeclahy wlaladey cidaan kudorsanayo na majirto alle haydaye🎉❤😊
@raahoomar5243
@raahoomar5243 18 күн бұрын
Allah ii daayo walalahy dhaman wa jeclhy❤
@luuluu.69
@luuluu.69 18 күн бұрын
Xita hadu ixumeyo waa wllkey cidna iibadali maayi
@Nahzad.-vl1su
@Nahzad.-vl1su 19 күн бұрын
6wiil io 5 gbdhod M.A wn jeclhy wllhi Alleh ha jecladeee nolol qrx bdn wn u rajynya dhmntood janatul frduusaa alleh hngu kulmiyo 🤲🥹
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 19 күн бұрын
Wllhy shekadan aad baan oga xumady😢
@AnasAbdulahi-iw9zg
@AnasAbdulahi-iw9zg 19 күн бұрын
Welcome back sister
@MaryamaAadan-o8p
@MaryamaAadan-o8p 18 күн бұрын
Subxanaallah ilahayow walalehena cadaw hanoga dhigin ❤
@AsmaXuseen-q5s
@AsmaXuseen-q5s 19 күн бұрын
Asc xbbt fadumo noosoobadi qisooyinka dilalka❤❤❤
@MunaMuniish-te9sc
@MunaMuniish-te9sc 19 күн бұрын
Video hala so daahin fadumaay😂
@Hamdarita
@Hamdarita 19 күн бұрын
Jcyl waad nagu so dahady dee😂
@FatmaArlaadi
@FatmaArlaadi 19 күн бұрын
Asc sami wan ku faraxsanahay inad lawadan bari add online tahay 😮 walalkay waxan urewilaha walla horta wanku jaclahay walibasixaddhaf ah😊 dad waalahela balse wallal lamahelo waxan layahay walalahay inoolada intay nolalijirto cimridheer iyo ciwado suuban❤❤❤❤
@IfraaxAbdikhaliq
@IfraaxAbdikhaliq 19 күн бұрын
Qalpiyey naga daa jar jarkan wn kuu xiisnee❤❤
@SAMSAMMOHAMED-b2d
@SAMSAMMOHAMED-b2d 7 күн бұрын
Ilahay ha idin dhowro ❤
@MustaqiinYuusuf
@MustaqiinYuusuf 19 күн бұрын
Maanta waxaan kamid ahay dadki ugu horeeyo ❤
@Munaliiza31
@Munaliiza31 17 күн бұрын
Pls malin walba noso gali Dee qisoyin waxan iska dhageysto coodkaga 👸🏻🤍🫂🥹
@JameelaJameela123
@JameelaJameela123 19 күн бұрын
Axxxxx alla waan naxay wlhi wxn by inuu badbaado😭😭😭😭😭😭😭
@Mahamett8
@Mahamett8 19 күн бұрын
Walshyy Keep Going ❤🎉
@Laylawarsame-rt7gt
@Laylawarsame-rt7gt 19 күн бұрын
Soolabasho wacan xappiti ❤
@najmanajma7684
@najmanajma7684 19 күн бұрын
Xasbuna llah wanicmal wakiil😢😢
@Asiyosheekoxariiro
@Asiyosheekoxariiro 19 күн бұрын
9walaal ila dhalatay ilahay ha xafido 9 wiil
@zeiqalbinuur5105
@zeiqalbinuur5105 17 күн бұрын
Balyo midas walal maa ah
@MumtasAhmed-g7j
@MumtasAhmed-g7j 18 күн бұрын
Horta wllhy way badniiiin lkn kuligood waan jeclahy lkn. Ka iga yar baan aduunka ugu jeclahÿ waan ku jeclahy wllo mcn❤😢
@hayaatjamaac4143
@hayaatjamaac4143 19 күн бұрын
Alla Fatimay san ku jeclahay leyaa 😭🎀
@aminamohamud4517
@aminamohamud4517 19 күн бұрын
Walalahay was nolasheyda farxadayda iyo guul walba Pin gaaray sababteeda waa hadiyad u illahay isiiyey hadii mar kale walal Dooro la i dhihi lahaa 9 ka ila dhalatay ayaan mar kale dooran lahaa. Aduun jeceyl aaqirana janno ❤
@XamdiMaxamud-ho8jr
@XamdiMaxamud-ho8jr 19 күн бұрын
Fatimay iga da wll ninka sad u amantay waban jeclade Ibrahim❤😂
@KhadarRayso-z1n
@KhadarRayso-z1n 19 күн бұрын
Bismilah😢
@NastehaAbukar
@NastehaAbukar 19 күн бұрын
Fahad Daahir mahamed waa adunkega kaliya wll iima aha boska abahey ibuxiye ilahe cimri dher haisiiyo io cafimad🤲🏻
@AsmaYusuf-c2z
@AsmaYusuf-c2z 12 күн бұрын
Subxaan allah😭😭😭
@Misssuraley-z5i
@Misssuraley-z5i 19 күн бұрын
Lawaded walala adunka ujeclahy illhey ha idayo ❤hooyadey mcn idhahay
@akramhusein6519
@akramhusein6519 12 күн бұрын
Wllo kaso hadal wa qiso aan wali qof somaliga turjumine
@iqrabishaar3473
@iqrabishaar3473 19 күн бұрын
Qofka 18aad ina ahy maleyga dreemaa😂😂😂
@SafaMahamed-b7e
@SafaMahamed-b7e 18 күн бұрын
Alla bisinkow ma walalkyban nin dartii udili karaa siban noqdayba wlhi
@istarlini
@istarlini 18 күн бұрын
thanks 🙏 sister
@MaaidamihumedMaaidamuhum-dt5iw
@MaaidamihumedMaaidamuhum-dt5iw 19 күн бұрын
Wlhay marnaba lagama yaabo inaa Cid idinkaraaco ilaahy ha ikiin daayo 😢
@Abdichakuur
@Abdichakuur 19 күн бұрын
Fadumo wllhi malin walba waxan sugaa vedio dheer Ina Soo dhigto ❤😢
@akramhusein6519
@akramhusein6519 12 күн бұрын
the stoning of soraya m (2008) noso turjum😢😢
@YuminGirl-m2x
@YuminGirl-m2x 19 күн бұрын
Anaa ugu horeye 🎉
@ayaanmoh3724
@ayaanmoh3724 Күн бұрын
Na wllo fadumoy imka San ma ku cafimad qabta Inta wax na barty ayad 2 week iska maqnanysa why 🥺🥺🥺 inad khyar iyo cafimad ku maqntay ban rajnya huno ❤
@naruro9297
@naruro9297 18 күн бұрын
Inamadii ila dhashayoow suma wlhi aduunkan idinku jecelahay mana jiro cid aan aabe iyo hooyo ka ahayn oon idinku doorsanaya 🥺❤️marka aad i dishaan ama aad i hanjabtaan aad ban idin necebahay oo hadii aanan jacayl idin qabin wan idin dili laha 😭😂wlhi lkin noloshaydi bad tihiin xumaan idinma quudho ilaahay haydin daayo waayo badan cimriga caafimadka maalka & xoogaba ilaahay haydin barakeeyo🫶🏽🥺
@HaboonXuseen-k1t
@HaboonXuseen-k1t 19 күн бұрын
Firsta one ❤thanks qli
@hodanabdirahman2756
@hodanabdirahman2756 19 күн бұрын
Wllashy waxa aaan ka jeclhy wxa aduunka saaran oo dhan wanna ta kliya ee wax hblo ah ila.dhalaty wiilashaduna waxay iigu jiran booski aabahy ma jiro mana jiri doono cid aan ku doorsada❤
@TeleCottages
@TeleCottages 12 күн бұрын
Adeer micnahaa kume dee jacayl am still waiting ur kindly words indre 😄
@duniyofilmis
@duniyofilmis 18 күн бұрын
Waxad u cod eegtay gabadh skin care iibisa oo manal na yidha
@Cabdixakiin-f7t
@Cabdixakiin-f7t 19 күн бұрын
Walashey guul
@IsraCali-vt8bg
@IsraCali-vt8bg 19 күн бұрын
Wllky boqorow wan ku jeclhy ilahy hay kiin daayo dhamantiin waxan idinku doorsado aduunka ma joogan wan idin xiisey
@mustafesaciid1808
@mustafesaciid1808 19 күн бұрын
Aamin aamin
@admaxmuse112
@admaxmuse112 19 күн бұрын
Wllkay ibrahim qalbigaga wan ilaaliyay ee kayga ilaali
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 19 күн бұрын
l lov you my brother to sister❤
@Princesse1.1
@Princesse1.1 19 күн бұрын
Saas nogu wad jacyl malmaha online tahy😂❤
@AyaanCabfulahi
@AyaanCabfulahi 19 күн бұрын
Queen 😮😮😅
@MunoMaxamad-x4p
@MunoMaxamad-x4p 9 күн бұрын
Bisinka😢😢😢
@khansaalimohamud1860
@khansaalimohamud1860 18 күн бұрын
Aniga wan jelchy walalkey balse isga ima tuso wax jeceyl ah si wanagsana ilama hadlo hadlakaba wu iso gagabiya nolashisana si hoose ugama war hayo ilahay ha inaga dhigo kuwo isku wangsan😢
@SamiiroMaxamuud-rs1rp
@SamiiroMaxamuud-rs1rp 4 күн бұрын
Aniga ahaan wllahay ma jecli ma na kahelo mana jecli inaan la noolaado 6 wiil OO ila dhashay naftay igu dhibeen lkn anigu waligay kama doorteen qof shisheeye
@akramhusein6519
@akramhusein6519 16 күн бұрын
wlshy waan dili laha😫
SAWSAN IYO NINKII QARSOONA || qiso is-daba marin badan
1:13:43
Fatim ali
Рет қаралды 32 М.
QISADA TUSBAXII MUCJISADA AHAA!!@sawdamqaalib
54:22
Sawda Qaalib
Рет қаралды 62 М.
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
LABO KHIYAANO KALA WEYN
23:59
Fatim ali
Рет қаралды 17 М.
QISADA BURHAAN WAXAAN NOQDAY DILAA HOOYADAY SABABTEEDA @Nasibaaye
48:32
Jaceylow idaa 💔 Qiso jaceyl iyo Nacayb ah
1:04:41
QISOOYIN
Рет қаралды 22 М.
Ha qoslina: Gurigeynii rifrifnaa baan idin tusayaa.
11:28
Salma Hared
Рет қаралды 2,4 М.
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН