Manshaa Allah dahir Allah haku xifdiyo adi iyo familkaaga masaakiin aruuriye God bless you.
@ugaasoskitchen27973 күн бұрын
Gabadhan dhaqankeeda hala yaabina😢 Nimanka somaliyeed waa niman labo wajiile ah gabadha waji xun ayaa la tusaa lakiin public waa dad iqyaar ah😢 Nin somali iyo xulufadiisu dadkay iska gadaan. Sahra waa fariid wallee.
@Saxiix-h3g3 күн бұрын
Ishaa ka riday Alla maxaa wax badan aragtay nin waxaan aragnay umuda banaanka u yaqaanin nin muxtaram laakin gurigiisa bahal ku ah taasna waa waxa lagu garto ahlu naarka diinta ma amaanin ninka reerkiisa u xun
AABAHA WAA RUNTIIS, DHALLINYARADI BADDAHA AYEY KU DHAMADEEN, TAN XIGTA DADKA MUDDADA HAL SANO AMA LABA SANO YURUP IYO MAREYKAN JOOGAN, SHARCI MA LAHA, WA LA CELINAYA WA GO'AAN YURUP.
@dhaqanemedianews15703 күн бұрын
Qurbe Maxaa Yaala Oo Ay Ku Og Tahay
@AbdikhadirAbdiBarre3 күн бұрын
Naag waalan weeye waxaan qarararac ayeey iska leedahay meey soo deeysato canuga ama reer aabahiis u daayso qaabkeeda markaan fiirshay wax looga tago caruurta meeshaad doonto la aad la yiraahdo
@fadumaomar32153 күн бұрын
Wa naag nool hadeey guursatay weey ka xun yihiin reer 1 gabar isugu tagaayo yasir ale weey ku sug tay yaahida uu ka roon yahay kkkkkkk
@RaA-l6e3 күн бұрын
gabadhaan wax ma oga yaan wiilka yar la halaagin wadan kiisa halugu celiyo anigoo hooyo soomaaliyeed ah tahriib waa halaag ku wii yurub tageyna waxba kuma hayaan
Bisinka gabadhan si bilaa xishood ah bey udhaqmeysaa walaal Sahra wiil kaga cidiisa ixtaraam oo wax badan xeeri maxaa kugu dhacay subxanallah malaayiin qof baa kudaaweneysa bili caleeg Sahra qaylada waa ceeb xitaa Dahir ayaad ku qaylineysa wax reebo walaaley xishood
@libanbariyoow83273 күн бұрын
Hoyo ogol canugeeda inuu bada galo waa wax lala yaabo walahi balhaduu kudhinto kawaran
@Saxiix-h3g3 күн бұрын
Ma dhimanayo eey taagan tahay ma looxul maxfuudkey u soo eegtay yaab walhi in eey uwadkeeda bad ku aaminto yurub baa dhax martay oo aysan ogeen in kuwii ku dhashay asy jeelasha ku ba'een
@SafiaKabail-p3u3 күн бұрын
Wiilkaaga cesho yurub wax yaalo maleh habaryareey wiilka naqso yurub wiil aa u dirtay waxba kama faa iideysid
@abaydhaxan3 күн бұрын
Maxkamadaan waxaa sharaf u ah ineysan ka QAYB-GELIN TAHRIIB. Hadii ay MAGEFE kasii dayso soona celiso waa ARIN cajiib ah.
@SalmoAbdi-d6r3 күн бұрын
Ragaan 2waji bay kushaqaysanayaan waa runteed bari bu meshii kulaban
@MohamedKeyre-w4l3 күн бұрын
Indhaheedo shanty ah buu ma game gacantiisa isku geeyay
Kow hooyo waa beer wiilka aye u doode halo dajiyo Labo Wiilka aabehee asago wayn only 2 sno lee biilaye hala so cilsho , hade lcg o bixinayo toos ha ugo diro hooyada
@keyfmohamed83453 күн бұрын
Gabadhana waa jisarada aanana cunugadana janaxeyanin ayada wiilaka dhumineyaso hadii magafe kale hadu siiqabasado kawaran oo asaga dhana lajarajaro iyo ina wadanakisa lagu celiyo yaa uroon yuruba hada sidii horeya ma ahana wexey umaleyasa intuu wiilakeda yuruba yimaado 20 kun uso dirayo wara hooya timirati hore daba looway wiilaka hala celiyo ma arakina miya wiilasha iyo gabadhaha xeebaha kudhinatay iyo kuwa dowalada soceliyeen ma fiirasan miya
@Phatmah20103 күн бұрын
Aby Sa hadhihin zahra ayada passport heysato o yurub ah e gaajo ma heyso e wilk riyadisa hadan lo rumeynin markle ayu dhumanaya
@Maria288323 күн бұрын
SAHRO QOF XUN BAA TAHAYEH FUDUD RAGA TOLKAAYEH BEENALAYAAL HA DHIHIN HADA KALE TAGTEEN WIILKA RAGA U DAA
@fadumaomar32153 күн бұрын
Wixii run ah in aay ka hadasho meey qof xun ku noqotay hooyada waxeey lee daha anaa soo kor saday isagana weey ii soo tuurtuu leeyahay asaga iyo xulufadiisa waxeey sheegtay 2 sano ee ugu dan beeysay ineey is barteen ninkii run sheegaayo alaa waclan muhiimada waa in wiilka meesha laga saaro iyaduna waxeey ku qaldan tahay ineey cunuga bada u ogalaato daahirna waa walaashii afkuu qabtay islaax buu sameeyey alaha qeeyr ka siiyo iyadana weey ku raacday haduu dhoofiyo na qeer kor iyo hoos hooyadii waa 18 laguma siri karo hadeey soo korsatay daahirna wiilka in lagu eryo wuu u diiday reer tolkaa reedi hadeey qaldan yihiin qabo
@SafiaKabail-p3u3 күн бұрын
Gabareey go aankaan kuma qancin in qeyr kuu yahay laga yabaa casaa lakum qeyran waxaa sharmooday oo qeyr ah baa jiro daahir raga la safan yahay
@hudarahma24653 күн бұрын
Nagtan way fududahay zaid
@saidissa18153 күн бұрын
Dahir will ka celi
@LayloCali-wl8bv3 күн бұрын
Ala naagtan ma qof xanuunsanba mexey sey u dhaqmeyso
@dekaahmed30653 күн бұрын
Wa hooyo wilkeda laheysto
@miskinah20363 күн бұрын
Layla bal adiga kabaheeda gasho sidee u dhaqmi lahayd?