WIILKII GABADHA ISKA DHIGAY O SIRWEYN FASHILAY MUSTALIFA MEXE ISKU AHAYEN QABILKISA SABABTA U ISKAGA

  Рет қаралды 67,120

Ahmed Kallaa

Ahmed Kallaa

Күн бұрын

Пікірлер: 228
@Akwadani
@Akwadani 8 күн бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️
@RahmoHussein-j6w
@RahmoHussein-j6w 7 күн бұрын
Soomaaliyeey ilaahay ka cabsada oo iska daayo wiilkaas yarka ah ee xanuun San, guryaha aa ka saarey saan joojiya, mascuud alaha ku caafiyo wll adi hooyaba
@XaliimoAbshirxaliimo
@XaliimoAbshirxaliimo 6 күн бұрын
AMiiiiiiiiiin yaarabi
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 8 күн бұрын
Wllhi daruufaha way dhib badan yihiin 😢😢😢lkn waxaa khasab ah ilmihii akhlaaq xumo ku Kora waalidkiis ayaa masuul ah inta badan... aakhiray xisaabi taalaaa
@NimcoAbdullahi-c6x
@NimcoAbdullahi-c6x 7 күн бұрын
Cunugaan wuu xanuunsan yahy allah ha caafiyo😢
@abdirahmanetakaawey1307
@abdirahmanetakaawey1307 8 күн бұрын
Somali iyo qiiro beenad lama Kala wayo nin ilahey aburay Ku casiyay o abuuristi Alle Ku kalsonan wayay iney cuqubo Ku dhacdo asagaa sababtas leh wayo lacnada Alle ayow muteystay markow dumar iska dhigay marka nin Alle naxariistisa Ka dhereyay qof u naxariisa Karo la arki mayo qofki xalada Ku adkaato waxa laga rabaa inow allaah xagiisa u cararo o baryada badiyo o cibaadada badsado lkn ruuxan allahi aburay ayow Ka cararay asow meel qaldan Ka raadiyay wali jaanis ayow heystaa hadow wadada toosan kuso laabanayo
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad 8 күн бұрын
Doqon
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 8 күн бұрын
Ma ilaahay naxariistiisa ayaad masuul ka tahay ilaahay swt isaga ayaa yidhi dambi oo dhan waan dhaafaa hadii qofku II toobad keeno hadii adiga lagu odhan lahaa cafi sidaas ayaad u gali lahayd
@fardowsaabdi9946
@fardowsaabdi9946 6 күн бұрын
Allah ugu baq ilma yar😢😢😢
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 8 күн бұрын
(RABBI) baryadiisa laguma qado! LAAKIIN waxaad UMMADA la hortimi DIINIYAN wax (RABBI) raali kayahay May ahayn!!
@KhadraAbdi-ui9lq
@KhadraAbdi-ui9lq 8 күн бұрын
I understand life is hard, and this young man is going through difficult time. And clearly has trauma. Inshallah he should trust in Allah swt. And if he needs help he should ask without lying or cheating. . I hope he learns a good lesson. May Allah swt help him and his mother.
@MahadMahamedhamud
@MahadMahamedhamud 8 күн бұрын
Ilhey Haa ku cafiyo adi iyo hooyadaba❤❤❤
@hawoabdinur792
@hawoabdinur792 3 күн бұрын
Alla halo daweeyo hooyadiid iyo asagaba tobadu wa ufurantahay wiilka allaha caafiyo sharta iyo shaydankana allaha ka cafiyo intii dembiya
@Rodah-x4g
@Rodah-x4g 8 күн бұрын
Allaha ha ini afiiyo amin ya allah
@AbdiazizKoshens
@AbdiazizKoshens 3 күн бұрын
Amiin amiin aminnn😂❤
@fartuunshido2724
@fartuunshido2724 Күн бұрын
Alaha idin cafiyo qofka markay dhibaato qabsato marbaa shaydaanku kafii iidastaa Maqldame waa Alaah Hala caawiyo cida soomaaliyeey
@XaliimoAbshirxaliimo
@XaliimoAbshirxaliimo 6 күн бұрын
illlahayow u gar gar adiga waxa waliba awode amiiiiin yaarabi
@AbdiazizKoshens
@AbdiazizKoshens 3 күн бұрын
Allaah ha ini afiiyo amin ya Allah 😢😢😢
@usaamenuur2003
@usaamenuur2003 8 сағат бұрын
Allah caafiyo maamada❤
@artenmunachannal7304
@artenmunachannal7304 8 күн бұрын
Allaha kucaafiyo walal dhibka allaha kaasaaro
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 8 күн бұрын
Allaha idin caafiyo adiga iyo hooyadaa,allahana idiin kaalmeeyo
@AhmedAli-p9f5c
@AhmedAli-p9f5c 6 күн бұрын
Willka iyoh Hoyadis Allah haa caafiyo wiilka nah waa nin raag ee daaruuuf kuqaawaate eee qoofkastaa waxaa ku saaciideeynikartaa siiyaa😊
@Dailyremin
@Dailyremin 8 күн бұрын
Ilahay haku cafiyo dhambiga haku daaf 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MalyunMaxamed-hz7js
@MalyunMaxamed-hz7js 9 күн бұрын
Ilahey ha idin cafiyo nolashana Alaha idin saqiro insha Alah waa ka baxeysan
@FaadumoMohamed-z2q
@FaadumoMohamed-z2q 7 күн бұрын
Aaboyaasha masuuliyadda darrada ay sameeyeen ayaa dhibkanoo dham keenay
@ShamsShamsamustafe
@ShamsShamsamustafe 7 күн бұрын
Alle ha ka dulqado dhibatada 🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@SundusAyanle-v9w
@SundusAyanle-v9w 9 күн бұрын
Ilahay Ha adin cafiyo aamiin
@Umu.Amiira1494
@Umu.Amiira1494 7 күн бұрын
Alle hacaawiyo oo hacaafiyo somali waa dad xun markaad xanuusantahay ee aad ubaahato wiilkan yar hala caawiyo please kuwa qarabada la ah ee guryaha kasaraya Alle uga cabsada adoomihisa masakinta ah oo hadadan wax tarayn dhibkaga ladhaaf Subxana’Allaah 😢😢😢
@Topaas19
@Topaas19 5 күн бұрын
Qofkasta qalad waa ka dhacaa sxb allahna ayaa dambiyada dhaafo dadkana dulmi ma dayaan allaha adiga iyo hooyo idin caafiyo iska adkeyso waa aduunyo waa lagatagaa maalin uun cidda dulmiga wadana allaha kaa qabandoono
@amalmiisaan659
@amalmiisaan659 9 күн бұрын
Anigu kula qiiran maayo hadad wax weydo ma qaniis iska dhig lagu dhahay allahi ku abuurtay ka furtee biniadm qanciskisu waxba kuma noqnayo ee alle i barya ayuu dhahay haday xaaladadau kugu cuslaato😊
@xaawo1
@xaawo1 8 күн бұрын
Daahir candho baa sidaa ka sameeyay
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 8 күн бұрын
​@@xaawo1 Qaniis muu iska dhigin lkn sida dumarka uunbuu u labisty qaniisnimo iyo inaa dharka dumarka xidhato isku mid maaha wll
@JanaleShariif
@JanaleShariif 9 күн бұрын
Ilaahayow haduu waxan uu kacabanayo ay dhab tahy illahyow caafimad dag dag ah si asaga iyo hooyadii #teeda kale somaliyay yanan ladag dagin maxaa yeelay inaka social media unban ka arag naa ee arintan wax dheer kama ogin ee waxkasta illahy ayaa naga og 🤲🤲🤲
@DjamaRaho
@DjamaRaho 7 күн бұрын
Allah haku cafiyo abowe
@ramaasyasiin6930
@ramaasyasiin6930 7 күн бұрын
Yarabi caafimaad sii 😢🤲
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 9 күн бұрын
😢😢😢ilahoow xanuunka so karta ka caafi caafmaad sariic ah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 9 күн бұрын
Sikasta in aad naag iska dhigto Diiniyan waa Danbi wayn Tankale Dhaqan ahaan waa Ceeb iyo layaab
@ZamzamAbdi-r3r
@ZamzamAbdi-r3r 9 күн бұрын
Lkn dan ba ugeyse maqaldamana wa illahey an uduceyno inu illahey irzaq wasac siyo
@ALI14p
@ALI14p 8 күн бұрын
Asigo naag iska dhiigin ayow dhihi kara alicawiyo hoya aya xanunsan somaliyey .icawiya markad talada sarato bini adam qasaro maye qeer majiro qufkasto waxa ufican in ow Allah talada sarto sawaran mujiyo iyo dulqat tira badan
@ZamzamAbdi-r3r
@ZamzamAbdi-r3r 8 күн бұрын
@@ALI14p haa wll
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 8 күн бұрын
@ALI14p sax walaal waa runtaa Allaah in aad ku Kal soonaato baa fiican
@xabsocuud7523
@xabsocuud7523 9 күн бұрын
Allah haku caflyo wll 😢
@Umofficial3191
@Umofficial3191 8 күн бұрын
indho Adkaa wali baaba dood sii qabtaa qofkii ilaahey ka xishoon waayey ceeb taas ayaa ka dambeyso 🙄🥺 maxaa laguu qaawin waayey adigoo nin eh ayaad naag iska dhigtey xitaa gabdhaha hoosta ka gashey oo dambi kawryn maa jiro 🙄🥴
@fardoowsoSeraar-uj5nc
@fardoowsoSeraar-uj5nc 7 күн бұрын
Allah ku cafiyo wl😢
@iqruush_abdukadir
@iqruush_abdukadir 9 күн бұрын
Allaha ku cafiyo adiga iyo hoyadaa iyo dhamaan Muslimiinta xanuunsan waxii idiin dulminane allaha idinka qabto culeskane fudeed allaha idinku badalo
@Sadiya-kl5iq
@Sadiya-kl5iq 9 күн бұрын
Aamajn
@Dheegmedia
@Dheegmedia 8 күн бұрын
Soomaliyey illaahay intaad kabaqdan wiilkan isaga iyo rabigii abuurtay isudaaya lkn hada wuxuu sheegay hooyo baahan oo xanuusan oo waxba haysan qofkasta hooyadaa oo xanuusan kasoo qaad wixii loo qabankaro illaahay dartiis ha loogu qabto waxba yaan lagu mashquulin ilmahan isba xanuusan haduu qaniisyahay iyo haduu xad gudbay waxba kama badalikaro balse illaahay baa og sida uukayelayo lkn hooyadaas wax hala taro
@somalihanolato741
@somalihanolato741 6 күн бұрын
Daaya wiilha qofkii wax tari karo ha taro waa mskiin allaha atu tobadkenay mash allaha allaha cfiyo isbitalada somaliya cawiya idinkuna sdqada way ku hacdaa
@AbdiNuur-f7r
@AbdiNuur-f7r 7 күн бұрын
Alaha kuu caafiyo hooyo
@Maduusha99
@Maduusha99 9 күн бұрын
QASHIN.BAD TAHAY WXN UMADA KALA.XISHOO.
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 8 күн бұрын
Wiilkan yar wa nin la dhibaatay. Wuxu ku rafaday xanuuun taasi gabar iska dhiiga laakiin xanuunka baahida ku kaalifay ma aheyn khaniiska man ku shaqeysan daruufaha ku qasbay tuuugsiga Wiilkan yar yaan la caayn ha lo naxariisto samaliweyne from ceelhur insha
@asmaomar7113
@asmaomar7113 9 күн бұрын
Indho adkaaa ninkaani 😅
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 8 күн бұрын
horta somali waa dadka kaaliye qofkay arkan inu maalin waxa laagu arko laga yaabo inaay nolosha kaa riidan waxan see ku dhiihi laha siijayada micinso allah baari salatul tuuko kuwa kula dhashayna cadawga kugu ah ilahay ku dacwe sacada dadku hoordan so kaac allah haku cafiyo adiiga iyo hooyoda wayga taalo iyo siidad cadaw iyo nacaba kaga arsaan lahayd waa allah o aad laa hadasho
@UmuHinda
@UmuHinda Күн бұрын
Faqriga suligaas allaha Idun kasaro dhibkiinabaadbaan iga xumahay
@AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb
@AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb 5 күн бұрын
Sorry sxb hooyo waa lacawina dadka sootus ok sxb❤❤🎉🎉
@Shamsomaxamuud-cd9rn
@Shamsomaxamuud-cd9rn 4 күн бұрын
Allha idin cafiyo adi iyo hooya ba 😂😂😂😂😂😂
@FaadumoIbraahin-q5x
@FaadumoIbraahin-q5x Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂adiaallahhakucaafiyo
@xoxo_lov1872
@xoxo_lov1872 8 күн бұрын
Allah hadicafiyo
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 2 күн бұрын
war canuga yar maxa in daba dhigay wilka wax kasto wu cadeyy marka wax qalad ah ma lahan wilka yar kafuqa
@TalyaaniItali
@TalyaaniItali 9 күн бұрын
S xb ilaahey haku barakeeyo
@runneymohamedomar5237
@runneymohamedomar5237 8 күн бұрын
Allah hakucafiyo
@Luuz-n6g
@Luuz-n6g 9 күн бұрын
Bagaaa laguuqaawiyey maxad isaga dhigtay dumar adoo nin raga ader ilaahaygii ku abuurtay intaad kucaasisay buu allahna kuceebeeyey so ader ilahay kabaq wadad xaqaa rac irsaaqda iyo cafimaadka allah wuukusinayaaye
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 8 күн бұрын
Asc walal iska daa isku duleynta dadka iyo dhaqan xumada aad umada la hortimid waa wax laga yaqyaqsado, lakin hada iyo dan Allah xagiisa u carar oo toobad keen markas ayaad heli naxarista Allah iyo cafimadba, labadaba Allah ayaa ku hayee mardanbe sharafkaga iyo diintada meel ha uga dhicin, Allah yahdik
@UmuHinda
@UmuHinda Күн бұрын
Haday walashaa sas samaysay allaha ciqaabo
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 8 күн бұрын
Ilahey ha idin cafiyo wll lakin hoyadaa aya dumar eheydo maxaa u diiday iney ayada so fariisato madama cunug yar o iska qaldamay ad noqotay😢 hoyo ma kamirada wajigeda u diiday😢 ayada hadey so farisan laheyd wala cawin lahay lakin inaa afiga wajigaga adoo gubaa iney ka qabato eheeyd hoyo so fariisataa ka fican hoyo wa xanunsantahay adna wad xanunsantahay wa in hoyo so farisataaa hadii leydin cawiyo aada gobalada😢😢😢 wixi idin dulma alle ha idinka qabto cafimadna alle ha idin siyo😢😢😢❤
@AbshiraMohamed-zg1tm
@AbshiraMohamed-zg1tm 9 күн бұрын
Allah haidin cafiyo wall
@nihaalAbdalla
@nihaalAbdalla 8 күн бұрын
Allah haku caafiyo
@LeylaAadanabuukar-c3x
@LeylaAadanabuukar-c3x 8 күн бұрын
Wallakey allha kucafiyo wallakey
@somalihanolato741
@somalihanolato741 6 күн бұрын
Caruurti hoyada dhashay away
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 2 күн бұрын
de shiq rusheya u taga alla incafiyo
@Amiinsheekha-j9e
@Amiinsheekha-j9e 6 күн бұрын
Somalia🇸🇴 mxa ka khaldan dad dhiman ayaa ku nool😂😂 Somalilanimo❤❤❤
@Fatima.omar12
@Fatima.omar12 5 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 dabada ka ilasho qrxy😊
@Fahimafarido-xy6wo
@Fahimafarido-xy6wo 7 күн бұрын
Alle haydin gargaro
@ameenabubakar2514
@ameenabubakar2514 4 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sorry wll
@JamaalXasan-j8b
@JamaalXasan-j8b 3 күн бұрын
AamiinAamiinwll
@alisheikhey6628
@alisheikhey6628 8 күн бұрын
Ilaahay u towbad keen iimaanka ayaa iska khaaday DULI BEENAALE AYAA TAHAY WAX SIXIR INUU JIRO UMA MALEENAAYO
@RaaxoAhmedHassan
@RaaxoAhmedHassan 7 күн бұрын
Alle ka cabso sixir wuu jiraa alle mama tuso
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 7 күн бұрын
Dhaqan xumadii meshey katobad keeni lahayen bey hadana abo asaga dhalay leeyahay waa sixirole af adka war waxan waa duli habaran asaga iyo hoyadiiba beenalayal iimanka kafog hadad run shegeysan allaha ween u tobadkena tuugsi wa idinku qalad rabi kufilan wax walbo rabtan somaliyey xaqa alle yan laga lexan wixi qaldan runta ushega nin abo aflagadeynayo dambigiisa kufilan wana aragtan
@FaraxAhmeth
@FaraxAhmeth 8 күн бұрын
Alle haku cafiiyo❤
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 7 күн бұрын
Allaha ku soo hadeeyo balse danbi ween ayaad ku dhacday dhibaato kastoo ku heysata waxaan Alle kaga baryaya danbi dhaaf alle cafis weeydiiso
@cabdiweli7756
@cabdiweli7756 9 күн бұрын
Horta ereges hakuso celcelinin Inan nag iskadhigo
@FarhanDhagax
@FarhanDhagax 8 күн бұрын
ilahay hakaaqabto cawga
@zahritaawil1192
@zahritaawil1192 9 күн бұрын
Allha idin caafiyo
@foozia426
@foozia426 9 күн бұрын
Subxaanalaah
@Novemberrain096
@Novemberrain096 9 күн бұрын
Wow he said he's dad married 18 women, how is that possible
@afnaancabdlla1731
@afnaancabdlla1731 6 күн бұрын
Ilaahay cafimaad taama hakusiiyo culaysyada noloshanah hakaa dulqaadoh
@NajaxMuuse-qn7du
@NajaxMuuse-qn7du 8 күн бұрын
Wlloh Alleh caafi maad taama ha idin siiyo adiga iyo mom wlloh Alleh waa naxriis badane danbi ayaad Alleh ka gashay oo aad ku caasiday lkn Alleh waa danbi dhaaf badan yahay Alleh ha idin naxriisto Alleh unoqo cibaadayso Alleh Bari wuu kaa faydayaa dhibaadad wanna Aduun wuu imtixaan badan yahay Alleh ha idiin garab galo
@xamsemawlid-gu6ig
@xamsemawlid-gu6ig 9 күн бұрын
ilahay ha idinka saro xalada ad kujirtiin🥰🥰🥰🥰
@NimcoHodan-r5f
@NimcoHodan-r5f 8 күн бұрын
Dee wll hadaan lagu qaawin lahayn yaa ku ogaan lahaaa horta cidii ku kashiftay way mahadsantahay
@AmalXurshaw
@AmalXurshaw 8 күн бұрын
Duumo 😂😂😂
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 8 күн бұрын
Lkn inta lajoogto arkikareen camirada in laga daayo soo ma eheen
@goldensilver210
@goldensilver210 9 күн бұрын
Wiilkan jiliin badanaa
@maxamedjama4978
@maxamedjama4978 8 күн бұрын
Wax kasta somali horkena risiq ilahay qoray miya wax ledahay kaxaretimiyey usamaysayna somalida hadad uso bandhigi lahayd dhibkaga waa lagu cawin laha ee waxan wad u badhedhaye waxan naga jojiyah
@sbofficial3140
@sbofficial3140 9 күн бұрын
Aqli badan baad isticemaashey illahey ha ku caawiye.
@CapeTown-k5c
@CapeTown-k5c 17 сағат бұрын
Walal maxaa lagu yeelay ceebad u bareertay un baa dhacdaye
@halimahassan1981
@halimahassan1981 7 күн бұрын
Luqadiisa u fiirsada nacaladaan luqada ka garo inuusan aheyn qabiilkuu sheeganayo 🤓😎😏🤓
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 6 күн бұрын
Waa MJ waa daarood
@FarhanDhagax
@FarhanDhagax 8 күн бұрын
ilahay ha idixaafiyo
@MaryamaSheekhcalixagaay
@MaryamaSheekhcalixagaay 8 күн бұрын
Wixii dhacay way dheceen walaal ilahay dambi dhaaf waydiiso, qaldkaada ka toobad keen, kana soco hais duleenin walaal cafin ilaahay unbaaf kaga baahantahay dadka makaga baahnid
@hodanfamillychannel
@hodanfamillychannel 9 күн бұрын
Ilaahay haidin caafiyo
@pesmamboyote2109
@pesmamboyote2109 7 күн бұрын
Codkisi hore ogawedha camal ahay awey
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 9 күн бұрын
kan waa dayuus iyo munaafaq kallaa yuu ka somalid
@Mohamedabdulahiali-f1q
@Mohamedabdulahiali-f1q 6 күн бұрын
Ma adoo wiila mise gabar
@iskufilan-m1o
@iskufilan-m1o 9 күн бұрын
Illahey hakaa caafiyo xanuunka kuhaaayo😢
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢Nin Raga Sowsiga Gabadh Iska Shigay Yaa Hada ku Caawin Beentada hore Runtada Ayey u Darantahay Rabi Caasi Ayad Tahay ee Racmaanka u Noqo oo cafis weydiiso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣😁🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁🤣😁🤣😁😁😁😁😁😁😁😂😁😁😁😁😁😁😄😄😄😄😄
@SalatAbdullahi178
@SalatAbdullahi178 6 күн бұрын
haa ku jees jesin dhurufta aya waxkisto kento 😭😭😭😭😭😭
@FardosoJama-k7n
@FardosoJama-k7n 8 күн бұрын
Ilhy hadin cafiyo
@FaadumoMaxamed-e9q
@FaadumoMaxamed-e9q 7 күн бұрын
Alle hku caafiyo adi hooyad😢
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 9 күн бұрын
Walaalkey somali cawinaad ayad karabtay maryaha aad gashatay hadeysan wax kaaga Hosen dhib malahan wixi dhacay weydheceen somalina danbigaga shaqo kuma lahan ilahay u tobadkeen allahana kucaafiyo DADKA WAXAN KACODSANAYA IN EY VIDIOGIISA KASARAAN BARAHA BULSHADA WALAALKIIN CAAWIYA
@halimahassan1981
@halimahassan1981 7 күн бұрын
Ha nabin Abgaal duf ku baxe 😏
@SahroDahir20
@SahroDahir20 8 күн бұрын
😢😢😢sori
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 9 күн бұрын
Allha caafimad hasiyo asaga iyo hoyadiis
@kaafiahmed2013
@kaafiahmed2013 9 күн бұрын
Hadi ay runtahay waxa a shegeyso rabi haku caawiyo
@nawalxasan-d8w
@nawalxasan-d8w 6 күн бұрын
waar waan bahanahy loma bahalo cuno huno
@halimahassan1981
@halimahassan1981 7 күн бұрын
Hanabin Musalifo danyuus yahoow ilaah iyo rasuulkisa ka furtay
@rahowibrahim4573
@rahowibrahim4573 7 күн бұрын
😮
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 9 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 8 күн бұрын
Adoon sharaftaada dhulka ku jiidin iyo mustaqbalkaaga Rabigaana aan isku dirin Aad dhihi kartay hali caawiyo maxaa kugu kalifay inad wax ilahey kaa xarimay sameyso yaab waa hada wax walba waa dhacen lkn ilaahey usoo noqo ugu horeyntii kadib lee waxa kale uso jeso bini aadamkana haisku dayin inaa qanciso
@nuuramohamed7126
@nuuramohamed7126 7 күн бұрын
Sorry abwe allah haini cafiiyo😢😢😢😢
@nadaqaali3144
@nadaqaali3144 7 күн бұрын
Allh haydin caafiyo
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 9 күн бұрын
acter jilin fican baa tahy shaqo radso
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
SIR NAGEED | 46 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
27:03
Family Sagal Channel
Рет қаралды 73 М.
Abdifatah mucashaq oo xoog loga furay mss unsi
8:54
Waxfahan
Рет қаралды 2,5 М.
GEESI GARAB WAAYAY | DAGAALKA DACAWALEY | RUUSHKA | NATO | UKRAINE
20:32
POOP PRANK ASIM OO IGU OOYAY 😭/ QOSOLKA ADUUNKA..😂
8:17
Amira Qurux
Рет қаралды 213 М.
4 WIIL OO WALALA AH TIJABIYAY JECELKODA CABSI CABSI
26:24
Ridhwan Issack
Рет қаралды 140 М.