I am really grateful for this video because i am in same situation with my girls (twins) and knowning that there is light in the end of the road is nice motivation for me . Jzkallah may reward you for your work....
@xaasiyohooyoali51305 жыл бұрын
i did this video for sisters like you ,and i am happy i could help.
@farhiaahmed37445 жыл бұрын
Thanks for sharing this vedio because i am in same situation my son he is 5 years and I pray allah all the time inuu ilaahey ii caafiyo cunuga iyo ilmaha isagoo kale ah iisoo duceeya asxaabta cunugeyga still Africa ayuu joogaa inaan Europe keeno aan rabaa insha Allah
@neamanoor86545 жыл бұрын
Wall please i need ur what'sapp number i wanna ask u information about the oil
@sagalhassan76775 жыл бұрын
Brothers and sisters make dua for me and my son he's is 11 years old tall and handsome doesn't talk at all ya rabbi make my son speak
@umuemran89375 жыл бұрын
Allaha kuu fududeeyo qali
@anjlinajulio97095 жыл бұрын
Amen ya rabi
@HoyaZak5 жыл бұрын
Sagal Hassan amiin stay positive and take him to special school
@qalanjoqiimabadan92195 жыл бұрын
ILAAHOW kuu caafi walashey
@Luul175 жыл бұрын
Ameen ya Allah
@vivasomalia62945 жыл бұрын
Abaayo aniga cunag waxaa I jooga 2sano iyo afar bilod jir ah oo weli hadalka ku adag ilahay ha fududeyo hadalka ilmaha ku dhiban
@anzalosman69985 жыл бұрын
Aww you’re Such strong 💪🏼 mother, I’m so proud of your dedication and your success Mansha’Allah🤩❤️❤️💯
@deeqaabdullahi57775 жыл бұрын
Ilahey caafimaad dag dag wiilkaaga uweydinayo inshallah
@wacanxxmaxamed69665 жыл бұрын
Masha allah wll ilahay dadkaga ma dayaco Hoyoyinka kalena waxan lehay waa sidaa carurtina ka yeshan macalinku wa cawiye ee adiga macalinka dhabta ah
@hafsajama65055 жыл бұрын
Asc kawsar xbbti mcn ilaahay haku dayo caruurta alx wad ku guulaysta dadalkgii hooyo fiican baad tahay hore usoco insha allah plz su'aal waxad ka so hadsha caruurta xilima ugu fiican xananda in la geeyo 2mise 3 hooyo cusub ban ahaye plz ka so hadal xbbti jazkallah khayr
@sumayaahmed11915 жыл бұрын
Omg I love you walaahi♥️♥️♥️. I have for the past 5 years struggled with my son’s teachers and schools. They have this view in Sweden that you shouldn’t stress kids about school because that will lead them to hate education all together. This kind of pisses me off because it’s ridiculous. Alhamduliah my 12 year old son can now read and write at his grade level no thanks to his teachers. The only teacher that understood what I wanted for my son was the one Somali teacher he had. So thank you for this video!!
@xaasiyohooyoali51305 жыл бұрын
is the same here sis but i don't listen to them hihihi . all my kids could l read before they started school.
@One_5somali5 жыл бұрын
Xaas iyo hooyo subhanalah wlh qof a hadal keda iska jeclahy abyo qolka qurux a ka dhigtay wa kugu hanbalyeyna❤❤❤🥰🥰🥰🎉🎉
@mcnbadanhooyadeey38315 жыл бұрын
Waan u baahnaa videogaan thanks abaayo mcn hada aan u dadaali wiilkayga in shaa allah
@hamdidahir26305 жыл бұрын
Aamin abaayo aniga hal wiil ayaa sidaas iga aha igu duceyaya in ilahey ifududeeyo
@mohmaedali36195 жыл бұрын
Asc wllo wnku salamay salan kadib wllo dhibtaa wiilkaga haysay ayaa mnta ihaysata markaa waxan u bahanahy inaad i caawiso
@Umu.abdallah5 жыл бұрын
Maashaa alaah abaayo jasaaki laahu kheer wlh anigee u dhici rabtay laakiin ilaaheey fadligiisa ee ku dhacday in uu rabi i waafajiye in aan u dagaalamo alxamdulilaah🤲
@nuura12975 жыл бұрын
Maasha Allah xbti baari ilaah hakaaga dhigo caruurta kuwa naftooda,diintooda, dadkooda iyo dalkooda anfaca kuwa aad ku faraxdo oo ku faanto insha Allah 😘
Fantastic advice wll, good on you for keep going masha allah.
@uniquelife56165 жыл бұрын
Masha Allah hooyo qlia Allah haydin barakeeyo adiyo fmlkaga xbbt 😍
@fatumamohamed70305 жыл бұрын
Masha allah. Thanks. SiSTER. Keep going 💕💕👍👍💕💕
@iqraahmed89355 жыл бұрын
Masha Allah waa wax ilahay lagu mahdiyo qaali waa ilahay haku dhaafo awlada qaali tarbiyada carurta ka so hadal iyo ilmaha madaxa adag abayo😘😘
@allrizaaq41785 жыл бұрын
Iqro abayo wax madax adag majiiran esabar daba tagnasho eyraban aniga 4 a ijogto 8jiir 7 jir 6jiir 4jir meel uma ogolado qofna ugama tago aniga abohod hadadan daba tagnan odan runta kula dhaq miin maba kumaqlayo abayo hadalka ubadi ganaxna ugudar aamaan Tana kabadi marwalbo amaan una sheekey mashquli halmar afka haskuqaban hanasan Marka danbe wallaahi isbadal wakadareme
@ShamisDaqarre5 жыл бұрын
@@allrizaaq4178 Masha Allah abaayo hooyo fcn ayaad tahay
@khadraali70625 жыл бұрын
Alfabetet tv ugu shid abc song aniga 4 jir iyo 2 iyo bar ii jooga gabdheyda 4 jir hadalka woo ka dahay marwilaba xanaanda lagu caawiya iyo lagubed aadna dhoorki bil mar hada Swedish ku hadle 4 habo lkn afsomali kuma hadleyso wiilkeyga 2 iyo 7 bil jira ma hadlaya magaca maba yaqan lkn alfebatada akhrin yaqan masha.allah insha.allah wey noo hagaagay ubadka waqti uma helno waxna uma aqrino anaga isku mashquulsan digsi iyo jiko calool unba u shaqeyna wa ina ubadka waqti galina
@nimofarah81935 жыл бұрын
Manshaa allaah kawsar wll qaali allaah hakuu barakeeyo caruurta hana kuuxafido ❤❤❤❤👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼😘😘😘😘😘👌👌👌walee waxad tahay hooyo fiican allaah ha iga dhigo hooyo fiican waa jeclahay hooyo dedaasha😘😘😘
@maxamedakramabdilghani39745 жыл бұрын
Maasha Allah wall waxaa tahay hooyo wanaagsan oo dadka walladeeda dhiirigalisa geedka aad sida wacan u beeratidna waxaad gurataa midhihiisa waad ku dadaashay ubadkaga Allah ha ku xifdiyo
@umuridwanabukar52745 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo wadashey Aniga hada bilawey Allah ilagarab galo wiilkega 3 sano jiraa waxan adaa kusha Afka dhagolada wayo haduu wax kasiwayey gacmaha uu kahadla siduu ifamsiyo wurabo hadalka isku xirkaneh wuu dhiwijirey lkn hada sidii hurey wuu dhamaa inta dhiman Allah ila garab galo insha Allah
@jihanjamal35645 жыл бұрын
Masha’allah tabarakallah abaayo thxz for sharing it with us ❤️❤️❤️
Abyo kowther you are my role model wlhi wax badan kaa faaiday Allaha kaa ajar siiyo
@sahroshire56985 жыл бұрын
Waashay walahi waan kahala side daacada ah ood wax ushegto wax badan ayaan kaafaiday masha alaah nolaaw
@sbikaloa98185 жыл бұрын
Masha Allah walaashey waad dadaashey Illaahey na waa kula garab galey. Illaahey awlaada hanoo xifdiyo. Adigana hooyo caqli, ad adayg iyo karti u dhalatey baad tahay Illaahey hooyooyinka soomaaliyeed sidaad wax u fahantey ha u fahan siiyo. Walaashey qaali halkaa ka wad dhiiri galintaada qiimaha leh. Illaahey adi iyo awlaadaada ha xifdiyo iyo muslimiinta dhamaantood. Inta awlaada ka xanuunsatahay allaha u caafiyo. Aamiin.
Asc abaayo aniga wiilkeyga wuxuu jiraa 2 years 10 months magaciisana masheegi karo hadalka wuxuu dhahaa yes no thanks by ilmaha kale magacooda ma ku dhawaaqi karo dhakhtarna waa geeyey dhagaha waa laga fiirshay wuxuu dhahay meeaha ilmaha lagu caawiyo geey weli ma gayn waa kaa faaiiday waa lacaraa waa geynaa xabiibti thanks
@khadraali70625 жыл бұрын
Alfabetet tv ugu shid abc song aniga 4 jir iyo 2 iyo bar ii jooga gabdheyda 4 jir hadalka woo ka dahay marwilaba xanaanda lagu caawiya iyo lagubed aadna dhoorki bil mar hada Swedish ku hadle 4 habo lkn afsomali kuma hadleyso wiilkeyga 2 iyo 7 bil jira ma hadlaya magaca maba yaqan lkn alfebatada akhrin yaqan masha.allah insha.allah wey noo hagaagay ubadka waqti uma helno waxna uma aqrino anaga isku mashquulsan digsi iyo jiko calool unba u shaqeyna wa ina ubadka waqti galina
@halimomohamud22075 жыл бұрын
Waa yaqaanaa alphabet English iyo dhawaaqa
@dhoolabdi15 жыл бұрын
Masha allaah abaayo hooyo dadaal iyo karti badan ayaa tahay allaha idin Xafido adiga iyo family gaaga 😍💐❤️💝
@ifrax22mahamed805 жыл бұрын
Waxa ijoogo wiil3jir waxan umaleyn jiray inuu hadalka kudhagan yahay lkn dhowr dhaqtar oo an geynay waxa ey shegeen in uu dhagool yahay waligey uguma shakinin in uu dhagool yahay 😢😭 aad ayan umurugeysanahy igu soduceeyo walalayaal🙏
@xaasiyohooyoali51305 жыл бұрын
qali waxba ha murugoon ,dhagoolka wax weyn ma aha almh masxadiisa waa ok taas aa muhiim ha, insha allah marku weynada nin wax qabsan karo waaye mafahaney macaan, dadka wax maql jamacado ey ka so baxaan xbbti
@@ifrax22mahamed80 abyo se kudarentay inu dhagol yahay 5jirbaa ijogo markan uyero he bu dhaha lkn malafahmo hadalkiisa
@ifrax22mahamed805 жыл бұрын
@@samiirayusuf8533 abyo waxan geynay dhaqtar Ant eh sidas aya lagu ogaaday maqalkiisa boqokiiba90 waa eber ayu dhahay hada waxa ugu jiro dhagaha HEARING AID
@ifrax22mahamed805 жыл бұрын
@@samiirayusuf8533 ANT waxan kawada dhaqtarka dhagaha
@hquruxnhismo23305 жыл бұрын
Abayo aniga germanybaan kula daganahay waxan haystaa wiil sadexsano jira oo aan hadlayn fadhiisanayn maxad igula talin lahayd
@hamdicadeeychanalcadey80205 жыл бұрын
Thanks my sister
@xaawomacalin31135 жыл бұрын
masha Allah abaayo jazaakallah anigu mar walboo ku daawado wax baan kaa faa idaa i an facaya markaas ama mustaq balka danbo mhdsnd
@naimaabdulahi34475 жыл бұрын
Masha Allah Abayo illlahay ayaa Ku caafiye alx inta ay ka xanuunsan yihiin caruurtane allaha ucaafiyo dhamaan
@umuyacqubyusuf285 жыл бұрын
Abayo shugran ani waxa ijogo wil 2sano iyo 6bil jira hadal xog ah ne makasayo hoyo abe wow dhaha wax yar yaro kalane adi 10 qof o family ka katirsan magac yadoda wow saxa lkn waxa kale markad weydiso ma la fahmayo markad ku dhahdo magaca wow istaba ani ayow dhaha magacisa markad dheh ku Tirah si qaldan ayow udhaha marka maxan hadalka ku bari kara abayo jazakalahu kher
@aliyabunnysshorts32205 жыл бұрын
Good mum well done.👍👏🏽🙌🏽
@yasminmaow81915 жыл бұрын
Abaayo maka soo hadli kartaa caruurta xarfaha qaarkood ku dhibta eh oo aan karin gabar Iyo will oon karin xafarka R hadii aan igu dhaanto noosoo sheeg xabiibti.❤❤❤❤❤❤
@aishaomar39745 жыл бұрын
Alx masha alaah dhibka aad ka martay kuma adan qasaarin abayo alx inta dhiman alaha ku dhib yareyo
@nimrasali37075 жыл бұрын
My sister thanks
@maryamaadem71795 жыл бұрын
Maasha allaaha abaayo aneey igu dhacaday wikayga laakiin anaga waxa lo diray logopodie hada shansano bu jira caadi buna u hadla marka logopediste waxay ka cawinayan sida lo hadlo
masha allah hooyo karti ayaaa tahay wlh waa muhiim inaaa fahantaa meesha lagaala dagaalamaaayo wayo ajaaanib markaa tahay muwadinka wadankiisa aad joòogto wow ku liidaaa cunugaaaga waad ku dadaaashay alxm ilahey midkii ku anfaco aduun iyo akhiro allaha kaaga dhigo hooyo liskama noqdo wlh
@farhiausman36145 жыл бұрын
Wllhi aniga dhibkan aya ihayso 5 sano ayu jiraa. Österreich ayan daganahay wilkeyga hadalkisa aniga o kali aya fahmayo wana dadalaa abayo illahay qeer hana wa fujiyo.
@maslaxmaxamedmusetoohe50995 жыл бұрын
Wll anaga isku mid ah wlalkey 5 jir weye waxwalba wuu fahmaya lakin hadli mayo
@qadanmohamed24195 жыл бұрын
Ax wll wan idinla qaba wiil 6 jiran mama kabadan ma yaqaan Germany dhakhtar aana gayn ma jiro waxan sameeyo ma aqaan
@taswiirtaanqalbigajeclayst5305 жыл бұрын
@@qadanmohamed2419 Wllo illaahay ha u sahlo hadalka mar walbana quraanka ku akhri quraan is the best cure😶😶
@senoritahamda14175 жыл бұрын
masha allaha abaayo illahay ha ku xafido ee ilmaha madax adag ka soo hadal adigoo mahadsan
@fowziamohamed37995 жыл бұрын
Asc abaya. Canogega 6sano ayu jera manahadlayo
@64yearsago595 жыл бұрын
Mansha allah you are the best mother.strong mother
@cuyushbashi11715 жыл бұрын
Masha'allh abyo allh hkula garb klo cqligna allh hakuu ziyadiyo awlddana allh hnla koriyo daba joogaanna aaad ayay nooga baahnyihiin. Aad ayn kuu jeclhy hoyo karti bdn oo ku daysho mudan.
@hodanbashir78865 жыл бұрын
MashAllah xaas iyo hoyo Allah haku xafido horay usoco# big tageero.
@ShamisDaqarre5 жыл бұрын
Ilaaheey wadankeena nabad hanooga dhigo ayagaa xoolaha nooqalaayee Insha Allah
@zuzuofficial89275 жыл бұрын
Masha allah allah ku xiftiyo abayo walahey dadal basamasan allah mantana alx walahii wan kula arkey macalinta iskulada wax kasto horey usoconayan ma ogolah 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@rahmaali27775 жыл бұрын
Masha allh abyo qali 👌👍
@amaayamohamed68485 жыл бұрын
Kawsar hppti ciyaalkaga magacyododa wxn ka aqaana dalxa iyo yusuf kuwa kle isheeg qli we love you quruxey 😘😘😘
Xaas iyo hooyo xbbti plz waxaad kasoo hadashaa caruurta kindergardenka taga waxaa ladhahay kaniisada ayaa lageeyaa diintooda ayay baraan Marka bal xbbti hadaa wax ka ogthy noosoo sheek plz❤️❤️
@ilovemyallahilovemyallah57385 жыл бұрын
Waxan haystaa wiil 6 yrs dhamsystay somalia ayaan jogaaa ma hadlo wax yar mooyee wana hyper active concentration ma laha school kasta waa idiiday ma fariisanayo igu cawiya san dhahaa?
@suberamin96095 жыл бұрын
Abyo utusim kaso baar
@leylaahmed89675 жыл бұрын
Adiga ladadaal waqti si lafariso waxu jecelyahay kala shakhee macaanka dhan kareeb caruurta aad qaal qaaliga ah waxa macan wa laga rebaa quran saar
@marianmusse15585 жыл бұрын
Mansha Allah abayoo Allah kuu xafido wilkaaga iyo carrurta kale .Hooyo dadshay tahay
@jawahirhussein32795 жыл бұрын
Asc mashaallah abayo waddathashey alla hakulagarabgala inshaallah cafimat fican alla haithinsiyo athi iyo caruurtatha amiin
@khadramusse37255 жыл бұрын
Xaas iyo hoyo wll loma geyo Kinderarzt waxa logeya kinder und jungengdsychatrie xata 2 jir logopädie bay u dirayan 2 wiil ba bila hadal iga noqday hada Alxamdullilah ich habe Erfahrung! Ilahay carurta ha ino xafido Amin
@umuyahyeheydar60875 жыл бұрын
akhi meel aan kle soo xariiro ma heli karaa wall germany aan kula joogaa Jwb wll mcn
@abdulahisuleiman98025 жыл бұрын
Manshalah waad dadsasjay ilahayna yuukula garabgalau well done walashay
@deeqaismacil96535 жыл бұрын
Mansha Allah barakallah ilahay ha ku xafiido anagana Allah no xafiido Amiin 🙏🙏
@hiigsiganoloshadhabta57995 жыл бұрын
Aniga waxan haysta gaadh yar 3,5bilod jirta wali ma hadasho maxad igula talin layd xbbti
@ashashego34745 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah waa wax lagu farxo Allah ha noo xifdiyo Ameen yaa Rabb
@zahrahussein27035 жыл бұрын
Mash allh abayo allh ku daayo ilahayba hadu ku caafiyeey
@khadradahir27405 жыл бұрын
Thank you sister
@shankaibra79785 жыл бұрын
شكرا اختي 😢😍😍😍😍
@Ceeblacaabi5 жыл бұрын
Masha allah waad ku dadashay Alle hakuu Xiftiyo wllo
@niyadsannaftauron70785 жыл бұрын
Asc abaayo qali wan ku salamay walley ilmaha hadalku kadaaho somalidu waxay dhahaan waa talalka halka sano lagu suro caruurta wll qali bal kasoo hadal talalada caruurta adigaa wadanka noo gasoo horeyeee
@shukrimohamed80785 жыл бұрын
Xabibti waxaa doneena inaa Nagy cawisid qabka aan was ubari laheyn madams Aaso qadaty bugagaagta aay kusiiyern na tus
@fatumahussein51615 жыл бұрын
Maa shaa allaah tabaaraka allaah
@shankaroonrahma29185 жыл бұрын
Mahadsanid wallo
@bintkismayokitchen345 жыл бұрын
thank you 🌹🌷
@ifraxabdi61085 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco wllo
@fatumaahmedmohamed4585 жыл бұрын
Asc waan ku la socda walaashey thank u
@amranabdi47765 жыл бұрын
What a wonderful mom allaha ku xafido wllo adiga iyo familykagaba