Wixii ugu yaabka badnaa ee aan arko waligay 😱

  Рет қаралды 191,190

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 566
@brucebruce1021
@brucebruce1021 2 жыл бұрын
Walalo love from Canada 🇨🇦 !! Keep going strong my brother i really enjoy the content !!
@Khalet53
@Khalet53 2 жыл бұрын
😂😂de bal iso qabo ani iyo qays ba canada kuguso boqone
@aboudaher7159
@aboudaher7159 2 жыл бұрын
War ninyahow qays qayser anigu waxan kaa dhigillahaa the first best youtubers and somali language......
@shuaibabdi337
@shuaibabdi337 2 жыл бұрын
Subxanallah Sidaasa ino wada danbaysa ilahow khatumada khayr nagu dhamee
@ninrageed766
@ninrageed766 2 жыл бұрын
Dadkan Cadaanka Intay Dhahaan Dhulka Ayaan Wax Ka Baadhayna Ayay Qotaan Macdanta Dalka Kala Baxaan Habeen Madow 😢💔
@Axmed_koke
@Axmed_koke 2 жыл бұрын
Haaa wllhi waliba imikadaa muuqaalkan waxan ka dhadhansaday inay dahabkii guranayaan dadki dhintay lagu asay
@achmedwilders-baudet7006
@achmedwilders-baudet7006 2 жыл бұрын
Caqli la'aan.. Waa in aad Alle ku mahadsantihiin kuwa cadaanka ah ee caawinaya Soomaaliya.. Soomaalidu keligood waxba ma qabsan karaan
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
@@achmedwilders-baudet7006 😂😂 hadal lagu qoslo ayaa tiri
@shukri1395
@shukri1395 2 жыл бұрын
Agree 💯
@aishaomar2695
@aishaomar2695 2 жыл бұрын
@@achmedwilders-baudet7006 Maxaan gaalo u Mahdinayaa, qof aqli liita ayuunbaa sidaa u fikira, Addunkan Allah ayaa iska leh, gaaladana waa Allah diid. Waa run dhulkayaga boob ayey u yimaadeen, waayo kooda way wuu gudhiyey. Awoowyaasheen dhulka way noo kaydiyeen annaguna sixni ayaanu u saarnay, oo aanu nidhi sidaad doontaan ka yeela.
@xamse9009
@xamse9009 2 жыл бұрын
class school soo badi qeysow😂😂
@abdijunior8945
@abdijunior8945 2 жыл бұрын
Haa wa sax boqortooyo taariikh facwayn leh ba ka jirtay somaliland,puntland iyo qayb ka mid ah Djibouti taariikhda somalida waxa loo qariyo oo dadka carab inay yhn looga dhaadhiciyey waxa la raba in aan la ogaan madama ay yhn boqortooyoyinki aduunka kuwooda ugu facawayn hada anaa Barta cilmigas Lafo baarista waxa la dhaha Archeologist insha allah taariikhda wadanka waa muhiim dad aan taariikh lahayn waa dad aan jirin Marka taariikh da wadanka hala xifdiyo
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Wll halkee ku barata archaeology ga
@abdijunior8945
@abdijunior8945 2 жыл бұрын
@@11naa44 Sweden wlle
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
@@abdijunior8945 nice gabar bartey oo digging sameysa youtube ku jirta dr. Sada mire
@ibramahmoud5605
@ibramahmoud5605 2 жыл бұрын
Intiii aan garaneyn meshuu waa Djibouti 🇩🇯❤️
@sahroabdi8546
@sahroabdi8546 2 жыл бұрын
Wadmahadsan tahay wnku warresana meeshu wa xagee
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Lagend ayaa tahay
@abedijamac9335
@abedijamac9335 2 жыл бұрын
The French lady basically says that they found along side human bones small bones from fishes.. she says that they believe that the people who living here was fishing before they turn Sheppard. She said that so far they got around 8 tons of those small bones...which they hope the can extrapolate how many people was living here ...
@DoPeMaN60
@DoPeMaN60 2 жыл бұрын
Thanks I was so confused 😅
@hothanidiris6818
@hothanidiris6818 2 жыл бұрын
Thanks👏
@mouniyat
@mouniyat 2 жыл бұрын
She also said that they will analyse the bones of the fishes to find out what the weather or the climate at the time was. Depending on what sort of animals bones they discover will tell them the weather of that time, if found crocodile for exemple she said will indicate that the climate was hot.
@Hoodo121
@Hoodo121 2 жыл бұрын
Si aynu ugulaysano badiya saliga xabeebkena muxamed salalaahu calayhi wasalam 😍🧡❤💯❤🧡🤍❤🧡🤍💯❤🧡💢💯🤍
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 жыл бұрын
Meyd mootan wakhti dheer oo 2022 research laga doonayo ? France kuwa nool oo ku dhibaateysan unaxariista
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails 2 жыл бұрын
Dadka martida ah ee xabalahaas ku aaasan ALAH ha u naxariisto marka hore mida kale Tuugtan waa dahab raadis iyo tariikh ay xadaan oo ay madxafyadooda gaystaan ayay rabaan
@sakariye5584
@sakariye5584 2 жыл бұрын
Never lose achance✊
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
Waa dadkii ku dhintay dagaalkii SNM iyo siyaad barre.
@1MeaningfulLife
@1MeaningfulLife 2 жыл бұрын
Lafahaas ayuu ilaahay soo uruurin doonaa, lafwaliba qofkeediibay raadsan, kadib waa nalawada xukumi, allahumarxamnaa
@liban.2249
@liban.2249 2 жыл бұрын
Itoobiya iyo Kenya ayaa gacanta ku haya Soomaaliya
@mohameddahir3742
@mohameddahir3742 2 жыл бұрын
Walaal meeshu marka waa xagee, ma Jabuuti baa mise waa Ethiopia?
@inabiniadam3037
@inabiniadam3037 2 жыл бұрын
Mansha allah tariikhdeena inaan baadhno weeye. Dhalinyarada waa inay bartaan archeology iyo tariikh baadhida. Dadkoo dhan dhakhtar iyo engineer ma noqon karaan!
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
Qays Qaysar, Where is that place which region?
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 2 жыл бұрын
Intay taariikhdeena faca wayn daruusaan ayay ina idhaahaan, wax sidaa ah meesha kamaan naan helin si ay inoo marin habaabeeyaan taariikhdeena. Dhalin yarow indhaha fura Thanks habar yar
@Dhaxalgal2023
@Dhaxalgal2023 2 жыл бұрын
Asc asxaabta sharafta leh fadlan kusoo biira janalkaan waxaad ka heli doontaan sheekooyin badan oo ku saabsan fadliga saliga nabiga scw.
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Waa boqor Dir iyo awlaadiisi ee si fiican haloo baadho😂
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Dirtiina magac raadin bay ku waalatay!
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
@@am.b5688 dad magac iyo maamuus ba leh weeyi magac raadin maxay ku falayaan🤔
@xaawomaxamed9123
@xaawomaxamed9123 2 жыл бұрын
@@am.b5688 magac raadintu maxay tahay xoolow 🤫
@mohamoudali3664
@mohamoudali3664 2 жыл бұрын
Dadkan hada lasoo faqayo iyo iyo wixii halka kasoo baxa ee taariikhda ku saabsan halkee lageeynayaa? Hada kuwan #cadaanka ah waa #archeology oo wax badan oo taariikhi ah beey meeshas kasoo sarayan ee Cid daba taagan amba aqoonteyda leh oo in eey qaadan ka ilaalisa maa la daba dhigeey, Mida kale wax yaabaha nuucan ah mosiom kaa la dhiga si loo daawado ee dalko mosiom ma leeyahy? Mise gaaladan cadaanka ah baa la rabaa in la Iska siiyo?
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 2 жыл бұрын
Waa Fransiis. Gabadhuye french bey kuhadleysaaye.) Kaluumeysato iyo Xoolo dhaqato. Ayey u badnayeen. 4 ilaa 8Ton Kaluuna maalintii soo Saarijireen bada. Cajiib
@cabdirabisaleban126
@cabdirabisaleban126 2 жыл бұрын
Abdirahman qays qayser Big fan🤴🖤
@samiyaxuseen6044
@samiyaxuseen6044 2 жыл бұрын
Qays qayser yutuberiska keliyaan aad u tageera hore u soco❤
@goobjoog7658
@goobjoog7658 2 жыл бұрын
Waxay sheeganayaan qolyahani kollayba inay yihiin archaeologists, laakiin intaa yaree ay afkaa kale ku hadashay maxaad u odhan wayday af Ingriisi ku hadal fadlan. Filinkay ka dhacaysay ee inaad hoos dhigtid bay ahaydoo oo aad tidhaahdid afkaa la wada fahmayo ku hadal. Hore u soco Qays qayser!
@zuhapthaypmuhumeth31
@zuhapthaypmuhumeth31 2 жыл бұрын
300K COMING SOON ✌🥵🥶
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel 2 жыл бұрын
Asc wllo lso booqo KZbin channelkayga
@Somaliland-l1o
@Somaliland-l1o 2 жыл бұрын
Xaajoba layaab lehe Bal aan qodo xabaalaha?
@MFY2025
@MFY2025 2 жыл бұрын
Sxb maleeyihiin ayagu meel laga raaco documenttigooda taariikhtaas in aan wax ka ogaado aan rabee
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 2 жыл бұрын
Brother Qays Qayers waa LAC-ASSAL form DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 2 жыл бұрын
Excellent video what's the location
@marwaanapdilahi2187
@marwaanapdilahi2187 2 жыл бұрын
Wan ku taageera qays qaysar adi iyo azxaabtaadaba wana xiiseeya video yadaada kala duwan inshallah waxn rajaynayaa inaan mar un kula kulmo🥰❤
@S.LANDER10
@S.LANDER10 2 жыл бұрын
Reer xabaala qote. Maanta runta sheegteen. Faysal c.waraabe usheega
@juariyackariin849
@juariyackariin849 2 жыл бұрын
M.a best KZbinr qays qorax maceeye ban kuula baxy maadama aad miyiga noo maceysay❤️😁👌
@yaasiindaldhis606
@yaasiindaldhis606 2 жыл бұрын
Subscribe iisar wll qaliya
@cablajama6207
@cablajama6207 2 жыл бұрын
Keep going ❤️Abdirahman Abdiwali mahamed
@Somalitravel
@Somalitravel Жыл бұрын
You forgot to mention the location. I guess somewhere in Oromia, right?
@youzuphapdi2171
@youzuphapdi2171 2 жыл бұрын
The one only my brother Aptirahman aptiwali qays qayser keep going
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Hore soco wan ku tageera malinka bangaldischka 🤙🏿🇫🇷
@abdiiabduosman4746
@abdiiabduosman4746 2 жыл бұрын
Thanks for the info bro. 💯 thanks for Finland.
@abdicazizaadanismaaciil8113
@abdicazizaadanismaaciil8113 2 жыл бұрын
meshu waa halkw walaalo cabdirixmaan
@noopkawein9231
@noopkawein9231 2 жыл бұрын
mashrucan meqaa milyan ayad kuheshee zxp 😘
@Awke-koke123
@Awke-koke123 2 жыл бұрын
Meeshu ma Djabouti 🇩🇯 baa
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 2 жыл бұрын
Waa boqortooyadii ajuuraan . Taariiq caan ah waye taariiqdaas
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
Asc qays qayser wad mahad an tahay xld kawaran Meeshani Waxage meshanii wll
@aboudaher7159
@aboudaher7159 2 жыл бұрын
Waa jabutii janoo oo ah (As-ceyla) weyin
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
Duni aakhiru samaan lafihii maydka oo macdan noqday,! gaalo waxay wado hanalaga joojiyo Subxanallah Allah Akbar
@LJama6119
@LJama6119 2 жыл бұрын
ma garaneysaa waxa research lagu yiraahdo afka soomaaliga? maxaad u isticmaali weyday ereyga 'Baaritaan'?
@abubakarabdinasir9561
@abubakarabdinasir9561 2 жыл бұрын
asc wll qeys qeyser waxaa rabaa in aan ku la soo xariiro intee kasoo xariiri karaa illa soo xariir wll mahadsanid wll
@Hashi_cali
@Hashi_cali 2 жыл бұрын
Best KZbinrs qays qeysar🙌💯
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 2 жыл бұрын
Maxay maydadka uga bahanyiin ee ay uga soo sarayan hoygooda
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 8 ай бұрын
Qeys qeysar the one and only legend best youtuber
@mohamedabdullahimohamed9548
@mohamedabdullahimohamed9548 2 жыл бұрын
Msha allah ninka kaliya ee an pagekisa an kuxiranahay horey uso sxb
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 2 жыл бұрын
Waa taariikh caalami ah berina aan ku faani karo hadii shaqadaas si daacada loo qabto
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 жыл бұрын
Waxaan soo gudbinaa filmaan aad u xiiso badan, I gaarsii 10k oo nagu soo biir wll. 🥰❤
@AbdirisaaqFeedho54
@AbdirisaaqFeedho54 6 ай бұрын
Aniga oon meel tagin ayaan qays qysar wax badan ka faaiday Alx😊😊
@rashiidjamajama1812
@rashiidjamajama1812 2 жыл бұрын
Waa dad cawaana, mayd la aasay maxaa laga baadhayaa, mida kale yaa u ogolaaday inay maytida fadhaan
@B-0922
@B-0922 2 жыл бұрын
Amey Macdano kle raadsanayaan cadaankan sirtooda lama gaadhe mida kle dadka kun sano kahor dhimatey mxa loo badhaya ama maxey tahay fa'iidada ugu jirta cadaanka🤷‍♀🤷‍♀🤷‍♀🤷‍♀!? #QUESTION
@hassanguedi7203
@hassanguedi7203 9 ай бұрын
malaayiin sano manoqonayso wakhti gii nabiga scw 1445 sano kasoo wareegtay
@janaayoyarreofficial167
@janaayoyarreofficial167 2 жыл бұрын
Qays Lagen WaankU taagerna GudOomiye❤😊
@yaasiindaldhis606
@yaasiindaldhis606 2 жыл бұрын
Subscribe iisar wll qaliya
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 2 жыл бұрын
Waa tuugo dahabkana hoostay ka xadayaan bilaash bakhti looma qodo
@umalsiciid6272
@umalsiciid6272 2 жыл бұрын
Cid iigama kaa horayso my fv youtuber🥰🥰🥰
@cumarnuux98
@cumarnuux98 2 жыл бұрын
soo badi bro taariikhaha jawaabatana sugayna incha allh
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 2 жыл бұрын
Somali people were always here we are original ✍🏾
@djsami1050
@djsami1050 Жыл бұрын
Wl meshu waa ethiopia
@Iso98520
@Iso98520 Жыл бұрын
@@djsami1050 wa jaabuti
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 2 жыл бұрын
Macdanta dadkaa hore lala aasay eedhulka inoogujirta ayay kaliya usocdan waxkale majiro adeer aqligu hashaqeeyo
@kuutiye1189
@kuutiye1189 2 жыл бұрын
Waa waxyaabaha dahabka iyo macdanta somaalida lagu dhameeyay waar naagta dab saar yey dahab iyo daba fayaw latagine,, miyaad kaliidataa ninkii beeyada kaganacsan jiray ee barkhad
@ismailakofficial2552
@ismailakofficial2552 2 жыл бұрын
One love wll from Minneapolis 🇺🇸 Wa wax wanagsan inaad noso gudbiso arimaha nocaan ah horey u soco wll
@diamondluul1310
@diamondluul1310 2 жыл бұрын
What part of Somalia is that?
@nuurocaruush5845
@nuurocaruush5845 2 жыл бұрын
subxanalah waxay dad kan meytida qabriga laga so sarayo wan ku slamy qeys qeysar wllo🥰🥺
@naziimhariir289
@naziimhariir289 2 жыл бұрын
Qays qayzar kep going pro
@zamiyazidra4063
@zamiyazidra4063 2 жыл бұрын
Dadka ma somaali bey ahaayen mise Ajaanib kale halayga daba geeyo qeys qeyser warbixinta fafaahi wllo
@mohamedabdirahman7355
@mohamedabdirahman7355 2 жыл бұрын
Qays qeysera best YOU TUBE Goat 🔥🔥🔥🔥💯💯💯💯💯
@mindhup
@mindhup 2 жыл бұрын
Waxaa xaqiiq ah in ay waxaan qaadi doonan ayna dhihi doonan Faransiiska ayaa laga helay taariikhdan, anagana aan ka jiifno
@nim5-r1v
@nim5-r1v 2 жыл бұрын
is this near Lake Abbé in Djibouti?
@hiiraanflogs822
@hiiraanflogs822 2 жыл бұрын
hada u jeedo maxaga nabigena muxamde naxria iyo nabad galyo korkisa ahaate❤
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 2 жыл бұрын
Meeshu Waa Xagee markaa🤔
@abdullahinur2303
@abdullahinur2303 2 жыл бұрын
Haddayba dhego iyo jijimo gashanaayeen, ha dhihin malaayiinsano ! Waa wax dhowr kun inay tahay u badan.
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 2 жыл бұрын
Dee u daaya dheh Xabaashooda
@kingabdikani9517
@kingabdikani9517 2 жыл бұрын
hhh qaysow markaan ku arko waa iska qoslaa legend ❤️
@Yassin-c3u
@Yassin-c3u 2 жыл бұрын
I’m interested what’s in that basket
@King-ahmed7779
@King-ahmed7779 2 жыл бұрын
Frances miyaad taqanaa bro
@ustaad_socdaalmuxudiin801
@ustaad_socdaalmuxudiin801 2 жыл бұрын
taariikh muhiim ah weeye
@fadumoissa532
@fadumoissa532 2 жыл бұрын
Meeshu waa xagee?
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 2 жыл бұрын
Somalidu waa dad qadiima tariikhdoodana la qariyey
@ruweydo5596
@ruweydo5596 2 жыл бұрын
Meeshaan wadkee waaye meeshaaan
@Salaam_Holdings
@Salaam_Holdings 2 жыл бұрын
Shuuliyadaa ay xidhantahay maydkay kala baxday, iimaanka alle kaa qaad, kaaba qaadye.
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 2 жыл бұрын
Qays sxp af faransiisna maad taqaan
@cabdiraxmanmohamed4164
@cabdiraxmanmohamed4164 2 жыл бұрын
Soogudbi mucjisaadka Alle qays Alle Xafido
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 жыл бұрын
Jabuuti miyaa meeshu?
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 2 жыл бұрын
Qays ugu danbayn wakaa france 🇫🇷 inoogu so gudbitay 😂😂 keep going sxp
@jeeeeyah
@jeeeeyah 2 жыл бұрын
Hadhow bee leeyihin biniadanmkii ugu weeyna Ethiopia aya laga heley. Tariiqdi xataa waa lagugu heesta.
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 2 жыл бұрын
Mxa maytida hoygoodii loovu tagay dambi maanu ahayn ? Meeshu waa xagee qays
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 2 жыл бұрын
Ma Somalia meeshu
@mixedboy442
@mixedboy442 2 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 zhb
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 жыл бұрын
Waa halke meeshu
@qatatowgaming7377
@qatatowgaming7377 2 жыл бұрын
Kkk nagtu mxe shegtay ma francis baa
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Adduunka meelkasta sidaas Bay u qodayaan oo Lee yihiin waxaas intaas million sano ama intaas kun ama intaas boqol oo sano ayaanu helay waa shanta qaaradood ee adduunka gaar ahaan Europe Africa iyo meelo kaleba waan ku salaamay Qa
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Waan ku salaamay wll
@khadarcrouch
@khadarcrouch 2 жыл бұрын
Azxpy fadlan wa iga cdsi si an balan qadydsi u helo I garsiya 50k si an xujadsi u furno wad mhdsantihin❤ .
@amalgarath7758
@amalgarath7758 2 жыл бұрын
Qays Qaysar🥰
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 2 жыл бұрын
C/raxman C/wali
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 2 жыл бұрын
meeshani waa halkee talaw?
@mixedboy442
@mixedboy442 2 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 wye
@updishakuraskar4781
@updishakuraskar4781 2 жыл бұрын
The legend qays qayser ❤
@Axmed_koke
@Axmed_koke 2 жыл бұрын
muuqaalkan waxan ka dhadhansaday inay dahabkii guranayaan dadki dhintay lagu asay
@faaraxdheere7277
@faaraxdheere7277 2 жыл бұрын
Waa dalkee maxad ugu dari wayday wlle
@mixedboy442
@mixedboy442 2 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 wye
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
waxayi baadhanayaan dahabe wayi ku gabanayaan sxb
Waxan galay Shil gaadhi | The scariest Day of my life
10:09
Qays Qeyser
Рет қаралды 348 М.
Hackers-kii Ka Fajaciyay Dunida ee Dhacay 1 Bilyan iyo Wixii U danbeyay
15:32
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 13 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 23 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 86 МЛН
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Dhambaal Digital
Рет қаралды 91 М.
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 672 М.
Prince Of YEMEN Meets Donald TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 449 М.
DIRTY DIAMONDS - The Child Miners of Sierra Leone 🇸🇱
30:10
Progetto Happiness
Рет қаралды 2,9 МЛН
Exploring the World's Most Underrated Country! 🇾🇪 Yemen
35:16
You've Never Tasted Meat Like This! Unique Meat Aging Technique in Beeswax
26:46
Lacag intee leeg ayaan ku bixyay si aan u tago Seychelles 🇸🇨
10:23
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 13 МЛН