Masha allah waa xikmad alle weeye waxayna tilmamayaa awooda alle nooc kasta Oo noole ah alle wuxu ku abuuray ama siiyay awood uu ku nolaan karo Oo ah adkaysi tamar jimsi ama maqaarka sare dadkuna waalamid dadka ruushka way u adkaystaan barafka dadka xeebaha way u adkaystaan kulalayka xeebaha waana awooda alle noolaha bada nolaha dhulku guduhiisa iyo dhulka dushiisa midba awood gara ayuu leeyahay wana awooda alle alle hana dhawro subxana laah kusaliya nabiga csw csw
@Shamso6976 ай бұрын
Welcome back 🎉
@Azhari_56 ай бұрын
Thanks wllo ciid wangsan
@HanadDayax-qo5kl6 ай бұрын
Awod ixelae ba ALLAH ba Lee ,Aan Ku salino Xabibka 🎉❤ Muhammed Alahuma sali cala Muhamadiin wa çala alihi Muhammediin kama bariigto çala Ibrahima War çala alihi Ibrahima inaka xamiduul majiid.❤ilahay ba laga magaan gala nacladas ,kayd kuşu nasmale bu ALLAH quraanka Ku yidhi
@abdirahmanaden90696 ай бұрын
Eid mubarik 🎉❤ walkay
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz5 ай бұрын
Hasbuna Allah wa nicma wakil Allahu Akbar
@CabdinaasirXusein6 ай бұрын
Ciid wanaagsan sxpayaal
@white-eyesbluedragon17676 ай бұрын
Ciid wanaagsan walaalkiis🎉
@horrorleageu6 ай бұрын
Ciid mubarak 🎉
@Azhari_56 ай бұрын
Calyna wa calykum
@quruxsanyy6 ай бұрын
hamsow manta ma adoo jifa ayad codka do duubtay mise ana dhago beelay waan kaftamaya😂😂 go for wad wllo❤
@faizamahamad20Ай бұрын
Wan ku tagera 😢
@Azhari_5Ай бұрын
❤️❤️🌹
@Munishopoi6 ай бұрын
Omg 😢codkisa❤😊wow❤asc taliye ❤
@maxamedcabdiselan47076 ай бұрын
Eid mubarag 🎉🎉🎉
@YassirAli-f9q6 ай бұрын
Ciid Moubarak sxb xamze5 😊
@Azhari_56 ай бұрын
Calyna wa calykum wll qaliya 🥰🥰
@ssimanumumustaq71486 ай бұрын
Eid Mubarak
@eidleabdirashiidomar94996 ай бұрын
Allah ha ku barakeeyo wllo wathsapkaaga iisheeg
@XasanLoolodow6 ай бұрын
Su,aasha jawaabteda subxaamna allaah waa aayadaha muuqda ee larahbo inaad ku cibra qaadato
@Jłł-q6b6 ай бұрын
Xaql ciidky aaway sxp❤😂
@afnanqueen84856 ай бұрын
Eid Mubarak wllky ❤❤
@RayanabdillahiAbdillahi6 ай бұрын
Ciid mubarak❤ 😮😮😮
@Mistermalyy6 ай бұрын
Welcome back ciid Mubarak ❤❤❤
@Yoonis_56 ай бұрын
Ciid la mida zxp
@AbdiqaniXareed6 ай бұрын
Wanaagsan sxb sare 50k comming soon insh Allah caafimaad badan keep going bro
@Azhari_56 ай бұрын
I.a wan gaari donna 🥰
@nihanabdi45416 ай бұрын
Maşallaah ❤ abyo Nabad kunoolaada insha Allah iskuna waara ❤
@mohakaraama51436 ай бұрын
Su'aashaada ad naweydiisay jwbteedu wa dadkuna sida xayawaanada Ookle ayaa illahey ugu abuuray midkasta mesha ku haboon sida dadka kunool wadamada aadka uqabow iyo kuwa kunool saxaraha midna kuma nolaankaro cagsiga meesha uu jooga waana awooda alle
@user-uw3fv6jp8y6 ай бұрын
Kala baro abuur iyo dabeecad ilahay biniaadamka isku si buu u abuuray waxba kuma kala duwana kulaylka qabowga saxaraha intuba waa dabeecad ama wax lala qabsan karo
@hooyo9946 ай бұрын
Subxaanallah
@Munishopoi6 ай бұрын
Aniq ❤wax❤😂maogi..Lakin 😂❤wax😅ogahy❤inaan😢codkaag❤kahelhy❤walaahi 😂❤😊
@engabdihussein75966 ай бұрын
Maantuu cadeystey inuu yahay kana mid yahay caa'ilad u adeega shayaadiinta , ALLe ayaanu swt ka magan galney ,inuu isagoo ALLe swt karaameeyey uu tegey cadowgiisa ,kuwaas oo ALLe swt ka kor mariyey .
@samiirofarah41906 ай бұрын
I miss you walkey xamze welcome back 🙏 ❤🎉
@AbdiqaniXareed6 ай бұрын
Fardaha alle ayaa ku dhaartay geelane alle ayaa awoodiisa ku tusee qaabka uu alle u sameeyay
@Azhari_56 ай бұрын
Exactly allahu akbar
@omarserbiya20076 ай бұрын
Shaydan cadawga cad ee mubiinka ah ilahay sharkiisa hanaga koriyo
@FaizaahmadAli6 ай бұрын
CID lamidaa 🎉
@ruquyoamuse45846 ай бұрын
Eid mubarak❤❤❤
@Azhari_56 ай бұрын
Calyna wa calykum
@CabdinaasirXusein6 ай бұрын
Sxp waalakuwaayay
@CabdinaasirXusein6 ай бұрын
❤
@YaasiinFarah-e2n6 ай бұрын
🎉🎉❤
@Shortfilims39686 ай бұрын
Codkaagii saafi bad ka dhigty m.a ❤ eirpods kana waaba saafi
Wan ku salamay masuul shekadadana way ixiiso galaisay waliba shaqsi aahaan imaankayga way si adkaysay lkn waxa jiro qisoyin badan oo qur.aanka iyo si kaleba noo so gaaray qofki igu horeeyey ee ibliis la gala heshiis tariikh mahanadi inta badan waxa la shega inu ahaa nabruud asna marku darbiga iyo foolxumada soo taabtay ayuu la dagaalay ibliis wana tariikh la heli karo asagoon wali ka tanaasulin madax adayga ayuuna dhintay ka gudub dadka qaar oo iimaankooodu liito ama aan haysan ogaow shekadan markay maqlan waxa laga yabaa inay isu dhiiban ibliis nacalad korkiisa ha ahaate inta ay adayga uu ku siyaadin lahaa allaha subxaanahu watacaalaa adiga iyo aniga iyo inta dhagaystay hanagu sugu xaqa sida uu qur.aanku sheegayo hasoo dhomanina adinka oo muslimiin ahayn insha allah wan guulaysanaynaa
@akramluckymusic46816 ай бұрын
Eid adha mubaarak wllkee aan wanaaga kula saaxibyoow❤😊
@Azhari_56 ай бұрын
Calyna wa calykum wll qaliya 🥰🥰
@shaakirsaid59816 ай бұрын
La fal galka deeganka e noolaha iyo dhirta gaar ahaan xayawanaha iyo dhirto in eey laqabsadan ku noolasha deegan gaar wa wax alle awoodisa ku tasaaleynayo. Dhirto caleenta (leaves) daadsha xiliga jiilalka si eey u lumin biyo badan,qaab dhismeedka shimbiriha jirkood , dugaagta dheereysa sida shabeelka , agooda libaaxa iyo body agility Alle iyo mid waliba in o sameeye habku ugu noolan laha deegankas biyo iyo quudka kuheli laha wa un aayad rabani ah.هذا خلق الله
@khadarabdiomar.57886 ай бұрын
Zhp qisada qabka utawineso wa very poor sidan wax ka badal wa talo wallnimo nasib wacan
@ruquyoamuse45846 ай бұрын
Codka wuu gaabanyhy
@AloneBoy-m5y6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@AloneBoy-m5y6 ай бұрын
😢
@BEEBOY666 ай бұрын
ASC bro! Marka hore masallah muxaadaro wanaagsan . Labaad codkaagu aad buu u hooseeyaa sidaas darteed waxaa dhegta ii saaran qofka hadlaya . Kaliya iskuday inaad bixiso jawaab celin runtii waxaan aad ugu riyaaqay fadhiyadaada warbaahinta iyo mowduucyada aad soo saarto
@mohamed.dhego1media16 ай бұрын
Inaga waxaso dhan waxa ino ah garaadka aan kaga duwabahay xayawaanka tusaale ahaan waxad tidhi geelu ma haraado bil madam loogu talo galay dhul saxate haa taasi waa runta balse ogow qofka looguma talo galin balse qofki wuxu awooda inuu biyo sii qaato calashan garaad itaal fahmaya ayuu illahay siiyey
@ifrahaminbareaminbarealale15693 ай бұрын
Talow diigi xawanka yakaqate😊
@AkaashMoha2 ай бұрын
Sxp qiso raba Ina kusoo gudbiyo xge kala Soo xariira
@abdulrahmansworld1626 ай бұрын
MAla dhaha maxay tahay waxanad aqonin maa ka hadlee adi? Si khaldan ayaba ku bilowday hadalka😮
@mariamjamaa56836 ай бұрын
Qisad soo koob ina badan baad waqati qaadtaa markaad Qiso soo guda bineyso horaa lag galaa
@SaadaqAbdirahman6 ай бұрын
Ciid lamida waan ku tabnay hamzow
@khalid12976 ай бұрын
Ciid muparik inta dawanaysa 3:32 habenimo 2024/06/17 haben isnin so galayso 😏😏
@halista39946 ай бұрын
Wllo wanku Salamay marka hore marka labad kuso qor wuxu lakulmay iblis allah aya boqor hehe☝️wadna mahdsantahy🥰🤌
@Joseph_abukar6 ай бұрын
Alle waa boqorka boqorada
@Azhari_56 ай бұрын
Kuwa asaga ka faracmay bu boqor uyahay adunko dhanna uma aha alle swt boqorka boqorada odhan ah Mhadsnid wlshy Joseph_abukar mhadsnid 🥰🥰
@halista39946 ай бұрын
@@Azhari_5 ad Iyo ad aboowe 🥺💞 lkn waxay Mahad celinta adiga mudane☺️💞🤭
@halista39946 ай бұрын
@@Joseph_abukar ad Iyo ad wll qali 🥰💯🙌 Allahu Akbar
@halista39946 ай бұрын
@@Azhari_5 Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar 🥺💞🥰
@asmaanaxariisbdn21056 ай бұрын
Wllo inaa Codka dheerayso isku day sikasto lo dhereryo codka wu gabanyhy wax laguma qabsan karo micnha inta meel lasarto lama dhahesan karo
@Haboon-g4d6 ай бұрын
Wll adiga xagye ka baxada 😔
@Azhari_56 ай бұрын
Waxba ma harin malmo yara iiharay kaliya sidenii hore si ka fican ban isugu so laaban donnaa i.a arin culus ban ku mashqulay wana garan karta hada maskax ahan umashqiushid waxba ma qaban kartid lkn wan ka dhamana malmahan i.a Mhadsnid wlshy hapon 🌹🥰
Bro adunyada hoose wan kula dhegaysanaa lkn sheekadan wa mit warersan. Maxa qaldan tan kale kursi shaydaan cashika maa laku magacabi kara?? Kan Alah unban cashi u naqaana acuudu bilahi mina shaydaan😮😮😮😮😮😮
Lkn maxa ku helay wll codkaga sidii hore maha ma xanuunsaty wll 😢😢
@Azhari_56 ай бұрын
May wll ma xanunsan wan hagajin dona qisoyinka so socda i.a markan sameynayay caadi bu ila aha maqan hada waxa helay
@afnanqueen84856 ай бұрын
@@Azhari_5 hye wll waa ilahay mahadi ❤️❤️
@MustafCabduqaadir-uq5cc6 ай бұрын
walal xaladhaga kawaran ari mahaga ma ku hagagen
@Azhari_56 ай бұрын
Waxan badnen baa ii haray wll qali i.a kheyr bey ku dhamane
@abdullahixuseen65086 ай бұрын
Horta qisooyinka maxay uga dhacaan wadamada carabta kaliya ? Jin iyo ibliis wax la yiraa ma jiraane dadka beenta ka daa waa sheekooyinkii dhegdheer camal dadba run uheesta waxaan in ay run yihiin
@elminasibb6 ай бұрын
Wallaahi ninyahow aniga cod jini baa ila leedahay!!!