wuxuu gurigiisa uga soo baxey si uu nabiga SC u soo dilo, balse maxaa dhacay? qiso aad u yaab badan

  Рет қаралды 1,008

fuad amin daud

fuad amin daud

23 күн бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 9
@xafsaxasantifow1115
@xafsaxasantifow1115 20 күн бұрын
Waad mahad santhy wll fuad
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 21 күн бұрын
❤❤️✅🌷👍
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@NimcoMohamednuuriye
@NimcoMohamednuuriye 21 күн бұрын
allah haku sharfo wll mahadsanid 👍
@anashaashim9256
@anashaashim9256 21 күн бұрын
Jazakallah sxb
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 21 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@xafsaxasantifow1115
@xafsaxasantifow1115 20 күн бұрын
Asc wall fuad runti iga raaali noqo qisadii aa kuweydiiste ee jaalud iyo dalut wad iga soo jawabtay ana kuma soo mahad celin sabbtana waxay thy wan xanuunsana wadna mahad santhy ❤
@fuadamindaud
@fuadamindaud 20 күн бұрын
Wcs wll dhib malahan Alle haku caafiyo
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 65 МЛН
من هم القرآنيون
10:50
تدبروا معي
Рет қаралды 3,5 М.
Qisada: ducadii diyaaradda hawada ka soo dejisay| sheeko layaab leh!
12:52
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 65 МЛН