No video

Wuxuu Guursaday Iyada Oo Uu Ku Dhacay Xanuun Dilaa Ah Istey Iyo Qiso Xanuun Badan Muqdisho

  Рет қаралды 98,220

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+252654996735

Пікірлер: 263
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 2 жыл бұрын
Saliga nabiga iyo istiqfaarta ha badiso ilaahay daawo ha ugu daro aamiiiin🥰
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 2 жыл бұрын
😭waa qiso aad u xanun badan Rabbi waxan uga baryaya in Alle cafimad iyo cimri dheer siiyo 😥🤲waxan gabadha Kula dardaarmaya in aysan waliged ilaawin wiilka iyo waliba familygisa intey noshahayna ay madaxa saarato Insha Allah❤️🙏
@najmagedi4519
@najmagedi4519 2 жыл бұрын
illahay alabaabada kamawada xidho hadii albaab hadii u kaa xidho mid bu ku furaa allah ma jecelo adomadiisu inay murugodan gabadhaas markay walaalahed dayaceen illahay wuxu dubo ugu soo dhuftay ninkaas oo u soodiray allow alle
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Qiso iga ilamaysiisay weye wlhi abalkiisana lama gudi karo wiilkaa aan u ducany akhiro iyo aduunba guul ahoow
@fitaahmohachannel3876
@fitaahmohachannel3876 2 жыл бұрын
Qiso xanuunkeda wadato wlh DAYAX FILMS aad bad ugu mahadsantihin sidad qisooyinka nogu so gudbisan hormar wacan
@amalabdikani303
@amalabdikani303 2 жыл бұрын
Hooyadu waa qofka nolosha ugu qaalisan o aan durufna kugu naceyn alle ha xiftiyo dhamaantodab inti dhimateyna alle how naxariisto🥺🤲
@saynababdi1635
@saynababdi1635 2 жыл бұрын
Nin bukan ka kugunacay ado bahanka tagay ala barasha wacanaa 😭😭😭😰😰😥😥barida duna waa dane ala barashawacanaa 😭😭😭😭waa dunida iyo wayaheeda hooyo mcn walama huran cid anku nacan ayada jirta marnaba katagan 😭😭😭hooyo mcn halowada duceeyo walalayal
@shuwaykar4053
@shuwaykar4053 2 жыл бұрын
Amin Amin wll mcn
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
Ilaahay naxariis badanaa Aabaheed muxuu yiri waxba idinkama rabno inankiina muxuu yidhi wixii gabar laga bixin jiraa laga bixin wlhi intaabaa aad iitaabatey wiilkaana ilaah baa garabgaley siduu gacaladiisii ugarabgalay Allah isku daayo🥰idinkuna mahadsanidiin abooweyaal⚘👍👍👍
@apdirizakmohamedlucky7646
@apdirizakmohamedlucky7646 2 жыл бұрын
Gabadhoodi mey intan ka aheyn hooyadeed allow hoyooyinkena janadaada gee 🤲
@hooyo994
@hooyo994 2 жыл бұрын
Rabiyoow Caafimaad Dagdaga sii yaa allah 😭😭😭
@q.nafnaan6280
@q.nafnaan6280 2 жыл бұрын
Ninka ragga ah waa kan marwalba garab joga xaskisa🥺❤️
@eza882
@eza882 2 жыл бұрын
nin rageed wakaa macha allh alleh hyzudaayo😓😭😘😘😘❤❤❤
@Munayo12
@Munayo12 2 жыл бұрын
Sabirku waa geed qadhaadh se midho mcn dhala runtii ninkasi nin ragg ah ayu ahaa ilhy cafimdka ha u siyaadiyo inantaas🤲🏾
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
Aallahu akbar
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 2 жыл бұрын
Walaashay ilhy ha caafiyo. Masaakiintaaaas waxaana kula talinayaa in ay mar walba isbaarto caafimaadkeedka la socoto. Anigana iisoo duceeya xanuunkaaas ayaa la daalaa dhacayaa mudo lux Sanaa anigale alle ha icaaafiyeee .
@AhmedAli-li8ig
@AhmedAli-li8ig 2 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo wll
@salmohassansalmohassan7220
@salmohassansalmohassan7220 2 жыл бұрын
Allah hku cafiyo
@bellaqurux9010
@bellaqurux9010 2 жыл бұрын
Wakaas ninka bln ofiyahaa dhabta 🥺 allow kuwan jecelnahay sidas noga dhiig 🥺
@barwaaqosulaymaani1353
@barwaaqosulaymaani1353 2 жыл бұрын
Dadka kala wanaaagsan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ALAAH janada hawgu bushaareyo inankaas,dadki udhawaana way naceen isna wu ku qaatay
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 2 жыл бұрын
Qalbiga oo ladhisaa wa qaali walhi
@Suhuur1
@Suhuur1 2 жыл бұрын
Alle ha ugu wado cafimadka ilahay ayaa hay iyo cudurkab
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@hamsefilimsandvolgs1630
@hamsefilimsandvolgs1630 2 жыл бұрын
Lipaax laba maaha kaasi waa lipaaxnimadii oo qof ah 🥰🥰🥰🥰
@boylegend2777
@boylegend2777 2 жыл бұрын
Nin raga ayuuu aha wlahi 🥰
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah reer ayeeyo muumina Muqdisho ayeey idiinkaga shidan tahay 😘😘😘
@fosiyacali9212
@fosiyacali9212 2 жыл бұрын
Muqdisho waa dhul ey soomaali joogto yaa kaxiga anagu cidwalba waan Soo dhoweyneynaa
@xamdakayse9696
@xamdakayse9696 2 жыл бұрын
WLlHi waligay qisadaa qiso ka xanuun padan may izoo marin aad ayaya u adagtay marka ay walidiinta kugu nacaan sidaad thy Aduunka ilaahay wuxuu ugu necep yhy dulmiga ladulmiyo adoomadisa balze wuuxuu alaaH tusay inuuu mar walipa garapkeeda wllHi garan maayo qisadaa waxan kucapiro 😭😭😭
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
Masha allaha
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
Waaaw maskin
@dhagolaab6175
@dhagolaab6175 2 жыл бұрын
Mansha allah ❤️❤️❤️❤️❤️ nin jacayl dhabi ku dhacay uunba daremi kara marxaladaha 🥰🥰
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Waa baan xasuustaa gabar guursatay nin maliil ah oo Aqal dhexyaala barigii danbe wuu bugsooday oo caruur badan ayay udhashay
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 2 жыл бұрын
Alle cafimadka ha usiyaadiyo😰😰hana ubarakeeyo reerkeda
@mohameddeeq3954
@mohameddeeq3954 2 жыл бұрын
Intii xanuunsaneesa allah caafiyo
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 2 жыл бұрын
M allah wllhi wan qirooday legend buu ahaa alle ayaana ku guuleyay😰😰😰
@sahrahasan3331
@sahrahasan3331 2 жыл бұрын
Allow Hoyoyinkeen janatu fardowsa gee yarabiii amiin
@mohamedhusseinmohamedfurre5114
@mohamedhusseinmohamedfurre5114 2 жыл бұрын
Walahi waaa laayaab Masha alah haanbaalyo haanbaalyo waaxan leeyahy hoorow sooco ilahaynaa cafidakaa hakugu wadoo
@abdiqaniosman5387
@abdiqaniosman5387 2 жыл бұрын
Wlhi wa qiso ad u xanun badan runti dadka kala damqasho badan kala damiir badan tan kale sabarku wa mujic bro thanks
@safahasan2230
@safahasan2230 2 жыл бұрын
alle hacaafiyo noloshu waa imtixaan samir insha allah
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Masha alaah wll wiilkas waliga ha xumeen waa wiil fcn waa nin nin dhafay
@najibmoha
@najibmoha 2 жыл бұрын
Dayax films 🎥 muuq baahiyaha daweeya qalbiyada dadka horu usocod wngzn
@ayuuniadnaan1401
@ayuuniadnaan1401 2 жыл бұрын
Stey well come mogadishu walaal Xal waa alaabta biyaha lagu dhaqo
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
Waaaw
@nadifoxaredxasan2500
@nadifoxaredxasan2500 2 жыл бұрын
Masha alah awooda alaa iska keh
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah
@hibaqomar9043
@hibaqomar9043 2 жыл бұрын
Wow walahi waa cibaro waa qiso cajiib ah. Waa tusaale waayo aragnimo mansha Allah. Ilahay caafimaad ka ha uugu wado. Ilahay awlaad khayr qabta ha siiyo. Amiin
@hindima3lin735
@hindima3lin735 2 жыл бұрын
Asc maanshallah waa lamanee samiir yeshay Allah isku barakeeyo Dayaxow hoyo adigana kheer ayaan ku rajaynaya
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 2 жыл бұрын
Jaceyl🤦🏼‍♂️🖤
@raxiimrismi5049
@raxiimrismi5049 2 жыл бұрын
Allah ha caafiyo caafimaad teem ah allah ha siiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ilwathahmed4414
@ilwathahmed4414 2 жыл бұрын
Ilahay hdaad amuurahaga u dhipato wax kasta way ku hagaaagyaan waa qiso xnuun badan
@nimoabdiweli975
@nimoabdiweli975 2 жыл бұрын
Wlhi wa qiso xanuun badan geesi buu ahaa alle caafimadka hawgu wado
@fardowsainafarey2361
@fardowsainafarey2361 2 жыл бұрын
Wlcm to muqdisho wllo abdirahman🥰❤️
@habonmaxamed6250
@habonmaxamed6250 2 жыл бұрын
Horaa looyiri 😢😢😢😢😢😢😢 Ruux bukaanka kugu nacay adoo Baahan kaa tagay Samo kuma banaano Wxn leeyahay gabadhaas waxaad heysataa kii ad janatul fardowso ku galilaheed alle kasakoow ee shaqeeyso waa qof aad io ad wacan wlsheyda qaliga ah noqo midii wanaajiso markasto wxn idin leeyahay xifdulaaahi walaalkey io walaashey
@inamuse1671
@inamuse1671 2 жыл бұрын
Sty waa aftahan msha alah pro hore usoco
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 2 жыл бұрын
Masha allha ♥
@hamdiibrahim4592
@hamdiibrahim4592 2 жыл бұрын
Wa qiso xanun badan
@nuraubdi3080
@nuraubdi3080 Жыл бұрын
Ax Ax ax ax ax wa qisoxanaunbadan
@naimahusainahmed8203
@naimahusainahmed8203 2 жыл бұрын
Mashallh 😢 mashallh 😢
@caydaruuscabdirazaq4203
@caydaruuscabdirazaq4203 2 жыл бұрын
Nio qisaadaa maad hore ila wadaagtan hees baaban ka samaylaaye
@mustapharashid2249
@mustapharashid2249 2 жыл бұрын
Abwaanimo kaso mxatey 🤣🤣🤣so daa zhp
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Aniga maad hees ii sameysid abwaan 😁😃
@cimraancajab5102
@cimraancajab5102 2 жыл бұрын
Abdirahman Dayax iyo abdirahman istay allah idin sharfo 👋
@abdullahiyussuf8025
@abdullahiyussuf8025 2 жыл бұрын
Walasheed kayar qalbi xumaa lkn walee walashey xanuun kuma naco😭😭😭😭
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 2 жыл бұрын
Gobonimo wlhi nin rageed bay heshay yaa yidhi majiro jaceylku waaka halkaa geeyaye
@halimakheyre4344
@halimakheyre4344 2 жыл бұрын
Qiso xanuun badan runtiiii 😭😭😭😭aduunyo iska sidaa wlh 😭😭
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 2 жыл бұрын
Qiso xanun badan weeye 😪
@hibaqomar9043
@hibaqomar9043 2 жыл бұрын
Mansh Allah its beautiful 😍🎊. Anagii baa wada jacay noqonay.
@cabdixakiinaxmad212
@cabdixakiinaxmad212 2 жыл бұрын
M.a.s.h allh aya mahad le ilahyba mahd le allh barakeyo 🤲🤲🤲🤲
@nayaa1387
@nayaa1387 2 жыл бұрын
Walhi this story make cry. Alhamdulilah that she is fine today. For her husband he is the best men ever walahi. Ilahyow isku daa. Amiin ya rabi
@abokoroday4194
@abokoroday4194 2 жыл бұрын
Dayax show is back insha allh maalin un
@abdiabdilahi1655
@abdiabdilahi1655 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba m.a nin raguu ahaa ninkasi
@khadraabdirahman2774
@khadraabdirahman2774 2 жыл бұрын
Allaah ha caafiyo inanta
@ahmedmuniir9346
@ahmedmuniir9346 2 жыл бұрын
Legend 🎤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Welcome to muqdisho pro sitey❤🙏
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Mr 5dollar muqdisho ma ku dharagtay😂😂
@Ismail_Indhamaleh3
@Ismail_Indhamaleh3 2 жыл бұрын
Welcome reer hargayso Somali waa Mid
@hamdasahalvlogs7078
@hamdasahalvlogs7078 2 жыл бұрын
Illahay waxba ma waayine waa leysku kaaya eegayaa😭😭😭
@nasrahussein9450
@nasrahussein9450 2 жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka llaah beautiful history allaah ha xafido kuligood
@mashaallahallehaydinxiftiy5244
@mashaallahallehaydinxiftiy5244 2 жыл бұрын
walaahi waa qiso xanuun badan ismaan lahayn wiil wanagaa leh ayaa somali ku jira ilahay aduun iyo akhiraba ha barakeeyo
@Layland_1
@Layland_1 2 жыл бұрын
Subhanallah
@samdaamiisha1986
@samdaamiisha1986 2 жыл бұрын
😥Aduun waa hadhka labadisa galin dhib kana lagu ma waro
@shugrixasan4612
@shugrixasan4612 2 жыл бұрын
Masha alla allahayow cafimad tam ahsii yaarabi
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 жыл бұрын
Wll qisada cabdiraxman sty iyo ubax nogasosheke miyey isfuren isaga nosoweydii
@nimcoyuusuf9078
@nimcoyuusuf9078 2 жыл бұрын
Geesi somaliyed aya helay wa inta Faro Ku tiriske hadhay allow cafiimadka ugu waad
@randasiciit5728
@randasiciit5728 Жыл бұрын
Qiso cajiiba😢
@cabdilaahicali5408
@cabdilaahicali5408 2 жыл бұрын
Alle caafimaad sreeca sii yaa rabbi..🙌
@hindazaar9182
@hindazaar9182 2 жыл бұрын
Wlhy waa qiso naxdin baryo iyo bukan baa waa laysku nacaa
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Abdiraxman Allah ha ku xifatiyo
@ahmedciyow7151
@ahmedciyow7151 2 жыл бұрын
Alahu akbar
@umalkhyrrashiid92
@umalkhyrrashiid92 2 жыл бұрын
dayax wan ku tagera wlo 🥰
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 жыл бұрын
Allaha xafiido
@iqrocumar6729
@iqrocumar6729 2 жыл бұрын
raga somalida qaarba fcn ilahay haucafiyo jclkiisa qofwalbo arka muqalkan waxan kacodsanaa inu uduceyo reerkas
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 2 жыл бұрын
Subxanallah allow ha idin kala wadin ayadana alle ha cafiyo insha allah
@zalmanmukhtaar8378
@zalmanmukhtaar8378 2 жыл бұрын
Maayir yare mae ma muqdishaa ka wacnaatay
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Mansha allag niin rageed ayaa helay illahay kuwii isku waara haka dhigo
@hibaqsalad4301
@hibaqsalad4301 2 жыл бұрын
Masha allah wll wiilka ilasho waliba siqurux hadaan babato ah lama helo qafkaas oo kle
@Waakii904
@Waakii904 2 жыл бұрын
Qisooyinka Hadal kaaga ayaan U Nacay wllhi aad Moodo inaad Luuqa kale Turjumayso nio Qofka Qisada uga Hadh oo Nagadaa Laxnkgaaga aad Moodo inuu Qisada Dareen U Yeelayo
@qadraabdikadir2132
@qadraabdikadir2132 2 жыл бұрын
😭😭😭😭Alle SW naxriistisa lagama quusto allow Ku daa abyo marwalpo guuleso hortada iyo garashada qayr wlhi Wan la ilmeeyay qisada xanuunkeda😭💔
@isroyusuf5674
@isroyusuf5674 2 жыл бұрын
Masha allaah baraka llaah
@kaysesahalofficial7226
@kaysesahalofficial7226 2 жыл бұрын
Iiwad sheekada wy ugu socotaaaa
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 2 жыл бұрын
Dayax films keep going legend
@amlapea2897
@amlapea2897 2 жыл бұрын
Xanun badna wlh wa ilmeyay💔🥺
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@nimcoadan2700
@nimcoadan2700 2 жыл бұрын
Mashaallh 🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲
@hurdadakakaca5876
@hurdadakakaca5876 2 жыл бұрын
Wll gabadha waxan kulatalinaya cuntada inlagabadalo cuntada dalka halasiyo biyahana hacabto meel hawo fican o dhirta aykabuxdo halageyo inshallah wecafimadeysa
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
😍😍😍😍😍👍
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 974 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 928
Socdaalkaygii wajaale | my trip to wajale
5:22
Xoosh Vlogs
Рет қаралды 754
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН