WUXUU IGALA BAXAY XUBINTII JIRKAYGA UGU QAALISANEED NINKII AJNABIGA AHAA EE AAN GUURSADAY LAYAAB

  Рет қаралды 22,736

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

#qisooyinka #somaalida #ayaangobdoon #

Пікірлер: 378
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 5 ай бұрын
Aabe xirsi goobdoon alle ha noo siiyo caafimaad taam ah iyo cimri dheer oo cibaado leh🤲🤲🤲🤲
@Khadramohamed-zb2yy
@Khadramohamed-zb2yy 5 ай бұрын
Aabe xirsi gobdoon allah noo aamiin yarabi cafiyo
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 5 ай бұрын
Illahey subxana watacala haku cafiyoo aabo cafimaad taam allah ku siyoo aaaaaaaamin yaaa rabbi
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil 5 ай бұрын
Allow noo caafi Aabe xirsi goobdoon amiin anaga dhan abahen waye allah hanoo caafiyo 😢
@zahranur7111
@zahranur7111 4 ай бұрын
Mid aan ku iraahdo Ayaan Dr.Bashir waa dhakhtar caan ah oo Sheikh ah welina wuu shaqeeyaa MAASHA'ALLAAH ilmo galeen hadduu bukko waa la bixin jiray ee dad lacag doon ah oon Alle ka baqayn wax ka soo qaad ma leh.
@CawoshcaliaxmedCawosheikh
@CawoshcaliaxmedCawosheikh 4 ай бұрын
Allh ha ku caafiyo abyo mcnn🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭waan dareemi ka raaa😭😭😭😭🙏🙏🤲🤲
@Khadartaagtishob
@Khadartaagtishob 5 ай бұрын
Ilaahay hano caafiyo aabo xirsi caafimaad team ah ilaahay hasiiyo aamiin yaa rabbi ❤
@SaabariinMacalin-d6n
@SaabariinMacalin-d6n 5 ай бұрын
Abyo illah aabo hacaafiyo aamiin yaarabi aniga xataa aabahey waan jeclahay illah ha,iideysto cimri iyo caafimaat hasiiyo amiin
@SafkaAhmed
@SafkaAhmed 5 ай бұрын
Aabe xirsi gobdoon illahay caafimaad degdega ha siiyo qaliinkana allaha ka badbaadiyo idim alle insha Allah
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 5 ай бұрын
Allaah (S.W) ha caafiyo Aabo Xirsi Gobdoon Xanunkana illaahy dembi dhaaf hawga dhigo
@dayiboahmed5107
@dayiboahmed5107 5 ай бұрын
Ilahay subxanahu watacaala in uu cafimaad deg deg ah in uu siiyo aabe Danbi dhaafna ha ugu dhigo
@axmedabdixashi-jv4sh
@axmedabdixashi-jv4sh 5 ай бұрын
Aabo xirsi allha noo caafiyo aamiin caafimad taam ah allh siiyo allha noo aqbalo ducada yaa rabi yaa rabi noo aqbal
@muniishaali6580
@muniishaali6580 5 ай бұрын
Wcs xapti ilahye hanoo caafiyo aabe wax ilahye ugu baryaa in oo siyo cafida tamah allhuma aamin ilahye han soo cafiyo aabe mcn 🤲🤲🤲🤲❤❤
@amounali640
@amounali640 5 ай бұрын
Asc habaryaar. ALLAH haa awodaa lee abaha c afimaad taam haa siyo. Allahumma amine ya RABAL CALAMINE 🤲
@canabqardho7963
@canabqardho7963 4 ай бұрын
Ale ha inoo cafiyo Abe mcn I.n cafimad ah ba u rajenayaa Abe mcn ❤abayo I.n wuu inoo cafimadonaa niyada qer usheg ❤
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 5 ай бұрын
Ilaaheey Caafimaad Taama oo degdeg ah kauusiiyo Abahaa Ayaan TareeyAamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 4 ай бұрын
Mansha Allah alaxey aba cafimat sarixh aah siyo ayan. Shiffa Allah.
@sacdamaxamed1168
@sacdamaxamed1168 5 ай бұрын
Alle ha caafiyo caafimaad taam aha rabi ha siiyo isagaa awood lee
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 ай бұрын
Illaahayow dhegteena kheyr u soo yeeri oo noo caafi aabbe macaan Xirsi Xaaji Goobdoon allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@barwaqobarwaqo7542
@barwaqobarwaqo7542 5 ай бұрын
Ilahy ha ku cfiyo abayo dhaman teba walid iyo walalba inta inaga xanunsan ale ha no cafiyo insha alah 🤲❤
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 5 ай бұрын
Ilheey waaxan oo Baryaya inn ucafiimad sarecan ah siiyo AbaHa Niyada khaar usheeg ucafiimadi inshaaa allaah wuu Heeli sister Ayaan ameen ameen ameen yaa RaBbi
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 ай бұрын
Abaayo macan Ayaaney ilaahey Aabe ha kuu Caafiyo aniga waxaan ba u maleynaa in aan Caadi u Aqaan Adeer Xirsi goobdoon Ilaahey Qaliinka ha u fududeeyo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 ай бұрын
Allha kucafyo cafimad taam Allha kusiyo ya Rabi inshallah
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 4 ай бұрын
Allaha ku caafiyo abyo mcn anigaba sido kle 11bilod ayuu iga xanuunsan yhy hdl malaha allaha ino wada caafiyo inta dhimatayna allaha u naxariisto
@Umusahal-f4q
@Umusahal-f4q 5 ай бұрын
Allah ha cafiyo cafimad taam ah ha siiyo 🤲🤲🤲🤲
@najmoxaaji9143
@najmoxaaji9143 4 ай бұрын
Abaayo qaaliya aabe macaan alle subxaanahu watacaalaa ha inoo caafiyo Caafimaad taamna Allah ha inoo siiyo 😢
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 4 ай бұрын
Ilaahay hakuu soo celiyo canuga kaa maqan ka waalidkaa aad u geysatay iyo kaa kalena kuwo kaa haqabtiro min la'aanta alle hakaaga dhigo masaajida wax ku darso ii duceeya dheh in rabi maalin uun isagoo barwaaqeysan sidaad u raadineysay kuugu boholyoobey uu kuugu soo celiyo waalid bas maahee canugii kalaad soo rideyna cuqubadiisii waa jirtaa rabi hakaa kaalmeeyo gablan maahide
@FilsanMoussa-y5c
@FilsanMoussa-y5c Ай бұрын
Abayio Allah haa ku caafiyo
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 5 ай бұрын
Alle haku cafiyo abyo ani abahey. Maanta naga tagy. Hajka aaday. Caawo cabsi cabsi
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 5 ай бұрын
Allah swt ha caafiyo aab macaan caafimad aan xanuun ka danbeynin Allaahuma Amiin Ya Rabbi 🤲
@iskufilan-m1o
@iskufilan-m1o 5 ай бұрын
AABO ilaahey hanoo caafiyo qofkasta walidkis ha ucaafiyo wll❤🎉
@PrettyGirl-qx8yq
@PrettyGirl-qx8yq 5 ай бұрын
Amiiin hn Allah hacaafiyoo cafimaad taaam Allah hasiyoo isaka iyo omata isalaamka
@Hodo79
@Hodo79 5 ай бұрын
Alle ha inoo caafiyo aabo cimriga io caafimaadkaba Alle ha u siyaadiyo huno ayaaney 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 4 ай бұрын
Alaha hacafiyo aabo cafimaad taam ah alaha siiyo intoo daremayana danbi dhaf alaha uku dhiko mcnto
@NadiaAhmed-pm5hp
@NadiaAhmed-pm5hp 5 ай бұрын
Allah caafiyo aabe xirsi oo cafimad aan xanun ka danbeyn Allah siiyo abyo
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 5 ай бұрын
Abyo ilahy haku cafiyo abo mcn insh Allah cafimad taam ah alle kaga baraya abo mcn😢😢
@FartuunCali-m8r
@FartuunCali-m8r 5 ай бұрын
Adeer xirsi gobdoon allah ku caafiyo caafimaad sariica
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 5 ай бұрын
Abaayo illahay hacaafiyo waa kula dareemaya xanuunka xabbti illahay caafimaad dag dag iyo cimiri dheer hasiiyo dawadan dawo allaha ugudaro xabbti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 5 ай бұрын
Allow cfimad qer qaba sii ya rabi 🤲🤲🤲🤲
@AsliIdriss
@AsliIdriss 4 ай бұрын
Allah ha caafiyo xbbti xanunka dembi dhaaf Allah ugu dhigo 😢😢
@FatherGg-kk5rw
@FatherGg-kk5rw 5 ай бұрын
Allah cafiyo abeh xirsi gobdon amin yarabi😢🤲
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
ALLE HA CAAFIYO ABO.I.A.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@SihaamCabdisamad-q7w
@SihaamCabdisamad-q7w 5 ай бұрын
Ilahay cafimad hasiiyo aabuhu waa tiirka nolosha siwalba hadu da uyahay xitaa aragiisaa wehelah ilahay damambi dhaaf ha ooga dhigo😢😢
@Saada-b8y
@Saada-b8y 5 ай бұрын
Allah caafiyo abo caafimad tamaama oo dag daga. Bidnillah.
@HananMohamedJamac-sx9zj
@HananMohamedJamac-sx9zj 5 ай бұрын
Allaha haa noo caafiyo abo mcn xanunkana danbi dhaaf allha oga dhigo insha Allh wu caafimada niyada kheyr usheeg abayo mcn😢
@sahraabdi4803
@sahraabdi4803 4 ай бұрын
Alaha caafiyo cfmd taama inshaa alaah xbbti
@Najminaa
@Najminaa 5 ай бұрын
0:50 cafimd taam Alle hasiyo xanunka dambi dhaaf Alle Haga dhigo Aabe iyo inti xanun San alle hacaafiyo Aaaamin yarabi 🤲
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 5 ай бұрын
aaamin yaa allaah aabo alle hacafiyo ayaaney insha allaah
@anabali1098
@anabali1098 4 ай бұрын
Abaayo aabe allah hacaafiyo caafimaad taam ah
@AishaMahad-o9j
@AishaMahad-o9j 5 ай бұрын
Abayo alaha sideg dega nogu cafiyo❤❤❤❤
@istaahilmaxamad2057
@istaahilmaxamad2057 5 ай бұрын
Wcs xppti ayaaney allaah ha inoo caafiyo aabo mcne Inshllh wuu inoo caafimaadi mcnto❤🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanmohamed5327
@ayaanmohamed5327 5 ай бұрын
Amin yaa rabi 🤲Sorry abayo Alaha caafiyo inasha Alaha 😭qaliinakan Alaha ka badabaadiyo 🤲 adigana walabaharka Alaha kaa yareyo 🤲
@amalissa9362
@amalissa9362 5 ай бұрын
Walal Ayan illahay haku cafiyo aabo illahay xanun oo dhan ha Ka duul qaado inchallah allahuma la shifa ila shifa'uk shifa an la yuqadir saqama
@ayaansimanayuuzh7875
@ayaansimanayuuzh7875 5 ай бұрын
Ilahey hano cafiyo aabo anikana hooyo igu so duceya walalahey
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 ай бұрын
Allaha subxaana watacaalaa waxaan ka baryayaa inuu u soo dejiyo caafimaad sareecaa ah siiyo kana badbaadiyo qaliinka la yiraahdo xanuunka lagugu qali lahaa kuguma aragno allaha shaafiyo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey adigana qalbigaaga allaha kuu dejiyo war kheyr ah dhagtaada maqashaa iinshaa'allaah macaan badaney
@foossamatar7855
@foossamatar7855 5 ай бұрын
Asc wwb, habo aabahaa Allah ha kuu caaafiyo aamiin yaa Rabbi
@deqoabdi1143
@deqoabdi1143 5 ай бұрын
Alle haa kuu caafiyo aabo mcn abyo
@NimaHassan-q3q
@NimaHassan-q3q 5 ай бұрын
Abo xirsi gobdoon allah ha noo caafiyo amiin yaa allah😢😢😢
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 5 ай бұрын
Abo xirsi gobdoon allah ha noo caafiyo amiin yaa alllah😢😢
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 5 ай бұрын
Asc abayo abe xirsi allaha cafiyo aamiin yarabi anigana labadeyda warid allaha unaxaristo aamiin yarabi
@RamloShiqcfitaax
@RamloShiqcfitaax 5 ай бұрын
Abaayo ilaahay caafimaad tamaamAh hakuusiiyo Aabo
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 5 ай бұрын
Alle Wayne ha siiyo cafimad Aabo Macane Abayo
@UgbadYusufosman
@UgbadYusufosman 5 ай бұрын
Ilahay aabo hakuu caafiyo gabadhu sidee u dareemi waydaa in minka lagala baxay dhiiga caadada maanu ka tagin markii minka laga saarey
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 ай бұрын
Xbbt aaabe mcn illhy hanoo caafiyo wllhi waa kula dareemi sababtoo anba abhy aad ujeclhy
@samiaali9059
@samiaali9059 5 ай бұрын
Aamiin Aamiin wll illaahay ha caafiyo insha allah
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 ай бұрын
Allaha subxaana watacaalaa waxaan ka baryayaa inuu u soo dejiyo caafimaad sareecaa ah siiyo kana badbaadiyo qaliinka la yiraahdo xanuunka lagugu qali lahaa kuguma aragno allaha shaafiyo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@mulkigedi5500
@mulkigedi5500 5 ай бұрын
Allah ha caafiyo caafimaad deg deg ah Allah ha siiyo aamiin aamin aamiin yaarabi ❤
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 5 ай бұрын
Allah ha caafiyo aabo MCN aamiin yaarabi ❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 5 ай бұрын
Ayanay aabe allah ku cafiyo عاجل غير آجل انشاء الله
@FarxiyoguhaadJoofey
@FarxiyoguhaadJoofey 5 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo amiin yaa allaah abaayo macaan ilaahay ha caafiyo abahaa
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 ай бұрын
Abayo Samir Ilahy haku Siiyo Runtii Xanuun Bey aheed Qisadada Ilahy Badal Qeyr qabo ilahy Haku Siiyo
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 5 ай бұрын
Alaah hacafiyo 🤲🤲🤲
@NuurtoSheekhxuseen
@NuurtoSheekhxuseen 5 ай бұрын
ilahey hacafiyo aabo mcn cimri dher iyo cibado suban ilahey hasiyo yarabi 🤲🤲🤲
@SalmaClsahal
@SalmaClsahal 5 ай бұрын
Aabe xirsi goobdoon ale hanoo caafiyo abaayo ayaan ❤❤❤❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 5 ай бұрын
ayan faraxsan wa ku salamay haben waagsan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@kahaluula3250
@kahaluula3250 5 ай бұрын
Ilahayow cafimad see abo mcn
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 ай бұрын
Macaan badaney aabe allaha kuu cafiyo cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allaha kuu siiyo adduun nimco aakhirana janatul fardowso aclaa allaha kuu siiyey allaahuma aamiin yaa rabi qalbi
@FadxiyaYuusuf-d5l
@FadxiyaYuusuf-d5l 5 ай бұрын
alle ha cafiyo wll xanuunkana dambi dhaaf.hawga dhigo🤲🤲🤲🤲
@CawaleBoss
@CawaleBoss 5 ай бұрын
Ayaanye abyo ducad walso dahye abe ilhye ha cafiyo abyo
@sahramaxamed5211
@sahramaxamed5211 5 ай бұрын
Illahay caafimad hasiiyo aabe walalahay
@SawiyoMahamed
@SawiyoMahamed 5 ай бұрын
Asc. Ayaaney. Abyo waalidka waa qaali. Allah. Kuu caafiyo. Caaafimaad. Deg deg ah. Allah a. Siiyo. Abyo. Insha allah
@SumayaSheikh-t1r
@SumayaSheikh-t1r 5 ай бұрын
Abyo ayaneey rabi hacaafiyo dawad allah ku caafiyo
@RahmaS-m2n
@RahmaS-m2n 5 ай бұрын
Amiin Amiin yaarabi allah kucafiyo aabe mcn 😢😢
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 ай бұрын
Ilaahow caafimaad sareecan sii aabahaa
@dheymanluul1039
@dheymanluul1039 5 ай бұрын
Ilahow abe cafimaad sii yaa rabi🤲🤲
@FartuunCali-h6y
@FartuunCali-h6y 5 ай бұрын
Masha allah allah kusharfo qaali
@hiddayohussen
@hiddayohussen 5 ай бұрын
Allaah haku caafiyo xabibti aabo mcn
@SharifoCariif
@SharifoCariif Ай бұрын
Allaha caafiyo aabo ❤❤❤❤
@Taqiyss
@Taqiyss 4 ай бұрын
caafimad taam ah rabbiyow haku siiyo aabb
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph 5 ай бұрын
Ilaahey Haku cafiyo aabe mcn yaa rabbi
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 5 ай бұрын
Alaha caafiyo aabe xanuunka alaha kadulqaado
@HamdiyaElMi
@HamdiyaElMi 5 ай бұрын
Aabo xirsiii goobdoon ale haku cafiyo aabo
@WarisCabdi-q6q
@WarisCabdi-q6q 5 ай бұрын
Abaayo ilaaheey ah caafiyo aabo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MounaMahamoud-x1v
@MounaMahamoud-x1v 5 ай бұрын
ASC ayan abayo wankusalamy adika iyo asxabtada dhamanten Haben wangsan xbibti Ayan ❤❤❤❤❤
@FartuunCali-h6y
@FartuunCali-h6y 5 ай бұрын
Aabe allah cafiyo aamin
@ZamzsmAbdullahi
@ZamzsmAbdullahi 4 ай бұрын
Alle hanoo caafiyo aabe xersi goobdoon
@KadijaAbdirahman-y9h
@KadijaAbdirahman-y9h 5 ай бұрын
Allah.no.cafiyo.aba.mcn🤲🤲🤲😇
@Amiin246
@Amiin246 5 ай бұрын
ayaaney waanku salaamay aabe allah kuu caafiyo muslimiinta inta xanuusan allah caafiyo
@sacdiyoxuseendahir902
@sacdiyoxuseendahir902 5 ай бұрын
alle hakuucaafiyo aabe oo samo hakuugukiciyo ❤❤❤
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
October 12, 2024
10:54
Masha Allah F A
Рет қаралды 179
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН