X X Xakiim Zyach Cabtooygii baariga ahaa dhibaatada dhaxal maaha Tusaale Nool

  Рет қаралды 96,204

Dunida Ciyaaraha Tube

Dunida Ciyaaraha Tube

4 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
/ dunida-ciyaaraha-tube-...
Dunida Ciyaaraha Tube waa bar howsheeda Tahay iney idin soo gudbiso Falanqeynta Ciyaaraha, Si kaduwan sida Ciyaaraha aad u maqashaan anaga waxaan ka hadli doonaa Guusha kooxda gaartay & sababihii kadambeeyey & Guuldarada Ciyaariyahanadii ku lugta lahaa.
Hadaba Falanqeynta ayaa ah noqon doonta Mid cadaalad ah oo Koox kasta ama Xul kasta , Xageena kama Jirto, hadaba halkan kaga bogo Falanqeyn aad ka heli doonto Wax kasta oo aad uga baahan tahay kubadda.
Halkan waxaan ujoognaa inaan ku Maqsuudino.
Hadii aad daneyneysid Inaad Talo ama Feker aad nala wadaagtid Fadlan Fariintaada noogu soo dir.
Email:- qeyska212@gmail.com
Walaal Wixii dhiiragelin ah halkan kudir www.paypal.me/dunidaciyaaraha
Wixii Xayeysiis ah aad ubaahataan waxaad nagala soo xiriir kartaan dunidaciyaaraha@gmail.com
Waxaan idin rajeyneynaa Nasiib wacan.

Пікірлер: 411
@user-eb6qm7ng6z
@user-eb6qm7ng6z 4 жыл бұрын
Hakiim ziyech taagerayaashiisa like🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦
@saadiqyare1776
@saadiqyare1776 4 жыл бұрын
Walaalo waxaad ii sheegtaa Abdulxaq nouri caafimaad kiisa iyo halkuu ku danbeeyay
@lanalolo7609
@lanalolo7609 4 жыл бұрын
@@saadiqyare1776 sxb wili koomo ayuu ku jiraa
@user-eb6qm7ng6z
@user-eb6qm7ng6z 4 жыл бұрын
Abdelhek nouri zxp nolol iyo geeri buu u dhaxeeyaa lkn alle wax walba wuu awoodaa wuuna ku soo laaba karaa AJAX INSH ALLAH
@nimcaanshaafici1151
@nimcaanshaafici1151 4 жыл бұрын
Hore uzoco hakim ziyach
@mutasimhassan1577
@mutasimhassan1577 4 жыл бұрын
@@saadiqyare1776 wuu dhintaY wll
@shimalimohamed2011
@shimalimohamed2011 4 жыл бұрын
qofkii hooyadiisa jecel like dhac dhac hakusiiyo sxbyl
@armankinglandonukenjoy6455
@armankinglandonukenjoy6455 4 жыл бұрын
Xaqiq wa tuzale ku dayasho wiil dhalin yaro ah oo muzlim ah waxan urajeynaya inu garo heerka kupada cagta ugu zareysa inzha allh
@walaalahajrwalaalahajr9145
@walaalahajrwalaalahajr9145 4 жыл бұрын
Mzh allha wllkeyg hakim zeycah in badan waxn ku rajanaya aniga in aaaad ku guuuleysato palondior insha alle lacip aduuka lagu aqooon sado ayad noqan doonta wllkeyga Guuuuuul proh
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 жыл бұрын
Bayer munichen ha tago boos joogta na uu ka helayaaa waana naadi wayne ku darsoo xidig isga ka firfircoon waxaan ahayn ganabery ma joogo halkaas ha tago uu ku soo bixi doonaaa inasha allah
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 Жыл бұрын
Alxmdu lillah ilaahay wu ka saaray wakhtigi xuma allaha Ina xifdiyo dhamaanteen
@zaapirmohmet2062
@zaapirmohmet2062 4 жыл бұрын
Qayzka go forward brother
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 жыл бұрын
Hakim Zyach Muslim Boy ❤👌
@cabduqaadirali6751
@cabduqaadirali6751 4 жыл бұрын
Hikimi ziyech wxa uu uqalmaa laacibka ugu fcn dunida🤔
@highflyer215
@highflyer215 4 жыл бұрын
inspiration story. dadka aaminsan qofku mar hadu nolosha mukhadarad galo. ama waxbarasho joojiyo ayagoon fiirinayn sababta kukaliftay, iyo dhiniciisa wanaagsan uuna kasoo laabankaro hadu taageero saxa helo. cashar bay utahay shekada hakim
@saciidalliqode1725
@saciidalliqode1725 4 жыл бұрын
Mash allah . Waa inoo xirta maliyada liverpool
@khaanabdi7051
@khaanabdi7051 4 жыл бұрын
Man blue
@hamdicqani9444
@hamdicqani9444 2 жыл бұрын
Baystoro hakim❤❤❤💥
@zakariyeismacil1277
@zakariyeismacil1277 4 жыл бұрын
Mahadsanid zxp qayska hore usoco bro
@suleimanhassan3328
@suleimanhassan3328 4 жыл бұрын
Hakim ziyech tageraa weyn ayan aahy runtii koox walibo oo adoo ) walibo tageraa ayan oo noqanaya
@xawoibrahim3203
@xawoibrahim3203 4 жыл бұрын
Waxaa uu aaadayaa liverpool
@suleimanhassan3328
@suleimanhassan3328 4 жыл бұрын
Shaqsi aahn ayan oo tageraya) blse liverpool ina tagero haben xaley tageey lee kaso qaad😁
@suleimanhassan3328
@suleimanhassan3328 4 жыл бұрын
@@xawoibrahim3203 anigaa asigaa lee tagera )blse Liverpool maya haiga sugiin ina tagero😂
@abaseilbaofficial8894
@abaseilbaofficial8894 4 жыл бұрын
Nice
@abaseilbaofficial8894
@abaseilbaofficial8894 4 жыл бұрын
Aniga I taageera Asxpye please .wacan ahay player Wana aqaanaa kubada.
@AHMEDKOSAR01
@AHMEDKOSAR01 4 жыл бұрын
zxp qaliya waan sugayay taariikhdan
@SHAFIEABD
@SHAFIEABD 4 жыл бұрын
pro qays Go forward
@dahirmohamedadan1415
@dahirmohamedadan1415 4 жыл бұрын
Ziyeck😢😘lacib
@amenuk7733
@amenuk7733 4 жыл бұрын
First one AmeN UK MaN LiKe IGu CawiYa
@nasserofficialmedia8161
@nasserofficialmedia8161 4 жыл бұрын
Siyech waa player ku caan baxay shuudadka dhex kalaadka ah io free kicks ka Waa qaab madadaalo ah
@ustaadmohamedahmedmuhidin6570
@ustaadmohamedahmedmuhidin6570 4 жыл бұрын
Walaal qeyska waan ku taageeraa
@saladalihuseinhusein8588
@saladalihuseinhusein8588 4 жыл бұрын
Pulisic ayan rabnaa sxb lacibka chelsea
@miin.cadah.miincadah4981
@miin.cadah.miincadah4981 4 жыл бұрын
Haaa qeyska waad mahad San tahay ziyech waan su gaayi mar un in aat xx nooga soo samey neysid
@kadroahmad7924
@kadroahmad7924 4 жыл бұрын
Wwwwww mashalah guleso hakiim bari jecel walidkis 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🏻👍🇸🇴❤️well done ✅
@akramcade4293
@akramcade4293 4 жыл бұрын
Masha Allah hkim ziyech hormar wacan
@sayidomarabdinoor4735
@sayidomarabdinoor4735 4 жыл бұрын
Hakim ziyech hore u soco ❤👏
@adnoNour
@adnoNour 2 жыл бұрын
Hakiim ziyech wiil aan jeclahay 🥰🥺🙏👍
@nasriina11c72
@nasriina11c72 2 жыл бұрын
Love ziyech🥰
@cismaanmaxamed1881
@cismaanmaxamed1881 4 жыл бұрын
wuxuu u qalma in uu ku biiro Manchester United oo lasiiyo lambarka 7 insha allah
@ahmedfilfoos4557
@ahmedfilfoos4557 4 жыл бұрын
Liverpool ayuu kusoo baxayaa waar garatee😎😎👊
@ahmetmouze5507
@ahmetmouze5507 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal❤
@saadiqyare1776
@saadiqyare1776 4 жыл бұрын
Hakim ziyech waad mahadsantay wlo inbadan baan sugaayay
@h.s.mdhiman8179
@h.s.mdhiman8179 4 жыл бұрын
Ziyech top speler 🔥
@abasahmad4560
@abasahmad4560 4 жыл бұрын
Thanks my bro
@naniiyare8286
@naniiyare8286 4 жыл бұрын
Hè Will Go to realmadrid inshallah real fans liketa 👇👇
@apdiraxmanxasan5099
@apdiraxmanxasan5099 4 жыл бұрын
A/qaadir zxp qaali frenkie de jong
@cumarcade8400
@cumarcade8400 4 жыл бұрын
Wuxuu u qalmaa in uu xirto fanaanada Manchester united 😉😉😉😉
@cabdicasiiscabdullahi3018
@cabdicasiiscabdullahi3018 4 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀
@durdur9664
@durdur9664 4 жыл бұрын
Liverpool ha imado wlh fuunanadas bu ku nuuraya
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 4 жыл бұрын
Runtii hada marocco anaa joogo wllhi raga dhan waa wada cabtooy waa wadan boqordooyo mida kale shaqada waxaa la siiyaa gabdha bis 15 jir haduu noqdo wiil maroccaan ah wuxuu cabayaa muqaadaraad
@othmancisto9040
@othmancisto9040 4 жыл бұрын
Mahadsanid qayska hakim ziyech Barcelona
@sdcomphd8826
@sdcomphd8826 4 жыл бұрын
Mhdsnid wll 😘😘😘😘😘😘😘😘
@cabaasjaylaniahmed600
@cabaasjaylaniahmed600 4 жыл бұрын
Ma shalah
@saalaxsiidow8291
@saalaxsiidow8291 4 жыл бұрын
Maestro h.ziyech our hero
@huzzienrebel1878
@huzzienrebel1878 4 жыл бұрын
Xakiim ziych 💖
@yaxyebashiir1731
@yaxyebashiir1731 4 жыл бұрын
Hakim Ziyech Laacib Aduun👍
@calimaxamedcali1983
@calimaxamedcali1983 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣waaa odeygii yaya
@fatxiosman6932
@fatxiosman6932 4 жыл бұрын
Markasta noosoo gali xx aadyo aad baan ujeclahay xaqqiiqooyinka xidigaha
@maxamedcabdi6104
@maxamedcabdi6104 4 жыл бұрын
Mcha Allah qaysoow qaar kamid ah ciyar yahanada chelsea tarikhdooda abtih
@cabdaletesma4730
@cabdaletesma4730 4 жыл бұрын
mzha allH
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 4 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa Inaad inoo soo gudbisaan Abdihaq nouri caafimaadkiisa Inta igu raacsan like-ta.
@cxakiimcarab1290
@cxakiimcarab1290 4 жыл бұрын
man ciyt buu uqalmaa inta ila ogay like isaara
@cabdicasiiscabdullahi3018
@cabdicasiiscabdullahi3018 4 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀
@YMH-1
@YMH-1 4 жыл бұрын
Taagere man city wa kanaa sxb aad ayu ugu fcnyhy man city
@abdihakinjoker7720
@abdihakinjoker7720 4 жыл бұрын
Mahrez ayad boos lan dhigten kana miyad dilaysan kubadisa
@yahyeburhaan1366
@yahyeburhaan1366 4 жыл бұрын
Sxp aniga xidaa tageeera man city wu uqalmaa wllahi gooxda weerarkeeda
@nicboy4662
@nicboy4662 4 жыл бұрын
Chelsea
@Bariyow1245
@Bariyow1245 4 жыл бұрын
Man unitEd aa rajeyna insha alah
@mohamuudabdulahi113
@mohamuudabdulahi113 4 жыл бұрын
Thnks you bro
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 4 жыл бұрын
Mhdsanid wilkan tariqdisa waan sugayey
@yaxyemuumin9376
@yaxyemuumin9376 4 жыл бұрын
Mxa ka taqana adi hkim zech zxb mcn qosola igu dishy niin miya thay mise naag wanba yaaba neehee🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@abdimalikkaleela9910
@abdimalikkaleela9910 4 жыл бұрын
Insha Allh Hakim Zyech liverpool
@zulthandk2570
@zulthandk2570 4 жыл бұрын
MAN CITY ♥️♥️
@cxafidahmed1793
@cxafidahmed1793 4 жыл бұрын
Man utd
@endgame3824
@endgame3824 4 жыл бұрын
D.silva ka soo hadal
@cabdifatahmohamed5684
@cabdifatahmohamed5684 3 жыл бұрын
Nice zhp qayzka
@ahmedfilfoos4557
@ahmedfilfoos4557 4 жыл бұрын
Fadlan noo joogtee barnaamujkan Mr 😊abdi qaadi qayaska 😊🙏🙏
@anizaapdi9542
@anizaapdi9542 4 жыл бұрын
Ismujiya city fans and parca
@hanadhassan6001
@hanadhassan6001 3 жыл бұрын
Keep going my brother
@amf.a222
@amf.a222 4 жыл бұрын
GGMU ha imaado Boos joogtu ka helaa Azxapta 100 like mahelin Taagerayasha GGMU LIKE
@faisalabdivlogs9435
@faisalabdivlogs9435 4 жыл бұрын
Dejong xx next
@saladalihuseinhusein8588
@saladalihuseinhusein8588 3 жыл бұрын
Thnk bro timo werner so geli
@faaraxaxmedyuusuf2973
@faaraxaxmedyuusuf2973 4 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah Manchester United ayaan isleeyahay
@cade1179
@cade1179 4 жыл бұрын
Wxaan karabaa. X X haland plz nosogali
@sakariequrbo8310
@sakariequrbo8310 4 жыл бұрын
M.city buu uqalma inta taagerta like saara
@alimohamed5157
@alimohamed5157 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@zakariyeismacil1277
@zakariyeismacil1277 4 жыл бұрын
Real Madrid isha alaah
@daanialli9623
@daanialli9623 4 жыл бұрын
HAKIM ZIYECH kubadiisa iska jeclhy
@Mohamettali8
@Mohamettali8 4 жыл бұрын
Taarikhda Aubameyeng
@nasrijacaylchenal346
@nasrijacaylchenal346 4 жыл бұрын
C/qadir qays sxp aad baad umahad santahay tariikhda Rashford noso kudbi waa codsi
@sacadmaxamed7869
@sacadmaxamed7869 4 жыл бұрын
Intii ila taageerta dunida ciyaara tuop like ii saarA
@walalsancha9641
@walalsancha9641 4 жыл бұрын
Wa inoo xirtaa maaliyadda Manchester city
@sacadmaxamed7869
@sacadmaxamed7869 4 жыл бұрын
@@walalsancha9641 waa runtaa zxp
@damiissong3733
@damiissong3733 4 жыл бұрын
Izku magac izku magac aabe plz isoo booqo
@cumaralbaana8277
@cumaralbaana8277 4 жыл бұрын
Bro soo badi nolosha ciyaar yahanda waa iga codsi
@cazkajunior1002
@cazkajunior1002 4 жыл бұрын
Inzhllah mAn UniTed
@CabdirixinAsad
@CabdirixinAsad 3 ай бұрын
CR7⚽🐐💪😘
@xazanjeego8172
@xazanjeego8172 4 жыл бұрын
Wxa aan kuu rejaynaya inaad ku guulaysato poiladior
@AmiiraAmiiralaid
@AmiiraAmiiralaid 6 ай бұрын
hakiim ❤❤
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 4 жыл бұрын
ajax amsterdam waa koox aad u jeclahay hakim ziyech waa laacib wayn oo mudan in loo sacab tumo waa geesi aan la loodin karin aniga in oo man utd ku soo biiro ayaan jeclahay sida van der saar iyo daley blind jaap stam
@bashiirmaxamedyuusuf7798
@bashiirmaxamedyuusuf7798 4 жыл бұрын
real ama mn united
@wiilkareersaamba1414
@wiilkareersaamba1414 4 жыл бұрын
mhd sho khaysow😍😍😘
@saamiziyechjr3152
@saamiziyechjr3152 4 жыл бұрын
Fc barcelona ayyu uu qalmay
@Ilkacazze
@Ilkacazze 4 жыл бұрын
Mandoriya wlhi dad badn ayay nolashoda badashay alle mahad iska leh oo naga badbaadiyay
@othmancisto9040
@othmancisto9040 4 жыл бұрын
Zhp qali payet waka sugaynnaaaa
@aamkajraamkajr1150
@aamkajraamkajr1150 4 жыл бұрын
The best player
@Abdishakurvlogs
@Abdishakurvlogs 4 жыл бұрын
Chelsea fc
@walalmoha8796
@walalmoha8796 4 жыл бұрын
Hakm kep going
@cadnaanofficial7262
@cadnaanofficial7262 4 жыл бұрын
Blue
@kh.marcos1653
@kh.marcos1653 4 жыл бұрын
QAYZKA WILIAM CHELSEA
@fedevarvarde3552
@fedevarvarde3552 4 жыл бұрын
Assensio noo so gudbi zhp
@abdirahmancade8986
@abdirahmancade8986 4 жыл бұрын
Mastero hakim Barcelona 💪💪💪💪
@clshanbomaxamad4573
@clshanbomaxamad4573 2 жыл бұрын
Hooyo waa
@updyrahmanmahamoud7963
@updyrahmanmahamoud7963 4 жыл бұрын
Insha allh Liverpool_
@clshanbomaxamad4573
@clshanbomaxamad4573 2 жыл бұрын
Hadi
@axmadcrashiid3139
@axmadcrashiid3139 Жыл бұрын
Siyach🚩
@saciidnuurofficial1249
@saciidnuurofficial1249 4 жыл бұрын
Taageera wayn ayaan u ahay wllh mr hakim
@hamzeabdilahi4565
@hamzeabdilahi4565 4 жыл бұрын
Waxaan urajaynaya guul
@princemo7223
@princemo7223 4 жыл бұрын
Riyad mahrez 😍😍Tisa insha Allah ka sogaa pro💙💙💙😘
@sakariyeaadan1327
@sakariyeaadan1327 4 жыл бұрын
Hory usoco libah
@axmedak8305
@axmedak8305 4 жыл бұрын
Anigo waxa is leyahay man utd
@yaasirmaxamedcabdulaahixas1436
@yaasirmaxamedcabdulaahixas1436 4 жыл бұрын
Nin xirfadleh
The Noodle Picture Secret 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 29 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 88 МЛН
Cristiano ronaldo oo aad ugu qiirooday suuratul faatixa
3:26
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 341 М.
X X Qisada SON & Sida Caruur uusan udhali karin & Guur la aanta heysata YAAB
10:08
X X Qisada Mucjisada Real Jude Bellingham &  Kabiirkii Argagax geliyey Yurub
9:09
Этого узбека не остановить  #shorts #mma #ufc
0:51
The ultra mma
Рет қаралды 1,6 МЛН
iShowSpeed Thought It Will Be Easy.. 💀
0:24
SpeedNaldo7
Рет қаралды 1,9 МЛН
100.000$ & 50$ | Mỹ & Việt Nam Part 4
0:10
Sáng Tiền Xu
Рет қаралды 8 МЛН
Manager Skills🤯🔥
0:25
Best Football Shorts
Рет қаралды 10 МЛН