Turkiga soomaalidu way ka yaacday wax dhaafa iyo wax soo laabta weeye.
@JamaMuusejama2 ай бұрын
2019 ayaan tegay ankara waxaan deganaa xaafada kajoran yusaltabay waxaan joogay hal Sano waxan kasoo baxay 2020 alx
@Guled_alberta7 ай бұрын
Ankaradii aan 2021-kii tagay oo shidnayd ma saanaa udanbeysay maqaada africansofa wllhi maalin baan shaah ka soo cabay intaan xaafadan howl yar ka soo yeeshay