XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY

  Рет қаралды 71,903

Awdal Media Production

Awdal Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 368
@hawoabdullahi2784
@hawoabdullahi2784 2 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waa xanuun walaahey 26 qof beey shaqola aankurideen ilaaheey cadaabtii itinkufokee aduunkana rafaad itinku casuun
@MohamedCawil-zk2bz
@MohamedCawil-zk2bz Күн бұрын
Oo wll yaa gubay yaa arkayey
@moali27
@moali27 Күн бұрын
​​@@MohamedCawil-zk2bzWalaal booyad dab-damis ah oo biyo wadin, miyaan shaki ku galeyn?
@sacido1721
@sacido1721 2 күн бұрын
Walaal ilaahey badal qeyr qabo ha idiin siiyo sory. Aduunkaan waa iska imtixaan
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en 2 күн бұрын
Hadalka ninkushegay warun taliyuhu haduu yidhi safiyi haka baxdo boorama isagaa gubay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Күн бұрын
Cabdilahi waa Daacad Walahi Balse waxan Odhan Laha Cabdilahi Cid Aan hoyada Ahayn Ha Aaminin
@aminaawil8037
@aminaawil8037 2 күн бұрын
Afku kuma goh safiya tusmo waa gabadh qaaliya runta sheegta odaygii police 👮‍♂️ horjooga ka ahaa aa tusmo aaday nayaya bagaad runta u shagtay Masha Allah guulaysta guul Awdal
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 күн бұрын
Wa kadaabad hore beenteed lagu qabtay
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 2 күн бұрын
Ilaahay ha Kashif hadii mamulku ka Dan beeyo iyo hadi cidkale Gubtay ilaahay masiibo hakurido oo naftooda iyo awlaadooda iyo reerkooda ilaahay ha ku rido oo hawsoo dadajiso ninkii balaayo doonaya ilaahay hay ha qashifo oo cadeeyo
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 2 күн бұрын
meherada wixii ku dhacay waan ka xunahay lkn SAFIYO naagta farbaa ku godan warkeedana waa lahelidoona dabkana waa labaadhi
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Күн бұрын
Allah xaqa ha dilaaciyo. Intii shar wadana ha fashiliyo. Adigu waxaanad cadeyn u hayn ha buunbuunin. Dooni buuxda ayaa bad lagaga tegey Waad heli insha Allah ee fidno ka weyn ha dhigin . Magaaladu waa magaaladaadii dawladuna waa dadkaagii. Marka meeli gubato aduunka waxa laysku dayaa in aanu fidin. Had iyo jeer biyaha lagu shubaayo ayaa khaasaaro badan keena. Allah halaga cabsado
@NasabgirehNur
@NasabgirehNur 2 күн бұрын
2 rakaco tukada somamaa 3 dex malin ilahay barya ilahay ayaa idinkaga filan duqaana mahad cambashe 2 inshallah
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 күн бұрын
Qof sisaxa u hadkay adigaan arkaa maanshaa alaah
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 2 күн бұрын
Walee farqi baa udhexeeya samaroon iyo dhulbahante dhulbahante tolbuuleeyahay samaroon tolmaleh
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Ok maxaad rabtay ma in sidiina aan qaxno doqoneey Anagaa isaaq baa tolkayo ah candho dheeryahay
@ayanbadan8735
@ayanbadan8735 2 күн бұрын
Uus runta hadidine anoo samaroon ah baa cadaynaya inan tol haysanin oo gumaysi kunool ciil iyo cadho loma dhinto naag mahine car nin isaaq uhan jaabaya arag doqon
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q 2 күн бұрын
@@user-qx9rp5yn5k Baqal ayaad tahey 😂😂😂
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 2 күн бұрын
Walee waa run anigo samaroon ah naa ku leh
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 күн бұрын
naag naag dhalay wiilal lhaayrkaaya baa saakuugalaya oo xildhibaankaagii la afduubtay oo dumarkaagii la xidhay oo badaadii la iibiyay aduunka dadka ugu liita oo ugaaskiisii xabad lagala daalay oonan soogali karin ina gumeed reerbaa suudoono kaayeelay anigu hadaan qaxay maanta waa anigaa ragii kibray laayay qaarna xidhay hubkiina kala hadhay inagumeed
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 Күн бұрын
Safia Tusmo & Ismaaciil Aar guulaysta.
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p 2 күн бұрын
Meshu waa cidla walee hala darso oo hala badho waxa waxan sameyay barortu orgiga ka wayn
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Dadka noocan ah een sharciga ogolayn.magaalada hablaha qabto safiyo tusno too waa lay waxeeyay lahayd maanay ahayn❤❤
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 2 күн бұрын
Ilahay waxaan okabaryaya qofka waxas sameeyay inu ilahay wax dagdag aah tuso safiya waa gabar maskin ciil ayeey kudilen kuwaan
@FreemanV99
@FreemanV99 Күн бұрын
This is an interesting case!. A victim of a deliberate arson talking about his ordeal with the officials that are supposed to offer him support unconditionally. I get the feeling something isn't right in the case, though. Why would the intelligence come chewing in his property without his approval in the first place? Was there some sort of investigation going on?
@ahmednuraden2814
@ahmednuraden2814 2 күн бұрын
Sudaan iyo ethiopian ku ha gubato maxaa somali u diiday
@ZakAli9904
@ZakAli9904 Күн бұрын
Adiga markaad dhulkooda tagto maxaad uga shaqeesataa? Sunadaan abaalkay umadda Soomaaliyeed ugaleen wlhi uma gudi karaan....
@abdixasan6871
@abdixasan6871 2 күн бұрын
Dadkaam waxaku dhacay xanuun layidhahdo isaaq
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 2 күн бұрын
yaa ku xasusanba ciilanyhu😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 2 күн бұрын
Xafado dee😂😂​@@kaltuunibraahim9781
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 15 сағат бұрын
Waryaa isaaq baad kuwalatene isaaq ma boorama mudagaa😅
@XussenXoosh
@XussenXoosh 2 күн бұрын
Calaamad ilaahow kamuuji qof kii haw shaa kadan bee yay iyo kii qor shee yay iyo kii kufikiray iyo kiisa meeyay aaaamiiin yaarabi
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 2 күн бұрын
WAR. IN DADKAN. GOBOLKOODA. UDHASHAY. LAGU. HAYSTO. WALAAHI. WAA. GARDARO.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 күн бұрын
Maaha sidaa horgalo gobolka u dhashey baa arinka loo soo adeegsanayas waana ilma cabaashe oo kale oo weli is qarinaya
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Dawlad maahee cuqubo haku dhacdo muuse iyo cida umada uciqaabta
@snw9257
@snw9257 Күн бұрын
Illahay badal khayr qaba hasiiyo Cabdulaahi iyo Safiyotusmo😢😢 hadi iyaga Illahay badbaadiyey naftooda maal wey tabcan doonan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 күн бұрын
I feel Sorry. Awdal dadkedu weey hurdan. Markey soo kacaan. Allaha garsiiyo. Dhibatada kama baxayan
@hannaarteh197
@hannaarteh197 Күн бұрын
Ilaahay xaqqa ha dilaaciyo aamiin dulmigu ma wacnee
@habibaabdi6619
@habibaabdi6619 2 күн бұрын
safiyo abayo baydhabo kadhiso anagaa waligen datkamasarin konfurgalbet sodhowow
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 2 күн бұрын
Koonfur galbeed tii tidhi miyaanay ahayn ethopia rabaa, kuwana oromo sheegteen waxba isma dhaantaane maa iska aamuustaan.
@Nuurah951
@Nuurah951 Күн бұрын
Naa koonfur Galbeed inay Ethiopia aadaan waalagu qasbay. ​@@KhadarHassan-qv1ye
@mandekdaoud3358
@mandekdaoud3358 14 сағат бұрын
Hade is ku éthiopien baad tihin kaxaysta😂
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 2 күн бұрын
Subxanallah dadka xooga is biday miyeey ogayn in illahay swt arko? Miyeey ogeyn in maxakamada alle danbeyso?😢bal fiiri qasaarahaas inta le'eg 😭😭😭😭
@WaliCabdulahi
@WaliCabdulahi 2 күн бұрын
HORA MARKIINAYA KAXUN YIHIIN Dowalda muse biixa sorre
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 күн бұрын
Af soomaali fiican soo qor
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 2 күн бұрын
@@nadiamohammed5330 😂😂😂🤣🤣😂
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 2 күн бұрын
Walaahi. Waa. In layska. Celiyo tuugya. Dawlad. Isku sheeg
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 2 күн бұрын
Ethiopia n.kaaza gubay soomaali maad shaqaale uga dhigtid
@mohamedali3724
@mohamedali3724 2 күн бұрын
Nin raga ilaahay badal khayr qaba hakaaga dhigo ha kuugu badalo.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Күн бұрын
Ilaahay waxaan ja bar-yayaa ilaahay inuu waxaan la aqoon inuu ku salado wixii dulmigaan geestay subhaanalaah
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Күн бұрын
Wlhi waa cajiib ilaahay dulmiga majecla ilaahay haka abaal mariyo
@umalkhayromar8253
@umalkhayromar8253 2 күн бұрын
Wixii waxaa ka danbeeeyey ilaahay ha soo saaro samra xaqiinah weydin heliyeh😢
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 33 минут бұрын
Ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢😢subxanaalaahi
@alijama3401
@alijama3401 2 күн бұрын
TUSMO HORAY BEEN U SHEEGTAY KANINA WAA LA MID EE. HA LA HUBIYO
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 күн бұрын
KALAB AXMAQ AH HADII AY ADIGA KU QABSAN LAHAYD SIDAAN UMAAD HADASHEEN DULI BILAA DAMIIR AH BEENALE BEENALE DHALAY ADIGAA AH
@alijama3401
@alijama3401 2 күн бұрын
@@dhemanduceysan3255 kkkkk. Kkkk BEENI RAADCMA LEH.
@ashahassan5839
@ashahassan5839 Күн бұрын
soomali guul gadhi mayso bal eega sida loo galay reerka illahay ayaa idinka ar goyn inshallah si dag dag ah 😢😢😢
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 2 күн бұрын
Taliyuhu gadabuursi maha dulmiga aad wadan dayinku meel kale hadinka siiyo oon somaliland ahayn
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 күн бұрын
xamar oo gubaneysa noogubaaqaysa guri caruur iyo hooyadood habeen ju gubtay waala vadbaadinkarwaayey masiuvada halagu samro
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 күн бұрын
War cagafta dabka sidaanu u fidin guryaha kalaa dabka laga badbaadiyaa .
@jakey2424
@jakey2424 Күн бұрын
​@@jamiilaJama-c5ckkkkkkkkk guryo kaleba meesha kuma yaalaan baa lagaa yiri
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Күн бұрын
@@jakey2424 walee sowta layiri jiingad bey aheyd dhagaxan uu isku agsawiray odatgeedu waaxay mafahmin
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 күн бұрын
Dulmiga mar waliba maguulesto xaqiina u dagaalama
@ahashi7828
@ahashi7828 2 күн бұрын
Siday ku dhacday afar gaadhi oo ciidan ahi inay uga so horeeyaan dadkii lahaa dhismaha oo u diidaan inay wax ka badbaadiyaa hantida meesha ku gubatay .
@luulhussein7191
@luulhussein7191 2 күн бұрын
Waa loo bareeray in la weeraro safiya
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f 2 күн бұрын
Waar garaad dhaam ku hadaal ajaanib baa ishaqeya adigà gubayi 26niin ayaa hoorday oo daab ayaa meheradaydi la galiyayi waar taliyahaa beenta ka daa❤❤
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 күн бұрын
dulmiga illaahaay majecla ee dadka kadaa aflagaadada adoo afqabiil ku hadlaya
@mohamed88466
@mohamed88466 2 күн бұрын
Hhhhhh hooyadaa waalida Ka was adigu miyaad joogtay meesha
@akabdi9732
@akabdi9732 Күн бұрын
Nin xoolihiisa gunaya xagee ku aragtay qabyaaladii ku qaday kuma dhigto maku dhahaa aakhiro qofkkad difaac3ysid waxba kuuma tarayaan
@akabdi9732
@akabdi9732 Күн бұрын
​@@mohamed88466 ma ninka dulan baad caayaysaa mise kan maxamed abdilaahi ku qoran
@user-je5ou6oz6z
@user-je5ou6oz6z 2 күн бұрын
CEEB CEEB SHEEKADU WAY XUMAATAY. KULMIYE DALKII HALKAASAY MARINAYAA .
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 11 сағат бұрын
Itoobiyanku iyaguba ima shaqo geliyaane sideed shaqo usiisay maa dhalinta reer boorame maa shaqo gelisid
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 15 сағат бұрын
Waxxaa hubaya dadka masaakiinta ee boobayeen ee lacagahoodii siina weyada dulmi baa gubaya iyo xaaraanta
@FatmaFartuma
@FatmaFartuma Күн бұрын
Safiya waa markii labad ee saa loo dhibateyay meesha dowlad kama jirto waa gumeeysi iyo kaa awood badani safiya welcome casimada umada somaliyeed muqdisho iyo meel laga jecel yahay
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 күн бұрын
Taliyaha sirdoonka waar aqalkaaga maxaa keeney waa yaabe, wlhi ehlu janaad ahaani lahayd intaad toogato waliba aad gubto ayga xunka ahi. Gababuursoow horgaladiina gacan kulul saara waa dulmi waxaniye.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 күн бұрын
Safiya Siilwaeeray Hadaad Wax isla Hayeso habartu Waa Aamusi Layede Odaye Qorofa baad Tahaye Fur 50 jir Geeljere ahoo Ciidagale Ahbaanu Ku Dareyenaa
@saidahmed3524
@saidahmed3524 2 күн бұрын
War tiliyaha police ku been badanaa waxa uu ku lee yahey meel dabdemisku maro ayaan weyney, waana meeshaas banaan ee daahir yaa shamista ah .
@najmagelle5202
@najmagelle5202 2 күн бұрын
Reer waqooyi waad fashilanteen ee bal Hargeysa usuga taga magaca Soomaali iska reeba la baxa Hargeysa land waa hadii aad ku nabad heshaan ama iskaga qaxa xagaa iyo Ethiopia caasimada Addis Ababa orda guryahoodii iyo hotelka u masaxa ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@khadijac9841
@khadijac9841 2 күн бұрын
Orta hadalka soobaro reer waqooyi ma iidoor ayaad utaqaan hada boorama aduu dagaal kadhoco qof isaaqa majoogo iyagaa isdilaya Hargaysana soomaali oodhan ayaa joogta cuqdada kuhaysa adiga ayay kugukoobantay eedo
@QarankaSomaliland-o3k
@QarankaSomaliland-o3k 2 күн бұрын
Kkkk nagu waasha anaga 😂😂😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 күн бұрын
ina shuubo faqash eyed naaso leh sharmuuto daarood
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 күн бұрын
@@khadijac9841 saa saad ku leheedeen Dhulbahente iyo warsangeli markaad Dhex carareyseen. Ama SNM AyJoogtey Arimaha somalind baa ka jirey dadku miyuu idinka caqli yar yahay
@NadirayusufSiad
@NadirayusufSiad 8 сағат бұрын
Lkn xukumada sidee masuul iskaga saari weysay hantida shacabka ciduu doono ha noqdo muxaafid ama mucaarad
@hassanjama6772
@hassanjama6772 Күн бұрын
Taliyaha ciidan booliska iyo Maamulka gobolka wa is ogyihiin iyagaana gubay Meherada lkn Allaah baa jooga khaaqirana waa dambaysaa iyo xisaabtii alle
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 2 күн бұрын
Ninkan odayga ah waxa u xal ah inu siddi jabuutawii noqddo warkalee umaba yalee
@mofosman4426
@mofosman4426 Күн бұрын
iidoor ayaa xita Samaroon taajir koodi ku dhex guumeysanaaya boorama dhexdeeda oo hantidoodi dab qabadsiinaya. Adoomo caadi ah ayeh noqdeen samaroon.
@User2-y6u
@User2-y6u 2 күн бұрын
Beeshan yar ee cuqdada qabta dawlada is mooday Waa cabsataa ma xishooto. Dawlad uun bay ugu yeerayaan reer awdal beel la mida oo ciilan.
@fahima6186
@fahima6186 Күн бұрын
Bismillah 😢xaq darro badanaa😢😢😢Israel baa dad guryihiisa gubtay ban maqli hiray lkn oday muuse ayaaba kadheereeya Yahuuda👿
@abdiali4991
@abdiali4991 Күн бұрын
Taliyhu waa hoorgal arawelo daadku shacabka ayuu bad kaa qataa hada kaa hore walalkey oo borama lagu xiday ayu lacag wayydistay oodaygas arawelo waa naccas igaa daa reer awdal maamul maleh 😢😢
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 2 күн бұрын
Ma wadadii xabadhidu mari laheed baa soo hashay meherada
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 күн бұрын
Police iyo maayarka iyo ciidamada kuli wa reer borame cid isaaqa oo halka jooga ma jirto cashuurtana borama aya lagu dhisa degmo walba iyada isticmasha
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd Күн бұрын
Inakii shaqaysanayey bay belo ula soo. Gashay gabadhaasi meeshay gashaba dab iyo buuq baa qabsanaya waamaxay sidani ilahay wiilkaa bedel khayar qaba Allah ha siiyo isagu daacad buu u egyahaye hadayna xitaa dawlad ku sheegu lug ku lahayn wax haloo celiyo Oo hala saacido ayaan odhan lahaa
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v Күн бұрын
DOWLADEEY XALQAADO SANDAQADA GUBATAY AYAA WAXA LAGA SAARAYAA. 😂😂😂
@mahadsheekhibraahin1345
@mahadsheekhibraahin1345 2 күн бұрын
Alla godabiirsi ayaan daranaa saa iidoor baaba gumaysta oy isdhaafin la'yihiin war rag malihidin ee haweenka hubeeya
@faclon.
@faclon. 2 күн бұрын
kkkkkkk adiguba waxba kuma dhaantid ood wadnahaad farta ku haysaa doorasho kadib xisaab xil male hadaan la xumeyn
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 2 күн бұрын
aduu yaad ahyd marka ciilanyhy adoon inad tahad is cadaysay
@midnimomedia2437
@midnimomedia2437 2 күн бұрын
Xaqiiqada xabada isaaq bay kaa ogyihiin.
@jakey2424
@jakey2424 Күн бұрын
​@@faclon.Jabkii ku dhacay idoor 25.08.2023 waxay dhaheen 1 asbuuc na suga. Ta dhacda haddaan la yaabin. Kaddib waxay dhaheen sannadka cusub bilogiisa na suga. Kaddib waxay dhaheen ramadaanta ha dhammaato. Kaddib waxay dhaheen 18 May ka dib na suga. Kkkkkkkkkkkkk hadda ma waxay maraysaa doorashada kaddib kkkkkkkkkkkkk. Rag aan lagu dhici karin baa meesha jooga, waa intaas waxa meesha yaal
@willobouni7146
@willobouni7146 2 күн бұрын
Allah ku saamir Allah waxbaa kama qaarsoonaa
@mohamed-rb2om
@mohamed-rb2om 13 сағат бұрын
Asc wllyaal waxn ahy wiil nafo ah hargeisa ku nool walalyaal dayn ba la igu leyhy qofkastana uu dareemi kara culyskeeda plz inta wanga iyo wx bixinya jecel waxn ka codsanyaa inay iga cawiyaan. 😞😞
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 15 сағат бұрын
Isaaq ma gubin askarruna ma gubin. Fartaa ku godan ma lagayaabaa in cid lagu dulmiyey oo cuqubo gubtay.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 күн бұрын
Naag kuuma joogto ee meesha isga tag naag niman guriga kula qayileysa oo isagana shaaha u karinayo oo ina layaanka ah war waad ceebowdey naagtani iska fur
@DavidEndurance-m1i
@DavidEndurance-m1i 2 күн бұрын
Wa benalayal dawladu maxsy kufalysa ma milioner ba a😂😂😂😂😂😂😂Naga daya bahsha borama shacabku un dab lagu shido Loma bahna safiya tusmo wa fidmo
@anoor7560
@anoor7560 Күн бұрын
Kan waanacas awallahay doqon ah waar naagta nin cido gala ah bay jeceshay ee adigu magac u yaal baad tahay Safiyana state ka ayaa ku Daba jira Iyo IRS taba kaday isleedahay laguma oga walee warbaa kuu danbayn
@AxmedNuur123-s8y
@AxmedNuur123-s8y Күн бұрын
Jabhad ayaa meesha haysta dawlad kama jirto
@alijama3401
@alijama3401 2 күн бұрын
WAAR HEEDHE SIDAA AY SAFIYA SHEEGTAY UUN BAAD LEEDEE WAAD XANUUSANAYSAAN ADIGA IYO IYADUBO WALAAHI. WAXBAA SI AH. KKK.
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 күн бұрын
Sorry safiyo iyo xaajigeda ale badal qeyr qabo heyni siiyo
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Күн бұрын
Alaha u gargaaro maskiinka 😢😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 12 сағат бұрын
Subxaana Allah.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
SAFIYA TUMO WAA DADAKA AMINSAN IN DAGAAL.KA DHACO BOORMA LAKIIN REER BIRMA KA YEELI MAYSO
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 2 күн бұрын
IsaaqLand ma shaqaynaayo ha ku daalina waa calaacal timo leh 😂😂😂😂😂
@khadijaguuled1216
@khadijaguuled1216 2 күн бұрын
Allah wax kaqayr badan ha idinku badalo
@abdillahiaouledaouled1970
@abdillahiaouledaouled1970 2 күн бұрын
Gessi Gessi ❤❤
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Күн бұрын
Weycadahay arintani in ullakac loo gubay halkee lagu arkay dabdamis yimi meel gubaneyso oo leh biyo masido maxuu soo raadshay?wardulmiga reeraha kadaaya inteeyan xeero iyo fandhaal kala dhicin Midna ogaada Safiya intaad kagubteen kabadan Alle iyo Soomaali bay leedahay wayna heli ciil u dhinta idim Alle
@mohamethibraahim9675
@mohamethibraahim9675 Күн бұрын
oo gurigaaaga maxaa ninka keenay jilicsan bad tahee siii nin gurigaaga ugu qaylaa ma miqaaxi baaa maad madaxaa ka toogatid.
@mandekdaoud3358
@mandekdaoud3358 14 сағат бұрын
Degankay tahay safia sowta dds ban ahay tidhi😂somali warersan ana qaba oo deganka aa aya kaga dhaw
@smartazu8723
@smartazu8723 Күн бұрын
Samarooney cidi idiinma iman ee maxaad iska xaasideen sumcadana dawlada uga xumaynaysaan ilaahay ka cabsada
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 2 күн бұрын
Waa dad gumaysi lugu hasto inshaallaah waxa icintifa maheshan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 күн бұрын
Ciidanka iyo dabmiska maxay kala yihiin waa isku mid labadu badbaadiyaal
@HousseinYare
@HousseinYare 2 сағат бұрын
Awdal media 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 күн бұрын
Ethiopian kaa baa gubay waxaana soodir satay xukumada snm simple imisaa orom iska ceersh niilalahaa
@calvineshorter7854
@calvineshorter7854 2 күн бұрын
Perez Carol Perez Elizabeth Rodriguez Helen
@hakemaali5055
@hakemaali5055 2 күн бұрын
Ilahay ayaa og lakin Dabku Wuu qarxaa, laydhadhka wayaradodo, dabaday inta badan yalaan, wan ka xumahay, dabkaa, ma ahi samaron lakin ehelbaynu nahay Arinkan Yaan laga dhigin isaq iyo samaron, haday dad XUNI mesha gubeen, ilahay aya la xisabtami lakin meshu somaland oo dhan bay ka gubataye, ha loo dhiso rer ka, cagafku malaa Waxaa logaliyay in AANAY umada kale ee jiranka gadhin, madama ay meshu gubanayso sorry, meshu miyanay, kamarado talefanka ku Xidhan LAHAN??
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 Күн бұрын
Ma fahmin qof wadani ah oo la leeyahay wadanka ka bax Hantideeda in la gubo waa arin la yaab leh,Safiyo maxaa laga rabaa.🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭waa yaab.
@Haantailaacomporosork
@Haantailaacomporosork 2 күн бұрын
Hadalka uu idhi beenaysii anagaa cadaynasaa inuu og yahay wixii gubay meherada
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 күн бұрын
KANI ISAGAA MEHEDIISA GUBAY SI UU DAWLADA SOMALILAND U DHALEECEEYO OO FAQASH SOMALIA AYAA LACAG TII U CELIYAY 🤣🤣🤣🤣 BEENAALE WEEYE
@sayidabib6632
@sayidabib6632 Күн бұрын
Boowe adiga iyo reer boorama hubka qaata oo iska xoreeya mamolka SNM hadi kali gumaysi ka bixi maysan
@AnabHussein-c9d
@AnabHussein-c9d 2 күн бұрын
Waa dulmi loojeedo safiya waa gabar soomaaliyeed kamana yeelayno insafiya😂lacumeeyo kajoog soomaalilaan safiya waa gabar soomaaliyeed safiya kalay xamar imow guri dhisaan ayaa lagusion
@shadiaali2750
@shadiaali2750 2 күн бұрын
Kani waa nacas autistic weynaadey ah 4 ta jiingadood ayuu ku leeyahay waa meherad hada waa sheekho la soo dhisay oo habartan uu qabaa ula timid
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts 2 күн бұрын
Gubashadu way dhacdaba lakiin burburintu waa maxay
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 күн бұрын
Safiya Tusma dambi mala Soomaalay haloo hiiliyo love waa sax gabadha oo furatay afkeeda gadbuursi weey idin dhamatey adon ba tahiin hadan loga argudiin gabadhas samaroon oo Gadbuursi if they're not revenge for her They are really Slave
@suadmire7450
@suadmire7450 2 күн бұрын
Waa qabiil qabiilkale gumaysanyo oo duloobay war nafta mar bay baxdaayee waar iidoor iska dul qaada
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂 Bacaaaaaaaaac
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 2 күн бұрын
War hoy naftada ubaq Gudahursi ayad tahaye hadii kale hhhhh mahamed abib ayaad linta lacabaysaa
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 күн бұрын
SAFIYA WAA SOMALIA CALANKA SHEYDAANKA AYAY CAABUDA YAYNA MAGALADA NAGA SOO GALIN VIVA SOMALILAND GUUL
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Күн бұрын
Dawaan sheidanka ayaa kumamulayaa 😂😂
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Күн бұрын
Faqashtii hargaysa ayaa gubay
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t Күн бұрын
Kkkkkkkk waadadlayidhi reerboorame kiciya habadhaaciso
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 15 сағат бұрын
Waara kani waa nina nasgi wado kaama bayadha boorama hadaye dumisaanaa ma isaaqa baa lka dumayasa dukaanku ma sanadaqadan 10 furaashanyaalaba
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 күн бұрын
ASC C/LAHIYOW RAG CIIL CADAAB KA DOORAY EE QORYAHA QAATA NAFTU MARBEY GO,DAAYE HORGALADA MUUSE JUUDAAN XABAD FUTADA KA GALIYA NAJAASTA
@iamalegend8778
@iamalegend8778 2 күн бұрын
Siilka hooyada iyo Safiya tuusma baa was!
MASKIIN KALIGEEDA AYAA MEESHA KU HARTAY SUAAL XANUUN BADAN🥹
10:56
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 93 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 54 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 71 МЛН
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,6 М.
JABHADII  G.AWDAL OO AFKA FURATAY IYAGOO HUBAYSAN
10:48
Awdal Media Production
Рет қаралды 5 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | WEERARADA LUBNAAN | DAGAAL IRAN V ISRA
19:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
DHOOF PART 37
20:51
Family Sagal Channel
Рет қаралды 13 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 93 МЛН