XAALADDEYDU MAXAY AHAYD IYO SIDEE AYAAN UGA BAXAY? SKIN TRANSFORMATION 🥲

  Рет қаралды 85,508

Naz Ahmed

Naz Ahmed

Күн бұрын

#somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
- SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
- INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/...
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
- Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
/ @nazaxmed
CONNECT WITH ME!
♡ Instagram: Naz_nutritionist
♡ Facebook: Naz Ahmed
BUSINESS INQUIRIES ONLY
healthwithnaz@gmail.com
===================================
===================================
FAVOURITE PRODUCTS
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
DEODORANT :
- Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
adamaminerals....
TECH I USE
Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
Lighting?
Natural Lighting
OR
2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Пікірлер: 262
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! Also Available in Djibouti +25377120650 - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: kzbin.info/door/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
@cabdiwalinasta1468
@cabdiwalinasta1468 Жыл бұрын
#Naz Ahmed Your business number can be contacted you? i need to advice ,I don't use Instagram
@Hua-e3g
@Hua-e3g Жыл бұрын
@Naz Ahmed wll antibiotic isticmashe wajiga ii sheeg magaciisa plss
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 Жыл бұрын
Wa runtada dadku way iska dhib badab yihin kkkkkkkkkk😂😂😂😂 nas hno in la iska indho tiro unbay ku ficanyihin dadkas
@Mohanta-q6h
@Mohanta-q6h Жыл бұрын
Plz kaniniga isticmashay isheg abayo
@shukrisaid7078
@shukrisaid7078 Жыл бұрын
Asc habo masha allah mardhoweyd ayaan kugu soo biiray aad ayaan iga helay barnamijyadada ad soo Galiso thanks🥰🥰🥰
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hal mar igula salliya suubanaha Nabad Geliyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaato scw
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 Жыл бұрын
Wlhi waxaan xasuustaa inan saxiibnahay ayaa sidaasi kudhacday 2018 wajiga wada finkanoqday maalin walbana waan is arkijiray jaamacadaan isugu imanjiray halmaalin kuma odhan maxaa kugu dhcay iyo waamaxay finankan kaasoobaxay because waan ogahay inay qofka qalbigiisa dhawacayso waayo wuxuu doortay maaha Kadib waxay igu odhanjirtay Horta aduu miyaa as aragba sidanuu wajigaygu noqday dadku saw kuwan jidkaan ka mari la ahay Dhibmle sxb wax wayn maaha baan ku odhanjiray illhay baa kaalaxayn ❤
@umama5531
@umama5531 Жыл бұрын
I’ve been asked so many times as to why I’m not getting pregnant yet? “Maxaa kaa qaldan ood uur u qaadi waysay”? They don’t know what your struggle is they just ask even if they personally don’t know you so yes my sister I absolutely understand you. Alhamdulillah 🥰🥰🥰🥰I’m 3 months pregnant I didn’t know I was pregnant when wrote this comment thank you sisters so much 🥰🥰🥰
@mabrukelmi1921
@mabrukelmi1921 Жыл бұрын
😢
@manalmoha7375
@manalmoha7375 Жыл бұрын
😢ax
@rihannaali1990
@rihannaali1990 Жыл бұрын
People are always negative just don’t listen them! Insh Allah will get pregnant soon.
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x Жыл бұрын
Sorry mcnto Allah hakugu irsaqo ubad matano matano ah oo cafimad qaban insha allah
@xyz-wv9nb
@xyz-wv9nb Жыл бұрын
I struggled with acne and my face is almost cleared now. But I wouldn’t forget when someone told me” na cadeska iskadaa xabad sowdana marso” like man what hell is that!!! Avoiding sugar, dairy, gluten and minimize the conception of red meat helped me a lot. It’s only about two weeks now and I drastically see the change.
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Im happy for you sister alhamdoulilah
@ahmetmohamout6859
@ahmetmohamout6859 4 ай бұрын
Macha allah wll hadi alle ka dulqday wll ani talo ma igu cawin karta
@xyz-wv9nb
@xyz-wv9nb 3 ай бұрын
@@ahmetmohamout6859 abaayo waqti ay qadani, skin care routine sameso, hana dhafin habeen xitaa. Waxa isticmasha wax yabaha wajiga saliida ka yareeyo
@hawasuleiman2262
@hawasuleiman2262 Жыл бұрын
Somali people need to understand, they don’t need to know everything. This person already knows whats up, they can see, they don’t need you to point it out again. Please learn this!!
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Exactly 💯💯💯
@Amiisha_sharaf
@Amiisha_sharaf Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah sis am so happy finally Illahay haduu kaakexeyey Alhmdullah sis when have listen your story meelo badan same kanahay aniba last previous year 2021 I went through same situation wajigayga dhan baa out of blue Finan iska kaysoobixiyeen se hada Alhmdullah antibiotic sidokale I cawiye Alhmdullah. Somalideena dhan kankuyaqana iyo kankaleba they all same hadalada dhaawaca way kasimanyihiin. But waa wax inaga Somaida bas tahay ani wadamada East Africa kunolahay waan kashaqeeya xaladaa markaan kujiray they never asked any questions about my face they only use to see my improvement “They use to come to say to oo waaw you becoming fine” that is only we Somalis knows hadalada dhawaca ah siibe Dumarkeena. Thnx for your story ❤
@umulkhayrmoh1970
@umulkhayrmoh1970 Жыл бұрын
Haa wlhi qaliyeey waan kula soo arkay dhibtaas alxamdulilah hadase illhay somali noma jabiyo isma odhonayan uu ka naxaya qofkan hada xasuusisid dhibta wajigiisa haysata
@zeinabelmi
@zeinabelmi Жыл бұрын
I was laughing the way you talked about it, it is true Somali people are unique 😂😂😂 they make you feel upset sometimes. May Allah protect you from the evils
@Wavybreeze
@Wavybreeze Жыл бұрын
You are right. Somali people only pick others flaws without consideration of how damaging it can be to an individual. They make it a habit to point out things you already know about yourself it could be as simple as someone having a gap on your teeth. Somali people need to change that habit and be kind to each other.
@sahrayusuf-fz9nt
@sahrayusuf-fz9nt Жыл бұрын
Maashallah abaayo finika ceeb ma ah because waa wax soo baxa ama taga marka ceeb uma arko marka dadka hadalkooda horay uga soco🎉🎉🎉
@afaafmohamud5658
@afaafmohamud5658 Жыл бұрын
Waxaan kabayaa in Somali hadalka ay u fiirsan uu dada aakhiro geen doono. Naz Ahmed adi wakhtiyar aad aragtay kawaran qof suaal laway diinayay more than ten years!
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Sixir iyo ill is the cause of everything according to Somalis waxaasna waa jahliga dadkeena haysta. Nasteexo read this article inshallah "Garlic for acne: how many cloves per day keep dermatologists away" very informative. Also since you're taking antibiotics make sure you're eating lots of fermented foods like yogurt, kefir, fermented vegetables (kimchi, sauerkraut etc) because your good bacteria would've depleted along with the bad making a recurrence more likely so its important to replenish your good bacteria population with prebiotics & probiotics.
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Waa sax intaasi wey caawin... Lakin sixir iyo ilba wey jiraan dhibaato bdana wey u keenaan jirka... Walaashy daawo, cunto, cadar, uunsi kareem jir ama waji ah wxs dhan wey dhibi jireen.. Mrkii Qur, aan la saarey wey ka bogsatey kuli wxyna aheyd sixir.
@Wavybreeze
@Wavybreeze Жыл бұрын
I agree with the fermented vegetables is good in your diet overall and antibiotic does take bad and good bacteria.
@senioritanaema2727
@senioritanaema2727 Жыл бұрын
Masha allah ,u are so educated ,knowing these things is incredible coz they are the best healer when comes to ur gut and generally to ur skin health 🥰😍
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
@@fouzianuura2327 sax walaal laakiin wax kasta in sixir lagu tilmaamo maahan. Cadow in meel kasta lagu arko waa paranoia.
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 Жыл бұрын
@@fouzianuura2327 wll qurankah lasaray isheg ana sas ehehe
@muhimabdi6231
@muhimabdi6231 Жыл бұрын
You are really funny 😂😂😂 I like the way aad dadka somalida uga hadlayso 😂❤❤❤❤
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 Жыл бұрын
Mansha allah walal alhamdulilah dheh ilahay wuu Ku jeclyahay ducadad wuu kuu aqbalay Mansha allah ❣️❣️❣️
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
This topic is very much needed. Insecure in Somali is Kalsooni Daro.
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Maasha Alaah Laakiin Markaa Jabuuri aadey. Waa kufiicnaatey Xaga Finan
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Жыл бұрын
Waaba ka helaa markay reer jabuuti dhahn waa la khabeeyay 😀🙋‍♀️ love 😍 you sister
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah 😍 hadad ducay satit daawadada helaysa ducada waa muhim ku soco habo mcn 👌
@ayanhassan3385
@ayanhassan3385 Жыл бұрын
ilaahay kugu ma so cesho huno🎉❤ cafimaad ayan ku rajaynaya
@dagancaynan
@dagancaynan Жыл бұрын
18sano ayan leeyahay finankaa waxanan ahay 31 jir walina wan leyahay qofkasta oo i arka comment ayuu ka bixshaa wan la qabsadayba 😂😂😂 ileen waa la ila qabaa hawsha i haysata.Canaha iyo cheeseka aad ayan u jecelahay waba kuwa ugu badan ee igu kena finanka waxaa inta ii dheer dhiiga weekga aan leyahay wuu iga so baxaa . mahadsanid Naz Ahmed inta aad lana wadagtay
@sophieh.o.a127
@sophieh.o.a127 Жыл бұрын
Maasha Allaah ayaad noqotey awalba waxba kaama maqnayn hada kadib waxad sameysa toon huruud labadas biyo kudarso huruuda bakteeriyada ayay disha ama waa antibiotic toonta finanka ayay baabi'isaa insha Allaah kheyr ayaan kuurajeynaa ❤️
@Beingme541
@Beingme541 Жыл бұрын
Isheeeg kuceli
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@marualy264
@marualy264 Жыл бұрын
Sidee loo isticmalayaa baayo iisheeg? adoo mahadsan
@aswanahmed9524
@aswanahmed9524 Жыл бұрын
Wlhi waa runtaa wayo ani wan dhuubanhy marksta waxy ii dhahn maxaa ku dhuby marka wan niyad jaba walhi
@amalomar380
@amalomar380 Жыл бұрын
I agree with it happen to me as well. Oh our people May Allah for give them
@IfraahDahir-sh9te
@IfraahDahir-sh9te Жыл бұрын
Mxa kucawiye abayooy isheeg
@ilhanmohamed5846
@ilhanmohamed5846 Жыл бұрын
As muslims we should say Manshaallah but we forget it. Nasteho can you talk about you intermittent fasting? Thanks
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Naz walalo 48 kg aan dhaafi wayay waligey but last 3years 60kg aanka dagi la'ahay please vedio manoga sameyn dadka si dhibka leh u cayila, si dhibka lehne u caatooba, metabolism ka miyaa wax ka khaldan, bal sidee wax u jiraan walal vedio inaa ka sameysid aan jeclaan lahaa thanks
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Wllo ma 60kg ayaad tahy lakin waa caadi ma buurnid
@farahharred8562
@farahharred8562 Жыл бұрын
Tu merites 5millions d'abonner sur youtube sérieusement tu mets ds vidéo trop interéssant et qui parle de la realité continue like that huno
@Sagal-dc5bv
@Sagal-dc5bv Жыл бұрын
Ano yar oo 13sanno jir ayay finan igu bilaaben ilaa hada oo 22 jiro Somali meel aad ka gasho ma helaysid iyado lagu leeyahay dawada iska daa lkn wajigayga isma dhiibin markay iga qafiifan waxan noqdaa qurux clear hadana way iguso noqdaan imika skin care routine ayan bilaabay waa wanaagsanahay masha allh illahay ha iigu wadee 🥰🥰🥰
@umulkherali3378
@umulkherali3378 Жыл бұрын
Abayo maxa ka baiyey igu cawi
@nimcomaxamed1119
@nimcomaxamed1119 Жыл бұрын
Aniga yaraantaydii wajiga xaad ayaan ku lahaa waxaan lahaa shaarbo xaad aad uyar lakiin waa lagu caayi jiray taasi waxay keentay in school tagi kariwaay waxa xasuus taa maalin qof xanuunsan ayaan soo booqday albaabka dhakhtarka dadka ayaa joogay ninwayn oo doctor ayaa imaaday dadka hortooda ayuu igu qaliyay hayaay naayaa shaarubbo ayaad leedahahay run ahaantii aad ayaan udhibsaday waan ooyay waxan bilaabay in aan xidho niqaab waxa hada xidhanahay 30 sano xaadi wajigagana si dabiicaha ayay u dhamaatay lakiin wax barashadaydii waxa ku waayay xaada wajigayga ku taalay
@salmakiinkiin3002
@salmakiinkiin3002 Жыл бұрын
Iam sorry sis
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Subhan Allah… Im so sorry sister. Walahi dadku ma ogo dhibaatadeg ay keeni karaan 😢 wa bila aqoon iyo jaahilnimo
@hamdaahmed5208
@hamdaahmed5208 Жыл бұрын
Walhi xoog baa u qosaly
@hamdaahmed5208
@hamdaahmed5208 Жыл бұрын
Ani gaabnida baa ilug caayi jiray
@xamdamahamud4174
@xamdamahamud4174 Жыл бұрын
Sorry 😞 siz
@ikranawale5450
@ikranawale5450 Жыл бұрын
Mash Allah tabarakallaah quruxay ilahay haku xafido aamiin
@munaabdi9626
@munaabdi9626 Жыл бұрын
Kkk Naz you made me laugh! I went back home and had similar experience I thought you were talking about me!
@nimomohmud8227
@nimomohmud8227 Жыл бұрын
Nastexo somali sind ugama eedbaxaysid hadad sanadkasta dhashidna waxay ku odhanayan wll iska kala kori meeshu wa qurbe hhhhh wallahy wad iga qoslisay lkn ha ujojin
@maryamaabokor9967
@maryamaabokor9967 Жыл бұрын
Wllshay Nasteexo Wlhi Anigu Hadan Arko Qofka Oo Wax Ka Waxaysanyihiin Sida Inu Dhuubtay Oo Kale Wlhi Ma Waydiiyo Maxa Ku Helay Waayo Waxan is odhanaya Hada Ku dhehdo Qofku Wuu Naxaya Wuuna Sii Niyad Jabaya Marka Qofka Hadaad Wax Fcn Ku Aragto Masha allaah Loo dheha Hadaad Wax Xun Ku Aragtona U Ducee Ama Afkaaga Hayso
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Exactly walaashey! Masha Allah
@fatoukinebock6937
@fatoukinebock6937 Жыл бұрын
Une expérience de la vie, qui finit en khaire alhamdulilah, se l'essentiel huno. Tu pourrais faire une vidéo sur les chutes des cheveux après l'accouchement et la solution ,si tu as une expérience huno. Merci beaucoup
@foosjomow7957
@foosjomow7957 2 ай бұрын
Aniga hdda nabro iga wada noqday iskuulka maski u qataa waka xishooda inaa furo iso duceya
@fadumomohamed3015
@fadumomohamed3015 Жыл бұрын
All I sii about you is wonderful beautiful girl may Allah bless you and your family keep the good job that you doing Young somali youth
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
🤍🤍🤍🤍
@hawasuleiman2262
@hawasuleiman2262 Жыл бұрын
“Mar kaliya is dhaafi”, xagay ku cararayaan horta
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Hhhh.. Wxy moodaan iney ku Janno tagayaan... Hadhowna wey soo ooyaan mrkuu ninku kaga tago boorso cruura. Islaan cadaana baa i dhahdey wn ka naxaa dumarka Somalida goomey nasan doonaan cimrigoodii wxaa cuney cruur korin.
@hawasuleiman2262
@hawasuleiman2262 Жыл бұрын
@@fouzianuura2327 I literally hate that saying is dhaafi hal mal ha kaa koraan, maxay koraan silic bay ku korayaane😂
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
@@hawasuleiman2262 Waa u doqonimo wxad moodaa iney tartan ku jiraan... Hdad maalin cawimaad weydiisatana wxy ku oran naagtu baryo bdanaa, gurigeeda kuma filna miyaa😄😄⁉️... Anigey i dhihi jireen alla ma 2 kaliyey ag fadhidaa... Maantana alla nasiib bednidaa wey kaa koreen mrkaas baad hadba meel u dalxiistaa bey i dhahaan😄😄‼️
@hawasuleiman2262
@hawasuleiman2262 Жыл бұрын
@@fouzianuura2327 Haa iska dhal maaha
@Humblegirll
@Humblegirll Жыл бұрын
Nasteexo huuno inatgramka wax kaaga soo qoray ii soo jawab huuno qaali
@zuhurali5477
@zuhurali5477 Жыл бұрын
A/c walaal maad wax laga naxo kuma dhicin finanka waa wax marna soo baxa quruxdii alle ku dheliyay walaal mashalaah hore usoco
@souadabdi3671
@souadabdi3671 Жыл бұрын
Truly inspiring 👏🏽
@hodogurey8615
@hodogurey8615 Жыл бұрын
😂😂😂wlhi mansha allah you tell facts ❤❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Masha Allah waad la dadaashay wajiga, lakin somalida nasty comments ayay kaa bixinayan emotional damage 😡
@osobeey1459
@osobeey1459 Жыл бұрын
abaayo heatka gaariga wuu sababa finanaka special nocaan hada kaa muuqda waa heatka aniga xata waa qaba dhibkaas winterka heatka gariga iyo facemaska wuu sababa
@hodanmomar9900
@hodanmomar9900 5 ай бұрын
Macha ale abaayo waxatahay gabadagan ale hakuxafiito
@Mary-rb1vg
@Mary-rb1vg Жыл бұрын
J’aime beaucoup ta bienveillance. MashaaAllah
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
🤍🤍🤍
@osobeey1459
@osobeey1459 Жыл бұрын
same adookale baan noqday doctarkeyga waxuu iiso qoray kiniini iyo gel biyo aha oo lamarinayo walaahi within 2 weeks my face clear
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 Жыл бұрын
Alla walaal qaali Dhibkaasi anigu I asiibay Kuwaaga ookle Iminka dawooyin bn qaata Walaalo Wanan fiicanahay Nadiif buu wajigi ii noqday Walal Alle hynga Qaado inagumamsoo celiyo Plz walaal Kiniinka lay qoray ee aan qaato ayaan rabaa inaan ku tuso plz and plz walal wankuu baahanahy Ee Meel aan kalasoo hadlo Isii Walal xanuunkaas Wankula arkay Suaal xumada Wnka xishooon jiray Dadka inaan hor tago walalo Isoo ducee ana Adna alle haku xafido xbbti Plz isoo jawaab walal Tixgalin isii fadlan walal
@iqroabuukar6552
@iqroabuukar6552 11 ай бұрын
Ani isheg wax lagu bi iyo god god baa igu haray waj8ga😢😢
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын
BARWAAQO IYO quruxa tahy sharafeey,adoo haweenka qurux iyo cilmiba usita ugu horeeya M.A Naz,haybadaada iyo quruxdaada Allaah baa isu dhamaystiray sharafeey, Somalida negative ka ku badan..markasta ilaahy ku mahdnaq sharafeey,,Alx badso,anana M A markasta ku dhahaynaaa@#€%^&
@hannadkhadar4603
@hannadkhadar4603 Жыл бұрын
Masha Allah walashay horay uu soco 🎉🎉🎉
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Maashaa allaah ani caawaan cusbahay
@hamditaaouled5385
@hamditaaouled5385 Жыл бұрын
Naturellement tu as utilisé quoi huno 💯 tu peux nous faire un vidéo de votre skin care svp.
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Tres bientôt houno insha Allah
@hamditaaouled5385
@hamditaaouled5385 Жыл бұрын
@@NazAxmed merci pour la compréhension nastexo 🙏
@IfraahDahir-sh9te
@IfraahDahir-sh9te Жыл бұрын
Igaso jawaab abayoy iso qor dawada
@Muna-yusuf
@Muna-yusuf Жыл бұрын
Naz Ahmed wll. Qof waxa badan an ka faadiya ayd tahay
@inaomar2151
@inaomar2151 Жыл бұрын
alla run waaye anaga waxaa nadhibtay hadaan somali joogno wali shaqo mahelin wali maguursan hada guursatana wali madhalin gabho bisey dhashaa alla soomalida afkooda dhibaato badanaaa
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 Жыл бұрын
Markay wajiga nabro ku arkaan waxay ku dhahayaan dawada is marisay iska jooji hade waxba maadan marsanin 😂
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
Our community Waa another level they are the only Once who even compare children , walhi it’s so sad .
@wacyigalintadad-weynaha1361
@wacyigalintadad-weynaha1361 Жыл бұрын
Mashallah tabaarakallah that allah treat it
@umalkhayrcumar5918
@umalkhayrcumar5918 Жыл бұрын
Absolutely you are right ✅
@maryamaia
@maryamaia Жыл бұрын
ASC wllo alternatieve fasting vlog ama video noga so samey pls sis Masha alah tabarakah love your videos
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Friday aya soo dhigaya insha Allah!
@maryamaia
@maryamaia Жыл бұрын
Insha alah jzkg wllo
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
insha allaah abaayo aniga saas baa ihaysanjirtay walina waa iyara haysataa waji nabro leh waa dhib
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Жыл бұрын
Maansha allaah ❤❤❤
@NasraMaxamudkhalif
@NasraMaxamudkhalif 5 ай бұрын
Abayo waxad isticmashay iso sheg insha Allah
@suusuu7461
@suusuu7461 Жыл бұрын
Walalo sidey hada iga tahay waliba cuncun isiracsan wajiga kaliya subxannalah isoduceya
@marnita698
@marnita698 Жыл бұрын
Abayo Type of Antibiotics aa qadaty isheeg magacisa plz
@abdiasis2428
@abdiasis2428 Жыл бұрын
I like it nasteexo thanks 😂❤🙏🏽
@gardengolden7717
@gardengolden7717 Жыл бұрын
Insecure meaning in Somali = wa kalsooni la-aan.
@raxmaxamuud5299
@raxmaxamuud5299 Жыл бұрын
Kkkkkk wlhy sidaad u sheekaynayso Nasteexo funny Soomaalidu way iska hadlaan wll ha u joojin anigi Inankayga yari sanad iyo badh jiro ayaa hadana La Ii dhaha Naa Cunigu labaad miyadan so wadin anigu wan iska qosola 😂
@salmamohamed256
@salmamohamed256 Жыл бұрын
Meel lowada lama yaqano dadkan mxaa ka galay bal
@aminaabdullah4893
@aminaabdullah4893 Жыл бұрын
Abaayo masha allah
@zafa.apdirizak.
@zafa.apdirizak. Жыл бұрын
I like the way u talk🥰🥰
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 Жыл бұрын
Aniga wajigayga finan weeye hddan kula hadlaayo wuu igu yaalaa dhaxal ayaa u leenahy oo hooyadey wageey yareed ayay finan lahayd markay caadada isoo dhowdahy said weeye finanka lkin markii la igu dhahy rahmaay waaxay waxanoo finan ah niyada waan ka dhibsadaa waxaana ogu jawaabaa maxaan ka qabani karaa marka jaahilnimo, hadalka oo xadud u lahayn, aamin sanaan negative ,iwm
@mohamedfarahahmed8985
@mohamedfarahahmed8985 Жыл бұрын
Walaalo xagee kala soo xidhiidha problemska aniga ayuu hadda i haystaaye
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 Жыл бұрын
safican ayad ubaratey dadka somalida wlh
@poplilly367
@poplilly367 Жыл бұрын
Hi Naz you make me laugh like our people they are hashes so rude sometimes ...but don't take them seriously pls ❤️❤️
@ladanjama4222
@ladanjama4222 Жыл бұрын
Hpptii anigu wadankii baan jooga dhaqtar fiicn majiro wajiga xasaasiyas maqaarka ahbaa iga haysata cream ma marsan karo wax yar hadaan mariyo gaduud noqona skin care baan is idhi bilow wajigii barar indhaha xanuun maxan sameeya wll dhaqtarkii marba waxbu igu tijaabina waxna iima tarayaan niyad jab
@ShariifoGuuleed123
@ShariifoGuuleed123 4 ай бұрын
M.a apayo❤❤❤❤❤
@NagadMcalin
@NagadMcalin Жыл бұрын
Kkkkkk Nestexo you are funny. Your face expression says it all. My tummy hurts from laughing.
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Жыл бұрын
Aniga xitaa waxay dadku igu dhahan maxaa haarta kaa soo saray creamo marso ilmo yar yar oo isku nug nug ah ayan dhalay wna ku xanuunsada uurka markaa haaro iga soo baxa
@amalanshur3832
@amalanshur3832 Жыл бұрын
That's so true 👍
@marianmohammed6671
@marianmohammed6671 Жыл бұрын
Masha allah
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 Жыл бұрын
Waa runtaa walhi somalida adiga og inuu dhib ku heesto ayee haddne walal maxaa ku helay Mid igu darneed naag baa igu tirey saaxibka xaggu jira markaas gabar kale dhahdey meysan guursanin See Naagta dhahdey maskiin waxey iska dhigtey qof ii damqnesa Aniga waxaa ku dhahy tani nolsheyda waaye waxba ha ka walwalin hadda guursanin iyo haddi kale shaqo ka yeelo
@kaakiofficial9470
@kaakiofficial9470 10 ай бұрын
Fiiri abaayo daawada ii sheeg 😢
@maryanosman987
@maryanosman987 Жыл бұрын
Which antibiotic is that sister ?
@ruunmohaahmed
@ruunmohaahmed 10 ай бұрын
Ani dhib ku qabo buul alow iga wade wllhi waa dhibsadaye😭😭😭
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Haa warunta somalida wa sidasi wa in ey wax kashegan lasim
@abdirahman4872
@abdirahman4872 Жыл бұрын
My queen 👸 💖
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 Жыл бұрын
Waa runta been madan sheegin abyo anee igu dhacday wajiga nabro iga noqday dad odhan waxa idhahen wajiga mxaa kaga dhacay somalida waa dad war badan
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
Dhib kan anuu iheesta madow haaro finan icawiya wll yaal oo wax runa ishega please
@marwodeko9307
@marwodeko9307 Жыл бұрын
We are whith you apaya proud to be somali whith out those aunties nolashuba that funny ma ahaten 😂
@umumaazimadem
@umumaazimadem Жыл бұрын
hppti salaatulaylka kawaran
@user-nw4mu8xg3q
@user-nw4mu8xg3q Жыл бұрын
Mansha allah waan ka helay inaantan so funny
@jawahirnageye5508
@jawahirnageye5508 Жыл бұрын
Kkkkkkk gabdh adag Masha Allah
@istarcadey8695
@istarcadey8695 Жыл бұрын
Asc abayoo waxaas ku dhibay gabdha badan aya ku dhiban wlhi aniga sidaa kadaran ayaan noqdaa ee walashey sifiican in kula sheykeyta jeclaa e sifaahi adoo mahadsan
@muniraabdullah1173
@muniraabdullah1173 Жыл бұрын
Why don’t u have a baby is my problem now lol alxamdulah I have 3 healthy children with a C-section my youngest is almost 6 years old in 3weeks now and me and my husband agree to not have one now but Somali people wants us to do it now I wonder if they will help us raise them ??? Yaab
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Жыл бұрын
Eczema ayeey gabadheeda leedahay only somali ayaa dhaha maxaa ku dhacay other people know this is eczema know she is with dubexsin shot every two weeks alxamdulilaah she is fine .
@hodanabdi2505
@hodanabdi2505 Ай бұрын
Wlhi anaa hada dhibkaa i haysto
@hanicabdirisaq855
@hanicabdirisaq855 Жыл бұрын
😢😢😢😢wlhi anay hada ihysata finan naf igu aha Alle aya jogo iso duceya anigana
@umuaisha694
@umuaisha694 Жыл бұрын
Wll anigaa xanuusaniye caloosha gaase Xun I haye iyo h pylori waxay Dadka Dhane igu Dhahaane ila baa ku haysa
@umeyma1
@umeyma1 Жыл бұрын
Mashaallah
@maandeeqali1716
@maandeeqali1716 Жыл бұрын
Aniga waxa kaliya niyad jabka igu ridi jiray waa dadka iga yiraa alla wajiga wuu kaa halaabay maxaa kugu dhacay bal mawaxeey moodaan inaana mirror heysan oo aananba is eegin Alxamdulillah mar haduu niyad dilkoodi iga gargaaray I hate somaalida badankood waa dad jecel iney ku kordhiyaan murugada
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
MY RAJO
Рет қаралды 199 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 204 МЛН
WARAYSI MAMA FOZIA JACEEL | Part 1 Shukaansi 101 | Naz Ahmed
25:23
firi kafeyga wax tarkisa 😱 kafaideyso routine ka manta
12:09
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 54 М.
Saliida iyo nabraha sidaan iskaga dhameye idinla wadaga
10:01
Ifraxiina Channel
Рет қаралды 101 М.
FINANKA WAJIGA IYO SIDA LOO DAAWEEYO
8:02
Dr CK
Рет қаралды 22 М.
NABARADA AMA FINANKA WAJIGA WAXA KEENA IYO DAAWADIISA
9:23
Adna Henna
Рет қаралды 33 М.
MUXUU COLLAGEN NOLOLSHAYDA KUSOO KORDHIYEY? UPDATE.
11:27
AJ & Fadna
Рет қаралды 66 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00