Mashallah Radio Buulo Xubeey.....shaqadiina waa heersare
@Looyaan103 жыл бұрын
war bixin waqti galay iney tahay qof kasta aya fahmaya mahadsanid wll
@nimcocali5544 Жыл бұрын
M.a. wll
@cawadbarre59183 жыл бұрын
WaLaaL Xasan Wax Malaga Qaban Karo Miyaa. WLlhi Waan ka Damqadaa Dhul islaam Ah Laboobay Ama La Xoogay War Haddaan Joogi Lahaa Ilaaha Iga Sareeye Inaan Been Sheegaynin Dagaal Baan Abaabuli Lahaa Si Yuhuuda Loo Jabiyo Waan Nacbahay Gaalada Allow 🤲🤲 Ummadeena Dulman U Gargaar Yuhuuday Waa Inoo Dagaal I.A
2.8 billion oo musLim ah ayaa dunida ku nool markaasaa lahaystaa qudus iyo falastiin,
@samiiramohamedabuubakar87593 жыл бұрын
Maaashlh
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Waa taariikh xusid mudan runtii
@hanadabdi11153 жыл бұрын
Taariikhdu waa muhiim😎😂
@cabdicabdilahihashi23623 жыл бұрын
Illahay ha amaandsado Palestinian
@Rays_Dualeh Жыл бұрын
Ilaa iyo hada khaladaadka ugu waawayn ee reer falstiin dhulkooda iyo nafa hooda ka galeen waa in ay si fudud u ogolaadeen in yuhuuda aduunka la iska soo dajiyo wadankooda waxa ay maanta 2023 ka dhigayaan waxay ahayd in bilowgii ay dhigaan xiligaas oo ay haysteen taageero wadamo iyo cuthmaniyiintii waan ka xumahay runtii waxay ku faanaan maanta in ay soo dhawayn u fidiyeen xiligaas
@ismailmohamedadennorgumaad7073 жыл бұрын
All muslims will be free insha allah
@dhindhiin38853 жыл бұрын
Keep goin pro
@hamsebaashe75043 жыл бұрын
Alle hau gargaaro falastiin
@yarkapoi11943 жыл бұрын
Wll kaso hadal 1xbt xaaran miya mise xalaal
@hidaayamedia92273 жыл бұрын
Barnaamijka sirdoonka Ma iska daysay?
@s0uljaman3373 жыл бұрын
Ar israa'iiL wecelsanaa XiTaa biritishkii keenay ayeey ku yaaceen 😀😀hhh😄😃