Xaalka Ma Sahlana Israil O Marki Ugu Horeysay Duqeyn Xoogan u geysatay Yemen & Xuuthi O Dhaartay

  Рет қаралды 62,968

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 196
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@UmmuCabaas
@UmmuCabaas 2 ай бұрын
Asc wr wbr sh maii furmaayo maalinka kowga ahay ilaa hada mase dad kobana aya laqadanayay
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 2 ай бұрын
Wll wxn ku nolahay jigjiga lacagtana ma awoodo wanan ubaahnaa balse wuu iishaqayn laayahay
@Abdal252
@Abdal252 2 ай бұрын
Ustaad what'sup ka farinteyda 3 maalin kama so jawabayan walaalaha ee maxa xal ah
@abdilaahiabdi2462
@abdilaahiabdi2462 2 ай бұрын
SALDHIGA DJIBOUTI 🇩🇯 AYAA WEERARAY XUDAYDIYA
@Ashalhomed55555
@Ashalhomed55555 2 ай бұрын
Asc korsada
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow burburi yahuud mareykan yahuud yurub aamiin aamiin
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 2 ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى وأهل يمن
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 2 ай бұрын
Amiin
@stefankuber2132
@stefankuber2132 2 ай бұрын
الشيعة وإسرائيل وجهان لعملة واحدة
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 2 ай бұрын
Eebe ha u hiiliyo dhamaa kooxaha iska caabinta aamiin aamin aamin
@sallysacid6160
@sallysacid6160 2 ай бұрын
Mhdsanid shiekh Alle haku barakeyo wan dulqadamena waqti na galisayy aad umhdsan tihin dhamantiina Alle ha idin barakeyo ❤
@CabdilaahiAhmed-p5q
@CabdilaahiAhmed-p5q 2 ай бұрын
Waa dhamadka yuuhuda Insh alla
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 ай бұрын
Yaman Alaaha unaxaristo inta ka dhimaty guul Alaaha gaarsiyay Yaman insha Alaah
@mohajacelowchanell4931
@mohajacelowchanell4931 2 ай бұрын
الهم انصر اخواننا في اهل الغز واهل اليمن الهم ثبت أقدامهم الهم امين يارب العالمين
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 2 ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin
@saidabdallah1048
@saidabdallah1048 2 ай бұрын
Dagaal adag iyo Xaalad kulul ILAAHAY xaqa ha u hiiliyo
@udbiabdi742
@udbiabdi742 2 ай бұрын
Yemeniku si aqliyesan ayu ugu jawaabay Aljaziira news.
@XalaneAbukerosman
@XalaneAbukerosman 2 ай бұрын
Isreal wey jabtay inta illa qabta like saar الله اكبر
@maryanapdi7123
@maryanapdi7123 2 ай бұрын
Haday jawaab tay maxay kujawaabtat😏😏
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 2 ай бұрын
@@maryanapdi7123 Oo adiga ma yahuuda afhayeen u tahay?! 🤔🤔🤔🤔
@maryanapdi7123
@maryanapdi7123 2 ай бұрын
@@PeaceBeuponhim7 maxaa kahadlin🤨🤨
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 2 ай бұрын
@@maryanapdi7123 adiga waxaad so qortay fiiri. Kor!
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 ай бұрын
Mashallah cheick jizakallah brother 👍
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 ай бұрын
Ilaahow uhiili muslimiinta Rabiyow ❤❤❤❤❤❤❤
@charkofarid4539
@charkofarid4539 2 ай бұрын
Cheik dulmi didow arinqa coorsada meel aan uu maro waan layahay walahi. Waax ii sheega noo
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 2 ай бұрын
ALLAH shiicada ha barakeeyo XUUTI WAA SHIICO XUSBULLAH WAA SHIICO IRAN WAA SHIICO CARABTIINA WAXAY DIFACAYSA ISRAIL
@AbdiFaraah
@AbdiFaraah 2 ай бұрын
Subhana Allah allow islamka midee oo kor kayeel aamin amen 🙏 yaa rabi
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 2 ай бұрын
insha allah yuhud wey jabesa Wana dhamad Koda waligod melaha shidalka lagu key diyo duqeyan oo lubnan saas u duqeyan lkn carabtan hurdesa Ayaan la yabanahay muslimiinta qalbigoda allaha mideyo koley xakimiinta carabta ayaga u dulesan oo shacab Koda beecsaday allah subxanahu nasrigiisa hanagu arsaqo Aamiin
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k 2 ай бұрын
Walaalaha aan looso jawabin dulqaata aniguba laba cisho ayaan dulqaatay
@AbdullahiAdan-b5v
@AbdullahiAdan-b5v 2 ай бұрын
حسنا الله و نعم الو كيل
@LuqmanYoucef
@LuqmanYoucef 2 ай бұрын
Igu dar alaaha ku barakeyo
@ahmeyibrahim6902
@ahmeyibrahim6902 2 ай бұрын
Sheilk ilahi hakubarakeyo aad ban kugumahadcelinaya.. Ani codsigeyga waa in laiifuraa
@mubarakadem479
@mubarakadem479 2 ай бұрын
shiekh saldhig milatari bay ku leeyihi eretria kaas bay diyaaradahoodii kasoo kacen israel ❤❤
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 2 ай бұрын
Waa runtaa shaikh mohamed Aflagaadada waa ceeb Insha Allah waa sugeeynaa jawaabta
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw sheikh wcs yamane gull gobonimo Inshallah talafif subax Iyan kaleina Inshallah diiyarada doromise 5000xabadodo iyan kukaracaaya
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي الیمن یارب
@cabdicali8952
@cabdicali8952 2 ай бұрын
Waa reer galbeed. . Yuhuuda. Meesha ku illaashada. .. nacdashu. Wax ay samayn karaan. Majiro. ..
@AbdulkadirOmar-x3x
@AbdulkadirOmar-x3x 2 ай бұрын
Isràa'iil jawaabtooda waa helayaan
@LuqmanYoucef
@LuqmanYoucef 2 ай бұрын
Waa kaa iimeelkayga sheeqaw igu soo dar
@emranytarik
@emranytarik 2 ай бұрын
⛔نحن العرب و المسلمون من قضينا على أقوى الإمبراطوريات بقيادة الرسول محمد و على رأسها الإمبراطورية البيزنطية و نحن من سيقضي على الصهاينة و أنظمة الغرب الشاذة الظالمة بإذن الله لأننا نؤمن بالله سبحانه الذي خلقنا و حرم الظلم،تحية لكل إخواننا المسلمين مهما كانت جنسيتهم و عرقهم فنحن نحبكم في الله♥️.
@marianali6233
@marianali6233 2 ай бұрын
Illhow umuuraha sahalo
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 2 ай бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 2 ай бұрын
Allahu akbar ❤
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 2 ай бұрын
Asc sheikh aniga lcgtii waa bixiyey goormee la ii soo jawaabaa hee Ilaaheey hakuu naxariistee
@kaliddiriye
@kaliddiriye 2 ай бұрын
Sheikh, Al Jazeera is an independent news channel.
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@foosbaddi6753
@foosbaddi6753 2 ай бұрын
Yes wadiisanaysaa wali waa siigoodinayaaya
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 ай бұрын
Wariyaha waaba caayi rabay laakiin waa isceliyay srael waa kibirtay laakiin waa dhamaadkeedi insha allah
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 2 ай бұрын
Maxa u cayn rabtay wll
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 2 ай бұрын
Waa ciil wllh
@somalisijuichannel3896
@somalisijuichannel3896 2 ай бұрын
Ilahey xuutiyinta iyo lubnan iyo flastin ha ugargaaro Israel ilahey ha gubo
@YonisAbdinur
@YonisAbdinur 2 ай бұрын
Shekh Allah ha kubarake aniga makujira
@CarabaliAli
@CarabaliAli 2 ай бұрын
Masha alah
@Moustapha97
@Moustapha97 2 ай бұрын
Curse dhamaantood way xidhan yihiin sh. Noo fur fadlan
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 ай бұрын
Guurmad Allah
@maryanaliwarsame4287
@maryanaliwarsame4287 2 ай бұрын
اسلام عليكم ورحمت الله وبركاتهwalaal koorsada waa meeqa lacagta koorsada walaal noo soojawaab waarabnaa inan baan urabaa in aan kabaxsho kharashla
@umuanaschannel8648
@umuanaschannel8648 2 ай бұрын
Ilaahyow u gargaar reer falastin reer yaman
@abdilaahiabdi2462
@abdilaahiabdi2462 2 ай бұрын
SALIDHIIGI DJIBOUTI AYAA LAGA WEERARAY YEMEN 🇾🇪
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@sahalmaxamedamooreamoore5647
@sahalmaxamedamooreamoore5647 2 ай бұрын
Waxa coures aad ka dhigesid waa wax ay nagu wareeriyen kuwo badan oo adiga kaa horeeyey. Kula yaabi mayno kuwii baa kuu soo dhiibay si aad ugu socod siisid. Hawshaada warka iyo xayeeysiinta bilaa xaduuda ah iska wado. Marketing waa hawl barasho u baahan.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
subxaan allaah dhaarta alke maadan aaminsanaayn wuuba kuudhaartaye malacag buu kaaga rabaa alle kabaq oo dib isugu noqo
@dacadboy
@dacadboy 2 ай бұрын
waxan wax ween ma ahan dhamadka arka Israel waxa ku dhahayo inta ku dhimatay naxris jano Allah siiyo ...
@RoblehMako-f2r
@RoblehMako-f2r 2 ай бұрын
Asc sheqh fadlan ado halkan igo sojawan faadlan
@yousufabdulahi8426
@yousufabdulahi8426 2 ай бұрын
Shiekh korsada luuqadeena miyay ku bixi mhdsanid
@AhmedGuled-i8z
@AhmedGuled-i8z 2 ай бұрын
🇸🇦 weye waxa waax is fasaxay
@nashaadilmi650
@nashaadilmi650 2 ай бұрын
aflagado mamudnid ee inaan kafa iidno ayaan rabaa
@Ashalhomed55555
@Ashalhomed55555 2 ай бұрын
Asc dulmidiid korsada wanraba
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 2 ай бұрын
Couple of Arab countries are Dawaa diiliif...and that's why..
@xfarhanx5055
@xfarhanx5055 2 ай бұрын
Yuhuda iyo wixii lajiro gugacgadal ujabay alahakadhio
@Xumaandiid2024
@Xumaandiid2024 2 ай бұрын
Asc sheq alle ha ku barakeeyo course ki ma arkee xagen ka raadiyaa
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 2 ай бұрын
Khaliijku wa raaxesanayaan wa o dhanwa iyaga
@CumarMuse-hy3cj
@CumarMuse-hy3cj 2 ай бұрын
Allow lajiir yaman
@MukhtaarAxmed-xe7rq
@MukhtaarAxmed-xe7rq 2 ай бұрын
Axwankanaxaywalahiduqantasi
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
DIYAARADUHU WAXAY SOO MAREEN SUCUUDIGA IYO URDUN HADAY DOONAAN WAXAY KASOO DUULEEN IMARAADKA AMA SUCUUDIGA.!!!!
@dinaarcumar9314
@dinaarcumar9314 2 ай бұрын
Fadlan halaiso jawaabo
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 2 ай бұрын
Asc halka lacagta lagu soo dirayo ayaa la rabaa iyo sida loogu diraayo
@LuqmanYoucef
@LuqmanYoucef 2 ай бұрын
Kursada insha Allah masaran jugaa karo
@CabdiaxmedAxmed-w3x
@CabdiaxmedAxmed-w3x 2 ай бұрын
Waa loo jawaabi Israel is LA caawa
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 ай бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤xutiyinta ❤
@Faaizaisabando
@Faaizaisabando 2 ай бұрын
Sheq.koorsada.isticmali.wayay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
ilaahay muslimiinta gargaarkaga iyo nasri deg dega kuso deji
@ahmeyibrahim6902
@ahmeyibrahim6902 2 ай бұрын
Sheikh Mohammed Ani maawode eee halaicawiyo ifura coursaska
@saidabdirahman5758
@saidabdirahman5758 2 ай бұрын
alaah akabr yaman wlh
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 2 ай бұрын
Sheikh wadsaaabka noosooo qorr
@UmmaherUmmaher
@UmmaherUmmaher 2 ай бұрын
Asc sheq inte tabana ma aqni tan kale qof sacudi jogo maso galikara ilasohadal sheq qer albkusiye
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 2 ай бұрын
4:00 رد الرجول من الحوثي👏✌🏽
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 ай бұрын
Subxanaallah
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 2 ай бұрын
YAHUUDA WAXAKAL MEEYA CARABTA OO MADAXDODA. UDHSEEN YAHUUD
@sahrojama9515
@sahrojama9515 2 ай бұрын
Walaal qofki coursada raba wali ma isdiwaan galin karaa?
@MohamedAdam-z4z
@MohamedAdam-z4z 2 ай бұрын
asc wll dadka whatsapp group u sameee si ay iyaga xitaa isku caawiyaan warbixinna u kala qaataan.
@QadarSiid
@QadarSiid 2 ай бұрын
Sheekh koorsada meeqa waaye??
@khadarcismaan6254
@khadarcismaan6254 2 ай бұрын
Crabtayay sodulmareen diyaradaha Israel kahadal ama iskada warka badan
@RahmaMaxamut
@RahmaMaxamut 2 ай бұрын
Farestiin guul weeyn
@SonOzhussein
@SonOzhussein 2 ай бұрын
Lcgta youtube ka xll miya sheikh
@abdiwakiladen3749
@abdiwakiladen3749 2 ай бұрын
Wa saax shekow ee Lkn Wlhi Arimo furuuf darted ayan u ibsan karin
@fataha1
@fataha1 2 ай бұрын
Sheekh Email ka ha ka soo jawaaban Pls pls waa Sugeynaa ان شا الله
@Mohau-kq6yy
@Mohau-kq6yy 2 ай бұрын
Asc
@mohamedIbrahim-gs6bz
@mohamedIbrahim-gs6bz 2 ай бұрын
Where can I access the courses??
@AbwaanC.casiis
@AbwaanC.casiis 2 ай бұрын
هذا طيران طلعو في المطار ابوظبي❤
@Abdi-w7f
@Abdi-w7f 2 ай бұрын
@YasinBile
@YasinBile 2 ай бұрын
Waxan filayaa yuhuudu Eritrea saldhigbayku leeyihiin ee malagayaba inay halkaas kasokaceen?
@ahmedfunny6835
@ahmedfunny6835 2 ай бұрын
Koorsada youtubeka mala soo dhigi karo miyaa mise inaa beebeen lacag lagu cunaa larabaa 😊
@ibrahimmohamedomar3553
@ibrahimmohamedomar3553 2 ай бұрын
Waxan la yaabanahay aawey Suniyiintii kaliya waxan aragnaa shiico oo garab taagan Falastiin
@xfarhanx5055
@xfarhanx5055 2 ай бұрын
Waxaana kalasoxarirnaay what's up waalina nalamasojawabiin walal
@MaryanFaarah-s2q
@MaryanFaarah-s2q 2 ай бұрын
Shiikh maxamed ani linkii wuu ii riixmiwaayey ee say wax yihiin
@CaaneCabe-u5v
@CaaneCabe-u5v 2 ай бұрын
Koorsadaada sida naagaha uwasi jirtay uwas siigayso
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود ونصار
@AkNuur-ou8ec
@AkNuur-ou8ec 2 ай бұрын
Wsc❤❤
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 2 ай бұрын
Imika uun baan dab faraha aad la gasheen waa haddii aad nastaan yahuudey.Waxaan arki doonaa waxa ka dhaca caasimadda talaviv oo mar 2aad ay raggii xuutigu ay sozzy yaraan doonaan.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 19 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36