Xaqiqo markan kushego Xabad iney dhacdo kama harin 24 sacadod
@seed39668 күн бұрын
😎😎😎Caqli xumo ka baadan ma jirto dhalin yaro somaliyed la isku laayo waa masiibo ❤ war joojiyaya dagaalka how😎😎😎
@ogaaloge32818 күн бұрын
Ticktok maa furatid sxb ruwaayadista tahay inagaa isaga soo qabanrabno waxa meesha utagnay ma sambuus in lacunayo mooday walee wax aadan ogeen baa jiro lkn dib ayaad ka ogaan
@AbdiQadir-o4k7 күн бұрын
Weba is dhiiwen kuligood manta kuwa lagu amaray iney cidamada dowlada faderalka weraran
@allahadoonkiisiiayaanahay27Күн бұрын
Ma qaranka Somaliyeed ayaa jaajuus itoobiyaan u shaqeeyo isku dhiibaayo? Nin hoyadi uga soo cararay wiil yar oo amxaar😂ah ?
@abdiisse45548 күн бұрын
Aniga gar iyo gardaro waxaa garab u ahay geesiyada jubbaland ❤💪💪❤️❤️❤️oo ilahay baa ii ogol kan laga gardaran yahe inaa garab taagnado nin 800 oo kilmo mir soo duule oo inuu daadiyo dhiig islaan kaa in la tageero carada alle baa igu dhaceso guul jubbaland ❤❤guul ssc ❤❤guul jubbaland ❤❤
@Sahra-o2x8 күн бұрын
Guul jubaland hajabto usc da sooduushay
@AsliHassanSaid8 күн бұрын
Raad Kaambooni ma Goojacadde ayey noqotay😂😂😂😂😂😂
@ayaanlecabdiraxman35688 күн бұрын
Soomaali qushaashaa meeshu mayna isla soomaali ahayn mee dawladnimadii soomaaliya la odhan jiray waa xagge dawladii lasheegayay
@quulefaarax65138 күн бұрын
DAWLAD DIIDA NAARTA GALAYA KAYNA WADADATA
@faadumamohamed41308 күн бұрын
Hiiladda iska daa qabiil yuu ku qaadin nin aan dhageysano baad aheyd waadse doqonowday waxaa lagaa rabay inaad kala maslaxdu balse waxaan leenahay ALLAHA kala maslaxo.
waxaan leeyahay Ahmed Dhuxuloow kusoco Hassan Garguurte iyo Hamse kusocda
@nasrahassan9218 күн бұрын
Haddii isgaarsìntii laga xiray Raaskambooni, wiilasho kuma maqlayaan ee bilaash haw xiiqin....
@salaadkariish7 күн бұрын
Cuqdad reer muqdisho ah ku dishay
@habibamahad80097 күн бұрын
Guul guul cidamada xooga dalk somaliyeed so qabto muwadinka Ethiopia Ahmed madoowe soo qabto ee u tarxiile meesha oo ka yimid
@abdulkadirmohamed82858 күн бұрын
JAAMACOOW MAANTA SOO CIIDANKII SOMALIYA KUMA AADAN SHEEGIN CIIDAN BEEELEED ADIGOO DAAFACAYA AXMED MADOOBE WAA IGU BALAN CLIBKAAN IN LAGUUGU MAXKAMADEEYO IINSHA-ALAAH
@SarahWarsama-o8u8 күн бұрын
CIIDANKAAS HADAY DIIDAAN IN LA KEXEEYO HADEE IYAGAA YAQAAN😊. SI NABAD AH HALOO SHEEGO IN CID USOO GURMANAYSAA AY JIRIN, LANA RABIN IN AY DHINTAAN. HADAY DIIDAAN HADEE LAMA OGOLAANAYO IN AY DHIB GEYSTAAN
@abdikafarismail3758 күн бұрын
Dawlada federalka somalia waxaa ka go an in jubaland laqabto axmedna laxiro
@abdulkaderjama14948 күн бұрын
Xasan sheekh keligii taliye cusub intuusa xoogeeysan hala dilo ama nafta la dhaafiyo si loo badbaadiyo dhalinyarada uu soo kireeystay xasan sheekh waa muhiimad la saaro siidii loo soo afjari lahaa odayga 70 jirka ah .
@ajjk40128 күн бұрын
😂😂Waxaad rabto maa noo sheegeeh gudoomiye axmed dhuxul waa lasoo qabanaya in shallah 😂
@MohamedAdan-gu6yj7 күн бұрын
❤❤❤
@Darwiish-Sool8 күн бұрын
Axmed madoobe waxaan kula talin lahaa inuu maleeshiyo beeleedkaas meesha lagu soo aruuriyy intaysan ku fidin inuu dabka saaro dhuxul ahaanna u shito hub iyo saanad waxay u keeneen kala hadho.
WAXAAN KUU MALEEN JIRAY INAAD TAHAY NIN SOOMAALI IMAADA KU WEYN TAHAT WAXAAD TAHAY QABIILEYSTE
@Remember19778 күн бұрын
Sayidka waxaan ka codsanayna inuusan layn wiilasha yar yar ee lasoo qalday. Ha qabto oo ha soo musaafuriyo.
@AA-ze7zk8 күн бұрын
Marna raali laga noqonkaro in dadka iyo dalka la dhibateya lkn Waa iney masulyad iska saran oo Xasan MUNAFUQ aysan dhageysan isago u istivmalayo hab qabiled ciidamada uu ku dieo reero degankoda jooga oo maamulanaya 4.5 buu ku joiga kursiga waa iney isaga ka hiryimadan xasan tuug ay dalka didacan
@Cabdiraxman-cd7ff7 күн бұрын
Jubaland guuuul axmed madobe guul iska celi mey hirshabele iyo baladweyne an dowlad ka jirin maleshiyaka .mey adan maxa dowlad Jubaland kajira ..
@abdikhadar60978 күн бұрын
Ciidamada dawlada ha iskudhiibaan jubalaan
@abdisharif83158 күн бұрын
HA U NIXIN WAAYO IYAGAA DOORTAY INAY DUMIYAAN OO AY WAX DILAAN DAD NABAD ISKU MAAMULAYA IYAGOO QABYAALAD HOOSE IYO LACAG LAGU SOO KIREYSTAY WAXAANA MASUULIYADAA IYO DEMBIGEEDA ISKA LEH OO DUSHOODA AY SAARAN TAHAY IF IYO AAKHIROBA XSM IYO XCBARE MARKA WAA IN HALKOODA GAWRACA LOOGU BADIYAA LAGUNA CIQAABAA.
waxaas yaaad uga sheekaynaysaa. niyahow qof wax kala og ma tihid.
@quruxsan707 күн бұрын
Ahmed guuul hassan gur gurtee abiye ayu iskudhibaaay ha ugalmodoo lakin ahmed ama ethopia ad ama kenya ad intuba siyasada ilma adertiiis aya ufadiyaa so soco siradey xarqotee
Aniga ooo Ogaden ah waxaan qaba in madoobe lasoo qabto
@BadridiinCabdirashiid8 күн бұрын
Jubaland Ogadeen baaleh NFD Ogadeen Region Absame Kuuumade qabiilyar oo dameero ley ah ma ahaan .Somalia Wax ladhaho ma jiroo waa qabiil qabil kastana maamul kiisa haddu ku ekaan waayo qalalaase cidna laga yeeli mahayo Ogaadeen absame kuuumade Cagta ha mariyo shurunshurunka
@abdulkadiryousuf73958 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 Manta Waa Soo Dabacday Ahmed Madobe Haduu Awooda Uu Jubaland Kuu Tahy Inta KISMAYO Jogta Xabad Hala Ado Ciidanka Dowlada Somaliyed
@abdirahmanmusa51048 күн бұрын
Tv ga ma wuxuu noqdey sidan , dee meeshu waa kismaayo ee dhagaxbuur maaha kkkkkkkkkkkmmmm
@mohamedidirisducaale81908 күн бұрын
Malinkii Hamze ka adkaado Ahmed maxaad sheegi marka oo haduu sidaa awood uleeyahay Maa shabaab iska dhiciyo ileen qabyaakadiste ayaa aheyd oo wax badan og Xariif 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@halimayusuf48998 күн бұрын
Waxaan idiin sheegayaa Ogaadeen in aad ka dhigteen Kilian shanaad ee Ogaadeen ee Itoobiye. Marka Soomaaliya ayadaa is xalibayso ee ka jooga dabka aad ku shubaysan waxaad ku wada raacdeenvqaladkiusa oo uu 20 sano xoog ku qabsado Jubaland asaga oo kismaayo ku kooban oo ka bixi karin.
@helpneedypeople58358 күн бұрын
Halimo yusuf far somaliga iska soo dhis kadib hadal ,
@AliAhmed-v2s8c8 күн бұрын
Warkaa waa cusbo la .aan fayuus ma raadinee
@Jinkax-u9r8 күн бұрын
Axmed madobe wuxu ka dhashay kuwa u xun somalida bal ma xoreeyee kalinka shanaad hadu run qabo waa la is baran from hoonsigow anagaa dhaarsan hala socoto dowlada somaliya
JUBALAND HAYSKA SAARAAN CIIDANKAAS SI NABAD AH KOLEY CID AY KA AMARQAATAAN HALA SOO OGAADO
@farhanmeilingf34388 күн бұрын
JAAMACOOW MA JAAJUUS ETHOPIA AYAAD DIFAACAYSAA OO CIIDAN SOOMAALIA AYYAAD MALIYSHIYO KU MAGACAABAYSAA WAA KA DEGEY DOONTA ETHOPIA OO WADO!
@SarahWarsama-o8u8 күн бұрын
CIIDANKAN AQLI WAA LEEYIHIIN. WAXA LOO KEENAYNA WAA YAQAANIIN. WAXAY RABAAN IYAGAA KA MASUUL AH.
@MuxuyadinSheekh8 күн бұрын
Isgaadhsiin ma haystaan adna waad la hadlaysaa ee ma waalantahay
@Remember19778 күн бұрын
🤣🤣🤣
@MaxamedSanka99-qm6mg8 күн бұрын
Marka hada mawaxaad noosheegi axmad haldaayo hadiikale naarbaa geleeysaan ee iskaga baxa
@Abdi-y3w8 күн бұрын
KKK. Dowlad guul. No noo maamul
@AA-ze7zk8 күн бұрын
Dowlad reer walba regankodey ku heystan sax dowlad 4.5 guul
@CarsaanyoFarey8 күн бұрын
Somaliya waxa halka dhigay weriye qabayaliya siyaasi qabyaaliya askari qabiilayste ah shacbi qabyaladi dishay xalku wa in goni gosad lagu heshiiya cidii rabtana latagero marka waxa laga yaaba in aan dhiigbadan oo qomiyada somalida ah quban
@owi20568 күн бұрын
Ciidamada qaranka waa in lataageeraa. Ciidanka qaranka ayaa ka wayn kuwa Jubaland. Ciidanka qaranka hala garab istaago.
Labadan waa moryan dhiiga dadka masakinta ayeey u maleyan in wax fiican qabanayaan illahey xasan tuug iyo marxun xamse haka qabto umada somaliyed lakiin ahmed madobe waxba kama qaadayan waayo illahey ayaa lajira reer jubaland guul guul guul
@CabdiAliyuusuf8 күн бұрын
Kaligii taliye madoobe gacan bir ayaa lagu qabanayaa anoo mareexaana gacan bira ku qabanaya ogow taa
@shiineabdullahguure86408 күн бұрын
Dadka ushaqeeyo itopia isma qariyaan
@muhammadsheikh6768 күн бұрын
Axmed madoobe dabinki la rabay ku dhacaya hadu raaskambooni ciidamada dowlada jooga weeraro ciidankiisa wa la hareereyna kacdoon shacab kismayo ka bilaabanaya. Ethopia 75 kun ciidankeds qalab ciidan u dhanyahay hal qabiil ka saaray somaliya maanta ciidan iyo dowlad leedahay cid ka guuleysan karta ma jirto
@@DeeqMaxamed-s5t Alle Swt xaqa ayu u hiiliya, Xasan MUNAFUQ reerna ofuma so dhumanayo SHAATI BAATI UU XIRANYAHAY
@hasandiriyeabdifarah63798 күн бұрын
Beenlow warkiisa waa war amxaaro soowarisa. NabadeeyAllah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@abdulkadirkediye26618 күн бұрын
Kaligaa sacabka tumo Anagu waan duceyneynaa
@dhegnaas8 күн бұрын
OGAADEEN OGAADEEN DHALAY. NAGALA TAG BEENTA
@shariifmohamed2338 күн бұрын
Ahmed Madoobe will be Arrested
@mulaxoahmed46728 күн бұрын
Maxaad u caytameysaan tan haddaad ku badbadan oo Jubbland aad ku qabsataan waa riyo ilaa qoriga aad idinku ku horeysaan Axmed ku horeyn maayo waayo Axmed ma rabo caruur Soomaliyeed inuu laayo
@abdinasir77068 күн бұрын
Xasan dhiqo rerkoda jalababiyo
@abdiwalihassanahmed45068 күн бұрын
ALLOW YAA FARUURYAHA KAAJARA
@abdifataaxabdallah8 күн бұрын
Oo labadoodu inay isku biiraan may NFD xoreeyaan way awoodaane intii ay is dili lahaayeen👍🤙
@waberiinaomar1688 күн бұрын
Wlhi waxaad sheegaysid wax umbaa kabeen ah
@marianm9368 күн бұрын
WERIYE FUUNTO HA NAGA CAAY IN CIIDANKA DALKA DOWLAD BUU LEEYAHAY WAANA GUULEYSAN DOWLADDA.
@mohamadomar45918 күн бұрын
Ninkaan dadka daawanaaya baan layaabay Gurgur iyo haramcad miyaa jira dad hor istaagi karo ,,,
@IRIR-SAMAALE_1148 күн бұрын
Jaamac jeega dheere qabyaaliyoow waxaa ogaataa in Ciidamada dowlada ay wataan diyarada Drones.. Jaamac jeego waa arki doontaa sida axmad geeda-naar loo soo qabto...
@ahlanahmed88608 күн бұрын
Ciidamada waceeysle cagtaa lamarinayaa
@AA-ze7zk8 күн бұрын
War hadey Drones watan maxa la cabadeyss? Hub Drones ka dhalalina baa lo heysta halkas Xasan MUNAFUQ ha taaho
@abdirizakahmed64736 күн бұрын
Ninyahow benlow aya tahay waxadna tahay mucaradka umada somaliyeed
@SarahWarsama-o8u8 күн бұрын
DAMULJADIID KAMA DIBA IMAN CIIDANKAAN. SOW MA ARKAAN IN MEESHA LUGU ILOOBEY ⁉️ MA 100 DOLLARS BAY U DHIMANAYAAN ? WAA YAAB DAMACOODU
@AhmedJimale8 күн бұрын
WARKLE WAAKAA SUGAA
@Salamin778 күн бұрын
Sababta Loo keenay maxay tahay? Ma in ay Jubbaland qabsadaan,ma inay Kenya ku duulaan.wax ka yar Laba boqol askari oo aan saad iyo gurmad lahayn maxaa laga wadaa.waa iska caddahay waa in Ahmed Madoobe laayo si taageerada uu absame ka haysto hoos ugu dhacdo.
Waxay dhaheen ogaadeenku markay xabdu bilabato way cararayaan odaygii axmed islaan yaa difaacaya
@adarmuhammad23138 күн бұрын
Amxaarada iska soo celi waxkale tabar uma heyside runtaan weli laguu sheeting meeshaan degaan kaagi ma ahan
@XaashiJaamacaadan8 күн бұрын
Alakala kalaqaboojiyo
@hussainabdi58588 күн бұрын
Xayawaan aan damiir lahay waxaad ku hdleysid ma aha wax nin weyn ku hadlo oo wariye sheeganayah ma ahid wariye ee
@UMERBARI128 күн бұрын
War ciidamada qaranka ha dhihin maleeshiyaad
@lilcuzzwhitemoe8 күн бұрын
WUUBA KA XISHOODAY HADDUU MALEESHIYAAD KU SHEEGAYE WAX KA XUN IN LAGU TILMAAMO AYEY ISTAAHILAAN
@FartunK8 күн бұрын
war umada beenta ka daa axmed madoobe waxba lama joogo inuu is dhiibo unbaa u duoman guul reysal wasare xamze iyo ciidamada jubaland ee nacay dhuxuleyste iyo shaca kii jubaland karaahsatay dhuxuleyste
@AbdirahmanWarsame-x5r8 күн бұрын
Waa Nin Wayn Baad Tahayee Dadka Been Ha Ugu Waramin