No video

XAASIDKA BANAANKA WAXAA KA XUN KAN DADKA KUUGU XIGA

  Рет қаралды 11,168

mama soomaali

mama soomaali

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@jd...5569
@jd...5569 5 жыл бұрын
Xasadka waa waxa Somaali meeshan dhigay. Wax kasta waan isku xasadnaa, aqoonta,quruxda caruurta, shaqada, iyo kartida waana saa sheegaysid habo dadka dadka kugu dhow ayaa wanaag kula jeclen.
@janet_jaynedoe596
@janet_jaynedoe596 5 жыл бұрын
Mashallah Habaryar thank you for you expanding our knowledge! May illahay reward you now and hereinafter, ameen.
@bilana7028
@bilana7028 5 жыл бұрын
Xaasidku dhibka uu dadka la jecel yahay isaga laftigiisa agtiisa ay ka shidantaa oo xumaantii ku noqotaa.
@user-ni9wx1dw9z
@user-ni9wx1dw9z 5 жыл бұрын
Wa run way kunoqota
@paimtryhard3597
@paimtryhard3597 5 жыл бұрын
Waa runraa anigey igu dhacday xaasidka dokeeye dawn xaaskdka
@jd...5569
@jd...5569 5 жыл бұрын
Ducada xasadka laga akhristo أَعُوذُ بِكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّةِ مِنْ كُلِّ شَيْطَانٍ وَهَامَّةٍ وَمِنْ كُلِّ عَيْنٍ لاَمَّةٍ
@marianabdulahi6633
@marianabdulahi6633 5 жыл бұрын
Accudu Bikelimatillahi Taamati Minkuli Sheydhani Wahaamati Waminkuli Cayni Laamati
@xaawojaamac3087
@xaawojaamac3087 5 жыл бұрын
Maamo khyr ilaahy haku siiyo wx badan ayaan kaa faa iiday in badan ayan arkaay dadka dad iigu xigoo aan wanag la jeclahy oo aan arkay iyagoo aniga igu maqan subxan allah ilaahy ayaan talo saar saday wanah iska jaray
@channel-bo7wq
@channel-bo7wq 5 жыл бұрын
قل أعوذ برب الفلق dheh nabi allow scw rabiga wax kala dhanbala ban gaa magangali rabi waa ka habenka waa ka dilaaciya waaagana haben ka dhiga marka sasa weye mama
@idalahow
@idalahow 8 ай бұрын
Waa Run...Quraankana markad tafsiirkiisa barato....wax ka fiican malahan
@the-hasan-xdlord9222
@the-hasan-xdlord9222 5 жыл бұрын
Waa sax xasadka alaha naga qabto
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 5 жыл бұрын
Guuleeyso abaayo waa runtaa sodoh iyo dumaashi xun ayaa reerihii amaan ka waayeen ale ha hanuuniyo sodoh iyo dumaashi
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 5 жыл бұрын
Masha Allah Maamo wa run xasidka sokeeyaha ah aya daran
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 5 жыл бұрын
Mamma xaasidka runtaa waa kan kuugu dhow dadka. waxaad arkaysaa qof dadka kuugu dhow oo ku caayaya ama qof aan rabin in aad hor margaarto.
@kikitvkikitv984
@kikitvkikitv984 5 жыл бұрын
Ilaahey qofkasta waxaadi siidey ubarakee
@cudoondhuux5185
@cudoondhuux5185 5 жыл бұрын
Haaa warun xasiidka ehelka udaraan
@mimimankin111
@mimimankin111 5 жыл бұрын
Xaasid waa buuxa allaha naga qabto
@halimaali4151
@halimaali4151 5 жыл бұрын
Asc Cadey waa mahadsantahay alle ha ku xiifdiyoshar iyo sheydana kuma arkan
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Maamo canab tahliil kujecliyaa maamo jazakallah qeyr 😍😍
@zarayusuf5576
@zarayusuf5576 5 жыл бұрын
Absolutely absolutely absolutely absolutely absolutely absolutely absolutely
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Ilahaya hanagaqabato xasidi wuu buxaye amiin yarabi
@faruuxamahamad5076
@faruuxamahamad5076 4 жыл бұрын
Masha alah Wall Ale ha Ku barakeyo
@mommysqueem3793
@mommysqueem3793 5 жыл бұрын
cadowgada waxyar iska ilaali saaxibkaagana kun jeer aladhy HBO waa run xaasidku kaama dheero wa familygag ama asxabtaada
@fatxiyaabdilahi6830
@fatxiyaabdilahi6830 5 жыл бұрын
Xaasidku waa cadaw kula dagan oo meel fog aan jirin waa qayb ka mida munaafaqnimada xadadku Iska jir oo ka magan gal illaahay adiga oo akhrisanaya suuradaha xasadka illaahay laga magan galo dhibkiisa iyo khasaarihiisa xasadka.
@deeqaahmed7371
@deeqaahmed7371 5 жыл бұрын
That’s true
@maryanmash1689
@maryanmash1689 5 жыл бұрын
Habo taas been ma aha Amiga aduunka family aya ugu necbahay iyaga aya IGA keen saden since I was 14 yrs
@samarahassan1027
@samarahassan1027 5 жыл бұрын
Mansh allaah beenta maahan habo
@kitysgaming7002
@kitysgaming7002 5 жыл бұрын
Kuwaa waxa layidhaa warxumatashiil lama dhagayto
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 5 жыл бұрын
Absulotely mamiii ❤❤
@muhubajama3311
@muhubajama3311 4 жыл бұрын
Mhdsanid
@kittyuniverse7744
@kittyuniverse7744 5 жыл бұрын
Qur aan ka iskasoo sax iraaqadiisa
@NimcarzrMuaad
@NimcarzrMuaad 5 жыл бұрын
Mama Somalia telefon nummer kaad maa iqorin karta
7 CALAMADOD  NO  DHEH
1:06:05
mama soomaali
Рет қаралды 7 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 39 МЛН
Qofka Xaasidka Ah Ee Shirqoolka Kula Raba Sida Lagu Garto
10:20
Darwiish Vlog TV
Рет қаралды 23 М.
Maxaa igu qasbay inan ku sha Qeyo online ka
9:12
Haweya online marketing
Рет қаралды 1,6 М.
SADEX ARIMOOD OO NINKU HADUU KAA HELO WALIGIIS KUGU JECLAANAYO
27:40
Shan Astaamood oo Lagu Garto Qofka Ku Xaasidaya!
9:25
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 9 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН