Xaaskaag ama xaajigaaga keen Maraykanka ( subscribe please)

  Рет қаралды 11,714

shaaciyeone show

shaaciyeone show

Күн бұрын

Mahadsanidiin asxaabta aan jeclahay
#Refugees#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#immigration#
#somali #Somalinimo #maraykanka#Canada#

Пікірлер: 96
@umuabdibasid7133
@umuabdibasid7133 3 жыл бұрын
Mahadsanid shaaciye waad shaacisay wararka
@deeqadeeqo2896
@deeqadeeqo2896 3 жыл бұрын
Wan ku salaamay walaal shaaciye walaashey ma ii soo doodi kar taane
@maimunahassan9599
@maimunahassan9599 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayad umahadsanthay Abowe sida wnagsan ad waxnogu shegtid allahka abalmariyo aqiro iyo adunba
@Alligaming7840
@Alligaming7840 3 жыл бұрын
Asc pro walahay arin mihima ayaa ishegta thanks
@hanifahamud4698
@hanifahamud4698 3 жыл бұрын
Masha allh aniga iiso duceeya asxbta we ii xreysanthy ilhy ha iii saqiree 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ismailiidow8572
@ismailiidow8572 2 жыл бұрын
Abaayo safarka maku soo baxay aqbalaada ma heshay mise
@guuleed7538
@guuleed7538 Жыл бұрын
Ma baxday Hada
@maan-hadal7269
@maan-hadal7269 Ай бұрын
Ma heshay abyo oo ma baxday
@AbdisalaanIbraahin
@AbdisalaanIbraahin Ай бұрын
Sxp description ka mareebtid ilhaan Omar sabab?
@farhancilmijama818
@farhancilmijama818 3 жыл бұрын
Manasha allah sxb shaceye
@riiraash4674
@riiraash4674 3 жыл бұрын
Aad u mahadsanthy sxb, sida aad nolosocodsinayo information
@yusufboy9417
@yusufboy9417 3 жыл бұрын
shaciyow waala waxan kuway diina qaxootiga itoobiya maat ka hadashit Walaa macan
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Waan Ka hadlay Wll mcn
@yusufboy9417
@yusufboy9417 3 жыл бұрын
haye walaa macan
@zakifaysal6265
@zakifaysal6265 3 жыл бұрын
Subtitles mesha ku dhigan ayaab soo jidasha mudan thnks mr shaciye
@liisaxaab
@liisaxaab 2 жыл бұрын
Asc shaaciye saxiib muhiim ayaa ku ahay sigooni ah i kula soo xariir arimahaan ayaa rabaa inaan ka wareesto iyo xog kale bro
@Alligaming7840
@Alligaming7840 3 жыл бұрын
1 million subscriber One Mini Lik insha alah kurajeen
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 2 жыл бұрын
shaaciye xaasku ha ii danbaysee waxa igala muhimsan familygayga hooyaday iyo walaladay ee kuwaas maloo dacwoon karaaa iisoo jawab wllo ado mahadsan :)
@omargueudi4913
@omargueudi4913 8 ай бұрын
Akhs
@Yasma_Ali
@Yasma_Ali 3 жыл бұрын
walal isoo jawaab shaaciye
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 11 ай бұрын
I130 is a form concerning that clearify you want to bring your spouse sending uscis then when its accepted they will send NVC national visa center then they will mange.
@sacdushsiman1532
@sacdushsiman1532 2 жыл бұрын
Sxb qofna meesha iima joogo lacag badana ma haysto sideen ku Imran karaa
@sharfaannuur2902
@sharfaannuur2902 3 жыл бұрын
Thanks pro madamaa waxwalbo calamka kajiro nola wadag tid waqtigada na nogu bixisid
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 3 жыл бұрын
Iloohoow Canada iisahal ani iyo walalahay iyo sxbkay
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
Sxp matagtay😊
@abdirahman9876
@abdirahman9876 3 жыл бұрын
Abti wax barasho maku imaan karaa use
@rizak_abdul
@rizak_abdul Жыл бұрын
Barnaamijka xaas si toos uga so hadal su,aalo kale wan qabaaa😊
@Talent-inspiration
@Talent-inspiration 3 жыл бұрын
Qofka dib u dajin ka helay maraykan ee xaasle lakin uu xaasku dib u dajintas ku jirin process kisu ma dibuu u dhacaya hadu kaxee isyidha mise marku tago uunbu keeni karaa
@saacidcali906
@saacidcali906 2 жыл бұрын
Canada 🇨🇦
@mumtazzbirish8918
@mumtazzbirish8918 3 жыл бұрын
Amin yaa rabi
@kinghusseinarab413
@kinghusseinarab413 Жыл бұрын
Asc shaaciyow sxb naag line gadaneeso mataqanaa oo managu xeri kartaa lacag waxee doonto ha noqotee wll
@taqwasulaiman6862
@taqwasulaiman6862 Жыл бұрын
Qofka citizen America ah haduu xaas iyo caruur keenayo miyaa looga baahan yahay in uu dhaqaale badan account ugu jiraan plz taas iiga jawaab🙏🙏🙏🙏
@aslicismanaslicisman1468
@aslicismanaslicisman1468 Жыл бұрын
Walaal key karki qaxotiga waga dhumay ee xagen ka helaa hada
@andrewdek3632
@andrewdek3632 3 жыл бұрын
Shaaciye nio zxb mid aan saaxiibo nahay oo aan soo wada korney oo America jooga baa yiri waa ku kaxayn marka ma i kaxayn karaa hab noocee ah buu igu kaxan karaa?
@amalnour331
@amalnour331 Жыл бұрын
Xage lagala so xidhiidha wll
@mssrodaahmed1553
@mssrodaahmed1553 3 жыл бұрын
Shaciyow maxaad wll suaasha aan ki weydiiyo igag soo jawaabi weyday anoo haysta Ethiopia passport ma heli karaa casuumad Norway ah ka dibna mais dhiibi karaa ka soo jawaab plz mlmhnba wan ki soo weydiinayee
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Mahadsnid my wllkkey
@MohamedSaid-er9bu
@MohamedSaid-er9bu 3 жыл бұрын
Shaaciye Sxb Vissa Waxbarasha Mareykanka Sida Loo Xareeyo Maad Video Nooga soo Diyaarisi Ado Mahadsan 🙏🙏🙏🙏
@abdikarimmohamed6659
@abdikarimmohamed6659 3 жыл бұрын
Asc wll shaciye nabarkada aya rabay si qas ah ina ku waresto sxb
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 3 жыл бұрын
shaaciyiw caajis ayaa kaa muuqda vediogan ma usoo diyaargoobin
@medabdi5378
@medabdi5378 2 жыл бұрын
Asc
@said-dd1wb
@said-dd1wb 3 жыл бұрын
Shaaciyoow bal waxaad noogasoo sheekaysaa scholar shipyada
@Hafza525
@Hafza525 2 жыл бұрын
Ilaa meqee sano qadataa ilaa America laka keenoyo xaaskaga
@ubahhussein5259
@ubahhussein5259 3 жыл бұрын
Shaciye canada ka sooo hadal dacwada walalnimada
@saylicinuur-y1b
@saylicinuur-y1b Жыл бұрын
Walal waxa kaa soo hadasha NVC iyo safarda balanta imisa bile aya kugu gaban sidaa interview uu martid
@MaxamuudNuur-ej1tk
@MaxamuudNuur-ej1tk 4 ай бұрын
Sxb marka aad hadlayso soo koob hadalka si aan logu cajisin oo nuxxurka loo fahmo
@hodangamadid865
@hodangamadid865 Жыл бұрын
Shaciye please wllo loyaro an u bahany ee WhatsApp kada isii
@amranabdullahi2799
@amranabdullahi2799 3 жыл бұрын
Yaa america igeysta nasiibkas allaha isiiyo
@somalichannel1510
@somalichannel1510 3 жыл бұрын
Aniga
@umuabdibasid7133
@umuabdibasid7133 3 жыл бұрын
Haddii imo joogaan mashahaado guur baa la iga rabaa mise ilmahaa cadayn ah
@amranabdullahi2799
@amranabdullahi2799 3 жыл бұрын
@@umuabdibasid7133 waa la iska raba umalena certificate marriage
@somalichannel1510
@somalichannel1510 3 жыл бұрын
@@umuabdibasid7133 swirka ilmaha iyo adiga oo isla sawuran iyo wax yalo badan
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
@@umuabdibasid7133 ha wxa laga rabaa waraqaha nikaaxa ah iyo DNA in laga qaado familka
@samiraqasim6767
@samiraqasim6767 3 жыл бұрын
Asc walal qali marwaliba qaxotiga yaman kasoo hadal aan kuleyahay Maka soo hadashid maxaa dhacay xaraam alek rali noqo hadii suashayda aad dhib satay mardabe Kuma soo warsanayo 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@mowliidmihle
@mowliidmihle 3 жыл бұрын
Fromka link nogga so dir zzp
@said-dd1wb
@said-dd1wb 3 жыл бұрын
Shaaciye waxaad kasoo hadashaa hadan xaaska furo xaas kale ma keensan karaa
@homeofquran7134
@homeofquran7134 3 жыл бұрын
@ramlo ali ramlooy mad ikaxesatid quruxey daacad ban kunoqonaya inshaallah
@homeofquran7134
@homeofquran7134 3 жыл бұрын
@ramlo ali inshaallah wlashay
@kaahmedia8041
@kaahmedia8041 3 жыл бұрын
Asc sxb wxn ahy wariye joga somalia raba inuyimado maraykanka marka maxad igula talin lahayd ado mahadsan
@mohamedabdirahman515
@mohamedabdirahman515 3 жыл бұрын
Wiil an adeer u ahay sidee ku keeni karaa
@ally.8887
@ally.8887 3 жыл бұрын
Galab bay noo thy
@khalifismacil2940
@khalifismacil2940 2 жыл бұрын
Asc wll Hadii aykuudacwooto xaskaga inte qaadankartaa
@dahaboahmed1770
@dahaboahmed1770 3 жыл бұрын
Caruur aan rikoodin ii ahayn ma udacwoonkaraa
@abdiosoble1728
@abdiosoble1728 2 жыл бұрын
Ninkaan weyn hadda muxuu sheegay oo micno leh
@abdirahmanmkulmiye9781
@abdirahmanmkulmiye9781 3 жыл бұрын
Shaaciyow xaaskaaga in ay ilmo kuu dhasho ma waajib baaaa?
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Maya
@umuabdibasid7133
@umuabdibasid7133 3 жыл бұрын
Hadii ilmo joogaan malayskarabaa cadayn mise ilmahaa kufilan
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
Yurub kasoo hadal sxpow sida germany
@shiino1978
@shiino1978 3 жыл бұрын
Asc wllow aniga hadow qof i jogin hadana an rabo inan ado mareyka sidi ugu fudud an ku imin kara
@salmaosman9397
@salmaosman9397 Жыл бұрын
Hada maxaa inoo sheegtay hadalkaaga maba igu socto somaaligaaga
@jeeestosh1984
@jeeestosh1984 Жыл бұрын
ma alaso dacuwan kar ani joga kenya nagat ma
@sidiiqsidiiq1339
@sidiiqsidiiq1339 2 жыл бұрын
Asc bro qofka kuu dacwoonaaya imisa ayee kuqaadaneesa haddii la aqbalo
@taatiko9307
@taatiko9307 3 жыл бұрын
Please Shaaciye Sxp Part Two Ka Same Oo Faahfahsan Thanks Sxp Gabar Xiriir Naga Dhaxeeyo Lkn Waliged Africa Imaanin Oo Arday ah In ay Imaato Rajeynayo I.a Hadii Ay labato Miyay Laga rabaa in ay Shaqeeso Waqti Badan Si Account keeda Lacag Badan ugu soo Dhacdo < Mana Rabo in ay Waxbarashadeeda ka Harto Thanks Sxp Shaaciyo
@isninomohamed7783
@isninomohamed7783 3 жыл бұрын
Asc walalo wahan ahay hoyo urleh mana shaqeyo wlhi halku wu adag yahay isocawi isojawab
@apdiasisahmed8681
@apdiasisahmed8681 2 жыл бұрын
labada qof hadey is meher sadaan iyagoon is arag ma isku dacwon karaan oo warqada meherka oo kaliya cadeen makuu noqon kartaa
@Barkhad181
@Barkhad181 9 ай бұрын
Line way jirtaa
@cabdiqadirmaxamedyusuf6474
@cabdiqadirmaxamedyusuf6474 3 жыл бұрын
Dadka maxad dalkooda uga kaxeyn sxb
@shayga5656
@shayga5656 Жыл бұрын
dalka maxa yaala zxp faqri bes ba kugu diliye
@mohamedomar-ul5gy
@mohamedomar-ul5gy 2 жыл бұрын
Walal halkee kalaa soo xidhiidha ?
@samsamahmed9664
@samsamahmed9664 Жыл бұрын
Dadka asylum ka heysta green card ka 2 years kuma qaataan
@deeqoabdulahi3665
@deeqoabdulahi3665 3 жыл бұрын
Sxb kasohadal ninkeyga mesha jogo lkin sawir o an iskula jirno asi iyo ani mahayo o telki iga dhumay ana maheysto xa tallo ah😥
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 2 жыл бұрын
haku yimado hakula galo
@mowliidmihle
@mowliidmihle 3 жыл бұрын
Email iso dir an kula so xidhidhee
@mowliidmihle
@mowliidmihle 3 жыл бұрын
Sida lloo buxiyo video kaso same
@hibaaqmaxamed9544
@hibaaqmaxamed9544 2 жыл бұрын
halke kala so xidhidha shaceye
@Ariijiina
@Ariijiina 2 жыл бұрын
*Walalo ma la iskaga baahanyahay sawiro ama videos cadeyna in labada qof is qaban mase just marriage certificate aa leyska rabaa * Ninku marku xaaskiisa u dacwona inuu u imaado meesha eey joogo oo sawiro galaan Muhiim miya. Please isoo jawab. Thanks
@adnaabshir404
@adnaabshir404 Жыл бұрын
Mailasoxiririkarta tellkyga kusoworaya bye
@abdirahman6004
@abdirahman6004 2 жыл бұрын
Iminka ninkani mxu ino sheegay
@fartunwarsam9487
@fartunwarsam9487 2 жыл бұрын
Mdhegaha kacuslatay
@dhakiyecardaf8985
@dhakiyecardaf8985 2 жыл бұрын
shaaciye saxiib numberkaga whattsapka isheeg
@jemalhertah2610
@jemalhertah2610 2 жыл бұрын
zhaaciye wll arinyar ayaan raba inan ku waydiyo aan munaasib halkan ku aheen zo gara ayan rabaa inan kula hadlee wll instiram aya kala so hadlay iyo facebook pls izo jawab inzhallah🙏
@IbraahimMacali-rz5zx
@IbraahimMacali-rz5zx Жыл бұрын
Asc
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 42 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 12 МЛН
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 31 МЛН
NASTEEXO HABEENKII AY GO'AANKA KU GAARTAY INAY IS DISHO!
46:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 146 М.
Qaabkee ayaan ku imaaday Maraykana U.S.A Part 1
16:31
shaaciyeone show
Рет қаралды 26 М.
Hooyooy tumaad tahay?
18:39
Luul youtube
Рет қаралды 15 М.
Waxbarasho ku imow Maraykanka( Student visa ) Subscribe @shaaciyeoneshow
15:25
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН