XAASKAAGA MA U OGOSHAHAY INAY SHAQAYSO ? |DOOD ADAG ABDALA JAMAL VS LII CAATO

  Рет қаралды 217,226

khalid Ck

khalid Ck

Жыл бұрын

FADLAN #subscribetomychannel AADBAD U MAHADSAN TAHAY ‪@khalid-Ck‬ ‪@LiiCaatoOfficiall‬ ‪@abdalajamaal‬

Пікірлер: 2 000
@mkhtrcali4386
@mkhtrcali4386 Жыл бұрын
HADAAD QOF MUSLIIMA TAHAY MA DHAFAYSIID SALIGA NABI MAXAMMED (SCW)💟🌍🙏
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 Жыл бұрын
Sallahu calyhi wasalam❤❤
@azma4456
@azma4456 Жыл бұрын
Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯💯♥️♥️♥️💯💯❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@shugriaxm3d214
@shugriaxm3d214 Жыл бұрын
Scw Scw Scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw
@israyusuf9026
@israyusuf9026 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi Wasalam Salalaahu calayhi Wasalam Salalaahu calayhi Wasalam Salalaahu calayhi Wasalam Salalaahu calayhi Wasalam
@Dhalisaaq
@Dhalisaaq Жыл бұрын
Honestly abdalla’s way of thinking is critical and as a woman who lives abroad i love the idea of staying at home and taking care of my kids, that way my kids can have good manners and be very familiar with their religion in young age. ❤❤
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Yes, it absolutely wonderful and I bet most women would love to be a stay home mom and take care of kids/family. but it’s very difficult. Esp when a single income isn’t enough for an entire family as well as take care of family members back home.
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 Жыл бұрын
Thats our religion sister when we are awomen we have to stay at home m.a we need more farah just like abdallah jimal bcz we need our child to give good care if we go a work we don,t give good care for our child
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
I absolutely agreed with you sister
@hanaabdi2014
@hanaabdi2014 Жыл бұрын
I agree with lii caato. He is not saying that he expects his wife to work. But he is giving her the decision. If she wants to work she can, and he will support and be as helpful as possible. Its called compromise and trust. I think its weird that abdala dont want his wife to even go to the store. She shouldnt tell him everything she does 24/7. It`s not even about shaqada at this point. Is about him not wanting her to be anywhere close to other men. Lii caato called him out on his kalsooni.
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Жыл бұрын
Fr
@hodani7275
@hodani7275 8 ай бұрын
Abdalla having protective jealousy over wife is a great trait in Islam. It is called Ghayrah. It is quite honourable for to protect his wife. I absolutely find men who show off their wives and their women disgusting. Waa dayuusnimo. Ilaahay ha ina hanuuniyo. Waa akhlaaq wanaagsan ha ina siiyo. It is not about kalsooni, waa ragganimo inuu qofku xaaskiisa ilaashado.
@LearnTawhid
@LearnTawhid Жыл бұрын
Diinta guryihiina ku dhaqma si uu guryihiina ubarakoobaan.✨️ ENGLISH: Marry and implement the deen in the household so that your marriage will be blessed.
@shaadhcade3572
@shaadhcade3572 Жыл бұрын
Ragaa walalahay ah saddexdoodaba min qodob ayaan dhihi lahaaa 1) Khalid ck Adiga shoodhe basha cadifada ka saar wayo adigaa dhex dhexaadiye Ah mowduuca inay ka baxanna haw ogolaan in Qodobo layskugu soo dhawada sida af garasho u timadana waa inaad samaysaa mahadsanid 2) abdale jamaal adigana bahasha is adkaynta ka saar oo raygaagu wuu wanagsan yahee inoo Qodobee si aad isku fahantaan qodobana aad iskaga mid noqotaan liil caato iskuguna soo dhawataan 3) lii catoa adigana bahasha haku riixin ninkee adigana waxa lagaaga baahan yahay sababo badanee basha soo fur fur Inta igu raacsan
@hibamohammed9944
@hibamohammed9944 Жыл бұрын
Agree wlhi👏
@kadraubax8786
@kadraubax8786 Жыл бұрын
Great point 🎉🎉🎉🎉
@karimaaomar
@karimaaomar Жыл бұрын
Abadala iyo Ck baa wan kugu racsanahay!! 🤣
@ayaancabdishiire
@ayaancabdishiire Жыл бұрын
Fekerada cabdle jamaal baa saxasan👍 caato bariiska ha kuu soo shaqayso sumayo 🤣
@mubarigcabdi4659
@mubarigcabdi4659 Жыл бұрын
cabdala saxsan lii joog abo dadka waxany odhan hala hoos cararinw
@munacawil3312
@munacawil3312 Жыл бұрын
Cabdalla jamaal waa rijaal wlhi Masha Allah rag intaan ku xulan lahaa dhaqan iyo diiniyan buu lee yhy allaha ku dhowro wll👏👏
@ismaailmohamednoor7772
@ismaailmohamednoor7772 Жыл бұрын
Soo ma ahan
@zucadziman526
@zucadziman526 Жыл бұрын
Anu waxan ku raacsanahay fikirka abdalle jamal Waana fikir saxa 💯waana ka diintenu tilmaamayso👍♥️ . dhanka kale liicato iyo khalid ck waxan leeyahay cabdalle khalad haw fahmina doodana waxanoo caadifada ka daaya oo abdlle wxu idin sheegay inuu xaaskiisa ilaashanyo o wxii wanaag u ah noloshooda uu la jecelyahay isagoon cabudhinayn ama khasab aanu jirin 👍
@habonxashi5372
@habonxashi5372 10 ай бұрын
@HibaaqMohamed-wv5dh
@HibaaqMohamed-wv5dh 7 ай бұрын
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Cabdalla jamaal ayaan ku raacsamahay fikirkisa💯lkn laga yaabee in dadka qaar cadaadis u arkaan fikirkaan lacag iyo shaqo iyo wax aan loo jogin ayaad u ordeysaan gabdhow ogaada in labada qof ee is qabta in ay isku darsaden lacag & hanti wax ka qalisan o ah ubad xalaal ah ragga doorkoda u daaya o ilmihina si alle ka cabsi leh u xananeysta iimaansadana waxa uu alle idinku soo dhiibo ragiina o hanti ah hoyada wa macalimad logumana tala galin in ilbiriqsi xataa ay ka maqnaato carurta ay masulka ka tahay hooyadaa iyo aabahaa oo hanti aad ka dharjisid waxaa kaaga ajar badan ado amaanada alle kuu dhiibtay u ilaaliya waayo amaanadaas wey dayacmeysaa walidkaana dayacmi maayo oo bari hore ayay walidkisa so koriyeen alle weyne ragga cabdalle oo kale fikirkisa hanogu wada shubo o sidiisa o kale deeqsiyaal ha uga wada dhigo Anoo ah naag wax baratay heystana bachelor degree aya fikirkaas ku dhagan waxaan wax u bartay nafteyda inaa jahliga ka saaro dunida waxa ka socdana aan ogaado e wax uma baran inaan rerkeyga iyo ilmaheyga ku dayaco oo odayga marku shaqo tago ka daba baxo aniga caruurteyda wax iiga qaalisan ilalintoda iyo lajoogooda majiraan hanti balaayiin ah ayaga o si fican aan u korsho baa iga wacan shaqo aan ayaga ahaynna ma lihi waayo ayaga waa la'i warsanayaa malinta aakhiro e shaqo iyo hanti la i warsan maayo عن ابن عمر رضي الله عنهما ، قال: سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول: «كلكم رَاعٍ، وكلكم مسؤول عن رَعِيَّتِهِ: والأمير رَاعٍ، والرجل رَاعٍ على أهل بيته، والمرأة رَاعِيَةٌ على بيت زوجها وولده، فكلكم راَعٍ، وكلكم مسؤول عن رَعِيَّتِهِ».
@rahma_h2y
@rahma_h2y Ай бұрын
Abyo 💯waankugu raacsanhay anigo ah waliba gabar wax baratay ilaa iyo jaamacad hadana kamaa dooranaayo ilmaheyga shaqo anoo aanan u baahneen dabcan hadey dhacdo in laygu deyriyo caruurteyda inaa shaqeeyo diinta ii ogol aydoo sharudaha aan buuxinayo alx muslimiin naga dhigay❤❤❤
@naagnool8113
@naagnool8113 Ай бұрын
​@@rahma_h2y soomaha ahn raxma carurteyda agtoda baa gabalku igu dhacayaa wagana igu baryayaa shaqada waxay ku fican tahay intadan wax shalin wax uun mel so dhigo ilen qofka kugu so aadaya wuxu yahay ma ogide💯 ilmo ladayaco wlh waa necbahay bahida calosha bahida korismada iyo maskaxda ka haleeleysa aya uga daran ilmaha
@rahma_h2y
@rahma_h2y 6 күн бұрын
Waa saas wll wax ma silciyo ilaahay ka maqan galnay awlaad aan ku nasano allah na siiyo​@@naagnool8113
@itaahilaliosman2302
@itaahilaliosman2302 Жыл бұрын
Cabdale jamal fikirkisa waan ku racsanhay gabdhuhu gurigoday sharaf ku leyihin 💯💯
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 Жыл бұрын
Cabdale jamal
@bureqamaxamed8003
@bureqamaxamed8003 Жыл бұрын
😂😂😂 oo ta banan u baxdaba miyay dhilaysi tagaysa🙄war amuuurtan
@mawahebphaisal3919
@mawahebphaisal3919 Жыл бұрын
@@bureqamaxamed8003 imagine 😂😂😂 walee dadkanaa
@hafsoomar6323
@hafsoomar6323 Жыл бұрын
Oo ta lacag aqontedii ku kensatay mxa bilaa sharaf kadhigay
@bureqamaxamed8003
@bureqamaxamed8003 Жыл бұрын
@@mawahebphaisal3919 wa dad wada buka diinta😂
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 Жыл бұрын
Wllyaal fadlan arimaha diinta kitaabka iyo sunna Xabiibkeyna SCW ha loo celiyo waa sida uu Alle ina faray SubhanAllah yaana la iska hadlin 💯✌️ muranka badan waa faaida la aan SubhanAllah anagu daqan iyo diinba ayaan leenahay Fadlan taa ha lagu dhaqmo
@marianali7951
@marianali7951 Жыл бұрын
I live in Scandinavia and a lot of children develop stress in a very young age, because they stay long hours in after school care, daycare and nursery. When you drop your children in daycare from 7am and pick them up at 5 pm, that’s torture. You will have a hard time bonding with your children. When both parents come home their busy with the house chores and the children’s needs will be neglected. I speak from experience. Hats Off for Abdallah.
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 Жыл бұрын
Abdlale Jamal ku raacsanahy fikirkiisa gabadhu gurigeda ku qurux badan tahay inay caruurteda iyo ninkeda ay qurxisato 🥰 ninkuna masuulki LA saray inu ka so baxo
@farhiyaibrahim7550
@farhiyaibrahim7550 Жыл бұрын
Abdallan ku wataa aniga waxaan ahay xaas waligey mashaqeen waana ku faraxsanahay abdalla guuleyso
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 Жыл бұрын
Kuwa ku nool biil cidhidhi ah bad tahy oo xabdka logu qaracdo aniga shaqeya ufff
@aragsanindho7553
@aragsanindho7553 Жыл бұрын
Cabdalaan ku raacsanahy aniga boqorada waa la qariyaa waana la ilaaliyaa geesi indr nolow dumar sharaftooda waa sidaas
@idillmustafe-rl1yf
@idillmustafe-rl1yf Жыл бұрын
Bismilah Horta anigu waxban barta hadana ma jecli inan shaqeysto markan awlaad helo inshlh sababto ah ilmahayga de gabadho shaqaye ima karinayaan ilmuhu wuu iga dhadhamaya ileen intaas oo shaqiyad bu la kulmayaye ar hablihina uso shaqeya
@haboonissa4534
@haboonissa4534 Жыл бұрын
I’m truly with Abdala👍🏻👏🏻
@safiachideh
@safiachideh Жыл бұрын
I'M Truly with abdala jaamal ❤️♡hore uu soco wll qali
@farxiyaabdi9074
@farxiyaabdi9074 Жыл бұрын
Masha allaah lambada wiilba waa OK lkn cabdala jamaal daadmaan ugahelay doodiis sababtoo ah waxa uukutagayahay sunadii rasuul scw iyo siday inafarayso diinteena suuban allaah yaxfiduka wayarcaaka khaalid & liibana wad kumahadsan tiin rayigiina💝💝💝💝💝👍
@Girlboss1.
@Girlboss1. Жыл бұрын
Sunnada nabigu inla shaqeeysto may diidin Nabi Mohamed SCW xaaskiisi khadiijiba way shaqey san jirtay marku guursadey umuu diidin ee sidii unbay u shaqeysan jirty
@najmamoha9832
@najmamoha9832 Жыл бұрын
Tiisa daryeelaa tukale ku dara sunada asiba ka muuqan uu xaskiisa ka muujinaayo maxa weye jeegada naga soo xiir horta 😅
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️
@MutaazCrahmaan
@MutaazCrahmaan 3 күн бұрын
Naagahan commentka kusoo wada qoraya abadalan ku raacsanhy ma ninkan kala hadlaya nin hablaha yasaya ee leh gabadha waxbarashadedu secondary haku ekaato haday dhaaftana degree muu kuhaya naa shaqaysta si sharaf leh oo asturan reerihiinana dhaqda oo familygiinana biili isaguna rerkisa ha ushaqaysto iyo familka aad dhisteen nin yuuna ku caburin wll adoo wax soo bartay nin ha ufarisan inta racsan liicato like isara markan anigu guursado iyo intanan guursanba wn shaqaysan qof iga hor is taagayana majiro wll ninkan bari wuu dhiman kara wuu iga tagi kara nin waliga haku tiirsan noloshada dhiso oo wax barta gabdho❤😊
@yasminrandy4237
@yasminrandy4237 Жыл бұрын
Abdala Jamal Wan kuhysta fikir kisa Tim abdala is mujiya 🥰🥰
@idilahmed5433
@idilahmed5433 Жыл бұрын
Cabdalle jamaal felicitation bro tu vrai homme inchallah tu va trouveras inchallah continue commsa 🎉
@balqiisamohamed-tx9nw
@balqiisamohamed-tx9nw Жыл бұрын
Cabdale kulahaa gabadhu from four haku ekaato hayaday dhaaftana degree,cabdale waa raga hablaha yaryar een waxba baran maskaxda ka gumaysta.wlh cabdale saas ma moodayn.inta hablood ee wax baray ee aniga iyo lii caato nalafikir ah is muujiya..🤚🤚🤚
@hibomuuse9980
@hibomuuse9980 Жыл бұрын
Abdale wu saxsan yey wx barashadada booda lagagama hadleyn ee surafnimada laydin didanyey guryihina fadhiya 🤣🤣
@bureqamaxamed8003
@bureqamaxamed8003 Жыл бұрын
War wad qaldanthy ina jamalow youtube kan yar ee ad ka bariisaysa waxba rer dhan ka tari maaye faanka mesha kala kac😂😂women power👍🏽ninka ugu lacagta badan aduunka hadu i qabo banan fadhisanayn sheeekad baratene🥳🥳🥳
@mubaarigfarxan5418
@mubaarigfarxan5418 Жыл бұрын
😂😂😂
@apukarabdirahmanahmed6032
@apukarabdirahmanahmed6032 Жыл бұрын
Abdalla jamaal diinta ku dhaqankeedu aad buu u jcl yahy alle haku xifdio my pro 🤲
@hiboaadan8365
@hiboaadan8365 Жыл бұрын
Diintad qalad ka fahantee diintu dumar ka umay diidin in ay hanti yeelato
@apukarabdirahmanahmed6032
@apukarabdirahmanahmed6032 Жыл бұрын
@@hiboaadan8365 diintu guryahooda ha joogaan quraan io xadiis lagu sheege adu maxad daliil haysataaa
@hiboaadan8365
@hiboaadan8365 Жыл бұрын
​@@apukarabdirahmanahmed6032hadii lagu sheegay lafteeda yaanay soo bixin lama odhan ee danteeda way soo qabsan kartaa ee diinta ha ku meeraysane wax kala la imow dulaystow
@quruxzan5706
@quruxzan5706 Жыл бұрын
Africa gaara ahaa wadankayga somaliland raga shaqeeya 💯 lkn halkan qurbaha raga iyo dumarka way wada shaqeestan 😇 Anoo single wn shaqeesta oo hooyaday iyo ehelkayga hadan guursadana hooyaday u shaqeeynaya☺️ Teeda kle anga dhibta na ahysata qof walba oo wadanki jooga oo ku soo Waco wxba kaa Raba Marka shaqa la'aan maba noqoni karno🤗
@ridwanhusein3028
@ridwanhusein3028 Жыл бұрын
Ayy abyo
@vathimayaan2936
@vathimayaan2936 Жыл бұрын
Masha allaha cabdalla jamal waa rageedii anoo dumara fikirkiisa ku raacsen waana siduu alle yidhi marba haddey duruuf ku saarta jirin guryihiina ku nagaada walahi qiiru leeyhy allaha ku siiyo mid kula fahanta noloshaas wallo lii caatona maxuma masha alah
@afnaanqueen2605
@afnaanqueen2605 Жыл бұрын
Liicaato aya saxsan gabdha waqti ayay galiyeen xafadoodu marka inad tidhaa gabadhu ma shaqayn karto waa qalad Mida kale inad tidha gabadhaha waxbarashadooda waxay ku fcntahy form four waa qalad waxa jira gabdho badan oo leh han sare ilaa PHD mrka adiga ilahy mid sida rabtid ha kusiyo lkn fikirkagu wuu qaldan yahy
@ismaailmohamednoor7772
@ismaailmohamednoor7772 Жыл бұрын
Waa dheeko shuubo waxas gabadhayda waa in ay xada jogta hDa baxda hor lay ubixi wllhi
@rahmaabdi7868
@rahmaabdi7868 Жыл бұрын
Anigana Waan kugu raacsanahay ❤️❤️
@hodani7275
@hodani7275 8 ай бұрын
Fikradiisa ma khaldana waayo diinta ayay raacsan tahay. Marwada waxaa la waydiinayaa caruurteeda iyo saygeeda ee PHD Ilaahay uma dirin.
@Xeedhopodcast12
@Xeedhopodcast12 Жыл бұрын
Nin raga hblow haysku halaynina Noloshiina gaar ka dhigta Shaqaysta stress bay idinku ridayan .ama gaajo ama masayr labadaba adinkoo isku filansho gaadho uun bad don’t worry ku nolanysan iyo nolol bila buuqa 😍
@hodanxasan5047
@hodanxasan5047 Жыл бұрын
Igree
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Жыл бұрын
So true
@hodani7275
@hodani7275 8 ай бұрын
Wax baro waa halkeed intaan lagu guursan laakin ninkow qasab baan ku shaqaysanayaa oo shaqo aan niman kale dhaxgalayo ayaan tagayaa waa mid gurigu ku dumi waana dambi
@ahmedmuhumed7998
@ahmedmuhumed7998 Жыл бұрын
masha allah Abdale fikirkiisu waa mid aan u wanaagsan waana ku raacsanahey 100% W axeyna ku saleysantahey diinteen a macaaan lii caato fikirkiisu waaa ku ree galbeed
@Cawociise4891
@Cawociise4891 Жыл бұрын
Anigu wxn ku raacsanhy abadle jamaal is really piont alle ha na siiyo mid sidaa oo kle ah inshallah 🥰🤲
@ubahabdulahi6927
@ubahabdulahi6927 Жыл бұрын
Cabdale jamal sax waa nin rageed masuliyada reerkiisa inuu qadi karo Ku kalsoon inuu waxay rabto bixiin karo waa rijaal riyaal dhalay wuxu cadeyey inuu aabo fican dhalay wiil kasaba wuxu aabihii ka arku ku dhaqma dhaqan wanagsan ba lagu soo koriyey sharaf korkaga ha ahato 🥰🥰
@najmahusseinnajmahussein
@najmahusseinnajmahussein Жыл бұрын
Waxaa sax lii cato
@sucaadsiciid9092
@sucaadsiciid9092 Жыл бұрын
Abdallah wlhi waa ninka ay dumar badan ku fikiraan good respect 👍
@abdirashidabdullahi5231
@abdirashidabdullahi5231 Жыл бұрын
Abdalla is good man i agree with him
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂🤮🤮🤮
@ayansicid4626
@ayansicid4626 Жыл бұрын
Waan saxan yahay wiilkan reer hargaysai
@amirakasim6167
@amirakasim6167 Жыл бұрын
Doodana waxayba uso xasuusisay hooyaday mcn iyo aabahy siday isku fahansanayeen waligay hooyaday shaqo mayna qaban mid guri moyee shaqo banan ka waxaa ugu horaysay markuu abahay dhintay hooyaday markay maanta rabto meeshay donayso inay aado qaraba salaan ama suuqa iny kaso danaysato lacag badan buu siin jiray aabo si ay hooyadey danaheeda uso qabsato inta kalane gurigeeda bay jogi jirtay markay ilmo dhashana aabahay hooyaday asaa ushaqayn jiray ilaa ilmaha iyo ayaduba butuc noqdaan qalka kama soo bixi jirin
@fadumaali4556
@fadumaali4556 Жыл бұрын
Masha Allaha Abadala Aritiso waxay kusalaysathay dinta waa saxanyahay
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 Жыл бұрын
Abdalle ila saxan ani ahaan diiniyan iyo dhaqan ahaanba run bu ka sheegay🥰✅
@Agent-nayzz
@Agent-nayzz Жыл бұрын
Abdallah diita iyo dhaqanka waad haysataa Mashallah..Xiiso fara badana uu ku hayaa laakiin digniin in laka mashuulo wey fiican tahay jacaylka ku kordhaa isdul jooga waalaga xiiso dhacaa ... Abdallah legend
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 Жыл бұрын
Ano ah gabadh wax baratY ayaa abdalla jamaal wata ❤ Illahow nin sidaasa isii adaa awoode
@zamiaaliuprahim29
@zamiaaliuprahim29 Жыл бұрын
Ina Jamaal 100% uu zaxan Yahay 😊
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Жыл бұрын
Legend Apdalle jamal hadalkiisaa waan ku Raacasan wlllhi wuxu ka Raabayn waa in diintuba ka reebtay 🥰💪
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah Lkn qofkasta fikirkiisa ayuu ka hadley 👏👏
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 Жыл бұрын
Khalid wax faaido bulshada u leh baad soo kordhisay aadna waan kuugu hambalyeynaya waxana iga talo ah Inaad doodaha sidano kale ah sii wado insha Allah good job wllo thnks a lot🙏
@mohamedelmih9528
@mohamedelmih9528 Жыл бұрын
Gabadhaydu way shaqatagaysaa lkn shaqo u qalanta sharafteeda ,sharaftayda iyo iyo dhamaan nolosheeda.
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 Жыл бұрын
Waar meesha waxba tadacay🤣🤣🤣🤣Team liicaato is muujiya💯🙌
@mohamedabdirisak
@mohamedabdirisak Жыл бұрын
Abdallah wuxuu ku soo koray dhaqan carbeed dumarka wa diamond 💎 wa la ilaashadaa..he's absolutely 💯 right ✅️
@fadxamalabo9590
@fadxamalabo9590 Жыл бұрын
Wanka helneyy waibah hablo inlaguh zoodaranah wanjeclaan lahaa xamasad buuyeelen laha ck waxanleyaheyy keep goin Wall mcn waxan rajeyynayaa inaad dadka caanka uun zoo cazuumin ooaaad asxabta kutageertanah soodalbato thnkz
@nafiisahassan1761
@nafiisahassan1761 Жыл бұрын
War wxn niyahow Abdalle nin rageedba lgu dhinta I agree with him 🤝
@israyusuf9026
@israyusuf9026 Жыл бұрын
Mnsha allah Mnsha allah wllky abdale alle caqliga maskaxda caafimaadka intaba alle hakuu barakeeyo keep going brother thank you so much 🥰🥰
@Saman-ev7ov
@Saman-ev7ov Жыл бұрын
Waxan racsanahay abdalla jamal fikirkisa sababtuna wa inu alle swt amray inay jogan guryohoda xigmad aya meshas ku jirto ninka raga ahi haduba family kisa ku filan yhy maba jirto sabab ay xasku u shaqeyso mana ahan ina ku dayano galo kuwa o samaynayo wax waliba o dhaqan iyo dinba ka so hor jedo guuleyso wllyal🤗
@salmajamac4442
@salmajamac4442 Жыл бұрын
Mashallaah cabdalle ragga soomaliyeed sidaad u fikirayso haday u fikiri lahayeen carruur toda iyo guryahoodu ma dayacmeen
@ViscoHotels
@ViscoHotels Жыл бұрын
Lii caato fikir reer galbeed ayuu aaminsanyahay Cabdalle jamaal na dhaqan iyo diin isku jira ayuu aaminsan yahay waa farqiga labadooda u dhaxeeya ee isku fahmi la'yihiin aniga ahaan waxa ila saxan Cabdalle jamaal ❤
@najmamoha9832
@najmamoha9832 Жыл бұрын
Diin meesha kareb walalo haduu cabdalla diin fahan sanaan lahaa jeegada miyun xirten ee sida nabi muhamed scw u jartey ayuu ujaran lahaa nin diin dayasho kama ahee dad iska celis ayuu raba caqliga yar uu leeh ayuu rabaa inuu dadka ka dhaadhiciyo liicaato guul io gobanimo walalo 😚😚❤❤
@ridwaanridwaaniita6023
@ridwaanridwaaniita6023 Жыл бұрын
Diinta marna ma diideyso dumarka iney shaqeystaan maangabnimada naga dhaaf sxb
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 Жыл бұрын
@@najmamoha9832 diinta hadii la reebo nololi ma jirto noloshu waa diinta
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 Жыл бұрын
@@ridwaanridwaaniita6023 hadaanay baahi jirin ma khasbana tarbiyadi carurta ka muhimsan
@ismaailmohamednoor7772
@ismaailmohamednoor7772 Жыл бұрын
Liil caato nagtii buu og yahy dee
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️. Abdulle excellent idea. Good husband & father.
@user-jx8eq2og1t
@user-jx8eq2og1t Жыл бұрын
Mash allah cabale aragtidiisa waan ku raacsanahay legend cabdale
@fatuush675
@fatuush675 Жыл бұрын
Cabdala saxsan sida sharciga islaamka qabo wlhi hoyadii ku dhashay rijaal bey dhashay midakale wuxuu yiri marti markey imaato anaa raga cuntada u kenaya wana sida saxda aniga dhaqan kaas ayaa leyguso koriyey marti niman ah hadeey imadaan rashinka markaan karino aabe ayaa u geeyn jirey martida hadana wiilsha walaleheey ayaa u geeya anaga iyo nin ajanabi ah ismaba aragno mana salaano alhamdu lilaah gacanteyda nin ajanabi ah kuma salaamin ilhey ayaan ka megan galay ❤❤ liicato isku qabiil iyo degaan ayaan nahay lkn isku dhaqan ma nihin asiga waa sacad anigana duduble lkn qofku intow yar yahay ayaa fican in qur'aanka iyo tafsiirka la baro
@barwaaqocabdi6255
@barwaaqocabdi6255 Жыл бұрын
Dhaqanka awoowo waa dhaqankeenii ogow dhaqan galo looma bahna caatooy wlhi cabdala mar walba kaa saxsan 👍👍
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 Жыл бұрын
Allah said to him, O YaHyā, hold on to the Book of the Quran firmly.” And We gave him wisdom, while he was still a child.
@jamiilaqurux5462
@jamiilaqurux5462 Жыл бұрын
Iam with abdalle. Mnsha allh nin rageed ban u arka 😊 waar ragoow sida noqda hooy 😊
@asmaosman9787
@asmaosman9787 Жыл бұрын
Abdalle jamaal waa nin rag ah wxuu udiyaar yhy iney soo saaraaan caruur dhisan oo waqtigooda hooyadood mcn laqaaataaan dumarna intey raadiyàan waa in loo nxristo iyo in ladhaqaaleeyo❤❤❤ugu danbeyn caqli fayow oo maskaxda la xidhiidha diiiin
@samiraabdi3534
@samiraabdi3534 Жыл бұрын
Abdal jamaal Baan ku hystaa fikiekiisa Mash Allaaaaaaaah✅❤
@barwaaqoilko801
@barwaaqoilko801 Жыл бұрын
Haaa wllhi
@Ilwad77
@Ilwad77 Жыл бұрын
I strongly agreed with Abdalla Jamal, waayo casrigan aynu joogno gabadhu iyadoo gurigeeda joogta ayay hadana monthly income samaysan kartaa. Imika online ayaa jira ay lacag ka samayn karto ka badan inta ay sameeyaan dadka average life ama Shaqaysta iyadoo gurigeeda joogta kaliya maaha uun inaad dibada u baxdo oo aad soo shaqaysato! Aduunkii wax badan ayaa iska badalay. Markaa anigu Abdalla Jamal ayaan ku raacsanahay Ra’yigiisa!
@suhaibali411
@suhaibali411 Жыл бұрын
Xirfad nooce ah ayaa adiga oo wadanka jooga guriga dhexdisa lacag ku samayn karta. magacow wll
@fatimazahraa7049
@fatimazahraa7049 Жыл бұрын
Exactly .wallo gabadhi wa guri waxna wan baranaa .dadka le ban layaabnhy diin kasaar meesha .what kind of thinking bay ku fikrayaan dad kasi
@Ilwad77
@Ilwad77 Жыл бұрын
@@suhaibali411 Walalo waxaa jira laba hab, mid waa Side hustles wax la idhaahdo oo aad dadka products kooda aad u xayaysiiso deetana aad commission aad ka hesho waxaana ka mid ah, Affiliate Marketing, Free Lancer , Copy Writer iyo waliba qaar kaloo bada Midna waa E commerce oo waa ganacsiga Online ka ah sida, Amazon FBA, Etsy, Dropshipping iyo waliba qaar kaloo badan kuwan adiga ayaa aas-aasaya store aad leedahay alaab aad leedahay ayaana iibinaysaa! Waxaan rajaynayaa inaad fahantay walalo!!
@Ilwad77
@Ilwad77 Жыл бұрын
@@fatimazahraa7049 Absolutely walalo waa dad noloshooda aan reality-ga ku dabaqin! Maanta marnaba hadaanay jirin ka wrn inaad bilaa camal aad noqoto oo adiga oo gurigaaga fadhiya aad dakhli maalinle ah iyo waliba bil le ah aaf samaysan karto, adiga oo waliba gurigaaga fadhiya oo ubadkaaga ka warhaya
@fatimazahraa7049
@fatimazahraa7049 Жыл бұрын
@@Ilwad77 shaahitu wall qali way ku shqystaan dadku .
@sawdajoseph4193
@sawdajoseph4193 Жыл бұрын
Attack bad Wadan Lii Iyo Khalid abdale Wuu saxn yhy Habla sidayda abdale Racsani Hys mujiyan🙌😂
@hadiyamoha8422
@hadiyamoha8422 Жыл бұрын
Waw cabadle jamal ku racsnhyna walhi legend wax nool wlo caqliga ilahy ha ku barkeeyo maashallh 🥰🥰
@Hibomm1
@Hibomm1 Жыл бұрын
I do not necessarily agree with Abdala but he made his point clear. Clarity is important in marriage.
@hamdiabdullahi2012
@hamdiabdullahi2012 Жыл бұрын
exactly and at the end of the day that is his choice and trusts me he is not the only 1 with such an ideology
@filsanibrahim
@filsanibrahim Жыл бұрын
Team liicaato alle maskaxda iyo aqoonta hakuu daayo hore usoco
@sihaamxasan4977
@sihaamxasan4977 Жыл бұрын
Team liicaato
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Жыл бұрын
waa runtii Abdalla waa gabadha in lailasho mashAllah keep going
@nasracabdiraxmanqalbifuran2617
@nasracabdiraxmanqalbifuran2617 Жыл бұрын
Wlhi fikirka Abdalla wa mid saxa oo anigu wnktageersanahay wana siada saxda ah ee diintenu sheegtay waxan leyahay dumarow ama diida ama yeela ❤❤
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 Жыл бұрын
Abdala is legend wlhi masuuliyada ayu garanaya wll maskaxda allah haku barakeyo in inantu xinaysato o carurteda haystao wax ka wacan majiro 😅
@ayaanfarxaan9764
@ayaanfarxaan9764 Жыл бұрын
Abdala saxsan walhi Gabadhu wa in ay kaso baxdo masuliyada Guriga kasaran shaqo waxa uah in ay Ubaxa Dalka Tarbiyadoda ka shaqayso Dintena islamkuma Tasay qabta Hadi ay Dan qabato oo u ninku tisa Gabo Moye inta kale Dumarka iyo Dabkuba Fadhigay ku Ficanyihin Haday Aqoon Noqoto Anagaba Raga Kaca wacan oo Hooyo wax baratay wa Bulsho wax baratay Aqoon in aanu Yelana Wa No mihim❤
@farduzmah4310
@farduzmah4310 Жыл бұрын
Wllhi ani aragtidayda abdal jamaal ayaa la aragti ayaan la ahy waa run ina aya gabadhu shoogto gurigiina .... Liicaato waa qof gurba jooga isku dhaqana ma nihi Wllkay abdal jamaal alhe haku siiyo wll qof ku fahma Oo kula dareem nolosha 🤴♥️
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 Жыл бұрын
100% I Agree With Abdalla waan ku raacsanahay waan ku wataaa sxb sidaadaa ayaan u fekerayaa insha alaah dhawaan baan hawl gal is leeyahay waanan rajaynayaa qof ila fahmi kara inaan helo insha alaah
@Quendahabsan
@Quendahabsan Жыл бұрын
Xabsi guri bad furan rabtaa dhawan😂
@caseypoqore3788
@caseypoqore3788 Жыл бұрын
Aniga haduu ikaafinayo waxn rabo isinayo family gayga kafinayo guriga ujoogya dalxiis iyo lacgba idana aniga cabdale wata♥️😂
@diamondhaji1835
@diamondhaji1835 Жыл бұрын
Gacalo familygaaga masuul kama aha lkn haduu adiga kuu raxleeyo kaa badan illahayow mid cabdale oo kale ah nagu arsaaq
@haponmuhumad3042
@haponmuhumad3042 Жыл бұрын
Asc wan idin salamay cabdale liicato and khalid mifbaan dhahaya cabdale way wnagsan tahay inad gabadhada la.ilaashado lkn kadaa is adkaynta badan ee intaa leeed midakale waxaan sugaynaa bal arooskaaga siduu noqdo inaad gabadh adturan oo jidhkeeda qarisa aad guusato iyo inkale wayo raga somaliyed intay sidaada dhahan ayad arkaysaa iyadoo inantii oo.wxba u qarsoonayn malinka arooska ta labaad adiga iyadii waad ilaalisay ee adna malagaa helayaa inaad adna is ilaaliso ood naag la kaftamin la hadlin marka shaqada marka suuqa nio cabdale inaa ani lay balamiyo ayay ahayd hhhh
@f.m.a1164
@f.m.a1164 Жыл бұрын
@@diamondhaji1835 haada hooyadaay io abahy hadaan waax taraayn maaxn ka nolahy
@najmamoha9832
@najmamoha9832 Жыл бұрын
Qufkan malin walbo kula majooga ogow inteysan nafta meeljirin walidkaga adey ku dhaley asiga mey dhalin mahiimada wax luu bareyo waa inad meel ugu soo baxdaa ee isku tasho abyo
@munamuuse8346
@munamuuse8346 Жыл бұрын
Same wllhi cabdala fikradiisa aya ad ufican
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
Hadalka cabdalla jamaal ayaan ku taageersanahay wlhi waa legend qiimaha dumarka yaqaana nin rageed halkaa ka haay🙋‍♂️👑#abdalla jamall
@rahmanor3907
@rahmanor3907 Жыл бұрын
Adigo kle wax masobaranin dadka waxsobartay laga hadalaa only
@haboonickadar8072
@haboonickadar8072 Жыл бұрын
@@rahmanor3907 I agree with you qli cidii lagu soo tabcay laga hadlaya uun ee wax soo bartay😉 , ta kale waa free money, drive diyaar ah at the same time maamuul xad dhaaf ah noocan wey joogan magalada welcome 💯
@duniyoyaasin4037
@duniyoyaasin4037 Жыл бұрын
Baramijkas muhiim bunoyahy hadan nahay hablaha waxbarashada io shaqada jecel thank you so much wll nosobadi I.a
@fartuunabdullaahi8033
@fartuunabdullaahi8033 Жыл бұрын
Wllkey abdalle jamal runtii 100/100 waa ku raacsanahay hadal walbo uu dhahayne wuu ku sax San yahay please 🙏 qoraalkaane iga gaarsii abdalle Wllkey khalid please hadan ahay daawadaha kugu xiran
@deganguray48
@deganguray48 Жыл бұрын
cabdle jamal waa legend walhy wan kugu racy fikir kas🥰👏
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 Жыл бұрын
Cabdalle ayaan wataa ani sababtoo ah gabadhu gurigeeday ku asturantay❤️👏
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 Жыл бұрын
👍What a Lovely depate keep it up👌
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 8 ай бұрын
Masha Allah masha Allah Abdallah jamal wlhi waa nin rag so wiilasha hata jiira gabdhaha lacagda leeh ama USA jooga ama yuruub ee jclyhn so Abdallah waa wiil waxbartay oo isku kalsoon wll wiilasha ado kale ah wlhi wee yaradeen ilahay waxa gabaryaaya wiil adigo kale ah ino gabdhaha somaliyeed siiyo guul aduun iyo Aqiraba Abbdallah jamal
@sumayaibraahin9702
@sumayaibraahin9702 Жыл бұрын
Abdal waa Inan raged wllhi ❤❤
@qalicali5781
@qalicali5781 Жыл бұрын
Abdalla jamaal ayaan ku raacsanhy 100%✅🆎️👍👍👍👍
@anisacabdi-7395
@anisacabdi-7395 Жыл бұрын
Absolutely hadalkiisa waan ku raacsanahy abdalle 🥰
@munacrahmaannuuxcaalin4575
@munacrahmaannuuxcaalin4575 Жыл бұрын
Mansh allah cabdale jamaal uu saxasanayahy wll waad ku mahadasantay waa sidaa dhaqanka somaliyed
@safasouleiman9882
@safasouleiman9882 Жыл бұрын
Reer hargaisa dumarka waxay ka aminsanyihin bissad. Dumar ku haq ayay ulayihin inay shaqaystaan. Waa ruun khalid ck. Anigu master degree baan hesta walidkay ayaan iga bixiyay. Lacagtayda 40% I give my parents. All the way from Djibouti 🇩🇯 . Alhamdoulil’Allah fier d’être djiboutienne
@KakaTimo
@KakaTimo Жыл бұрын
Wlshey with no problem mid intaas kugu ogol raadso raggoo dhan isku mid maahan waayo sidaa adba aad qalad ugu aragto wuxuu isagu aaminsanyahey ayunbu isna taada qalad ugu arkaa
@ayaanmohammedmoussa3492
@ayaanmohammedmoussa3492 Жыл бұрын
Yaa kugu idhi bisad bay u haystan sister his idea buu ka hadal raga hargaysa dhan ma matalo rag ogol in dumarka shaqeeyan waa jiran so cool down 😂😂😂😂
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Жыл бұрын
@@ayaanmohammedmoussa3492 hooyada guriiga joogta caruurtay uwanagsaantahay
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Жыл бұрын
Safa yes abdalla is right a woman should take of her her husband and children masuliyadaa niinka Lee
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Reer Hargeysa afka ha wada marine ninku xaskisa isaga ka masula wllo sow madan garan amarkisuna wa in la qata
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Abdulle is following Muslim rules & regulations well done.
@abdifatahmahamedsamriye4787
@abdifatahmahamedsamriye4787 Жыл бұрын
Well done ...that was nice debate..
@ayaanmohammedmoussa3492
@ayaanmohammedmoussa3492 Жыл бұрын
Cabdala 💯 saxsan dhinac diin iyo mid dhaqanba haduu kafinayo is good awlaadaada wakhti kaga bahan iyo naftada sister raaxayso 😂😂😂
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 Жыл бұрын
Anigu cabdalle Jamal ayaan ku raacsanay fikirkiisa waaayo marwo quruxdeedu waaa gurigeeda inay joogto oo ay carurteda haysato mar hadii saygeedu wax kaste la garab taaganyay nolosha qurbuhu waa TU goooniya 🦁👸♥️👑
@somalinimo8641
@somalinimo8641 Жыл бұрын
Omg abdalla wa hinsihii oo qof ah tageero ayaan ku ahay walaal qaali keep going dhankan kale in aan ka aragno ayaa ino dhineed.
@yasminabdisamed232
@yasminabdisamed232 Жыл бұрын
Ninka Ragi Waka Aragtida Abdale Oo Kaleh Leh Keep Going Abdale
@nimcohodan2251
@nimcohodan2251 Жыл бұрын
Mash Allah cabdale qofti hesha ayaa nasiib leh dacaad badty wll
@amiirasiciid9359
@amiirasiciid9359 Жыл бұрын
Anigu cabdle wan ku racasanahay rayigisa khalidow barnamika igu casun ilahy ka baqo🥰
@mercifulword626
@mercifulword626 Жыл бұрын
Great 👍 Abdullah jamal
@umalkhayrmahamed6182
@umalkhayrmahamed6182 Жыл бұрын
Wlhi anuu cabdale waan ku raacsanhy fikirkiisa 😊
@monaraiz3456
@monaraiz3456 Жыл бұрын
hooyoyinkeen abayasheen waalidken inta naguso tabcaayay 16yr wx naso barayay xiligay raben inay nagu nastan nin an shalay baranay oo 3 isku kaaya keenay walaanan gurigisa isku xiri lahayn oo aan isku caburin lahayn Lii caato inu nin karmeed caqli u sahiip ah waligey ban Oga👍❤Gabdhow nin hadu sidi Abdale jamaal idin Caburin doono ka feejignada nin naag caburiya waa ciqaab mideda kle Abdala jamal waalidkey ma i bilaaya wa yabe nin somaliyed bilkuba si fican u keynayne ma waalidkey bu bilaya haplo waxas inti laydinkuso xero galiyo o laydin dhoho waalidka ana ku bilaya marka 2 isku mara laga dhalo ado kala jilcay oo daalan mela ka noqotana lahayn ha ku dhoho na hooyada iyo aabaha ani ima dhalin gabareYy inta yartahy oo gabadhnimadada haysto nimanka arosi rabtan ka firsada😳Lii caato 100/100 ada saxan
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 Жыл бұрын
Wllo horta ninkani abdle wuxu ka hadley naag an wxba baranin o waba ka ku idhi inantu waa inay wx brashadedu ku jogta class ka sare ee 4 Kuwa aqonto hoose bu jeda Lkn inan wx baratey Wlhi inan tas laga dhadhicinen marku afkisa urya mnta ka idhaa barina waa mahyo adigan ku qaba lkn rerkina maya Kani markaa waa duleystayasha lashego
@qalanjoabdilaahi2534
@qalanjoabdilaahi2534 Жыл бұрын
Fikir ahaan hadii ninkaygu igarab taagan yhy waxna isiinayo ina soo shaqaynayo waan kaafiyi karaa reerkayga xitaa hadii ay aniga iga soogodo ☑️💯😇👏
@naimaalaso1929
@naimaalaso1929 Жыл бұрын
Mshlh I real agree with abdalla coz he is real happy nd supportive in the religion
@abdirashidabdullahi5231
@abdirashidabdullahi5231 Жыл бұрын
tnx i'm also
@deeqahaibeomar9157
@deeqahaibeomar9157 Жыл бұрын
Abdala fikirkiisu waa mid ka fiirsasho u baahan. Waxaan u malaynayaa inaanu is maqlaynin waxa uu leeyahay… Lii caato. Wuxuu u hadlayaa sidii inuu ismaqlayo oo uu ogyahay waxa uu leeyahay. Qof aragti dheer oo waqtiga la jaan qaadsanna wuu u hadlayaa. Qofkasta oo Bani‘aadam ahi isgaa go‘aanka noloshiisa iskaleh. Waxna waa kawadaagi karaa, qofna se qof adoon uma aha….
@asiawarsame7122
@asiawarsame7122 Жыл бұрын
Absolutely
@nastexoismacil9857
@nastexoismacil9857 Жыл бұрын
Wlhi cabdale nag ta hesha nin bey heshay nin ka ragi waka wlhi wan ku wata pro nin an ku masern nin ba maha 🦁😎🧡
@abdijibarAj
@abdijibarAj Жыл бұрын
Abdalla jamaal 100% waan kuugu raac ssnahay bro aniga ayaan u shaqeynaayo ayadana guriga ayey joogeysaa taana marka hore ayaa soo dhameysaneysaan oo inta haasawaha lagu guda jiro
@anabshirclasmkmm4027
@anabshirclasmkmm4027 Жыл бұрын
Abdallaha perfect waa ku wataa allow gabar wangsn diin iyo maadiba taqan kugu dar calaf ❤
@hododaimand6321
@hododaimand6321 Жыл бұрын
Masha Allah abdle❤
@Nadir.Adam.Mire.
@Nadir.Adam.Mire. Жыл бұрын
cabdala aniga iLa saxsan hady xitaa rabto 20kun oo doller inay ku shaqyso bishii anaa siinaya🙏❤️ only habalaha raba inay fadhiga wax ku cunaan wan idinsalmay😂👋
@fartunsheikh2937
@fartunsheikh2937 Жыл бұрын
😂😂😂
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 Жыл бұрын
Kaa qadnay🤣
@bilanmohamed3714
@bilanmohamed3714 Жыл бұрын
😅😅
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
🤣🤣🤣Anoo guriiga Hooyadayba Bud iyo Dhagax Qoshka ugu xasha ma Nin Bananka uga so Shaqayne
@najmacabdiraxaman3752
@najmacabdiraxaman3752 Жыл бұрын
Haaa anupa cabdale wan ku raczanyahayi fikirkiiza👍
@afiifa22daud7
@afiifa22daud7 Жыл бұрын
Omg omg omg kaleexda cabdale Waa nin rageed wlhi haduuba leeyahy anaa ayada dhanba kufilan ❤wlhi Waa nin rageed ee kaleexda liicatana ma xuma Oo waa lawada noolaadaa nolosha
@nuuraabdulaahi6104
@nuuraabdulaahi6104 Жыл бұрын
Wlhy liicato saxsan qofka bili adamka ah waa xor ma Qof baa lagu khasba ha shaqaysan aqoontu kama muuqato cabdale liicato oo cilmi baran ba ka maskax fiican❤👏
WEYDII LII CAATO & QAYS QAYSER
25:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 379 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,7 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 98 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
IS BADBAADI SUAALO ADAG IYO ABAAL MARIN WAYN
19:02
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 196 М.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 24 М.
ABDALA JAMAL VS KASHKA KABTAN BAARA OO SIXUN U GALAY hhhhhh
18:14
WALIGAA MA SAMAYSAY @QaysQeyser. VS @abdalajamaal
20:44
Munir Obsiye
Рет қаралды 71 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН