Ima dhaafo hal muqaal o ad so dhigty Ogaal cusub ❤
@kingkhalid407Ай бұрын
amba ma dhaafo qalpi
@abdulahimaalim2 ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@MohamedAbdi-g1w2 ай бұрын
Ma istahilan ragaasi in lagu tilmaamo mooryaa waayo waxay sameeyeen biniadannimo waxa laga yaabaa in tuug nimada baahida Africa taalaa u gaysatay lkn waa rag qalbi fiican khaayinku waa ka dilayay caruurtoda hooyadood
@farhan_taffo2 ай бұрын
Qisaskadu iyo cod kaguba wa cajiib aleh haku barkeeyo
@ahmedamey64862 ай бұрын
Alle dili aya dhinta waa mid kamid ah sheekoyinki ugu xiisaha nadna mar inaad ka shekeysayna wan umaleyey ama waa mid u eg thanks golden voice ❤
@Cxakiim-4z2 ай бұрын
Ogaal cusu video yadaada hal aan daawan malahan 3 bil gudahooda waa kuwataa sxp guulaa kuurajeenaa
@ABDIRAHMAN_7002 ай бұрын
The Golden Voice 🎉❤ M.a
@fatimadagan85412 ай бұрын
Alla wa naxay marna farxay😢😢😢 daacadi ma hungowdo
@Awoqali-c1y2 ай бұрын
Bilayo san weyn raga afdubtay ayaba unaxaristey walee kasi nin muu ahayn
@ABDIRAHMAN-n4n2 ай бұрын
Hore u soco lpH
@ummumahir75512 ай бұрын
Hora udhageste qisadan😂
@mariyacali65412 ай бұрын
wll qisada si sax ah umaad sheegin hosow pro ayaa si sax ah u sheegaya ee ka soo dhageysta
Dadka qaar iney cafimad qaban Aya lamoda lkn Dad xanunsan Aya jira xanunada nafsiga ee maskaxda kudhaca aad ayey uu faro badan yihin maha waalidu inu qofku dharka dhigto ee waali maryo xidhan Aya jirta ilahaw naga hey Ana iyo inti muslim ah
@Awoqali-c1y2 ай бұрын
Aaamin wll
@BushroAbdiqadirАй бұрын
Aamiin
@GuuleedGuuleed-bv6jw2 ай бұрын
Qiso jin soo daa
@GureyIbrahim2 ай бұрын
Qaradii madoobayd ee africa halkasoo danbigu caadi kayahay
Waa raga saxda ah ma ahan nimanka somalida ee dumarka kaliya ka datag
@IdirisHasan-hf1ol2 ай бұрын
@@naimadahir519 Nin somali cid kama hadlyso ee mxa nin somaliyed oo wax ku dhimin wax uga shege mise waxad thy dumarka somaliyed ee meelaha marka lagu rafadiyo raga somalida eeda sara sidi nin somaliyed xunyahy oo kaliya Ragga somalidu qaar xun iyo qaar fican leyihin sidokle dumarka somalidu Vidoeguna nin congo kaso jeda ku socda ee ragga somaliyed ee sharfta leh afkaga xun kala bax
@naimadahir5192 ай бұрын
@@IdirisHasan-hf1ol wllo inaa doqon tahy oo kali yaan ku sheky maxa la ku banee
@sundusahmed31742 ай бұрын
Waa murugo wayn subhana ALLAH 😢
@baarcadbashiir81032 ай бұрын
Raga qaar wanagsan ba ku jira 😢
@CabdisamedFarxanMaxamed2 ай бұрын
The golden boy
@FatmaHdiamonD2 ай бұрын
Caseka horay u akhristay english lkn mba daremin inan dawaday Saad usoo gudbisay cml
@AliMohajim2 ай бұрын
Rafaad iyo colaad buu illaah ka soo bixiyay markii uu shaqo iyo xoogaa lacag ah helay baa caqligii ka tagay African ka qaar waxaa is ledahay rafaadka inay isaga jiraan bay ku roon yihiin
@mma05122 ай бұрын
mahadsanid broooooooo
@iligayibraahim91382 ай бұрын
Xaasi sanaa muu xitaa waydiiyo dhaho waa kaa yabaalay ala ka bad baadiyay
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs2 ай бұрын
Thanks Goldan voice ❤👈
@jibaaxogamer2252 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢 qiso xanuun badan weye😢😢😢
@xazaafitness92532 ай бұрын
Mahadsanid❤
@warsamefarah81222 ай бұрын
Qisadaa( Rick webb )noso diyari haday macqul tahay😮ogaloww
Waaq qiso farqx ku soo dhamaatay, Allah abaalka aad kashay meel cidla ah kuma dayaco
@SahroCabdicabdulle2 ай бұрын
❤❤
@ZuweydaXuseen2 ай бұрын
Zhp qisadu gormay dhacday
@howardabdoulsalam78872 ай бұрын
Bro vidéo noga_samee bi-ditty
@abdiwalicabdisalaan43432 ай бұрын
Nio koo isku xaafad nahay ayaan rabaa inaan dilo Maxaa igu la tali neeysii video da wiilkaan saan udaa wanaayay ayaa igu sodhacda😢 really waaye😢
@SalmaMohamed022 ай бұрын
Ma dhiig islaameed ina gashaa rabtaa wll😢miyaad ilahayii ku abuurtay ka cabsaneenin 😭💔iska dhaaf wilka maskiinka mustaqbal iyo riyooyin bu leyahay shaydhaan ka yunan kusir siranin wlle adina noloshada we burburi asaga ka daba tagii ee wll nabiga kusali marwalba maskaxda wa kabixini😮
@alisharif88342 ай бұрын
Qisada si qaldan Ayaad u sheegaysaa lipax sidaasi ma ahan😂