Xaaskiisa jin bey ahayd wuu ka waramaya | qiso cusib jin | Azhari

  Рет қаралды 28,561

Azhari

Azhari

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@AbdiqaniXareed
@AbdiqaniXareed 5 ай бұрын
Sxb weey kago.ontahay raali galinta asxbtaada good job waxwalba waad uqalanta 16hour iyo sheego kale hore usocod lama hagrado ee asxeey ninkaa halaga dhiso wax walba
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Haa ugas way iga go'antahay markan awal shaqada cadiga ku mashquulsanaa waqtigan jaanis helo kaliya soo dhigi jiray hadana waxan donaya inan malin walba an joogteeyo qiso cusub sido kale malinki waqti ban isla ogan donnaa si qof walba u ogaado xiliga an qisada cusub soo dhigayo Mhadsnid wll qali 🥰🥰
@SaladoCllahi
@SaladoCllahi 5 ай бұрын
😊
@user-jd3nx9mx1c
@user-jd3nx9mx1c 5 ай бұрын
Weeyy sxb mahadsanid❤❤
@MuslimoMaxamed-jz7bu
@MuslimoMaxamed-jz7bu 4 ай бұрын
Subxanallaah
@abdibasid1482
@abdibasid1482 Ай бұрын
mashaallaha ماشاءالله
@Azhari_5
@Azhari_5 Ай бұрын
❤️❤️
@user-mu9jn9ou8y
@user-mu9jn9ou8y 5 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤❤❤
@mohamedcolhaye2784
@mohamedcolhaye2784 5 ай бұрын
Soo badi sxb qisooyinka. Mahdsanif
@aynabaalisahal5044
@aynabaalisahal5044 2 ай бұрын
Wax fiican ma ahan
@user-gh4kf5jg5s
@user-gh4kf5jg5s 3 ай бұрын
Sxb soo dhawaaw
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c 5 ай бұрын
سبحان الله العظيم ☝️
@abdibasid1482
@abdibasid1482 Ай бұрын
reply
@abdibasid1482
@abdibasid1482 Ай бұрын
reply
@sadiaabdullahi6427
@sadiaabdullahi6427 5 ай бұрын
❤❤
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 5 ай бұрын
Subxaanallaah
@ConfusedLongRiver-ei2bs
@ConfusedLongRiver-ei2bs 5 ай бұрын
Aad bad umahadsan tahay wll horo usoco asxapey wilkan wax wanagsan bu so gudbiya e aan dhiiri galino manta wax jira dad wax xun so gudbiya misane aan ku dhiiri galino dadka wanagsane aan dhiri galin plz waqtiya ka gale aa darensino inu waqti kagalin keep going brother ❤❤
@Fans_aleeki
@Fans_aleeki 4 ай бұрын
Soo badi
@user-jd3nx9mx1c
@user-jd3nx9mx1c 5 ай бұрын
Sxbow waakuhestaa qisooyinkaga walahi gaara ahan🥰 kuwa jinka❤❤ thnks sxb qali good job
@abdiosman2676
@abdiosman2676 4 ай бұрын
Hayee maruunba
@fardusabdulqadir6829
@fardusabdulqadir6829 5 ай бұрын
Soo badi 😂❤
@saidmohamed745
@saidmohamed745 5 ай бұрын
Soo badi
@user-ix1xg8ww3d
@user-ix1xg8ww3d 5 ай бұрын
1m baan kuu rajaynayaa i.a mardhow ❤
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Idam alle hadan dadaalno is garab istaagno wax ween maha
@Diaiaiaiaia653
@Diaiaiaiaia653 5 ай бұрын
Xasbunulaah. Wixii radsadana imaanka ale ha siiyo
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 5 ай бұрын
Walal.wan ku saare intaas ayaan awoodaa
@afnanqueen8485
@afnanqueen8485 5 ай бұрын
Keep going bro❤❤❤
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
🥰🥰🥰
@AbdiRiro
@AbdiRiro 5 ай бұрын
Asc
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 5 ай бұрын
After 16 hour one video good job
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Aad iya aad kptan markan is bedel xoog leh ban samee isleyahay maalin walba in video soo dhigo rabaa i.a
@abdullahiadid7407
@abdullahiadid7407 5 ай бұрын
keep up brother ❤
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 5 ай бұрын
WAR BEENTA ISKA DAAYA OO DIINTIINA BARTA J8N IYO INSI ILAAHAY BAABA KALA QAR8YAYE ISMANA GUURSAN KARAAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saidmohamed745
@saidmohamed745 5 ай бұрын
Way is arkan wllo
@Sareedocabdiraxman
@Sareedocabdiraxman 5 ай бұрын
WllkY waxdu qalastaa 50k iyo wixi ka badan ❤
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Mhadsnid wlashy i.a waqti aan fogeyn wan gari donnaa 🥰🥰
@Najah-Moha.7.
@Najah-Moha.7. 5 ай бұрын
Wlh anon chanelkaga dawan malinkayga ima dhafo wa ba qasab balwad yu i noqde afurwacan dhamntin sonkena alle ha aqbalo
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Aamiin wllo alle haku barakeyo adigana mhdsnid
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 5 ай бұрын
Ahlan
@MustafaAli-hs2qh
@MustafaAli-hs2qh 5 ай бұрын
Sxb saan kaa rabaa Sheekoyinka guurka jinka nooso gudbi adigo mhdsn kuwaas xamaasad lehee😂
@hilowle3496
@hilowle3496 5 ай бұрын
SOO TIJAABI SXP JINNIGA NAAGTA AH GUURSO😂😂😂
@Xasan289
@Xasan289 5 ай бұрын
Naag jin ah marabta
@hilowle3496
@hilowle3496 5 ай бұрын
@@Xasan289 Haa Masoo tijaabin kartaa haddaa geesi tahay 😂💔
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 5 ай бұрын
Qooq meel xun yuusan idingeyn Iska siigeysta intii aad musiibo aas balansanleheedeen
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 5 ай бұрын
​@@Joseph_abukarastagfirullaah soon ku dheh waxay siigeysta 😡
@ubaxmaxamudilmi
@ubaxmaxamudilmi 3 ай бұрын
Abi hrto walal qisada dhabmiyaa
@qaaseyjimjaam2566
@qaaseyjimjaam2566 5 ай бұрын
Nosoobadi wllka
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Inshllh tliye
@user-cl2zm1db2u
@user-cl2zm1db2u 5 ай бұрын
Wll ❤ waad dadaashee wxyr naso ❤
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Horey ban usoo nastay waqti badan hadana markan hawshan hayo nasiinaaba daremaya ilen wa wax an jeclahay Mhdsnid
@user-gh4kf5jg5s
@user-gh4kf5jg5s 3 ай бұрын
Sxb waa marmara lee
@user-gh4kf5jg5s
@user-gh4kf5jg5s 3 ай бұрын
Sxb marmara qaarkood waxa iga soogalo qaac hee maxaa neeno
@abdirizakmh
@abdirizakmh 5 ай бұрын
Bro jinku iskama soo dhigi karo bisad madow adiga ayan hore kaga maqley
@daudgoala
@daudgoala 5 ай бұрын
Wuu iska dhigaa, bisada madoow iyo eeyga madoowba... mise anaa qalad fahmay
@maxamedabdulahielmi4603
@maxamedabdulahielmi4603 5 ай бұрын
❤❤❤
@user-xq2cw3gc7y
@user-xq2cw3gc7y 5 ай бұрын
Bwe tan wa Ben cad oo laysku aad adiyey😂😂😂
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Macquul 😅
@KhaalidCali-do5pg
@KhaalidCali-do5pg 5 ай бұрын
Asc
@user-vy8qy9gn8z
@user-vy8qy9gn8z 5 ай бұрын
😂❤
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 5 ай бұрын
Lkn mukulaal jin ma noqoto sooma dhihin?😮
@KhaalidCali-do5pg
@KhaalidCali-do5pg 5 ай бұрын
Asc ❤
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Wcs yaa hala
@AbdirahmanMohometIbrahim
@AbdirahmanMohometIbrahim 5 ай бұрын
Hhhh😅😅😅
@EBYAN5
@EBYAN5 5 ай бұрын
Wll hamza waxay ila thy video hore oo aan daawaday inaad dhahday mukulaal jin ma noqoto 🤔
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Wa sax wllo kaliya fahan yar oo dadka ka qaldan ban ka waday ycni mukulaal walba oo madow haday kaa soo hor baxdo dadka ka cuudu bileysta marka waxan lahaa mid walba ka digna inay jin tahay Lkn sida cadiga haa wuu iska dhigi karaa mhdsnid wllo
@EBYAN5
@EBYAN5 5 ай бұрын
@@Azhari_5 haa sax aniga aad bn unecbahay mukulaalaha tan madowna waanka baqaa kkk adigaa mudan bowe
@keynaan0239
@keynaan0239 5 ай бұрын
Dharbaaxada iigu daran waxkasta😂😂😂
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
🤣😂😂
@KhaalidCali-do5pg
@KhaalidCali-do5pg 5 ай бұрын
15:09 15:10
@Bilicdoog
@Bilicdoog 5 ай бұрын
Jinka madili karaa qof ibna Adan ah????
@suldaanka7
@suldaanka7 5 ай бұрын
Ramadan kream xamsaw zxp su aashan iiga jawaab plz Waa maxay farqiga udhaxaya jini iyo shaydaan
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 5 ай бұрын
Ani makaaga jawaabaa 😅
@suldaanka7
@suldaanka7 5 ай бұрын
@@Aisha_____Hassan tafadal hadaa ka jawaabi karto
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 5 ай бұрын
@@suldaanka7 wan garanayaa lkn youtuberka udeyna 😋
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 5 ай бұрын
Sxb jawaabta IGA hoo Jin iyo sheydhaan waxey ku kala duwan yihiin sheydhaanka waa jini kaafir ah jinina waa kan muslimka ah lakin sheydhanka iyo jinka waa isku Hal qolo midna kaafir yahay midna muslim yahay soma taqaanid quraan suratul kahfi oo uu Alle lee yahay ilaa ibliisa kaana Minal jini
@user-gf2qo9ly8k
@user-gf2qo9ly8k 4 ай бұрын
Waar jinkaaaa Maxa ku dhab dhiiigeeey ma adiiigaaa aaa wayaaab
@cabdulaahigeming
@cabdulaahigeming 5 ай бұрын
😂😂😂war sxb hanaga cabsina dumarki cadiga aaba meel Elba jogane
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Hhhh diyar waye ugaz
@maxamuudcabdilaahi9119
@maxamuudcabdilaahi9119 5 ай бұрын
Magaaladani dalkay ku taala bal iisoo sheega
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Magaladee ma tan muqaalka
@abaagaweynofficiel2063
@abaagaweynofficiel2063 5 ай бұрын
Jini iyo sixir lee miyaa bro keep going
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 5 ай бұрын
Qisas kale diini ah ayuu horey usoo gudbiyey
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 5 ай бұрын
Qisadaan waxaan ka fahmay jin io insi inay isguursan karaan, hadda ka hor waxaan maqlay jin io insi wax iskuma dhali karaan, saas ay tahay gabadha ruweyda style la dhahayo qiso ay ka warameysey waxay sheegeysaa inan cod macaned jin uu musqul kuso racay oo xoog ku heystey inay heysan jirtey mukulaalo ay ilmaheedu u aragto halka walaalaheed mukulaal la ahaayeen, waa wax layaab leh arimahan laga sheekeynayo 😖
@funnyfootball365
@funnyfootball365 5 ай бұрын
Jin iyo insi wey is guursan karaan waad baadhi kartaa qisadii xasan olol oo soomali ahaa
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 5 ай бұрын
@@funnyfootball365 taa ma diidin anigu, ee arinka mukulaasha jinka ah, sido kale inay isu tarmi karin jin io insi ogaa
@halista3994
@halista3994 5 ай бұрын
Aboowe noso badi plz😁okey🤝mida kale waxan raba inan waxbadan ka ogado calamka qarson ee inoso badi😅
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Ok diyar waye
@halista3994
@halista3994 5 ай бұрын
@@Azhari_5 i.a wllka
@mohamett.07
@mohamett.07 5 ай бұрын
First 🥇
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 5 ай бұрын
Zxp qatar baa ijoogta kumana arko suuuq waaqif iigu imow nio
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Macquul maahee i.a diyar waye
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 5 ай бұрын
@@Azhari_5 miyaa joogta zxp mise muuqalka uun ayaa kusoo duubta
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 5 ай бұрын
Kkkkk Haah wax kasta lama tijaabiyo Just for education 👏 loo qaataa
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Xaqiiq mhadnsid 🥰🥰
@QaaliMoha86
@QaaliMoha86 5 ай бұрын
Suaal baa qabaa ani maalin dhexdaasa jinka bisad iska dhigi karo baa inagu dhahde markaa hadan wax dhahde bisad jin ah ayaa cuntay shimbirtii marka sidee😮🙄
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Wll waxan iri bisad walba oo madow kama dhigna iney jin tahay dadka ka cuudu bileysta bisad madow mar kasta ay kaso hor baxdo Lkn way dhacdaa inu iska dhigo tan madow kaliya mahe nooc walba wa cadi hada ma ifahntay wll
@QaaliMoha86
@QaaliMoha86 5 ай бұрын
​@@Azhari_5 Haa mahasanid will hore usoco
@user-bi2tj8zl2z
@user-bi2tj8zl2z 2 ай бұрын
Scnl❤sxnl❤sxnl
@abdullahiadid7407
@abdullahiadid7407 5 ай бұрын
hawen walbo qisoyinkaga ku sexda thank you more ❤
@user-od6wy2cd1q
@user-od6wy2cd1q 5 ай бұрын
Huno jinka waan jeclahy qisoyinkisa ani waan da yarahy hadan waxan jeclahy qisoyinka jinka 😢😅❤
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 5 ай бұрын
Jin ma guursanaysaa bro
@user-od6wy2cd1q
@user-od6wy2cd1q 5 ай бұрын
@@ibrahimabdighani9184 may
@KhaalidCali-do5pg
@KhaalidCali-do5pg 5 ай бұрын
Asc ❤
@Azhari_5
@Azhari_5 5 ай бұрын
Wcs yaa hala
tuug buu ahaa lkn jin baa helay qiso jin cusub | Azhary
45:25
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Gabadh shuurdo adkayd iyo nin caaqil ahaa sheeko | zaahil moh
2:41
Abuu cukaash
Рет қаралды 16 М.
Tuug dadkoo dhan ka yaabiyay | cali zaybaq | Azhari
1:34:29
Azhari
Рет қаралды 15 М.
Abaal gudka nolosha ! || Qiso saameyn leh
1:02:12
ILEYS
Рет қаралды 14 М.
Dagaalka jinka iyo sixirole | qiso cajiib ah | Azhari
51:36
"Wiil jeclaaday gabadh jin ah" Barnaamijka Waayo Arag
20:46
Wiil guursaday jiniyad madow   | Azhari
34:18
Azhari
Рет қаралды 11 М.