xaawo hiiraan by hooba BY Axmed Dhago

  Рет қаралды 417,427

aacigaal

aacigaal

14 жыл бұрын

xaawo hiiraan by Axmed Dhago

Пікірлер: 154
@alibouhmaoulid1465
@alibouhmaoulid1465 2 ай бұрын
Xaawa maxamud xiirsi habaryaar macaan rabii naxaristii jano ha ka waraabiyo 🤲🤲
@mohamoudhidig555
@mohamoudhidig555 4 күн бұрын
Alle ha kuu Naxariisto Waa Muuqaal Hablihii Somaliyed ee la yaqaanay 1980
@shabac30
@shabac30 12 жыл бұрын
XAAWA MAXAMUUD XERSI ILAAH HA U NAXARIISTO WAXAY FANKA KA BILAAWDAY HIIRAAN KADIBNA WAXAY KU BIIRTAY KOOXDII HALGAN EE CIIDANKA GUULWADAYAASHA WAXAY AGTRADA 1AAD KA AHAYD RUWAAYADII QABRI HADIMO OO UU SAMEEYAY ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW KADIBNA WAXAY U WAREEGTAY DALKA JABUUTI ILAAH JANATUL FIRDOOWSO HAKA WARAABIYO AAMIIN
@raziamohamuod7540
@raziamohamuod7540 Жыл бұрын
12/4/22 malin iga xun ma jirin 🥺 ragow Nabiga si gaar bu idin la dar darme dhibka Naga daya 🥺😢
@kuchizagal334
@kuchizagal334 Жыл бұрын
Godabi meel yeLatee😢
@yahane33
@yahane33 8 жыл бұрын
Brings back a lot of great memories. thank you for downloading this priceless memories
@filsenali8300
@filsenali8300 5 жыл бұрын
Sirry waa nadiifo ali julane
@shukriahmed754
@shukriahmed754 3 жыл бұрын
Gudbayee waxaan uga socdaa gabar wataan ahaa gayaankey weyjeclaa marbuu guur ii ekaa wataa igalaafate gacalo hoyooy gacalo gacalo labo goor dhintee 7 june 2021 ayan dawanaye
@xogsanmediachannel1024
@xogsanmediachannel1024 4 жыл бұрын
Xaawo Maxamuud xirsi Ina habreeday Ruma Waa dhoweyd ayay dhimatay allaha unaxariisto kodhowaad 30 sano wey xanuunsanayd Waa la sixray xiligii ay dowladu sii dhacaysay ayagoo jabuuti riwaayad uqaaday ifka waxay uga tagtay hal wiil oo hada ku nool maraykanka
@apdiqani9389
@apdiqani9389 3 жыл бұрын
may dhimatay xaawi heestan waan jecelahay ilaa caruurnimadii
@apdiqani9389
@apdiqani9389 3 жыл бұрын
Alle how naxariisto
@fadumoyusuf876
@fadumoyusuf876 3 жыл бұрын
khadro halkay kudambaysay walaal
@ashkarclaahicabdi8269
@ashkarclaahicabdi8269 5 жыл бұрын
heestan waa hees macaan waan ku aqliyaystay ilaa yaraantaydii waan daawan jiray xaawo hiiraan
@husseinateye5877
@husseinateye5877 11 жыл бұрын
Thanks walaalo .. aad baad iiga farxisay ... walaal gabadhaa aad baan u jeclaa anigo ah will reer djiboutiya.. markaa hadii ay noosha waa ilaah galadii .. kolay noolaba waa dhinte Salaan qaali ah iga gaadhsii
@maxamudgacmadheere4608
@maxamudgacmadheere4608 2 жыл бұрын
Aun Xaawa Hiiran Waxay ka tirsanayd kooxdii Halgan ee Ciidanka Guulwadayasha Somaliya . Waxay Jabuti u wregtay 1983
@xayaatxas5559
@xayaatxas5559 2 жыл бұрын
Ma geeriyotay fanaanada
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 5 жыл бұрын
Allah hayuu nariistoo Xawa hiiraan waxay ahayd fanaanad quux iyo cod baa isku darsatay aniguu mid’aan ahay waan xisayn jiray fankedaa
@khadarduale3219
@khadarduale3219 Жыл бұрын
Aamiin yaa Rabbil Caalamiin
@shukriamohamoud1565
@shukriamohamoud1565 9 жыл бұрын
Hooyadey nacaaneey wadka waa loo dhashey balse Soomaalidan waalani ma adoo nool bey aakhiro kuu dirayaan waa cajiib ii noolow insha Allaaj
@uteadawee51
@uteadawee51 9 жыл бұрын
+shukri mohamoud mashALLAH ILAHAY ha ku daaayo huno legend bay ahayd hoyada yaraantaydi ban ku so koray heeseheega halkay ku nooshahay sister
@achmedlander3123
@achmedlander3123 8 жыл бұрын
+shukri mohamoud allah haaku daayo waalalo dadka xuuma qof nool beenta ka sheegaya
@shukriamohamoud1565
@shukriamohamoud1565 8 жыл бұрын
casa rocco walaalo wexey joogtaa magaalada Galkacyo iminka waa Sheekhad wey ka toobad keentey fankii
@shukriamohamoud1565
@shukriamohamoud1565 8 жыл бұрын
Abdull Soma walaal mahadsanid Somalidu waa ceynkaas iminka
@uteadawee51
@uteadawee51 8 жыл бұрын
+shukri mohamoud hamdulilah Djibouti waala jecelyahay ku dhe hooyo khair ban ini rajaynaya sister
@SuperNasteexo
@SuperNasteexo 13 жыл бұрын
Gabdhoow is ilaaliya, oo sharaftiina ilaashada, oo raga iska ilaaliya oo heesta fahma.
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Sayna Igaal I
@idirisadde
@idirisadde Жыл бұрын
@@mukhtarm.yuusuf7416 manooshahay 2023
@user-pc3kp7od6v
@user-pc3kp7od6v 4 ай бұрын
Hye wllo 13 sano kadib baan arkayaa wanadadii 😢 ale hadaad noshahy haku xifdiyo hadaa dhimatana hakuu naxristo ❤
@user-pc3kp7od6v
@user-pc3kp7od6v 4 ай бұрын
Fahmo fiicaneyy kubartay heskaan 😢
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Жыл бұрын
i really appreciate Somali songs and i hope you will release many more songs
@morayale-nc4pd
@morayale-nc4pd Жыл бұрын
1987 Ayaaaan Daawan Jiray Anoo Yar Xasuus Wlh
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
Xawa Maxamuud xirsi (Hawa Hiiran) qof re Djibouti ah oo ayna xusus ku lahayn ma jiro.
@maakhiri3886
@maakhiri3886 7 жыл бұрын
mansha allah Xaawo Hiiraan waxan maqlay inay sheekhad noqotay Noolow
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Tolow inan taasi xagay ku dambaysay soomaalay insha allah nabadqab ayaan u rajaynayaa
@yoyyare1622
@yoyyare1622 11 жыл бұрын
Yo omar waa la wada dhimanaya balse haawa mahamud hirsi waa talent codkeedu masha ala. Alhamduli haday ka baxday fanka oo ay diinta xageeda u baydhay.qurux iyo codbuu ilaah ugu deeqay tiina diintay la gashay masha ala
@MrLilort
@MrLilort 12 жыл бұрын
woow..look at her dress, i've seen arab make them now.
@mohamedabdirisak5821
@mohamedabdirisak5821 11 жыл бұрын
walaahi waa fanaanad iyo badh ilaahay ha daayo wiligy hees sidaa uma jeclaan
@mohamedabdirisak5821
@mohamedabdirisak5821 11 жыл бұрын
maaasha alaah ilaahy ha daayo xaawo maxamed cxiris waa kooxdii halgan waxa ku danaysa jabuuti hadan waxay joogtaa gaalkacayo
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 5 жыл бұрын
Xawo maxamud xawo hiiraan Haa loso duceyo in allah unaxaristo
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 6 жыл бұрын
Heeskan waxaan ku dhagaystay codad Kala duwan, hadana waxaad moodaa inaan cod kasta oo ereyadan calaacalka ahi ku laran inuu isoo jiito! Googaa dadyoow! Ma cudur daar baa qof heli karaa inuusan dareemin heeskan, marka gabar oo aayo wanaagsani la dhalatay!!
@daqada25
@daqada25 11 жыл бұрын
Xaawo maxamud xirsi,,,nolow abayo cadawgaga ayaa hordhimanaya qarna waba dhinteen anaa og
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Heeskaan aad baan ujeclahay xili wslba waa soo booqdaaa laxanka iyo codka gabadhu waa gaar iyo dareenka gaarka ay gudbinaysaba
@xabiib11
@xabiib11 13 жыл бұрын
ilaahy ha u naxariisto janada fardowso ha ka warabiyo amiiin aaaaaaaaaamin fananad ayaay banaan thaya
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Maxad udilaysaa mamada wll galkacyo degantahy sheekhad weyana
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 8 жыл бұрын
aaax, gudbaye waxan uga socdaa, gabar waa taan ahaa geyaankay way jaclaa, markuu guur ii ekaa, waataad i galaafatee, gacalo hooyooy gacalo, gacallo laba goor dhintaye, godkiyo iilka igu rida!!. Muxuu ahaa wax mayaqaanka gabadha sidan u galay?
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
Asc xaawo hiiran waan ku salaamayaa marka hore mar labaad waxaan I xasuusisay waayo waayo thanks xaawa best Yusuf cilmi adiib UK Birmingham
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 4 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo iminka waa on akhiro
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 4 жыл бұрын
4 june 2020 Heesta marwalpa waan dhagaystaa anoo kanaxaya hablaha soomaliyeed badankooda nolosha ragu kaga ciyaaray 😭😥
@Khadarhaybekhadarhaybe
@Khadarhaybekhadarhaybe 3 жыл бұрын
Heestu kama hadlayso hablo heestanu anti ayay ahayd ujeedokale ayay ka hadlaysay mar lawaydiyay iyada
@fatimaaismail8775
@fatimaaismail8775 Жыл бұрын
@@Khadarhaybekhadarhaybe maxay kahadlaysay ina hooyo
@wiilwaal9323
@wiilwaal9323 10 жыл бұрын
masha allaah xawo maxamuud xirsi xaawo hiiraan
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 4 жыл бұрын
ayaaa ila daawanaya goday gacalo 2020 like isaara fananad xaawa hiiraan xagay ku danbaysay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Djibouti
@nimcan7740
@nimcan7740 8 жыл бұрын
gabal dhacy dadow gadaal moow soo noqdaa ax yaa hees mcn
@faraxwarsame2060
@faraxwarsame2060 6 жыл бұрын
Gabartan xaagey ku noooshahay ayaaa warka haaya somaliweyn meel ku sheega hawa hiiran pls intaa taaqan waxaa ku dhaan quurux iyo cod waa reer hiiraan ikn waxay ka tiirsanaad kooxdii gacan macaan ee reer jabuuti
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Hiiran mataqan fananadani kooxdii heegan katirsanay iminkana galkacyo degantahy wll
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
Garaad baan la hadlayaa... long time.... ma maqal
@adenmiguilamir3364
@adenmiguilamir3364 Жыл бұрын
Masha allaah imika sheekhad ayay noqotay mama hawa hiran noolow
@Daljir143
@Daljir143 Жыл бұрын
Xaggee ayy ku nooshahay walaal?
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 5 жыл бұрын
Xawo maxamud xawo hiiraan Allow unaxariso waa adunyo wana laga tagaya ninba waa malintisa allow unaxariso
@moustassamatar5140
@moustassamatar5140 6 жыл бұрын
live music is real only real artist can sing
@yimyam06
@yimyam06 11 жыл бұрын
waaw i use hear this song i love war gabadha may dhiman ba layiriye ha habariina
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Hees murug leh .dhalinyaradu wiilasha ah xumeynta hablaha ha ka dheeraadan.intaasi marka la tago heestani super weeye laakiin music ka aya aan diiraneyn oon u dhigmin codka iyo murtida iyo xarakada hobalada .
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Ilaaahay wiilasha ha garansiiyo intaa Gabdhahana ceebahooda ha sturo
@SahalAbdule-el1in
@SahalAbdule-el1in 9 ай бұрын
Musiga uu dhamystiran yahay waa dab iyo naar musica
@arafatfaisal4527
@arafatfaisal4527 2 жыл бұрын
very awesome singer RIP
@mohamedabdirisak5821
@mohamedabdirisak5821 11 жыл бұрын
xaawa maxamed xiris aad ayeen heeseheega u jecelahay waa kooxdii hote ee guukwadayaa somaali matkanse waxay joogta jabuuti
@hafsoshirwacchanal1shirwac593
@hafsoshirwacchanal1shirwac593 4 жыл бұрын
Walalo Xaawo maxamuud xirsi 2017 bay galkacyo kudhimatay wiil bay ifka ugatagtay Maraykan jooga
@user-wo3kk5ud2b
@user-wo3kk5ud2b 8 ай бұрын
Erayadi: Ahmed sheikh Omar Laanxinki: Al ustad Abdirahman Ali Xirsi
@garaadmire7380
@garaadmire7380 Жыл бұрын
Khadiijo hiiran (Gohayeey)
@hassanwarsame1287
@hassanwarsame1287 10 жыл бұрын
Masha,allaa
@a.msalim2720
@a.msalim2720 5 жыл бұрын
Xawa hiraan gabar fiican nin lagu darey ayay ka cartey waxay ku nodhahay tuino u dhoe otona canafa caruur waanvayay ledahay abdulqadit sjonhaani
@hanimohamudmohamed6761
@hanimohamudmohamed6761 Жыл бұрын
1/6/2023 maalin qamiisa sacadu 2:30 gabdho aan ka raadsano nafta iyo sharafta aan ilaalsano raga soomaaliyeed wlhi badankooda mwada fiicno😭😭😭😭
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 11 жыл бұрын
Daariq100 waa sax saaxib xaawo maxamuud xirsi waa reer gaalgacayo degmada jarriiban ama garacad reer ehlu diin ayaa dhaley iyadu khudheeda 2 heesood kadib waa laga habaarey dib ayeyna uguratey hiiraan waa halkey riwaayada ku dhigtey sida maryan mursa ciise waa gaalkacyood.
@bedersameey2976
@bedersameey2976 7 жыл бұрын
laba heesod kkk kooxda heegan bay ahayd,ruwayado badan bay sameysa, wax la hubo mahaysayo ma isku ka halaya ruwayad bay ku jirtay la oran jiray jacayl maaxday iyo miciyo libaax.waxay jishay o kala hadad inan wacan tahay aabaha mee.iyo kuwa badan.
@abdirazakhoussein5385
@abdirazakhoussein5385 2 ай бұрын
❤❤❤👍👍👍
@ashkarclaahicabdi8269
@ashkarclaahicabdi8269 5 жыл бұрын
Heees iga dheh xaawa hiiraan walee
@alicabdinuur1741
@alicabdinuur1741 7 жыл бұрын
mash'allh edaday xaawo maxmuud xirsi allaha Ku xifdiyo inbadan
@yasserishaq1791
@yasserishaq1791 7 жыл бұрын
wll manooshahay
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
@@yasserishaq1791 haaa galkacyo degantahy wadad weye sheikhad ah
@hassanwarsame8901
@hassanwarsame8901 5 жыл бұрын
Sxb waxaan maqlay way dhiimatay ma ruunba
@marwonaima2896
@marwonaima2896 Жыл бұрын
@@hassanwarsame8901 wey noshahay wll galkacyo ayey jogtaa waa sheikhat fanka weyka towbad keentay
@Daljir143
@Daljir143 Жыл бұрын
Yaa igu caawin karayo halka ay ku dambeysay fannaanadaan nolol iyo geeri🥹😭
@bedersameey2976
@bedersameey2976 7 жыл бұрын
walashay xaawo ,walashay madiino bay u ekeyd markay yarayd.heestan waxa modaa in xiligas wixi ku dhacay ay ka hadlayso.oohin bay qabatay
@mohammedomarbaan4260
@mohammedomarbaan4260 7 жыл бұрын
Ilahey ha unaxaristo Xaawo hiiraan
@omarjunior9290
@omarjunior9290 6 жыл бұрын
2018 hadaad daawanayso pls like saar kk
@anisaaden4419
@anisaaden4419 4 жыл бұрын
y v 2@i
@anisaaden4419
@anisaaden4419 4 жыл бұрын
p
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 4 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo iminka weydhimatay Mudo lamabatan sano ayay xanuunsaneyd 2017 ayayna dhibaay Allah ha unaxaristo
@omarjunior9290
@omarjunior9290 4 жыл бұрын
maxamed cumar baan alle haw naxariisto wll halkay ku geeriyootay
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 4 жыл бұрын
Galkacyo ayay ku asantahy
@mohamedfarah5476
@mohamedfarah5476 8 жыл бұрын
waa hees aan jeclaa carruurnimadaydii
@bayoowheel7182
@bayoowheel7182 5 жыл бұрын
MaDame salebaàna.aà
@aaribraahin6119
@aaribraahin6119 7 жыл бұрын
Yaa Yidhi Xaawo Hiiraan Wey Dhimatay Carabahaas Inay Tagtaan ogaa, Haday Dhimatay Allah yarxam, iyadoo Borama Ruwaayad Ka dhigeysa oo ka mid ahayd Kooxda Halgan, Iyaa waxay is jecladeen, Wiil Reer Jabuutiya Oo Ahaa Poliska Jabuuti Kuwa Laanta Socdaalka Wuuna kaxaystay waxaana La odhan Jiray (tuyo) Wuu Dhintaan Maqlay ALHN ,Kadib Jabuutay Degtey fanka iska daabuu ku yidhi Way Diiday,Wayna kala Tageen.carabahaas iyey udhuuftay ka dib.
@abdobarreh1347
@abdobarreh1347 6 жыл бұрын
sorry this is private live dont tolk this here only you can say she is good as a singer only please hablaha hala ixtiraamo
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 6 жыл бұрын
Aar libaax magaceeda xaawo maahan ee waxan u malaynayaa khadiija hiiraan oo cabdi baadil heeso la qaaday waxay ku nooshahay canada
@omarjunior9290
@omarjunior9290 5 жыл бұрын
Abdullahi Ahmed wll tan maaha qadiija hiiraan waa fanaanad la odhan jirey xaawa hiiraan weeyaan xita iskuma eega
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 жыл бұрын
shukri sida maamada cod iyo qurux ma isku darsatey maasha Allaah lol
@filfilo__
@filfilo__ 3 жыл бұрын
Heestaan qisadeeda yaa iiso kooba
@biche1984
@biche1984 13 жыл бұрын
amin ilahow u naxarisso
@adenhersi4127
@adenhersi4127 5 жыл бұрын
Oh my god , xawa took me to the old days.this is our Djibouti own still.it is unique.I missed.
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
11/2016/ ayan ku so xasuustaa heestan
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Mamadan sheekhad weye galkacyo Ku nooshahay
@daqada25
@daqada25 11 жыл бұрын
Daariq,,ey eydhalay,,nacasa dadka ha habir nacalad aya kudhashayee adaa hordhimanaya qabxaa kudhshay
@moustassamatar5140
@moustassamatar5140 6 жыл бұрын
wlh she have style
@ashkarclaahicabdi8269
@ashkarclaahicabdi8269 5 жыл бұрын
like ilasaara Inta Ila daawanaysa 2o19
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
wow
@abizam
@abizam 13 жыл бұрын
amin
@samiamohamed7687
@samiamohamed7687 Жыл бұрын
Riwayada magaceeda plz isoo sheega wll😢
@mouminameke4650
@mouminameke4650 6 ай бұрын
Clair je suis une tanti ,je pense 1983 .😅
@xushmedqadarintixgalin6830
@xushmedqadarintixgalin6830 8 жыл бұрын
alaha daayo waa fanaanad qaliya xaawa hiiraan lkn heeskan waxa qaada fanaanad reer jabouti ah aamina farah xaawa ayaa fanka oga horayasay ayaan filayaa great song
@shafeaabdi5139
@shafeaabdi5139 7 жыл бұрын
illahay haunaxariisto
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 7 жыл бұрын
Shafea Abdi ameen 😢 ameen 💔 ameen ameen R. I. P dear wll 😢
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 7 жыл бұрын
Aamina Faarax waa copy, Xaawo Hiiraan waa original.
@munishahassen5243
@munishahassen5243 2 жыл бұрын
Inan nadia la dhaho aya heestan i bartay marwalba an gym isku racno way dhagaysan jirtay ANA sidi ban ku barta hees mcn iga dheeh 😜😂
@maryanali2606
@maryanali2606 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa ku ciyaartay Raxma Roos miday dhahaan.
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Qofkii ii keena xaawa information keeda oo dhan oo telefonkeeda ku jiro waxaan siinayaa $500 oo abaalguda
@filsenali8300
@filsenali8300 5 жыл бұрын
Wey joigtaa minneapolis mn
@saadibrahim4611
@saadibrahim4611 2 жыл бұрын
Waooow i grow up whit this Song amina hieran great Artist.
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 2 жыл бұрын
Xaawa hiiraan dheh dee hhhh
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
2019 :30-10 ayaaan daawanaya like iisaara asaxaabey
@basharabdi8179
@basharabdi8179 8 жыл бұрын
ish calaa hees alaya cisag llaxanka mirahaa igaga sii daran ina ragoow ragoow dumarku inoo dhaxay marna inala dhashay in murjiyo maaha sidaa aan ka dayno haaawo hiiraan jir oo jooog
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
GEDEENOY KALOO GEEDUHU NAF LEEYIHIIN!!?!!
@iidcaare3023
@iidcaare3023 3 жыл бұрын
Kkkķkkkk
@mouminameke4650
@mouminameke4650 2 жыл бұрын
On france
@anwarsadaata260
@anwarsadaata260 5 жыл бұрын
xaaawa hiiraan xagay ku danbaysay horta
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 4 ай бұрын
Allah ha unaxaristo
@sahardid2
@sahardid2 7 жыл бұрын
Salam to all of u.May anyone can tell me brothers and sisters where Xawa lives nowadays,I really liked her songs during my childhood and would like if possible to know if she is alive or not.Great song...GOD BLESS YOU...
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 3 жыл бұрын
She is live and stayed galkio mudug region
@cabdixasan9883
@cabdixasan9883 2 жыл бұрын
She lives in U S
@abdigarcase9075
@abdigarcase9075 6 жыл бұрын
yaa maqlay xaawo hiiraan waxaan naqaan fanaanadii wayneed khadiijo hiiraan
@bedersameey2976
@bedersameey2976 6 жыл бұрын
nadiifo lama dhoho somalidu waxaysan aqoon bay sheegan 100% magaceedu wa xaawo maxamed xirsi,waxay ka tirsanayd kooxaha yar yar police miya mise gulwadayaasha,she is from pland.waxay ku nooshahay yurub,wa ayeeyo.no hees bay tiri. anigo yar ban ruwayad ku daawaday.iyada iyo nin talantaali u qaadaya wax la hubo ma haysayo ma isku ka haleyaaa.
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Beder Sameey and
@mouminameke4650
@mouminameke4650 2 жыл бұрын
C est ma vie
@faadumocharnel6926
@faadumocharnel6926 5 жыл бұрын
Hhh
@abdigarcase9075
@abdigarcase9075 6 жыл бұрын
kkkkkkkk waxaan ku qoslay waxaan akhriyey comentiga dadka ka soo bixiyey waa dad aan fanka wax ka aqoon heestaan waxaa laheed xalimo milaaño
@mouminameke4650
@mouminameke4650 2 жыл бұрын
Mm si ma maman m'a laissé seul
@odaya1478
@odaya1478 11 жыл бұрын
sorry way noshahay xawo maxamud xirsi waxayna jogta magalada galkacyo mana dhiman dhaman inti jecel waa mahdsanyihiin
@amalitamondela8912
@amalitamondela8912 5 жыл бұрын
Inan lakulmaan jecelaa wlhi fananitenii way dayacn yihiin😭😭
@maganmoye7651
@maganmoye7651 4 жыл бұрын
A
@khadar270music
@khadar270music 11 жыл бұрын
Cash dumiow
@mouminameke4650
@mouminameke4650 2 жыл бұрын
Désolé mais c est la vérité
@hassanwarsame1287
@hassanwarsame1287 10 жыл бұрын
Masha,allaa
@mohammedomarbaan4260
@mohammedomarbaan4260 7 жыл бұрын
Ilahey ha unaxaristo Xaawo hiiraan
Cabdi Faarax Cabdi aun iyo Samsam Maxamed Qalinle aun
10:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 229 М.
Djibouti: Roda iyo Haawo
8:14
Assajog Studio
Рет қаралды 51 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 161 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
xaawo hiiraan by hoobal.com.wmv
7:45
aacigaal
Рет қаралды 77 М.
axmed cali cigaal. baabulaha..by Axmed Dhago
5:32
aacigaal
Рет қаралды 629 М.
Fadumo Ahmed - Tufaaxii aan tirsaday
9:02
Jabuuti TV
Рет қаралды 564 М.
Salah Bonge / Shimali Ahmed Shimali (  LIVE  WITH  IFTIN  BAND  )
8:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 65 М.
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
axmed cali cigaal..ligan by axmed dhago.
7:03
aacigaal
Рет қаралды 236 М.
jaceylku hungoobimaayo
3:25
lguleed
Рет қаралды 120 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 82 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 747 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 13 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,3 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН