Gabar walaal leh ayaa tahay adib daro kuuma oga manshallah
@farxaancabdalaahi370316 күн бұрын
Subxanallaah kasi waa cadaw
@ashaoali802016 күн бұрын
Cebteeda ayuu maqaayadaha ka fadhin waayey.
@shaxshaxlowgaxafada16 күн бұрын
inaalillaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Ninkaan Gabadha waa diley Naf ugu matigin waa in Lagu Qadaa Danbigiisa waligiisa Hala dhalato Gabadha Somaliyed wa in ay cadaalad Heshaa Dadka codkooda meel fog Gaaraya ee Lamaqlaayo walalayalow Gabadha somaliyed hiil bay idin kaga baahantahy kaasi walaal maaha waa wuxuush isaga cadow ku noqdey oo ciil badey Arxan laawaha
@BAYUTADOW16 күн бұрын
Si fiican ayuu ku yeeley.
@maryankhalif537916 күн бұрын
maansha allah ilahay gacanta kama goyo sidii wiilashena lagu yaqane ilahow kuda cimrigada dhere gabar walbo haduu walalked san u gali laha nagaha nairobi mey halabi lahen marlanad wa majad santahay sharaf u dhimo intii lahu dhihi laha hebel walashis waye hore usoco love you so much❤️❤️❤️❤️❤️
@raaxoahmed244316 күн бұрын
wa khaldantahay allha kusoo hadeyo teda kle ilhy aa adunka kenay qofksto oo khalad samyso asagaa xisabinayo xaqumalahan in saas loo dilo jaahilnimda kadhamada diinta barta teda kle waligaa wx ksto laguu sheego haldhinac haracin dhinaca kle dhegyso
Walal marka hore gabadhu danbi baygashay nin aan qabin inay Yugaandha u aado wiilkuna danbi buugalay inuu dilo waa qalad
@abdulahi21914 күн бұрын
Ilhaay haa xaafido wiilkaas
@sahramahamuud438710 күн бұрын
Inuu sidaa u dilo waa qalad wuu u awood sheegtay aaway naxariistii muxuu dilku badalaa
@HadiAbdiAbdullahi16 күн бұрын
Maslah allah barakiyo wiilkas hadi marki hore rag sidaan ah la hali lahaa raga somaliyat inay gawar walsha ah nin ungadis ah iska ado walhi waaa arin folxun
@Degmociise12316 күн бұрын
Subxanallah kani ma mid waalan baa Acuudubilaah
@abdillahimukhtar907016 күн бұрын
Wa lagusugay wa akhlaq xumo in aay nin ajnabi ah inaay safar ubaxdey Marka waxan leyahay in LA jir dilo wa sax wa sax 💯
@Shukri-o1s16 күн бұрын
Walaahi waa lagu sugay kaas waa niinraga
@Marianruun-o4r15 күн бұрын
Allah cfmd taam ha kusiiyoo wlshy
@Degmociise12316 күн бұрын
Isagoo meel ku xidha ayaa dhaantay Laakiin in uu wejiga ka dilo waa xaaraan Subxanallah
@fowzahmed269416 күн бұрын
Saaxiibkeed bey aaday xiligayagii waa latooganjuray
@fadumohasan389715 күн бұрын
Maya maya waa qalad in uu walaashiis udilo Aad aan oogo xumahay illahay ku caafiyo
@RayanAbdi-r4m15 күн бұрын
Waa nin ragged iyadu sideebay amarla,aan wadankale uaaday
@sabirwehliye267316 күн бұрын
Dhaaf hagarace qof ceshto hadayba ledahy mashlh
@IsmailAhmed-f2l14 күн бұрын
Gabadha ayadoo Gus jaqasa ayuu wiilku Arkay
@MunaAli-f3p15 күн бұрын
ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin
@Zurich52716 күн бұрын
Inuu meel xun ka celiyo ma xuma lkn inuu wajiga ka tumo ma aheyn waayo wajiga waa basabor hadda wajiguu ka halleeye yaa ka guursanaya
@ZuhraAbdi-y3k16 күн бұрын
Xitaa dinta ma ogolaa
@Marianruun-o4r15 күн бұрын
Kaas cml walaal ma ahan xir waaa xasid waaye Wlhi
@FardowsorageElmi15 күн бұрын
War aniga ku racsan e hadilo hadu ninka jarjaro kawara so wllked qeyrow masul ma noqden hadi ayada o qawan laso dubo inte cebta u kamari laha war wilka ana so sidey e mel igu sheega bls wa nin raga wlhi
@abdulahiabdi502016 күн бұрын
walaalkaa waa booskii waalidkaa.
@isiri.283516 күн бұрын
Dadka iskA iskadaaya waa arin Qoys balaayomidiin qaylisay xanuun Walaashaa ma qayn ma dareemayaan Dad Qoys ah soo ma aha
@SuadAli-y1j15 күн бұрын
Meel hadey aado waa gabar weyn wiilasha gumeysiga haka dhafaan gabdhaha. Mida kale kaas waa cadow waana runteet ayan filaa takane hore ayuu u qabay balaayo qabaha
@saidahmedsiti577015 күн бұрын
Khalaadku wa gaabadha❤
@SSS7878116 күн бұрын
NAAGTA AYAA QALDAN ..WIILKA WA SAXANYAHAY 100%
@AlfiaAmiin16 күн бұрын
Nin rag ah oon dayuus ahayn baa la dhashay Allaha xifdiyee
@medosavii35516 күн бұрын
@@AlfiaAmiin rag nimade pangani police station ayey geysai
@SophiaWarsame15 күн бұрын
😂😂😂😂😂@@medosavii355
@HudaShiekRory124514 күн бұрын
أحمق غبي روح تعلم الدين ياجاهل 😂😂😂
@iftinxaajicabdi79116 күн бұрын
Wcs yrabbii hdy jirto wllkii sida in u uniform kasi wll mhn ee wa cadow😢yrabbii wllka inogadhig wll no danqada oo dhibato nogeysanen😢
Walal sidaaedilo walahi walalkey maa axan waa bila walal inanta sixhun ayuu udile halaxiro qumeygaa
@samiraamira-xo4wg16 күн бұрын
beenteed waaye walaalkeedna waa qofka keliya oo ceebteedu u taallo' war beerka ka tun lkn wajiga u ilaali' 👍🏽👍🏽
@TheLegendofTalent16 күн бұрын
Edada aya berka laga tuma na galatag showweystimada qof an qaldamin maa jiro mu xan shafiyo hadu run shegayo na kir eda ka wase adiga in u ku tumo ayey they'd baqti walashed xata uma danqaneyso
@Xalimo42116 күн бұрын
Ceebteeda asagey u taalaa ad leedihiine Asaga ama Wiilal badan Gabdhaha wey kuciyaaran lakin Wallashiis uma ogola in la taabto.Cadow dhah.Dhilo kasta Nin lee dhilo ka dhigay.
Nin rageed ayuu ahaa sidee nin aan qabin ogu safri kartaa nafta in uu ka gooyo abaalkeeda ahaa
@xasanaxmed77015 күн бұрын
Hadii uu sidan udily ma ahn walshis Waxna cadeyn u ah gabar walalked madacweyn laheyn ee hala baaro DNA dad isla dhashy mahn
@Faisa-f8c16 күн бұрын
Haloo Galo, Naagaha Ragga raadsanaaya aan Qabin, waan ku raacsanahay inuu tumo, Naagaha N ragga u waashay
@Timir10416 күн бұрын
Wiilku waa alshabaab
@fxcooking967716 күн бұрын
Way khaldantahay markay nin aan qabin usafartay isagana khalad buu galay waana doqon
@baxsan69816 күн бұрын
Subxanalaa kas wallaked maheyne waa xasid waraaba ah
@nurtohussein727116 күн бұрын
Asc
@NasroMaxamed46-cm5dp16 күн бұрын
Sida lashegayo hadey jirto wosaxan yahay
@fartunabdullahi980415 күн бұрын
Isn't not saax 💯😢😢😢😢😢
@HamiGul-s2q16 күн бұрын
Wa ku saxanyahay wayo wa walalked wana muxrimkeda asaga aya ka masula
@khadijac984116 күн бұрын
Murxim ayaad qalad kafahantay ee diinta baro kadib hadal soomaali dil bas ayay yaqaanaan waxna umahagaajiyaan waano iyo cagajuglayn ayuu kuleeyay haday adabdaro samayso
@fxcooking967716 күн бұрын
Horta in ay nin aado aanqabin waa dambi waana ceeb laakiin in uu sidaa udilo waa khalad walaal nimadii halkaas bay ku dhamaatay waana xaasid wajiga siduu ugadilay darteed
@degan416 күн бұрын
Waa nin Qiiro badan, ninkaas ay aaday haduu haashim 2 uu ahan lahaa Ka waran?.
@FartunSaneypib16 күн бұрын
In
@liibaan12315 күн бұрын
@@FartunSaneypib Qurux badan waa run taa hadii uusan Hashim ku noqon balse waa gabar hadana weey la dhalatay wuu kool lookiya wuuna ilaa liyaa dahabka la dhashay balse wuxuu ka carooday gobonimo diisa iyo nasab nimada uu lee yahay beey meel uga dhacday Waliba asoon ogeeyn in aay Uganda iska aado meey tiraah do waan Jeclahay igu meheri Wuu siin la haa mana dileen mana wal waleen halka eey jirto keey aaday na qalad buu lahaa in uu u fasax qaado walaal keed soo woco beey eheeyd yiraah waan is rab naa ogoow iguna meheri walaasha
@AA-ze7zk16 күн бұрын
SubhanaAllah, Walaashed guriga leh maxay oga raali noqotey? Maxaase gabadha waa nafley nin lagu guurin waayey ?