XAFLADII LII DHIGEY SITE FAADUMO | Baby Shower | Naz Ahmed

  Рет қаралды 23,962

Naz Ahmed

Naz Ahmed

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@NazAxmed
@NazAxmed 2 ай бұрын
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509 Also Available in Djibouti +25377120650 - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
@munaismail4751
@munaismail4751 2 ай бұрын
I think 40 baax is better party than baby shower.
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 ай бұрын
So beautiful Mashallah baarakallah sis
@fadumoiftiin
@fadumoiftiin 2 ай бұрын
Masha alh baby girl fadumo miyaa lobixiyey
@Rahma-p1h
@Rahma-p1h 2 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha idiin xiifdiyo bi jahi Mustapha ❤❤❤❤
@Zeinab225
@Zeinab225 2 ай бұрын
Salam sis. I wanted to order catering for my relatives coming next week. The number on file you provided is the lady who makes food for your baby shower. It was amazing mashallah. Pls let me know how to get a hold of her or if you can point me the right directions.
@NazAxmed
@NazAxmed 2 ай бұрын
Salam sis, yes her food is amazing! You can find her on the screen sis ❤️
@Zeinab225
@Zeinab225 2 ай бұрын
@@NazAxmed Thanks sis, I got a hold of her. Good luck having your baby girls soon.
@HakimoD-c9p
@HakimoD-c9p 2 ай бұрын
Maasha allaah alah ku xafido Habo
@fadumoahmed967
@fadumoahmed967 2 ай бұрын
Masha Allah abayo Nastexo Hambalyo 🎉 Ilahay haku fududeyo dhalmada 🤲🏼
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 ай бұрын
Congratulations sister. ALLAHUMA BARIK.
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
Maasha. Alash ILASH. Kuufududeeyo. Foosha. Abaayo❤❤❤
@abumajeedmoussa8060
@abumajeedmoussa8060 2 ай бұрын
❤❤❤❤🎉 Masha Allah wallash NAZ Ahmed congratulations
@hodancali3299
@hodancali3299 2 ай бұрын
Mash Allah ilaahy nabadqab ha kuu kalakeeno
@Deganx
@Deganx 2 ай бұрын
ma shaa Allah c'est tellement beau horey u soco Naz so beautiful❤❤❤
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 ай бұрын
Maasha Alah Habo mcn congratulations I didn’t know you’re pregnant long time ayaa iigu kaa dambeeyay inaan ku daawado just busy aduunyo Habo mcn Love you Ilaahay dartii kuu jeclahay kuma aqaan and i’m from USA Minnesota I hope you have wonderful life ❤❤
@NazAxmed
@NazAxmed 2 ай бұрын
Thank you habo macaan ❤️❤️❤️
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 ай бұрын
@@NazAxmed you’re so welcome maamii mcn ❤️❤️
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 2 ай бұрын
Masha allah nabad ha ku kala keno insha allah Nasteho ❤
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 2 ай бұрын
Dumarkaa qaawan hadey family kaaga yihiin wax usheeg subxaa nallah
@fam3573
@fam3573 2 ай бұрын
Masha Allah walalo sitti fadumo waa shirkii xaraan
@UM17777
@UM17777 2 ай бұрын
What venue is this? Mashallah
@susuusiman256
@susuusiman256 2 ай бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 2 ай бұрын
MashaAllah soeurette ❤
@marwodekaaden603
@marwodekaaden603 2 ай бұрын
Machaallah huno inchallah oumoull oudgone
@amiraadem2780
@amiraadem2780 2 ай бұрын
Nastaha illaahey haku fududeeyo amira ubixi gabadha
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 2 ай бұрын
Mashallah 🥰 madax kushub ayaan dhahna congratulations Inashallah umushi isxanbarta ❤
@HodaHoussein
@HodaHoussein 2 ай бұрын
MashaaAllah qurux ❤❤❤❤❤
@ummusacad4003
@ummusacad4003 2 ай бұрын
Mashallah Hambalyo abayo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@sahraahmed1672
@sahraahmed1672 2 ай бұрын
Masha Allah so happy for you sis❤
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud 2 ай бұрын
Masha allah ❤
@Amalhirad320
@Amalhirad320 2 ай бұрын
Manshallah congratulations sis Naz ❤
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 2 ай бұрын
ma sha allah beautiful event beautiful friend s
@oumalkhairerobleh8704
@oumalkhairerobleh8704 2 ай бұрын
mashallah sister keep going from Djibouti 🇩🇯
@marwodekaaden603
@marwodekaaden603 2 ай бұрын
Machaallah habo I miss you
@fathiafati2378
@fathiafati2378 2 ай бұрын
Mash Allah tabarakallah walashey Nas ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ayaanhassan7688
@ayaanhassan7688 2 ай бұрын
Xaawiyo faadumo
@ifkabea9704
@ifkabea9704 2 ай бұрын
Mash Allah was beautiful ❤🎉
@Neima.Hassan
@Neima.Hassan 2 ай бұрын
Macha allah walashy qali❤
@Sacdia_Sheikh
@Sacdia_Sheikh 2 ай бұрын
Waa maxay xariga calisha lagaga Xabirayo?
@NimaAbdied
@NimaAbdied 2 ай бұрын
Mashallah umul odgone ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
Manshaallah tabarakallah sites fadumo kur xaamilo madax shub magacyo badan somali language ❤🎉❤ilahay ha ku fududeyo naz Ahmed 😍🥰🥰🥰 inshallah alxamduillah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Waa isku mid Somaliland iyo jabuuti site faadumo faadumo rasuul baa laga wadaa
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p waan oga hay walal
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 2 ай бұрын
Khayr inshallah
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 2 ай бұрын
I miss you abyo naz❤❤❤
@fadumohassan8751
@fadumohassan8751 2 ай бұрын
Masha Allah
@UmuMuhamad-hv8bj
@UmuMuhamad-hv8bj 2 ай бұрын
Isoo dhoweya walalo
@NimaHassan-q3q
@NimaHassan-q3q 2 ай бұрын
Masha Allah ♥️ ♥️
@melaniebenoist9432
@melaniebenoist9432 2 ай бұрын
Mansh’Allah
@bima9383
@bima9383 Ай бұрын
Kkkkkkkk walahi waligey mamakhlin siti faadumo kulaha anaga waxan dhahna kur xaamilo
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 2 ай бұрын
Baby shower sitii faduumo kulahaa😂😂😂😂
@rodazakariafarah2224
@rodazakariafarah2224 2 ай бұрын
Mashaallah
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 2 ай бұрын
Mashallah
@khadrocali5644
@khadrocali5644 2 ай бұрын
Mansha allh nasteha maad dhashay walalo isku bilaan ahayne pls isoo sheeg ani wali manan dhalin marka malaha bilahaa iga qaldan
@NazAxmed
@NazAxmed 2 ай бұрын
Yes waan dhaley wllo lakin baby girl came two weeks before due date
@khadrocali5644
@khadrocali5644 2 ай бұрын
@@NazAxmed mansha allh qali hambalyo allaha idin xifdiyo adi iyo familkagaba
@samiamohamoud7572
@samiamohamoud7572 2 ай бұрын
,مشاء الله
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 2 ай бұрын
Somalidii waxay noqdeen munaafiqiin war dhaqanka gaalada maxaa u raacaysaan baby shawer waa dhaqan gaaalo Subxaanalllaah
@haboonelmi8768
@haboonelmi8768 2 ай бұрын
Dalkii markii la jogayba waa la samaysan jiray wll
@NajahAbas-jt3ww
@NajahAbas-jt3ww 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 2 ай бұрын
Gaalo Muslim sheegganaysa
@عليغالي-م2ي
@عليغالي-م2ي 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@SincerelyShamsa
@SincerelyShamsa 2 ай бұрын
🥺🥰🥰💞💕MA
@habonaden2080
@habonaden2080 2 ай бұрын
🩶🩶🎵🎵🎵
@letsplay8629
@letsplay8629 2 ай бұрын
Why aren't speak somali
@maymunali8408
@maymunali8408 2 ай бұрын
❤❤❤👨‍👩‍👧‍👦🏠🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🧿🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hibahussein371
@hibahussein371 2 ай бұрын
Taraare
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 ай бұрын
Anaga hadaanhay rer koon fur baby shower abaayo faadumo ama madax shub 😂😂 Waxaana lasameeyaa cambuullo ayaa lakarin bun ayaa ladubi kadib bunkii ayaa madaxa lagu shubanaa 😂😂
@Aziiza_A
@Aziiza_A 2 ай бұрын
Hada bun madaxa laguma shubto😂
@fathiaamoud9283
@fathiaamoud9283 2 ай бұрын
Machallah félicitations sis
@rodahusen3174
@rodahusen3174 2 ай бұрын
Mansha allh
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 2 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@aiyashacuud6978
@aiyashacuud6978 2 ай бұрын
Manshallah ❤❤❤❤❤❤
@ahufan2sicid
@ahufan2sicid 2 ай бұрын
Masha allah
@halimoab1221
@halimoab1221 2 ай бұрын
MashAllah
DHAR CUSUB O AAD U QURUX BADAN | Naz Ahmed
10:57
Naz Ahmed
Рет қаралды 22 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 15 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 19 МЛН
Qisada Naciimo Kush Kush iyo heesteeda Beenlow iyo arimo xiiso leh
33:26
Macha Allah, Mariage de Liban et Nasteho
4:53
STUDIO DAOUS
Рет қаралды 10 М.
Xaflada Soo Dhaweynta Nasra Cabdiraxman Minnesota  USA
58:05
Gobsoor Media
Рет қаралды 149 М.
MIISAAN DHIMISS | 1st month WEIGHT LOSS UPDATE... Naz Ahmed
12:50
Season 1 episode 4 with versatile actress, anchor, and show host Aue Seday
54:55
kuen Lha Creative Media
Рет қаралды 7 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН