XAFLADII UGU SHIDNEED ASAD HAGIO REER MALAYSIA WACDARAHA DHIGEEN/ ANIGA KOKO SUNDUS DHEEL SHIDAN..

  Рет қаралды 206,203

Amira Qurux

Amira Qurux

17 күн бұрын

Пікірлер: 675
@amiraqurux
@amiraqurux 16 күн бұрын
Haye idinka dhahy daqiiqadaha soo dheere dulqaata hee 😂
@queensaajida4918
@queensaajida4918 16 күн бұрын
Waraa amiiro heesta hindiga in gabdhaha mid mid usoo gashee ahayd qatar uu ahan lahaa😂❤
@abdirashiidcawaale6024
@abdirashiidcawaale6024 16 күн бұрын
Asc amiira wankujecelahy watsabka noosodir❤❤❤
@user-ze6zx8yu1g
@user-ze6zx8yu1g 16 күн бұрын
Waanu ku qanacsanhay wll soo dheere
@KhadraCabdi-bh2uk
@KhadraCabdi-bh2uk 16 күн бұрын
Haye Huno Mcn ❤😂
@HaawoHaaji
@HaawoHaaji 16 күн бұрын
Dhibmalahan Amiirayy anagaa ku jeceyl xitaa hdii 100 kadhigto waa daawaneynaa thanks adna waqti ka bixisey duubiska videoga⚘️😩❤️💋
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 16 күн бұрын
Wuxu yiri Rasuulku Scw" Bakheylku waka Agtiisa laygu xusay ee an igu saliyin"🤲📿
@ifraaxileys
@ifraaxileys 15 күн бұрын
Scw❤
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld 15 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-hy5nu7iu5k
@user-hy5nu7iu5k 15 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 16 күн бұрын
Inta amiiro video geda sugesay✋🏻😂
@zeynabadam6173
@zeynabadam6173 16 күн бұрын
Saan usugaayey lee😢😂❤
@ubaxjaleecoubaxjaleeco
@ubaxjaleecoubaxjaleeco 16 күн бұрын
😂haa wllhi wan dalayba
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 16 күн бұрын
Ano rabo lee iga dhamada malin kasto video ga amiiro🥺🥰🫶🏻
@KowsarDahir-ts6to
@KowsarDahir-ts6to 16 күн бұрын
Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw ❤❤😢
@user-ez2ro3dh4u
@user-ez2ro3dh4u 15 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤
@naimaibrahim9736
@naimaibrahim9736 12 күн бұрын
Adaa ka nasiib xun oo saliga subanehena csw ku qarabanaya😡😡
@user-do8gd5zm6t
@user-do8gd5zm6t 16 күн бұрын
Team Amira inta cwa dhan sugeysy ayda ❤😂
@SumayoXuseen-pv5nx
@SumayoXuseen-pv5nx 16 күн бұрын
Wlhi dhamaan dadka xaflad soo duubo wax ugu fiican amiira best camera women Video qurux bdna oo dhamystirn thanks gacan dahbteyda❤
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 16 күн бұрын
Anga video ga amira le suga
@nadiramaxamed7723
@nadiramaxamed7723 16 күн бұрын
Haa wlhy ma aragtay ❤
@user-zh9fq1bt1e
@user-zh9fq1bt1e 16 күн бұрын
Xaflada waxa iiga farxad badan Labadooda inay isla socdaan Amiira iyo ceyda😂❤❤
@MinhaajAbdullahi-of1wi
@MinhaajAbdullahi-of1wi 16 күн бұрын
Caawa farxad meel aan istaago ayaan la ahy wllhi❤❤❤
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 16 күн бұрын
Anba wllhi noloshydiih
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 16 күн бұрын
Same ❤
@Suusu863
@Suusu863 16 күн бұрын
Ani waxaa iga yaabiyay musalsal majiro ilayne saan maxay ahyd aw jecelaaa ❤😂😂
@awohassan
@awohassan 15 күн бұрын
inanta ka fuqa haday jeceshahay xita ma choicekaad la leeday maxa
@Maanka_poi
@Maanka_poi 16 күн бұрын
Team amira qurux one like❤😊
@xaliimosiciid5080
@xaliimosiciid5080 15 күн бұрын
Caawa cumeer style kiisa ugu shidan
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 15 күн бұрын
Sunduz amiira iyo cumeer oo markii horba waalna bay sii waashay Teamka ugu funny san waa 3 daa ee masha nagu hayaan😂😂
@Nafisoaley-jo3um
@Nafisoaley-jo3um 15 күн бұрын
Amiro markn oo kLe waan jeclehe sbbto eh daqiqada ey soo dherena ❤🎉😂😂
@Msshappy58
@Msshappy58 15 күн бұрын
Ma aragtay wllhi sida ay noo qiimeeso aan jeclhy commentiga ay aqree waxa aan rabno ayey noo sameye videoga dheer mana lagu caajisaayo m.a
@Nafisoaley-jo3um
@Nafisoaley-jo3um 15 күн бұрын
@@Msshappy58 Haa wlhi zaaid noo qimeysaa amiro vidio ey soo dhigto kuma cajiso👸🫶🏾🤍🫦
@Msshappy58
@Msshappy58 14 күн бұрын
@@Nafisoaley-jo3um poqorada waye allaah ha noo daayo m.a
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 16 күн бұрын
Team qap qap marhadey iyagu isla farxsan yihin dadlale waxpa nagama galin😂 caymir buug uma bahna ❤😂
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 16 күн бұрын
Same ❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 16 күн бұрын
Amira iyo ceyda cawa farxadeydi adinka kadambeya su I la linayo wax l dhigo jirin☂️☂️☂️😫❤❤ ceyda iyo amira jah❤❤❤
@Nalkanuura5
@Nalkanuura5 16 күн бұрын
Amira caawa saan kuu sugaayey waan daalay 😢 ugu danbayn waad soo dhigtay ❤❤ love you xppti
@Udug.carale
@Udug.carale 15 күн бұрын
Ayyyyy shekha cod macana wasoo ceshtay wlhi intuu aqrinayo quranka🫶🏽❤️😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Nadarey
@Nadarey 16 күн бұрын
Amiiradeena anga ducada naga ilawde ani kuma ilawee waku nacay amiira bax😂❤ suraha igu qaado ducadana nagu soo dar hee❤😂
@dahaboosman1633
@dahaboosman1633 16 күн бұрын
Halaas video laso dhigay manan firsan hals dhan amiro sugaye😢❤
@Samrosimin
@Samrosimin 15 күн бұрын
M.a ilahow amiira dena no daa gacan dahab😊😊
@dahaboosman1633
@dahaboosman1633 15 күн бұрын
Sido kle❤😂 ​@@Samrosimin
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 16 күн бұрын
Amiiraay qof Qalbi wanaagsan baa tahay oo asxaabteeda jecel guushoodane ka dhigata guusheeda Asad waxan leeyahay hambalyo Aboowe Amira adigana waa gaaraysa 1M sido kale Amiray dadka inta ku jecel baa badane inta cuqdadaysane sxbta tagerta ha u bixin sxbtaana yaysan kugu dirin waxay rabaan haday dhahaan dhamaan waxa ay ka sheegayan inee been tahay qofkasta o ku yaqana wu og yahay kaliya way daalayan le ku dil dhola cadayntaada
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 15 күн бұрын
Aniga muqalada xafladaha only waxan ka helaa oo inta nuxur ka leh soo dubta Amiira so adorable your channel Amiira wlhi dadka kle boring ku dareema iyada lee fiirsaday m.a gacanteeda 🎉
@user-qn8uh4iy7q
@user-qn8uh4iy7q 16 күн бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Mohammed 🕋😥😊🤍🖤❤️
@nasronuurmaxamud
@nasronuurmaxamud 16 күн бұрын
Ano ciwaankaga kudhex jiro aso galisey jah wai dawesay daqiiqadaha wanso dheresay❤❤
@nimoomer6290
@nimoomer6290 15 күн бұрын
48 minutes ma dareemin inaa dawanayo film camal u xiisaynayay. Team 27 marnaba no hoos Love you amiiradeena❤
@Umurayaan277
@Umurayaan277 16 күн бұрын
Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼
@user-un1hb5cv7y
@user-un1hb5cv7y 16 күн бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤
@HafsaH66l
@HafsaH66l 16 күн бұрын
Xfladi ugu horesy ee quranka lgu fury m.a❤
@shukriarsenalist7088
@shukriarsenalist7088 15 күн бұрын
Teee koko ugu hureysay
@Nasteho2004
@Nasteho2004 15 күн бұрын
​@@shukriarsenalist7088Adna hena kasii horeesay
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h 15 күн бұрын
Adna xitaa WA lagu furay
@rukiamaalim1953
@rukiamaalim1953 16 күн бұрын
Tem Koko ❤❤iyo amira 1 like
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 16 күн бұрын
Allah yaarabi ka caafi saboorka walhi waa dhib Allah haku caafiyo abyo mcn mideedah kaleeteh qurux illahaybah kugu deeqay bisinka badso plz walhi xbti❤ waan kujeclahay love you so much
@user-el9ct1lt5t
@user-el9ct1lt5t 16 күн бұрын
Amiiradeena 1m come soon ❤
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 16 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵😢
@XuseenXasancali-nk7cy
@XuseenXasancali-nk7cy 16 күн бұрын
Scwscwscwscwscw❤❤❤ Scwscwscwscwscw❤❤❤ Scwscwscwscwscw❤❤❤ Scwscwscwscwscw ❤❤❤
@SeynabXasan-qy9jl
@SeynabXasan-qy9jl 15 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hy5nu7iu5k
@user-hy5nu7iu5k 15 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@naciimoxirsi1320
@naciimoxirsi1320 14 күн бұрын
Scw Scw scw ❤ Koko am saying you beautiful girl am so really ❤ you funny hhhh😊
@MunaQaaali
@MunaQaaali 16 күн бұрын
Amiira ma aaminaysaa inan adiga uun kusugayay❤dadka xafldaha jooga oodhan qofka ugu vedioka qurxoon gacantada way fadhisaa camera women ika dheh jah❤❤🎉🎉🎉
@Samrosimin
@Samrosimin 15 күн бұрын
Haa walhi asad iyo amiiro muqala doda lagama shekeyn karo😊😊😊
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 15 күн бұрын
Best video waye dhinacwalba
@TheMuslimgirlofYemen-lw9ol
@TheMuslimgirlofYemen-lw9ol 16 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~~♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~~♡~♡~♡~♡♡♡~~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖︻︻︻
@MissStyleAmiira
@MissStyleAmiira 15 күн бұрын
Amiira qurux mashallah gabdha xaflada ugu shidan❤😊
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 16 күн бұрын
M.a boqorada quruxda lapiska shax shaxda amiira qurux like 👍❤❤❤❤
@SaaraHasan-uc6dj
@SaaraHasan-uc6dj 15 күн бұрын
Amiiro see u ilaa lineeso sharafta sundus 😮ninac walba way uga daba socotaa m.a❤😊
@MissStyleAmiira
@MissStyleAmiira 15 күн бұрын
amiirada qurux badan mashallah Thanks yaqey daqiiqadaha noso dhereysay Style 10/10 waye xafladana quruxd be anoqtay m a❤😊❤️🥰
@zamzamabdirahman1262
@zamzamabdirahman1262 15 күн бұрын
Amiira keligeed boqorad from Somaliland
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 15 күн бұрын
Waraa amiira qiso waxaad i soo xasuusisay 204 aan maleesiya imaaday 4week aan fasac ku imid markasta oo roob da o waan ducaysta marki roobku batay waaban iska daayay😊😊😊marka roobka malaysia waa bililiqo roobkii xamar ay soo xadeen😢😊one love amira❤❤❤❤
@sumayasharif910
@sumayasharif910 15 күн бұрын
Astaqfurllah 😂❤
@AbdilaahiBaarud
@AbdilaahiBaarud 16 күн бұрын
Qofkii ugu horeeyey ahay ii cimaamada team amira qurux ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 16 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-rn2yn4kc9f
@user-rn2yn4kc9f 15 күн бұрын
Amiira qurux abaayo dadka ishoodaa kugu dhacday qu .aan isaar saa uqurux badneed wajiga soo kaa noqday❤❤❤❤❤my Sister ilove you noloshu kuma ciisho guuleyso ❤❤❤❤❤❤
@Msshappy58
@Msshappy58 15 күн бұрын
Videoga soo udheer yahy asoo dhamaaday lee arky hal mar xitaa kuma caajisin m.a🎉🎉
@HamdiMohamed-fl5qx
@HamdiMohamed-fl5qx 16 күн бұрын
amiiro wlh wa sxb fican sundus aad bay u ilaline markay is hilmamto o ay wilasha la dhelirabtaba way so celinee i wish inay sundus dabecada ayada iyo coco camal yelato haday sidan kusii socotana sundus quruxdeeda o edep lagu dara so baxee keepgoing hablaheygii
@naimaarif745
@naimaarif745 15 күн бұрын
Fudeed
@Thebeutyher
@Thebeutyher 16 күн бұрын
Masha allah caawa farxadkale team qab qab wa idin jecelnahy asad hampalyo ❤️🥰
@AmiiradaQuruxbadan
@AmiiradaQuruxbadan 15 күн бұрын
Amiirada qurux badan mashallah Video ga qatar nogu sodubty Thanks Illahey haku xafido ❤😊🥰
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 15 күн бұрын
Amiiradena we Love you Thanks Video o nodhereysay o quruxda badan m.a😊❤
@MaaidoMustaf
@MaaidoMustaf 15 күн бұрын
Amiirada thanks yaqey daqiiqadaha noso dhereysay 1m coming soon i.a😊❤
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 15 күн бұрын
Amiira abaayo allaha ino kaa caafiyo nabrahaan way ku dhibeen ani camal tahay kii nabar ahaa iyo ani wallo noqonay allaha naga dulqaado abaayo amiiradeena insha allah si fudud 1M ugali doonaa ❤❤❤
@MaryamDayax
@MaryamDayax 16 күн бұрын
Team Amiiir one like❤
@AsmaOsman-jb3ck
@AsmaOsman-jb3ck 16 күн бұрын
Amiiiraaa waanba caajisay bee caawoo dhan KZbin fiirinaayay inaa wax soo dhigtay iyo inkle waa soo daahdy xppti videogga ku ma cajisaayi wlhi ilove you ❤❤❤❤❤❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 16 күн бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@masnayy
@masnayy 16 күн бұрын
Wllhi wn sugii la ahaay hbenka Amiira coming soon 1 million ❤
@hudaahmed4639
@hudaahmed4639 15 күн бұрын
Wlhi heesta Somaliland markan maqlay dhiiga ❤😂
@almiitaofficial1263
@almiitaofficial1263 16 күн бұрын
Dhiiga alla dhiiga somaaaliland wan kuwata amiray 💚⚪️❤️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 16 күн бұрын
Amiira Masha"Allah 😍🤩🤩🤩🤣Arwaax Badan Arag Sameey😘🤲🤲 Meesha Ka Wad🎉🎉🎉🎉👍👍👍🇸🇴
@Fartuunxassan720
@Fartuunxassan720 15 күн бұрын
Hanbalyo walaalkey Asad haaji Alaha kuxafido. Caafimad cibaado suubancimridheer 🎉😢
@balqisacali4158
@balqisacali4158 16 күн бұрын
Wa sodaahday amiiradeena hurdada ayan iska celinayay❤🎉🎉
@soumyos7802
@soumyos7802 16 күн бұрын
Love you from Djibouti 🇩🇯❤❤
@CABDULAAHICATO
@CABDULAAHICATO 16 күн бұрын
Walaasheey Amiira qurux waan kujeclahay ❤❤
@MssFaraxsan-hs9si
@MssFaraxsan-hs9si 16 күн бұрын
Hambaliyo my brother Asad yaaqaay keep going inshallah coming soon Mr 3m ❤❤ boqoradeyda Amiira qurux is not easy Qab Qab ❤❤
@rumaneyy9802
@rumaneyy9802 15 күн бұрын
M.a amiira qofna quraanka soma dhigin lkn m.a ❤🎉shekha codkisa mcn❤
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 15 күн бұрын
Abaayo amiiro dharka kugu dhagan iska daa maxaayeley xasuusu malinta cisaabtanka ee lahortagayo allaha weeyn hore kumadhihin allaha awooda badan hana wada caiyo kuligeeyn maxaayeeley jirkaaga abirkiisa aamuuqdo ❤❤❤❤❤
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 16 күн бұрын
1M came soon insha allah waan sugeynaa sister 👍👑❤️
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 16 күн бұрын
Mansha allaaah amiira qurux badan come soon 1m walalo qali habalyo habalyo habalyo habalyo ❤️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ queen sister ♥️ 🎉🎉amiira qurux
@nafisomaxamedxaaji252
@nafisomaxamedxaaji252 15 күн бұрын
Masha aallah daqiiqada amiira qof gaaaro ma lahan
@user-bc8jm2ys6n
@user-bc8jm2ys6n 15 күн бұрын
Masha allaha inta video aan dawday qofki u maqal qurxunay aa tahay amiiro keep going xbbti qof waliba saan farxad ula qado horey u soco ❤ 1m come soon insha allaha ❤🎉
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 16 күн бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo wllky Asad haigo keep going lipaaxaygii 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hayaatdiiriye2970
@hayaatdiiriye2970 15 күн бұрын
Amiro adneh malintada waa sugeynaa🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Hoodo121
@Hoodo121 16 күн бұрын
Wllo qur aanka dhagayso waad ku caafimaadaysa
@CabdinaasirMDucaale
@CabdinaasirMDucaale 15 күн бұрын
Mansha Allah wlhi waad baashaasheen Teamkyga😂❤From Duriyadii Burcan idinka daawanaya Amiiraayy😂❤
@susucadeofficial12
@susucadeofficial12 16 күн бұрын
Quruxlaydaydih amira😍💋👸🏽❤️
@MaryamCukaash
@MaryamCukaash 16 күн бұрын
Amiira quraxa waaba soodiray 😞imatiqaano balse aad baan kuu jaclahay ❤❤❤❤Ilove you 💓 Amiira quraxa ❤❤❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 16 күн бұрын
Ceyda iyo amira hadan arko farxadeydi lama qiyasi karo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@niini7270
@niini7270 15 күн бұрын
M.a amira camirada ndif wye wlh kuwa kle shucac io qbdar0 kunace tnx my sis
@user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
@user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan 15 күн бұрын
Thanks Amiira wllhi video shidan ayaad noosoo dhogtay ❤daqiiqadaha na wali waynagu yaryihiin😂❤
@Suuzu47
@Suuzu47 16 күн бұрын
Waxaaaa is dhahaaayay qofka ugu horeeyo oo comment qoro noqo lkn 100 qof.iga horeeeso😂😊
@user-jt2xe8wm5h
@user-jt2xe8wm5h 15 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 16 күн бұрын
Allah ha caafiyo 😢😢
@user-hw9eb6fj4s
@user-hw9eb6fj4s 16 күн бұрын
Congratulations brother asad🎉❤
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 15 күн бұрын
Walahi video qurux badan waan ku heystaa ani m..a❤✌️
@hodanmohamud4077
@hodanmohamud4077 13 күн бұрын
Maansha allah levoly bro asad xaajiyooow 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@rahoom-123
@rahoom-123 16 күн бұрын
Waw wana daweysay amiira ❤😂
@user-os5xe6yx9c
@user-os5xe6yx9c 16 күн бұрын
Bienvenue on 3 millions ❤❤mon frère asad hagio ❤❤
@Nasra-wc6jk
@Nasra-wc6jk 16 күн бұрын
Ayyy amiira quruxley ❤❤
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 15 күн бұрын
Amiirada Style nagu garacday m.a dhameystiran Illahey haku xafido ❤😊🥰❤️
@IkraamAhmed-pt9sl
@IkraamAhmed-pt9sl 15 күн бұрын
Masha allah congratulations brother assad for 2M hori usoco walaalkey iyo walashey amina ugbaad oo gaartay 100K masha allah hambalyo habibti masha allah amiira sii qurux badan aa kuga marisay makeup ta so beautiful amina quruxley masha allah ❤
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 15 күн бұрын
Thank you all of you team 27 from somaliland ❤ We can't wait our big day ❤❤
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b 16 күн бұрын
Waa nagu soodahisay amiiro qurux ❤
@ZalmoMoha-ul3xr
@ZalmoMoha-ul3xr 15 күн бұрын
Ala manooli sunsud mid maaha wlh❤😂😂kip goen adi 1M amiira qurux love abaayo mcn❤❤🎉🎉💋💋
@caashomaxamed1560
@caashomaxamed1560 16 күн бұрын
Congratulations wllky asad❤❤❤🎉🎉🎉
@Xaawo-fm2nf4wv8l
@Xaawo-fm2nf4wv8l 16 күн бұрын
OMG 😲 Wali waxaan dhex maquuraneynaa maamihii farxada hadaa nahay team 27 Keep going all my Prathers and sisters ❤❤❤
@user-rs1if3ts3q
@user-rs1if3ts3q 16 күн бұрын
Wlhi Msha allh team 27 Ilhy isha haidinka qabto cadowgina unolada❤✊
@Faaizaqoordhuub
@Faaizaqoordhuub 16 күн бұрын
First amiira ilove you❤❤
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 15 күн бұрын
Ugbaad waan iska jeclahay❤❤❤edebta ku jeclahay.iyo reer boosaaso is la nahay laakiin aniga allaha icafiyo😊😊😊😊😊
@abdimohamedDahir
@abdimohamedDahir 15 күн бұрын
Always you are the best
@AaminaAxmed-cz6no
@AaminaAxmed-cz6no 16 күн бұрын
Keep going abyo hora usoco❤❤
@MasturaMohamett
@MasturaMohamett 16 күн бұрын
First comment ii camira team amiira❤
@amranhajji
@amranhajji 15 күн бұрын
❤fiiri abaayo amirayyy Hal codsi blz blz heesaha ka dhaaf muqaalka😢
@nuurocolowamiin
@nuurocolowamiin 15 күн бұрын
Hambalyo leyahay wllkey qaali Ased hagio ❤❤❤❤
@RaxmoMusa
@RaxmoMusa 16 күн бұрын
Hanbaliyo abti asad ❤❤❤❤
@AnasMahdi-wm5dp
@AnasMahdi-wm5dp 16 күн бұрын
Qofkii ugu horeeye ❤🎉🎉
@Somfamilyfun
@Somfamilyfun 16 күн бұрын
Again first today😊❤❤
@samiirocraxmaan1979
@samiirocraxmaan1979 15 күн бұрын
Reer Malaysia xafladaha saxaaf baa uxiriiriya top weeye hab daadihintisu
CEYDA AYAAN UWACAY QOF UUSAN MAQLEENIN IYO KOKO OO XANAAQDAY…?
17:01
WACDARAHII XAFLADA ASAD IYO DHAMAAN ASXAABTA AAN LOO KALA HARIN🥳
36:05
КАК СПРЯТАТЬ КОНФЕТЫ
00:59
123 GO! Shorts Russian
Рет қаралды 2,8 МЛН
XAFLADI ASADHAJIO 2M FULL VIDEO SUBSCRIBE GUYS 🤌
11:51
SOMALI_VIP
Рет қаралды 10 М.
XAFLAD DOONTA KORKEEDA AAN  KU QABTAY XAFLADII 2M
21:45
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 717 М.
PRANK NAXDIN ATARISHO MUSCAB LAGA XADAY OOHIN IS CELIN WEYSAY
10:35
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 428 М.
ARIMAHEENA OO XAFLADAYDA SI QIIRO LEH OOGA HADLAY
18:40
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 355 М.
КАК СПРЯТАТЬ КОНФЕТЫ
00:59
123 GO! Shorts Russian
Рет қаралды 2,8 МЛН