Xageed Fiirinaysaa ? | Fandhaal Podcast 93 |

  Рет қаралды 40,871

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 177
@salahmohamed3774
@salahmohamed3774 11 ай бұрын
Fandhaal Podcast waa shidaalkeyga asbuuclaha ah marki laga tago Qur'aan Kariim. Guuleyso walal, Al Ustaad Omar Inshaar. The best Somali KZbinr I have ever came across on KZbin. I have been watching the videos you upload on your channel since 2018.
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 11 ай бұрын
Channel-ku waa Somaali, Luqadda uu ku Baxayo waa somali, mudane. Waa lafahmayaa waxa aad ku Hadlayso, lkm luqadaada sharafta leh maad ku faantid maxaad ku falaysa nin kale luuqadiis inaad fikirkaaga wmaagsan ku dhiibato
@hamsehassan-we5wy
@hamsehassan-we5wy 11 ай бұрын
​@@bashirabdulkadir1263si fiican
@derow17
@derow17 11 ай бұрын
وَالَّذِينَ إِذَا فَعَلُوا فَاحِشَةً أَوْ ظَلَمُوا أَنْفُسَهُمْ ذَكَرُوا اللَّهَ فَاسْتَغْفَرُوا لِذُنُوبِهِمْ وَمَنْ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلَّا اللَّهُ وَلَمْ يُصِرُّوا عَلَىٰ مَا فَعَلُوا وَهُمْ يَعْلَمُونَ 😭
@haa8793
@haa8793 11 ай бұрын
Abu cubeydah codkisa kuaqri ayadam ❤❤❤
@jaMallofficial
@jaMallofficial 11 ай бұрын
Samirka iyo adkaysiga waa shidaalka horumarka😊.
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
بصر= Waa dhugasho, ama il-gabadh-leyn😢😢 نظر= Waa Eegid,fiirin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 11 ай бұрын
Masha Allah, Jazakala khayr Ustaad ❤ kitaabka Quraanka Aduunkan Ayaa Loo soo diray Balse waxa macankisa iyo xigmadiisaba helaya Qofka barta Tafsiirka Quraanka.
@Ustaadyare
@Ustaadyare 11 ай бұрын
Masha Allah ilaahayow hanagu imtixaanin waxyaabahaa naga xarimtay
@BARRIHIIxWEYNAA
@BARRIHIIxWEYNAA 9 ай бұрын
Illhayow aamin aamin yaarabi
@mustafadanyarow3418
@mustafadanyarow3418 11 ай бұрын
جزء ك الله خيرا جزء و حفظ ك الله يا استاد
@user-Sabrin-Mohamed
@user-Sabrin-Mohamed 11 ай бұрын
جزاك الله خيرا جزاك يا معلمي❤
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 11 ай бұрын
بصيره/ dhaygag Erey bixinta ugu dhaw
@Codka_nolosha1
@Codka_nolosha1 11 ай бұрын
اللهم انا نسألك حبك وحب كل عمل يقربنا ❤🎉
@MohamedSomaali2020
@MohamedSomaali2020 11 ай бұрын
Ustad kaso hadal arimaha guurdonka iyo sida ugu fudud iyo xaaska kugu haboon🙏
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 11 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Dhamaan walaalaha channelka ku xidhan wan idin salaamay waxan rajaynayaa inad dhamaan fiican tihiin
@Aaziz5
@Aaziz5 11 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar. Barnaamijka "GAASHAAL" ⚔️🦁 noo soo diyaari ka dhalinyaro ahaan.
@SiddiiqOmer
@SiddiiqOmer 11 ай бұрын
Alxm mudo 2 bilood ka hor ah baan ku baraarugay arinkaa waana alla ma-hadii.😊
@maxamaamiin-nm9wo
@maxamaamiin-nm9wo 11 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar alle Haku xifdiyo 🤲 ♥️
@AishaAbdi-y9n
@AishaAbdi-y9n 11 ай бұрын
Jazakllahu kheyran
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 11 ай бұрын
Mahdznid ustaad ❤ Xalaqo qiimo badan waxbadana aan ka faaidey .
@CALItoosaneCali
@CALItoosaneCali 11 ай бұрын
شكرا لك جزاك الله خير الجزاء استاذ ❤❤❤❤❤
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 11 ай бұрын
ما احسن الدين و دنيا اذا اجتمعا ❤❤
@Ahlu_sunnawaljamaca
@Ahlu_sunnawaljamaca 11 ай бұрын
Waa muuqaal aad u anfacayo mu,miniinta Dhiiragelinayo dhalinyarada ahlu kheyrka ah
@maslahabashir4193
@maslahabashir4193 11 ай бұрын
THank U, Adeer wxaa heley maanta sheyga kaliya ee sababta U ahaa mar walba inaa xumaan ku dhaco ama aan sameeyo. Maanta kadib na hadaan sheygaan ka taqluuso dhamaan nolosheyda wan ka Adkaan doonaa Mhdsanid mar kale.
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 11 ай бұрын
Mahadsanid walaal qaali Runti aniga Usbuuc walba waxeey caadada iiga guuleysato waa arag laabtaan la aan Mana kuburaarugsaneeyn,hada kadib waan laabi doonaa Run ahaati quraanka fasirtiin hadii nala bariahaa kaan guuleysan laheyn laakiin waa dhagar naloomaleegay eey gaalo kafan beyso ayaan umaleeynaa sorry good sunrise breyer
@hamzemohamed4317
@hamzemohamed4317 11 ай бұрын
رسالة من القلب ❤️ والله أحبك يا عمر من أجل الله 🥹
@Zain17490
@Zain17490 11 ай бұрын
Dhiirigaliyaha badaley nolosheyda thanks a lot
@AhmettSh.99-pk6on
@AhmettSh.99-pk6on 11 ай бұрын
Wonderful topic teacher Omar inshar
@bile-25
@bile-25 11 ай бұрын
Rabbigeen ha inagu hanuuniyo inaynu laabno arageena Mahadsnid wall Omar 💯
@Alamtara1
@Alamtara1 11 ай бұрын
أللهم أنصر إخواننا مستطعفين في فلسطين 🎉😮
@farhan_taffo
@farhan_taffo 11 ай бұрын
Masha aalh
@Sheekopro11
@Sheekopro11 11 ай бұрын
Noo soo badi muuqalada noocan ah❤❤❤❤❤
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 11 ай бұрын
Waan ku slmy, wll Omar inshar, run ahaantii waxaan Aad u jecla hay oo xiiso gooniya ii leh mowduucyada Allah ka cabsiga iyo wacyiga ah❤mahadsanid bro
@suziahmed
@suziahmed 11 ай бұрын
Shukran ustaad ❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo 11 ай бұрын
Aleh haku xafdiyo 17:49
@abdirazaqibrahim1960
@abdirazaqibrahim1960 11 ай бұрын
Thanks. You are the best teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibnusaney
@ibnusaney 11 ай бұрын
Masha allah my teacher
@Aboowe_Mahamed
@Aboowe_Mahamed 11 ай бұрын
Omar insharow in badan waan ku taageeraa❤❤
@SaciidNahari-pc5wc
@SaciidNahari-pc5wc 11 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@dayartacusubdayarta5321
@dayartacusubdayarta5321 11 ай бұрын
Mansha Allaah
@IDAAAANKUDAAYEE
@IDAAAANKUDAAYEE 10 ай бұрын
Mahadsanid wall
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 11 ай бұрын
M.a ustaad omar inshar
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 11 ай бұрын
Thanks alot brother xaqiiq waaye
@done3164
@done3164 11 ай бұрын
Thank u broo waan kaaga mahadcelina mowduucan qiimaha badan..
@aarkey1209
@aarkey1209 11 ай бұрын
Wanku salaamay Ustaad
@xasanmaxamed1881
@xasanmaxamed1881 11 ай бұрын
Ustaad inteen kaala soo xiriiraa qisadeyda in aan kaagasheekeeyo ayaan rabaa
@AhmedMooge-wi5mg
@AhmedMooge-wi5mg 11 ай бұрын
Wll ku Sali nabigeen محمد صلى الله عليه وسلم
@AishaCabdi-jl4vf
@AishaCabdi-jl4vf 11 ай бұрын
Masha Allaah
@mohafarah8057
@mohafarah8057 Ай бұрын
Daily Opener Started 11 October 2024 Day One Or One Day Challenge
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 11 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b 11 ай бұрын
Thanks teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 5:52 am
@xamaddahir
@xamaddahir 11 ай бұрын
Wali ma aragtay farxada naftaada ka heleyso iyo kalsoonida marka aad qof ajnabi kaa ah ood fiirin rabtay hadana aad iska deyso dar Alle.
@cusmaancaddoow9691
@cusmaancaddoow9691 10 ай бұрын
waa mhadsanhy wll
@Maahirzayinmaahirzayin
@Maahirzayinmaahirzayin 11 ай бұрын
Walaal cumar inshaar alle haku xafido
@abdikaafiMoha
@abdikaafiMoha 11 ай бұрын
Maqalkan ka hor wan ahay'dumar markey ka hortimado gabar dhulka firiya markan hal tilabo in kayerna is dhafno mid so celiya madaxisa oo kor geeya alle ha ii kor dhiyo basarkeyga
@MacalinIftiincade
@MacalinIftiincade 11 ай бұрын
Mahadsanid omar inshar❤
@AbdullahiMaxmed
@AbdullahiMaxmed 10 ай бұрын
Fandhaal podcast waa daawada aan maalin walba dhageysto waana waxaan jeclahay🎉😊
@abdirashed6669
@abdirashed6669 11 ай бұрын
Wlhi wa Muqlki igu Sameynta Badana 😢
@yoonisabdi6417
@yoonisabdi6417 11 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@nadiramaxamed9579
@nadiramaxamed9579 11 ай бұрын
Allaha kuxafido ustad
@sadamhusseinjamac7647
@sadamhusseinjamac7647 11 ай бұрын
Muuqalkan xiligi aan ubaahna ayuu iso gaaray sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato Omar inshar❤️
@soomaaliboy7585
@soomaaliboy7585 11 ай бұрын
Asc cumar inshaar sxb aad baan kuugu bogaadinayaa baraamijyada noocaan oo kale ah inaad soo dayso ilaahay baa ka abaalmirandoona midkalana ogoow insha'alaah baratani kaliya maaha chenel wax lagu soo gudbiyo ee Academiyad soo saaridoonta hogaamiyayaasha mustaqbalka good Jop Sidoo kale waxaan kaa codsan lahaa inaad muqaal ama podcast kasoo samayso sida lagu noqon karo arday guulaysta kaalima fiicana kasoo muuqda
@mohaabdulaahi9239
@mohaabdulaahi9239 11 ай бұрын
Wllkey hal talo ku siinaa kaalin inaa gasho wax ha u baran ee naftaada challenge la gal shalay sidaa ahaaa maanta maka fiicanahay cml✊️
@MohamedabdirizakhJaamac
@MohamedabdirizakhJaamac 6 ай бұрын
Thnks bro❤
@Muscabcllaahi430
@Muscabcllaahi430 9 ай бұрын
Coswerity
@abdullahibulla
@abdullahibulla 11 ай бұрын
16:14 Mowduucan muhiimka qof ka hadlo waa rabay xlda maanta kujirno ka dhalinyaro ahan ayaa tabaty 🥸ilaahow nagu arsaaq inaa araga laabno
@kabtanmajid1910
@kabtanmajid1910 11 ай бұрын
آمين
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 11 ай бұрын
Aniga ayaan tijaabiyay Mudo 2bil iyo bar ah, raaxo iyo nafis iyo qofnimo baan dareemay, xitaa kalsooni horay aan u arag ayaan isku arkay, lkn nasiib xumo dib ayaan ugu laabtay 😢😢😢😢😢iso duceeya
@souheibhassan9409
@souheibhassan9409 11 ай бұрын
good teacher
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 11 ай бұрын
Thanks bro
@bile-25
@bile-25 11 ай бұрын
Mahadsnid wall omar inshar💯
@XaydarCabdi-l2e
@XaydarCabdi-l2e 11 ай бұрын
M.a ustaadka alle hakubarakeyo
@fardowso6615
@fardowso6615 11 ай бұрын
Su,aashaydi away ee ciwanadii hore ku waydiiyey
@axmedmacalin4531
@axmedmacalin4531 11 ай бұрын
14:55
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 11 ай бұрын
Walaahi waa xaqiiq
@KaabaNuur
@KaabaNuur 11 ай бұрын
Mhdsanid ustaad
@sahaladen584
@sahaladen584 11 ай бұрын
5:08 good 💯
@masteraxmedyare8954
@masteraxmedyare8954 11 ай бұрын
Waa mowduuc muuma
@qiiiraaxcx
@qiiiraaxcx 11 ай бұрын
Waxan arkay kuwo isku sheegayo sheikhyo AA nan arogoda laabenin oo gabadha markay agmareso aragoda laraca waa mawduuc lobahna mahadsanid Omar inshaar ❤
@Farxaan-p7o
@Farxaan-p7o 11 ай бұрын
ولا تزر وازرة وزر أخري Wll naftaada ku mashquul tooda cid ku waydiin maysee.
@qiiiraaxcx
@qiiiraaxcx 11 ай бұрын
@@Farxaan-p7o kaliya waa wax usheeg walalkey
@AbdihamidMahaba
@AbdihamidMahaba 11 ай бұрын
❤❤❤shukran
@Tilaapo
@Tilaapo 11 ай бұрын
Thanks mclin 21 :37 pm 28 Dec 2023
@hidocali4651
@hidocali4651 11 ай бұрын
Wcz abti omar ❤😊thnks saa kheyrka io wanaga inogu sogodbiso❤
@mohamedaadammohamed5236
@mohamedaadammohamed5236 11 ай бұрын
Wllh waa mawdiicii Aad noo balan Qaaday waanaan sugaayay
@mohafarah8057
@mohafarah8057 Ай бұрын
Daily Opener 13 Oct 2024 Day 3
@XamseAbdirahmaan
@XamseAbdirahmaan 11 ай бұрын
شكرا استاذ عمر أنشار🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉❤❤❤
@mohafarah8057
@mohafarah8057 27 күн бұрын
Daily Opener 02Nov 2024 Day 22
@c.qaadircumaraweys4686
@c.qaadircumaraweys4686 11 ай бұрын
Asc Omar inshaar saxib muuqaalka xiga waxaan kaa sugeynaa muuqaladi (gaashaan) ee cadoyinka xun iyo wax yabahas i.a bro
@mdmatches658
@mdmatches658 11 ай бұрын
6:33 Waad ufiirsate maad firin Ufiirsashadu waa shayga markad focus ka saarto ama aad aad ufirisid
@ayanahmed7310
@ayanahmed7310 11 ай бұрын
Wa muwduuc aad u fiican nabi maxamad SCW marki la dheelmiyay habeenki Isra walmicraaj samooyinka Marki lageyay allah aya ku amaanay inu aragiisa xad gudbinما زاغ البصر وما طغى،سورة النجم kawaran 😢😢😢
@sUDayzcawol
@sUDayzcawol 11 ай бұрын
alx, badanka waan ku dhaqmaa
@Ninweyn-
@Ninweyn- 11 ай бұрын
اله مصل وسلم على سيدنا محمد
@ghadzhi4
@ghadzhi4 11 ай бұрын
daawasho iyo araga hore sidaasay ilatahay in ay sax ku tahay
@hafsasheikh1419
@hafsasheikh1419 11 ай бұрын
Pagekaan aad baan oga faaaaide alxm❤
@mohafarah8057
@mohafarah8057 Ай бұрын
Daily Opener 12 Oct 2024 Day 2
@SaciidCabdi-zj1tm
@SaciidCabdi-zj1tm 11 ай бұрын
Omar walal waxa ka codsanayna macaliminta podcast ah
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 11 ай бұрын
Waxaan dhihi karnaa نظره ARAG ama DAYMO ) بصيره FIIRSASHO ama U FIIRSASHO
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Salaam sxbiyaal
@jaabirabdirxaman
@jaabirabdirxaman 11 ай бұрын
JUMCA WANAAGSAN DHAMAANTIIN, INAAD NABADQABTAANBAN REJAYNAYAA.
@AbdisamadAdam-yk9rg
@AbdisamadAdam-yk9rg 11 ай бұрын
Depression ayaa ku dhacaya wlahi bilahi qof aan aragiisa labin
@DiaraAden-fv8eb
@DiaraAden-fv8eb 11 ай бұрын
M. A cumar aad ayaad umahad santahy
@we.325
@we.325 11 ай бұрын
Wll hada kahor naarta ayaa ka hadashay ee janada kasoo hadal
@Ahmedy64
@Ahmedy64 11 ай бұрын
Ustaad wajiga bas hada ka fiiriyo cadi miyaa
@cusmaancaddoow9691
@cusmaancaddoow9691 10 ай бұрын
wallh waxaan isku arki markaa aan kuguuleysto in aan qof ay nafteyd rabto in ay fiiriso hadana aan kadiido guu weyn iyo nafis waan layaabi jiray sida nin ka badbaaday halis weyn uu ku dhici rabay
@MOALIPODCAST
@MOALIPODCAST 11 ай бұрын
Wlhi waa arin mudan in aan ka fogaano
@MohamudAbdilahi-o4z
@MohamudAbdilahi-o4z 11 ай бұрын
Eegmo iyo arkid ayaa lagu kala qeexi karaaa, waan eegay iyo waan arkay farqi ayaa udhexeeya
Khadir | fandhaal Podcast | Qiso Micno Weyn Xambaarsan .
29:51
Omar Inshar
Рет қаралды 124 М.
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 26 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
Sideed Qiimahaaga Kor Ugu Qaadigartaa? | Ikhlaas podcast | @ogaansho
29:18
Saamaynta Xiriirka Guurka ka horeeyo | Fandhaal Podcast 90 |
26:10
Ciriiriga Nafeed Waa Loo Dhintaa | Fandhaal Podcast 124 |
22:43
Omar Inshar
Рет қаралды 32 М.
072 | Shaqo iyo ma-shaqayste | Doodda ugu liidata ee Soomaalida!
53:20
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,4 МЛН
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН