Xajigaada Rashinka Noocaana Sii Hadii Aad Rabtit Inuusan Kaatagin

  Рет қаралды 28,652

Bariirah Barwaaqo’s Glamor

Bariirah Barwaaqo’s Glamor

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@hooyomcn696
@hooyomcn696 5 жыл бұрын
Waxii tagaya ha tago kii tageyna horu awalba u socdey ee dumarow nimankan aad cml ka dhigateen iska dhaafa mid kasta nin aay ku ledahay naagihi somaliyeed
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 5 жыл бұрын
Gabar Somaliyeed saxiix waa la dhigte
@sukeynaj.5251
@sukeynaj.5251 5 жыл бұрын
Waan kugu raacsanay figradaada xaqiiiq
@sagalosman1083
@sagalosman1083 5 жыл бұрын
Waaa runtaa abaaayo Nin unbey ku waasheen naagihi somaliyed Maxaa na daba dhigay nimaankn ayaguba Nama ixtiriman Waa maray na furaann Iyo mar aay nakufsdan
@farxiyomohamed2586
@farxiyomohamed2586 5 жыл бұрын
Babar somaliyeed alla yaa cisag wan kugu racsanahey sxb nulushiiba wexey nuga dhigen in aan nin u nulnahey
@hoyosharaf2023
@hoyosharaf2023 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@cuuudka12
@cuuudka12 5 жыл бұрын
Marka hadlesid u hadal si xushmad leh ha qalqalocin wajigaada tan kale sida ragga lo ilaalinaayo wa in dumarka loo ilaaaliya🤟🤟
@sadioalihassan280
@sadioalihassan280 2 жыл бұрын
nin raashin loo koriyaay oo macaan kuma jooga kii joogaayo iyo kii tagaayo ayaga qayaar leh
@xayadmaxamed4461
@xayadmaxamed4461 5 жыл бұрын
Nin nin moye wax kale lama hayo yaab gabdho naftina u nolada oo qalbigina gacntina ha din ku jiro hadu tago isga iska tagay waxna kala tagi mayo lkn hadad qalbigaga oo dhan u dhibto dee xita qalbigu ka si wadanaya
@sumayamohamed5910
@sumayamohamed5910 2 жыл бұрын
Mnsha allah tabaarakallah hooyo barakow
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 5 жыл бұрын
Mar walba waxaad tirahadin hadad doneynin in uu kaa tago Ninka oo hadu tagana Max dhacayo? War gabdhow naftina ku kalsoonada nin baa tagayo baad nugu waasheene
@yasminfarah9140
@yasminfarah9140 5 жыл бұрын
Ayan Moh ma ila aragtay walaashayeey
@umuaamiin1314
@umuaamiin1314 5 жыл бұрын
Wall waruntaa leysma walo normalkada ayaa lahayska ahaadaa waxwalba waa calaf
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 жыл бұрын
@@yasminfarah9140 SUBCRIBE ee saar wllshey thanks
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 жыл бұрын
@@umuaamiin1314 SUBCRIBE ee saar wllshey thanks
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 жыл бұрын
Saxix ayan
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 жыл бұрын
Abaayo gabdhaha maxaad u karbaashe 100/90 nimanka wey xumaaden wax fiican ma istaahilaan
@hamdi.
@hamdi. 5 жыл бұрын
Haduu iga tago manina weyhaaaa mid kale markad ledhy ninku yusan katagin hadal fcn ku bedel oo dheh ninkada u roonoow oo siiso waxaas lkn ninki yusan laatagin waxba ugu qaba mayo
@sagalsharif2052
@sagalsharif2052 5 жыл бұрын
Walaaleey ma ninbaa lay abuuray mise inaan Allaah caabudo?
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 5 жыл бұрын
Yaahuuuuuu maamo gabdhaha ha waali badankood ma istaahilaan nimanka soomaaliyeed mala socotaa ineey dhaqaalo eeysan haaysanin maamo mase ogtahay xitaa hadii eey heeystaan dhaqaalo ku filan uma quuro inuu waxa yaabaha nafaqada leh gacmo weey ku yaalaan nimanka soomaaliyeed dhaqaalo uma nihin ee gabdhaha yar yar haka waalin.
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 жыл бұрын
Thnk u habo mcn Lkn dee waad naga badbadisay waligiis kaatagi mayobaad nagu waashay ma xoola gandhuhu kawalwalaya ama ilaalinaya qof Gabdhoow qofka ku raba wuxuu kugula joogi doonaa kun cilladood Halka kan aan kurabinna uu kaaga tagayo halmar marsiiyo Marka habo gabdhaha markaa wax ushegaysid waxaan baa adinka iyo qoyskiinna idin anfacaya kudheh lkn yaakuutagin iyo cuuuuc bahdilaadda iyo hanyarida hala joojiyo
@anishaahmed3463
@anishaahmed3463 5 жыл бұрын
War naga dhaaf waxa aan shuutaynayno malahanee anagoo ilmaheena ku mash quulna dhaanta
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Anisha Ahmed sax
@fadumiinali565
@fadumiinali565 5 жыл бұрын
Masha Allah quruxeey Allaha ku xifdiyo macaanto waan ka helay dar daarankaada ♥️♥️♥️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 жыл бұрын
Thank you very much bariira for advice xabiibtii. Waad iga qolsalsiisay xabiibtii makaad tiri hadaan indha kool marsanin iam look like jayniis waan qoslay xabiibtii jzklq love you. Qaaliyeey.
@fardwsocadiweli6142
@fardwsocadiweli6142 5 жыл бұрын
Bariira barwaqoy Raga qaar bariis iyo baasto hilib cajiiro wax aan aheyn ma rabaan hadaa u badasho maba la cunaayo wax ka dheh hee qaaliyeey
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Ninka raga ah mise labka?
@shibdheh2842
@shibdheh2842 5 жыл бұрын
Haye abayo ninka ninka Lee laleyahay ee away nagta nagta yaa kaqabdaro badan ayaga nolosha ninle miyaa
@hadsanisak7714
@hadsanisak7714 2 жыл бұрын
Masha Allaha sister thanks runta u shega hawenkan washay
@nimcobariise5125
@nimcobariise5125 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo macaanto aad ayaa u mahadsantahay walaasheyda qaaliga ah
@mariambela3389
@mariambela3389 5 жыл бұрын
horta nin calafkiina hadu damato wukatagaa kumaxrno guri qurxis iyo cunto macan.raga badankoda kuwa gaariyasha kumawaraan tii arebo ah be kuwaran.meqa gaariyal aqana ragoda malin cad katagen areboyin helen .marka guurko wa nasiib sxbayal
@mohamedyousuf5935
@mohamedyousuf5935 5 жыл бұрын
Mama manta gono miyaaa tarxda ka dhigtay
@saamiyacadeey6657
@saamiyacadeey6657 5 жыл бұрын
mohamed yousuf hhhhh
@safyoahmed7590
@safyoahmed7590 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@khadroabdi590
@khadroabdi590 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk said uqoslay wlhi wara ya indho dherida
@leylaomar3137
@leylaomar3137 5 жыл бұрын
@@khadroabdi590 hhhh
@yywvy7025
@yywvy7025 5 жыл бұрын
😃😃😃
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 5 жыл бұрын
Soomaalida gabdhahooda tan ugu yar ayaa 4 cunug leh goormay hilib jikin iyo malaay ilmahayba kudaaleene
@samamali4133
@samamali4133 5 жыл бұрын
Nin nin le lagu jira ilahow no gargaar
@faadumoosman2244
@faadumoosman2244 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@zahraomar1282
@zahraomar1282 5 жыл бұрын
Kalay nag somali nin lee maka soo haray..be realistic live your life like queen put yourself number ..what century your living girls..nin kulah biladanka wa ado treat like as he treat you..markasta ha arko ado timo riifle marna ado queen whos prefect this life?
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 5 жыл бұрын
Ninkii bixi rabay cunto kujoogi maayo kii joogi rabayna cunta kujoogi maayo
@cayuunii3149
@cayuunii3149 5 жыл бұрын
Masha alh waa qodobo muhiim ah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 shukran
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Illahay kabaq hablaha soodiga kadhigey bir xataa an daxaleysaneyn oo guriga lagu dhiso Nimankana ukun miyaa sooti la lahaa wa 100 Nabigeenu scw wuxuu ku dardaarmey haweenka illaliya adiguna raga illaliya..wa maxay cuqdada ku haysa hablo miyaanad laheyn??? marka waxaan ku idhi ina daa ....inaaney inkaari kugu dhicine hablaha soomalidu wa haweenka ugu kartida badan ee dulqaad le 10caruur +abihii ayey korisaa😉 Kadibna caruurta qaar vukeenaan caruurtooda Hooyo fiican ayeey fiican Naagaha cadaanku 1 ayey dhalaan oo ninku la hayaa 12saac maalintii oo waliba ninku weydiista ilmu ii dhal pls Marka wanu is ognahay adigu is hagaaji Sport samee dawada iska daa..,marka soo hadal
@shamsoali4540
@shamsoali4540 5 жыл бұрын
Mashaa Allaah abaayo illaahay ha kuxafiido
@calidaahir7137
@calidaahir7137 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh somaliyi ma ila aragteen habrihii qurbaha joogayi marka dhiigi Ka tagayi ee wayinadeen ee ragina gabdho yaryar oo wali cadadi leh doonteen ayayi rag ku washeen midkasta nin bayi yotoube uu furatayi car wakase waxbarasho iyo hormar haka sheekeyen qaarkood 30 sano qurbaha dhextagan yihiin xata ma yaqanan tukaanka uu dhaw afarkalmadood ee wax kaga iibsadan ninoow haya balaya idiinku dhacde
@jihanmm7569
@jihanmm7569 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣👏👏👏👏👏 that's true.
@zahrahasanabdi883
@zahrahasanabdi883 5 жыл бұрын
Mashallh allh ku barakeyo queen
@anishaahmed3463
@anishaahmed3463 5 жыл бұрын
Alla maxaa yaab leeyihin nagahan why aad naagaha isugu so caan bixinaysan
@halima8680
@halima8680 5 жыл бұрын
Hadii aan waxii oo dhan asaga siiyo maxan aniga iyo ilmaha maxan cunayna
@nahraam4749
@nahraam4749 5 жыл бұрын
mashalh abaayo beautiful history waaye oo aan ubahanahy
@abdirisaktyga3782
@abdirisaktyga3782 5 жыл бұрын
Nin cunto igu furaya maxaban ku fali
@fatxixamdi5389
@fatxixamdi5389 5 жыл бұрын
Hhhhhhh anagaa yaabne kuwa gabdhaa o meshan wexe raban iska soqore kulahaa nin moxo noshegaaa hado tago maxa naga gale. Hadhotana waad ooyi taqanan hado nika tagayo ninkada INA cunta macan nolol MCN wax walbo farxadisa u samesid wakugu waajib moxo noshegaa lasoo afdheertihiin yaaaahuuu naga walan wax isku fala mama wad mahadsnthy
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Weger Cunto macaan......macaan... ma koreysiin dadku isfahan ayey kuwada joogaan maha cunto iyo....... dumarka ooya wa kuwa la abuuso ila yaraanti oo hoyadeed beenta usheegtey..inani guri amba xabaal haku jirto ayaad hablihiina ku baabineysiin Adunku rag maha illaheyna akhiro gabadha ma odhanayo maxaad u guursan weydey ee salaada aya la weydiin iyo su'alo kale Marka islaantani waxba been eyeyna idiin sheegin Guriga waxa lagu dhista ixtiraam iyo ismaqal is aamin alle qabaq... Hadi kale mid kasta 2caruura ha idinkala baxdo oo 10bahood sameeya sumalayahoow awalba caruurta hooya amba dumar ayaa koriya Rag majiro wa lab bahala ah
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 5 жыл бұрын
Fafa Sara exactly 🙌🏾🙌🏾
@xiisstar
@xiisstar 3 жыл бұрын
Ani qeylisoy ahay sida kale waa fcnhy maxa lagu xaliyaa
@samirahassan886
@samirahassan886 5 жыл бұрын
Dumaraw afaaraha raga kabaxa wax hala barto iskufilaansho halagaaro kadib isagaa ninku iska imaanaya waliba wuu kuixtiraamayaa ileen wuxuu ogyahay haduukaatago xataa inaad noloshaada iskufilaankarto
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 5 ай бұрын
Xataa ianagoo Skool iyo dugsi aadayna Ayaan Karin jirnay
@lulmohamed181
@lulmohamed181 5 жыл бұрын
Dumarow ninku hadii uu idin jecelyahay cunto ma taqaano idinka gamatagaayo aniga ayey igu dhacday markii aan is guursanay xaajigayga ban maalin danbe waxaan damcay in San cake sameeyo laakin run ahaatii anigu cake sameyska ma aqoon gabar aan ilma Abti nahay Ayaan wacay oo ii sharaxday qiyaasta by phone Khary Allah Ha siiyo so waan bilaabay qasidii foona ama oven ka Ayaan galiyey markuu diyaar noqday baan kasoo saaray oven ka wax Yar kadib Ayaan jaray cake gii mise maba fixin ama kicin laakin waa bisilyahay oo waa lacuni karaa but anigu happy Kuma ahayn oo sidii aan rabay ma uu San noqon, xaajigayga ayaa I arkay anoo yara walawlsan markaa suu iyiri ma cake gii ayaa kaa xumaaday saa iri haa markaa Suu cake gii goostay oo cunay oo yiri waa fiican yahay oo macaan yahay ee macaatay haka walwalin anigii markaasan farxay oo dareemay kalsooni badan dhiirigalin oo aan iri mahadsanid xabiibi .maansha Allah hadeer wan kasoo tuuraa 🍰 cake .marka waxaynu ubaahanahay nimankeenu in ay ina dhiirigaliyaan haday nu qalad samayno si aynu isku bedelno oo wax fiican usamayno.
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 5 жыл бұрын
Lul Mohamed Masha Allaah Allaah haku dhawro indr.
@deeqocabdirisaaq2914
@deeqocabdirisaaq2914 5 жыл бұрын
Naaagahan reer baadiyayaalka ah maxay ahayeen naa naga aamusa
@ayanomoha
@ayanomoha 5 жыл бұрын
Maasha allah our queen casharo fiican baa noo wadaa guuleyso.
@sukeynaj.5251
@sukeynaj.5251 5 жыл бұрын
Yaaab dumarkii maxa waalay oo ninoow ka yeedhsiisay yaab naftayduba way u baahantay udgoonka wax walboo fiican mida kale ninka hadii loo qoray inuu tago wax walboo samayso ma jojin kartide dumaroow ha is waalina wixii maqcuulka ah ha ka badinina
@omerabib1616
@omerabib1616 5 жыл бұрын
Wll hadaa single tahay kuma khusayso hadiikale waa diini waxa laga hadlayo isaga inuu biilka meel saaro adna guriga iyo naftaada qurxisid
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 5 жыл бұрын
Bariiro caday thnks wllo
@sbchannel8229
@sbchannel8229 5 жыл бұрын
Asxabta iso boqda inta rabto kilo inay is karido
@abdirizakhhassan5400
@abdirizakhhassan5400 5 жыл бұрын
wankahèlaa ha
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 5 ай бұрын
gabar Somaliya ku dhalatay oo Raashin karinkarin waa yaab
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 5 жыл бұрын
Wllo maxa idin diiday like ta waxfiican.weye oo way ina dhisaysa walaahiy
@fadumpsheikh5925
@fadumpsheikh5925 5 жыл бұрын
Jazaa kalaahu khyre
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 5 жыл бұрын
islanyar oo fariiida asal 👌🏽👌🏽👌🏽
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 жыл бұрын
Waxabad ledahay islan hadana yaranta xagay ka timid 🤣🤣🤣
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 5 жыл бұрын
@@Ayan-jd2pvdee moji adba garo😂😂😂😂😂😂
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 жыл бұрын
@@kumanriyaqinebalkaadzo7042 😂😂😂cadi matihid qufyahay
@hodanrashid6836
@hodanrashid6836 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 5 жыл бұрын
Gabdhahan kuwada haayo nin uun baa laga hadlayaa. Maninbaa ka marantaan gacantina iyo qalbigina ha islashaqeyaan. Gabadhana wax kabarta nolasha dhabta bey wax idinkaga sheek tay ee joojiya jahilnimada
@RahmaMohamed-sc9iz
@RahmaMohamed-sc9iz 5 жыл бұрын
Waw cawa ana ugu horeyey
@zeytuunmr7752
@zeytuunmr7752 5 жыл бұрын
Masha alaha
@ismahanita4
@ismahanita4 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk moma bariiro
@Lp-rf6ey
@Lp-rf6ey 5 жыл бұрын
Asc bariira abaayo ilasooxariir
@dhoolcaday4438
@dhoolcaday4438 5 жыл бұрын
Bariirah waa ruunta xabiibty nolooshu waa dabaaqyo wayna kala saraaysa qofa meelbu kaa soo bilabay
@jihanmm7569
@jihanmm7569 5 жыл бұрын
Bariiro marka arkaba dislike👎 bakutaga because hadalkeda xigmad Male nin nin abe la'ana sokorty cunugaga abala'ane a korsaty I think iney ninla'an ba'an ku heyso 🤲yarabi bariro ninsii 🧔
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 жыл бұрын
Dunidan nalooma keenin rag ookaliya in ladaba ordo ihtimaam siiyagabdhoow qoysaskiinna waasax oomaqla waanada lkn qofna hadhaafin intuu mudanyahay *Ubaxaba biyaha badan wey dilaan*
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Naa bariiiro adiga nin maku qabaa horta
@saamiyacadeey6657
@saamiyacadeey6657 5 жыл бұрын
Sharafeey Cadeey hooyadu waa Lama huraan suaal fican noo so jawab bariiro
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
@@saamiyacadeey6657 abaayo bariira ilmaheda ma arkin iyo ninkedaba kkkkkkkk marka hanoso jawaabto
@jihanmm7569
@jihanmm7569 5 жыл бұрын
Hadu nin qabo saan maulaweynan lehen qofkasta wixikamaqan ba laweyn wuxu uurkagu tabayu afkukaxada.
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
@@jihanmm7569 kkkkkkkkkk ishaa katuurtay Qalbiga ayay kudhisanee miyaa ninkada so jiido kkkkkk
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 5 жыл бұрын
O gorme Intas ka gara lkin wan iska dadaleyna insha’allah
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 5 жыл бұрын
Bariiro barwaqo barakalahu fiiki uqti hadalkada dagab waye
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 5 жыл бұрын
Dahab an kawaday sorry
@رقيةعلي-ن9ك
@رقيةعلي-ن9ك 5 жыл бұрын
😂😂😂🙂😂🙂
@Aaamina12
@Aaamina12 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@sadioalihassan280
@sadioalihassan280 2 жыл бұрын
gacma wada jir beey wax ku gooyaan
@munomowlid9762
@munomowlid9762 5 жыл бұрын
guleyso mama
@zaytuunighannel140
@zaytuunighannel140 5 жыл бұрын
maashaa allaah kkkk
@mohamedsanbul146
@mohamedsanbul146 5 жыл бұрын
Kkkkk
@choukriaelmi3821
@choukriaelmi3821 5 жыл бұрын
Wwwwwo good
@axmedcabdi6507
@axmedcabdi6507 5 жыл бұрын
Jhhhh isalamahani yanay inawalin wax xun wax wanagsanba walaleyahay
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 5 жыл бұрын
Kkkkk alow kuda
@sihamofficiall1701
@sihamofficiall1701 5 жыл бұрын
Masha Allah
@salmaissedahir5547
@salmaissedahir5547 5 жыл бұрын
Kkkkk masha alh sis
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk San karaba
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Ninka raga ah mise labka?
@adnaabdi5087
@adnaabdi5087 5 жыл бұрын
❤❤❤❤
@axmedcabdi6507
@axmedcabdi6507 5 жыл бұрын
Jhhhh isalamahani yanay inawalin wax xun wax wanagsanba walaleyahay
6 DAAN QODOB MIDKEE LEE DAHAY
11:41
Kaafiya Gaani
Рет қаралды 127
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:03
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Jan 30 night live
1:10:20
Roma B vlog in Paris
Рет қаралды 315
Ninkaada Inuu Kaadambeeyo Hadaad Rabtit Arintaan Sameey
14:53
Bariirah Barwaaqo’s Glamor
Рет қаралды 14 М.
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
SIDA AAN DAAHYADA U HABEEYO DIY
10:32
Liya Omar's channel
Рет қаралды 867
SIDEE BAA LAGU GARTAA MALABKA SAAFIGA AH?
5:41
Axmed Bahjad
Рет қаралды 7 М.
My Daily Routine/ Malinkastaa Shaqada Kadib Hawsha Aan Qabto
14:04
Bariirah Barwaaqo’s Glamor
Рет қаралды 1,3 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03